QEYBTI 1/4 : DHAGARTA IYO SHIRQOOLKA

  Рет қаралды 431,215

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Пікірлер: 931
@Dacwa_som689
@Dacwa_som689 2 жыл бұрын
Nabigeena Muxammad SCW wuxuu yiri ruuxii ku dadaala Inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa walal lahey muslimka I caawiya isoo boqda kuna soo biira 10k igarsiya kheyrka kafaideysta 🙏
@maxamuudibrahim7419
@maxamuudibrahim7419 2 жыл бұрын
Sorry wll cabduaahi maxamed nuur alaakii waa sxb qaali 15 saano kaahooro ayaa igu daabisi Somali kaasoodagi tu south Africa
@abulrahmanhashimiuk1099
@abulrahmanhashimiuk1099 2 жыл бұрын
Naga aamus shuubaa ku dhashee waa maxay Tuugsiga aad waddo shiit
@therealworld4576
@therealworld4576 2 жыл бұрын
SCW SCW SCW
@ilyashussein4249
@ilyashussein4249 2 жыл бұрын
Scw scw
@HANOOLAATOTV
@HANOOLAATOTV 2 жыл бұрын
Waa mahadsantihiin walaalayaal. Ma sahlana in barnaamijyo noocan ah oo sii deynto, laakin culeys kasta iyo cabsi kasta waxaa ka mihimsan nolosha malaayiin Soomaali ah oo ku nool waxaan nolol iyo geeri midna lagu tilmaami karin. Sidaa darteed taageeradiina iyo ducaddiinu waa muhim. Isbaddal kuma yimaado cabsi iyo kucelcelinta wixi hore. Diyaar baan u nahay in aan cod u noqono qof kasta, gaar ahaan dhibbanayaasha Soomaaliyeed. Guuleysta
@TheZackfilms
@TheZackfilms 2 жыл бұрын
Bilad iyo maamuus baad ku mutaysan ee wl halkaa kasii wad barnaamijka noocan oo kale ah. Aniga shakhsiyan ilaa dhowrki bilood ee u dambeeyay si dhow uloo socda barnaamijyadaada khaasatan Facebooka. Ma doonayno inay soo laabtaan dhaqanadii 70s ilaa 80-tamaadki wadanka ka dhici jiray Ilahay baanu ka magan galnay.
@ismailmoalim2159
@ismailmoalim2159 2 жыл бұрын
Laakiin wareeysiyadaada ma dheel tirna hal dhinac kaliya ayaad wareeysataa aawey dhanka kale?
@cabdiseerae907
@cabdiseerae907 2 жыл бұрын
Wllhi waa yabay
@abdifitahmabdullahi6737
@abdifitahmabdullahi6737 2 жыл бұрын
Ayaanle iyo barnaamijkisu waa dhaxal qaran Iyo keyd umadda somaliyed leeedahay Allha ku dhowro wll We can't wait next part..
@mohamedyusuf9563
@mohamedyusuf9563 2 жыл бұрын
Waa hurgumo iyo nacayb umadda loo kaydinayo intaa qof dhib sheganaya ayuu waraystaa wax ka run ahna lama yaqan
@Ahmed-hz1dv
@Ahmed-hz1dv 2 жыл бұрын
@@abdifitahmabdullahi6737 Adi ma difoose ayaa u tahay mise xoogaa qarash ah ayaa ka heshaa. Duli
@abdalle7191
@abdalle7191 2 жыл бұрын
@@mohamedyusuf9563 sxib waa codka bulshada oo waa suxufi waana waajib saaran inu keeno dibada dhibta umada tawaneeso
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 2 жыл бұрын
@@abdifitahmabdullahi6737 eey eey dhaleey aya taheey meesha kaa carar
@Mubarikmoha
@Mubarikmoha 2 жыл бұрын
@@mohamedyusuf9563 Pro Beenloow nin dhintay iyo dheer ayuu marqaati ka dhigtaa, lkn dadkaan ka dhibaateeye, waxaa xaadir ah dadkii dhibateeyay iyo kuwa oggaa marqaati u ah. Hadii aad dooneeysaan cadalaad iyo alle ka cabsi Siduu ayaanle juhdi u galiyay dadkan inuu raadiyo wareeysto, taa mid lamid ah idinka galiyay, oo xaqiiqadada soo ogaaaw.
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 2 жыл бұрын
Waayahaan wareeysiyada warbaahinta hanoolaato weey shidan yihiin keep going mr Ayaanle
@AM-ms9mn
@AM-ms9mn 2 жыл бұрын
War sheekada meeshii ugufiicneyd baadkujarteen bilawgeed 😳…we need part 2 asap
@Zizouu94
@Zizouu94 2 жыл бұрын
Aniga ila 4ta qeyb laso galiyo ma dhagesa dono 1mar aya sida musalsal cml daawa dona insha allah 😂😂
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Awalba been iyo xaaraan la soon dhoodhoobey ayey ahayd
@khaderabdi5574
@khaderabdi5574 2 жыл бұрын
I can’t wait to finish 4 part , Thnk u ayanle
@nasrahassan9368
@nasrahassan9368 2 жыл бұрын
Me too
@hassan365
@hassan365 2 жыл бұрын
Ayaanle ayaa u baahan, in sidaas loogalo, qabiilayste ay ah weeye.
@shukrimohamoud5693
@shukrimohamoud5693 2 жыл бұрын
@@hassan365 kale wax kaqaad hee
@cllaahiforeman6027
@cllaahiforeman6027 2 жыл бұрын
Waa cajiib walahi dhalinta waxa ku dhacaya sheekadaan wax badan ba iga baxay aniga ahaan lkn adiga ilahay ha ku caafiyo lugahaga iyo dhib waliba lagu geystay nin adag ba tahay aniga oo kale kana sii ad kaaw tanasulkana badi alle swt aya ka weyn wax waliba insha Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲✅✅✅✅✅
@somalifoodstyle803
@somalifoodstyle803 2 жыл бұрын
Thanks for sharing this with us is time somali people to wake up 😭😭😭😭😭🙏🇸🇴🇸🇴
@ashaqaar7330
@ashaqaar7330 2 жыл бұрын
Aad iyo aad aa kuugu hambalyeynaaa ayaanle noo soo badi waraysiyada farmaajo iyo fahad yaasiin iyo qayre ay dadka ku hayaan waan ku sugnaa aboowe wadankana wuxuu u baahanyahay dad cadaalad ah 4sano oo la soo dhaafay wadanka wuxuu u afduubnaa 3nin marka hada maadaama doorasho lagu jiro si dadka xildhibaanada soo socda ay wadanka ugu doortaan madaxweyne u daneeya dalka iyo dadka nuur calaa nuur . jop well done 👍🏿 👍🏿👏🏽👏🏽😘😘😘🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🙏
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 2 жыл бұрын
Sheeko walee waxa dhaama inaan lahaynin Ayaale haduu run sheegaayo maxuu dad ku kacsan farmaajo u warayestaa
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 2 жыл бұрын
Dhan kale hakeeno dadka farmaajo taageero hanosoo fariisiyo
@Qaali12
@Qaali12 2 жыл бұрын
Wax la dhagaysta amma la waraysto malahn, qofka wadcigan intano dhibato kadib isku dayaya inuu difaco Farmajo. CBB cidan ahayn ma dhagaysan donto 5 qofod oo 50 ciwan leh, kuwasina shacabka Somaliyed kama tirsana
@shukraanmoha2239
@shukraanmoha2239 2 жыл бұрын
Illahay naguma so celiyo dadka nuucaan ah asagaa wax kasta og
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
@@Qaali12 Jaajuusiinta shisheeye Warkooda ayaad run moodey soomaalidu waxba iskama hubiyaan
@galxareedmedia3473
@galxareedmedia3473 2 жыл бұрын
Ayaanle scw sxb qeybtii labaad Soo Gali waa waa Wareysi muhiim ah thanks hanooloto
@mohammadhussein-bille2179
@mohammadhussein-bille2179 2 жыл бұрын
Mxaa ula jeedaa qoraalkaga wll🤔
@mohamedbashir3145
@mohamedbashir3145 2 жыл бұрын
Maxaaad kwadaa wll scw aad mesha kusoo qortay
@kamaajacade9278
@kamaajacade9278 2 жыл бұрын
Halka mid aan kaa codsaneyno waxa waa markii arkaan part 1 inay kula soo xeriiraan kuwa sirdoonka u shaqeeyo ee ku handadaan oo ku dhahaan part2,3,4 jarjaritaan ku suubi hana ka yeelin sideeda nooga sii deee mhdsnd ayaanle
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 2 жыл бұрын
Hanoolato horay usocda waa barnamij fiican oo taarikh da gali doono inshallah 💯💯💯👍👍👍👍
@nimohassan4219
@nimohassan4219 2 жыл бұрын
Ha,nolaato nolow intay nololi jirto
@historynerd7549
@historynerd7549 2 жыл бұрын
@@nimohassan4219 is doing iu
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Dabadhilif waqtigiisi waa dhacay Soomaaliya horey ayey u socotey waxba lama qaban Karo cadowgeeda dhabarka Allaha Ka jabiyo
@amalsadi935
@amalsadi935 2 жыл бұрын
Ayaanle I am proud of you Keep your excellent work Revealing the truth always is waajib Somalia is really bad situation I hope if we learn the mistakes that’s happening We’ll be aware of the criminals who are ruling the country
@iimaangaban9917
@iimaangaban9917 2 жыл бұрын
Horay usocda hanoolaato iyo ayaanle Hussein ✔✋
@kingozilofficialpage6464
@kingozilofficialpage6464 2 жыл бұрын
Ayaanloow timir lafaa kujirtoo. Waan shakiyaay in Western countries ku qarash gareeyaan Hanoolato program. Wayo ineey lasocdaan siyaasadaa Somalia ayeey rabaan iyo in qof kastaa iyo fikirkiisa eey laosocdaan midakale qof muxaafiid ah ee dowladnimoo ee dowladnimoo ee positive contribution kahadlaayoo ma wareeysatiid. Kaliyaa qof mucaarad ah amaa dhirfanoo ciil qabaa umbaad ka dhurtaa.
@mohamedabdiabdullahi9730
@mohamedabdiabdullahi9730 2 жыл бұрын
Agree with you bro Wlhi
@kingozilofficialpage6464
@kingozilofficialpage6464 2 жыл бұрын
Ha wll ilaahey caqli aan ku garano xaaladaha dalkeena iyo xogahiisa iyo cid kasta ee si shaqsiyan ah ugu shaqeeysta caqli an ku garano wuu nasiiye
@bagalxaranbaa1187
@bagalxaranbaa1187 2 жыл бұрын
Thank you ayaanle, waxyaabo badan ayaa noo cadaaday.
@Yabar342
@Yabar342 2 жыл бұрын
ilaahay haa caafiyo walalkeena Cabdullahi Maxamed Nuur (Nasri) im crying in tears ilaahiyow cafimaad dag dag sii my brother.
@muxiyodaaha4420
@muxiyodaaha4420 2 жыл бұрын
wariye aynle hussein abdi wllo marka hore aad ayd umahdsanthy ani ahaana iyo bulsho weynta somaliyed ee aan ka tisanahy waxaan filiyaaa inad abaal wayn nagu leedahay kas ood ku mutaysaty xogaha ma huraankaa ee aan ka helno HANOOLAATO akhii hore u soco allahna ha ku barakeeyo juhdiga aad bixinaysidna badelkiisa oo kheyra allah ha kugu abaaliyo......
@waliidbarre417
@waliidbarre417 2 жыл бұрын
Hanoolato sidad noogu helantihin iyo sida Aad wararka xaqiqada ah aad nola wadagtan wllahi wax loo dhiga majirto. Mnshllah xaga kasi wada
@maslahosmanomar4974
@maslahosmanomar4974 2 жыл бұрын
C/llahi allaha ku caafiyo nabar iyo Naxdin hadii aad ka badbaaday alx
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Nabar iyo naxdin u dhimo
@fhuddle2311
@fhuddle2311 2 жыл бұрын
Waa yaab in alshabaab iyo nabad sugidda Qaranka ay isku milmeen Mahadsanid Ayaanle warbixintaada
@saidaahmed2074
@saidaahmed2074 2 жыл бұрын
Wixi wadanka kasocdo ilaah un baa og ilaah haqabto kuwa dulmiga wado. Ilaah Caafimaad buuxo ilaah haku siiyo
@canababdikadir7932
@canababdikadir7932 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal ayaanle taa geera buuxda ayaan unahay brnmjka
@yahyeyunis289
@yahyeyunis289 2 жыл бұрын
Subscribing this channel was the best I did , learnt alot ,big mentality 💯💪
@samsamm5996
@samsamm5996 2 жыл бұрын
Hada ka hor baan waxaan daawaday Adoo ka hadlaya sool iyo sanaag iyo Waxa dhulbahantu yidhaahdo cayn oo Aan jirinba haday jirto waa caynaba oo 100 sano kahor habar jeclo ka qaaday Oo ah degaan habar jeclo leedahay Sanaag na ay laba tuulo ka degaan Soola dhul ahaan looga badan yahay Markaa iska hubi waxaad soo day naysid Am cida beenta kuu sheegay magaratay
@ashaoali8020
@ashaoali8020 2 жыл бұрын
@@samsamm5996 ADIGU XATAA WAXAAD JECLAAN LAHAYD IN SIDA ADJECESHAHAY IN WAX LOOSOOGUDBIYO. WAAYO DAD KULA MIDA AYAAD XAQIREE MIDA KALE MARKA HABARJALO LAGAQADAYEY XAGEEY JIREEN .
@maryamamohammed5048
@maryamamohammed5048 Жыл бұрын
@maryamamohammed5048
@maryamamohammed5048 Жыл бұрын
​😅
@cabdishakuuraxmed5483
@cabdishakuuraxmed5483 2 жыл бұрын
Alle ha caafiyo walaalkeen ayaanle, xaqiisana Alle ha u dhiciyo, haddii ay jirto. Dhagaruhu way badanyihiin sida wax lagu aamino dunida sirdoonkuna way adagtahay, xaqiijin badan ayayna dhacdooyinkoodu u baahnyihiin. Dhanka kalena Soomaalida fahmaysa waraysigan Afsoomaaliga ah, haddana Englishta faallooyinka ku bixinayaa afkooda ha aaminaan.
@ikranfarah2889
@ikranfarah2889 2 жыл бұрын
I am very sorry for what happened. It is a very painful story.
@abdulahijawii3209
@abdulahijawii3209 2 жыл бұрын
Aaway qaybtii labaad ee waraysaga hanoolaato
@Xalkeen
@Xalkeen 2 жыл бұрын
Farmaajo ♥️ Fahad ♥️ NISA ♥️ Somalia ♥️
@maryannuur7801
@maryannuur7801 2 жыл бұрын
Ha kaa saarto qof walba qabriyaa la dhigaa xusaabna waa sugeeysaa marka F...F .. Nisa waxa kuu mahaayaane umadeey dhibaateeyeen ha ku diganin baleey adi beri ku qabsatay tan mid ka daran. Cid kastoo ruux Muslima dhib ku heeysa Allaha ka qabto. Ani waxaan aaminsanahay farmaajaha ruuxiisa in uu fahad iyo Nisa la heesto u yahay hadaan qeeymeeyey wareeysiyada ku saabsan fahad iyo nisa
@Xalkeen
@Xalkeen 2 жыл бұрын
@@maryannuur7801 meel soke ayaa wax ka aragtaa. Kuwa isqarxinaaya ee Somali badan ogoomeeyey wll waa Somali iyo kuwo u adeegaya shisheeye. Intaas oo dhan baanu muqdisho joogney anaga miyay na qafashaan NISA. Sxb aqli yeelo. Argagixiso iyo sirdoonka shisheeyuhu soo dirsadeen anaga ayaanu ku taageersan NISA inay wax ka qabato. Badbaadada dowladnimda Somalia dhayal laguma waayi karo.
@abdiganiabdi6385
@abdiganiabdi6385 2 жыл бұрын
You should take care Ayaanle yourself. By exposing this dark side of such a brutal organisation, you have shown an exceptional bravery but also put yourself on the line. While I Iaud your noble work, I am concerned about your wellbeing. May I end by wishing the victim speedy recovery and danbidhaaf.
@yonisali9841
@yonisali9841 2 жыл бұрын
Part two pls hanoolaato shaqadaada waan la dhacay maansha Allaah
@ShahidNasri
@ShahidNasri 2 жыл бұрын
Cadaalad waa Heli Dontaaa Walal Incha allah Cafimaad buuxana allaha Ku siiiyo Hanoolaato iyo Ayaale Waxaa samenesaan Barnaamij Dhaxal Gal ah Hore Usoco Alsaxafi Ayaanle Hussein abdi
@omerhassanmohamed3859
@omerhassanmohamed3859 2 жыл бұрын
Dowlad nimadu waa in leysla xisabtamow ciid xuur ah oo waxey rabto iska shegii karto ma jiirto
@nuurabdihaajir8492
@nuurabdihaajir8492 2 жыл бұрын
Waa wasiir dowle iyo xildhiban iyo sirdoon Cabdirixmaan dheere
@badalabshir502
@badalabshir502 2 жыл бұрын
Ayaanlow sheekadaan waa very interesting history noo soo dhamaystir mahadsanid
@zeinabelmi2076
@zeinabelmi2076 2 жыл бұрын
Physiotherapist ayuu u baahan yahay muddo dheer inuu sameeyo , subhanallah
@nononsense5703
@nononsense5703 2 жыл бұрын
NISA is watching 👀 👁 💪🏿💪🏿💪🏿 Guuleyso Sirdoonka Qaranka Sunta cadowga ka ilmeysa
@mohamedahmedabdullahi2419
@mohamedahmedabdullahi2419 2 жыл бұрын
Bilaa arxan baatahay
@yaakcon
@yaakcon 2 жыл бұрын
How did very little known guy from a small part of Somalia became so dominant in Somali politics? I am astonished that Fahad guy has became the center piece of Somali politics.
@abdiganiabdi6385
@abdiganiabdi6385 2 жыл бұрын
You do not need to be well known to lead and there is no such a thing as small or big part of Somali. Fahad as a Somali has every right to become center piece of Somali politics but what is unacceptable is the horror and brutality of the Qatar -funded agency he uses to advance foreign agenda in our country. I have no doubt he will have to answer one-day for the inhuman acts
@ilyaazzola.8189
@ilyaazzola.8189 2 жыл бұрын
Best part thanks wll Abdulahi allah kuu boogdhayo
@abdikafimohamud
@abdikafimohamud 2 жыл бұрын
ٱلۡيَوۡمَ نَخۡتِمُ عَلَىٰٓ أَفۡوَٰهِهِمۡ وَتُكَلِّمُنَآ أَيۡدِيهِمۡ وَتَشۡهَدُ أَرۡجُلُهُم بِمَا كَانُواْ يَكۡسِبُونَ Waxaa imaan doonta Maalin Afka ay Maanta ku inkiraayaan Alle dabooli doono, ee Gacmahooda Laga Hadashiin doono, Lugahooduna ku marqaati furi doonaan waxay kasban jireen. Dadow Dhimo adaa war heli doonee 😫
@wardiliverpool8525
@wardiliverpool8525 2 жыл бұрын
Thanks ayaanle
@ayanahmed3336
@ayanahmed3336 2 жыл бұрын
ASC Walaal Ayanle Waxaan kaa Sugnaa Qebtii 2 Wareysiga Cabdullahi Maxamed Nuur Mahad Sanid ?
@faliscadeychannel9499
@faliscadeychannel9499 2 жыл бұрын
Wlhi iam crying wa gumeysi cad oo umada lagu xasuuqaayo ilahey mel hanoga saaro kuwaas 🥲🥲
@Kulantimes
@Kulantimes 2 жыл бұрын
One side history
@Somalitraveli1
@Somalitraveli1 2 жыл бұрын
Agree, it is had to verify anything opposition groups says because they lost objectivity
@nimochawaash2483
@nimochawaash2483 2 жыл бұрын
Ayaanle plz adna is ilaali waliba saa I'd bro wlhi lama huraana thy allow ku xafid😭❤❤
@nimcohassan9699
@nimcohassan9699 2 жыл бұрын
Maasha allaah kuxafido aamiin yaarabi 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲🤲🤲🤲💖💖💖💖💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@yassinabdirizak275
@yassinabdirizak275 2 жыл бұрын
soo dhamaystir. wariye
@avv.muzamilll.m8390
@avv.muzamilll.m8390 2 жыл бұрын
Fahad iyo kooxdiisa waxay nabadeen waxay na bareen baa ka darran
@cabdiraxiincabdulqaadir1250
@cabdiraxiincabdulqaadir1250 2 жыл бұрын
Dowlad ma ahee ku waas dalka allaha nooga qabto
@Yaqshiid
@Yaqshiid 2 жыл бұрын
Hanoolaato needs to hire security ASAP!!... Get Patreon as well...
@AhmedHassan-qf9cn
@AhmedHassan-qf9cn 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@abdullahideeq5533
@abdullahideeq5533 2 жыл бұрын
Ninkan anaa aad uqaana wlhi Waa runtii hadalkiisa
@mohamedabdimohamoud8328
@mohamedabdimohamoud8328 2 жыл бұрын
Guul NISA shaqo wacan bay haysaa
@drqadarabdulle1434
@drqadarabdulle1434 2 жыл бұрын
Qeybta 2 aad ayaan sugeynaa. Bilow illaa dhamaad waan dhageystay
@driraaqdaahirjuseebi2150
@driraaqdaahirjuseebi2150 2 жыл бұрын
Drkeyga sidas miya update u tahay from iraq hhh
@brigabdul7411
@brigabdul7411 2 жыл бұрын
Friday 10 June 2022 Cajaaib xaqiiq da ma qar soonto
@farxiyonur2872
@farxiyonur2872 2 жыл бұрын
Asc walaal Allaha ku caafiyo curyaan Alle kaama dhigo Ayaale sida ugu dhaqsiyaha badan noogu soo sån qeybta 2baat waat mahatsantahay
@abobasement346
@abobasement346 2 жыл бұрын
I lahay saladah kama Aqbaloh ninkuh ben badanah ruguh haduh ku xanunayoh sidah u mad socoten kan ku waraysanayah waa jawasistah lo so diray somaliyah jubalanah waxaa ka socdah waa la ogyahay waxaad tihin dofaroh u shaqeyah kenyah iyo imaraadkah
@bilalsaney763
@bilalsaney763 Жыл бұрын
​@@abobasement346 hhh kuwii xiray ayaad tahay miyaaa
@nursaid6283
@nursaid6283 2 жыл бұрын
Hanoolaato qeybaha kle so daa fadlan mahadsanid
@barwaqodheer6166
@barwaqodheer6166 2 жыл бұрын
Allow nooga bad baadi maafiyada dalkeena🤲😭
@nasraosman7686
@nasraosman7686 2 жыл бұрын
Aamiiin 🤲🤲🤲
@ahmadbarre6747
@ahmadbarre6747 2 жыл бұрын
Wall allah ku caafiyo
@diriyeroble1
@diriyeroble1 2 жыл бұрын
Mawaxaa laga qaraabtaa sirdoonka qaranka waan hubaa in hanoolaato u shaqeeyo SAHAN GROUP
@Afi_haryan
@Afi_haryan 2 жыл бұрын
Waa tuugo I hope in lala disaabtamo one day
@mohancadde196
@mohancadde196 2 жыл бұрын
Ilahey cafimad taam ah haku siiyo walal insha allah
@abdirahmanmahbuub5172
@abdirahmanmahbuub5172 2 жыл бұрын
Hanoolaato guul
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Dulmigu dhabarka Allaha Ka jabiyo
@faizaali2889
@faizaali2889 2 жыл бұрын
Subxaana allah miskiin farmaajo iyo fahad ilaahay dadka muslimka ah hakaqabto
@fadhumoxassan8425
@fadhumoxassan8425 2 жыл бұрын
P
@youngboy5293
@youngboy5293 2 жыл бұрын
Yaa kuu sheegay arintaa hal dhinac ha rumeysan weligaa
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 2 жыл бұрын
Habarka waa xaq raac ogow
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Beenlowga iyo dabadhilifka Alla Ka qabto umada
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Xaqa Allaha u hiiliyo Dulmiga dhabarka Allaha Ka jabiyo
@falkhal6848
@falkhal6848 2 жыл бұрын
We need evidence broh.🙏🤣😂but this is very interesting.
@faizaali2889
@faizaali2889 2 жыл бұрын
I want to watch this video again 😭
@eng.abdikanimohamedhussein6312
@eng.abdikanimohamedhussein6312 Жыл бұрын
From Raaskambooni hdaad dhahday Teamka Axmed madoobe shabaabka kalasoo baxay baad eheyd 😮😮 . Anyway Qiso hal dhinac Laga dhisaayo ujeeda Allaha kuu dhib dhaamo waxii kugaaray
@Ancient-Archives
@Ancient-Archives 2 жыл бұрын
Don't trust everything you see. Always show the two sides of the story... It's Just his words against the word's of NISA. We need evidence clear evidence.
@1shortmotivatinalstory
@1shortmotivatinalstory 2 жыл бұрын
Fudeed Nama qaadaayo sxP Kaliya Hal dhinac ayaan maqalnay dhinace kle aan ka warsUgeenaa
@abdirahmanabuukar5091
@abdirahmanabuukar5091 2 жыл бұрын
@@1shortmotivatinalstory dhinaca kale wanaag waligood maba subinin ani wax walbo oo laga sheego nisa waan aminaa
@awilahmed328
@awilahmed328 2 жыл бұрын
@@abdirahmanabuukar5091 Nacayb kaa tanbatay ayaad wax ku xukmaysa waxaa ladhahay qof caloosha lagasooriday haddaad aragtid ha aaimin ilaa aad aragtid kii caloosha kasoo riday sababto ma ogid midka khaldan ama kan kale dhibka gaaray
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 2 жыл бұрын
Fahadow siilkii hoyadaa wase waan ogahay inaad akhrinayso comments kaygan ogow in adiga iyo shekhalba lawasi doono
@TXarardheere99
@TXarardheere99 2 жыл бұрын
This is real Ninkaan Wuxuu Sheegay Waa Sax Dhagarta Fahad Yaasiin Iyo Dhaqankiisa Ayaa Laga Garan Karaa 💯
@herozacki1178
@herozacki1178 2 жыл бұрын
Hanoolaato Adiga meeqa qaadatay?
@raxmaali5297
@raxmaali5297 2 жыл бұрын
Asc Hanoiaato page
@c.raxmaancalixuseenchannel3130
@c.raxmaancalixuseenchannel3130 2 жыл бұрын
Walahi waa marka labaad aan Daawanaayo good journalist ayaanle cabdi xuseen
@mohamedabdirahmaan847
@mohamedabdirahmaan847 2 жыл бұрын
It's my second time OMG its back historic
@abdirashidadaawe2130
@abdirashidadaawe2130 2 жыл бұрын
Mr Ayaanle Fadlan soo gali qeybta labaad Adigoo mahadsan🙏🙏👍👍
@abdullahimohamuud4892
@abdullahimohamuud4892 2 жыл бұрын
Hanoolaato shaqo wacan ayaad bulshada u soo gudbisaan
@samaronsaid4676
@samaronsaid4676 2 жыл бұрын
Fahad waa nin sirdoonka khabiir ku ah
@samaronsaid4676
@samaronsaid4676 2 жыл бұрын
Hanoolato yarkan waa la ogyahay hal maalin makeeno cid dawlada ka socoto
@zadamzadka725
@zadamzadka725 2 жыл бұрын
Lkn titleka uu madaxwaynaha kulasocday muxuu ahaa madama uu wakhtigas shaqada raadinayay?
@M.Duran71
@M.Duran71 2 жыл бұрын
Keep up excellent work
@yuusufmaxamed9526
@yuusufmaxamed9526 2 жыл бұрын
Qaybtii 2
@cuukeaxmed6657
@cuukeaxmed6657 2 жыл бұрын
Fahad muxuu gabood fal u geystay dadka Soomaaliyeed waxaan u hubaaa in uun maalin laga abaal marin doono. Ama adduun ha noqoto ama aakhiro ha noqoto.
@aboubakerbogoreh633
@aboubakerbogoreh633 2 жыл бұрын
Best investigation uro usoco Ayanleh
@maaidosaid7373
@maaidosaid7373 2 жыл бұрын
Interesting, reero siyaasad ma ihi dawlada iyo arimaha la xidhiidha waan ka dhacsanahay for some reason bcz if you pay close attention to Somali politics it drives you crazy. But sheekadani way igu socotaa qaybaha kalaanu u fadhinaaa. 🤣
@mohaadan9709
@mohaadan9709 2 жыл бұрын
Isku mid nahayy.😂🙌🏼
@najaxmaqsuud1374
@najaxmaqsuud1374 2 жыл бұрын
Subxaanallah wlhi waa naxdin ikraan may udaaheyn ayaga ku maqantht😭😭
@MohamedHassan-jq5dz
@MohamedHassan-jq5dz 2 жыл бұрын
Hadalkiisa si fiican baan udhuuxay wax baa igaga baxay marka part two iyo aqbar kale
@jelleibrahim9856
@jelleibrahim9856 2 жыл бұрын
Soo gali qeybaha kale wareysa runtii ayaanle wareysiyada uu qaado intooda badani waa xaqiiq mashallh
@abdirahman4684
@abdirahman4684 2 жыл бұрын
Emarat emploment, waanu ku dhagaysan lakiin wallee nam qaldi kartaaan , alxamdulilaah waan soo jeednaa anagoo malaayiin somali ah للَّهُمَّ إنَّا نَجْعَلُكَ في نُحُورِهِمْ، وَنَعُوذُ بِكَ مِنْ شُرُورِهِمْ».
@hage375
@hage375 2 жыл бұрын
Agreed
@sheikdeeq5915
@sheikdeeq5915 2 жыл бұрын
Cbb bini aadam ma aha
@dr.basheahmed7069
@dr.basheahmed7069 2 жыл бұрын
Sxp ayaanloow qabtii labaad waraysigaas waad nagu raajisay ee noo soodaa thnks ♥
@maanmohamed
@maanmohamed 2 жыл бұрын
ayaanle adaaba sirdoon kle eh wlh sida ugu xirmay Channel kaaga inta xog ka faaiday lamaso koobi karo tnk wll
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Ayaanle waa jaajuus Dhisheeye was la ogyahay
@maanmohamed
@maanmohamed 2 жыл бұрын
@@batulasmail8261 maaha jaajus e wa wadani markasta waxyaabaha dadka ka qarsoon uso gudbiya inbadano laqariyay dad dhib logeystay aya janis u helay ine kuso gudbiyan poggan o ayaanle madaxda kayahay
@assadabdullahiali8103
@assadabdullahiali8103 2 жыл бұрын
Hadaba mid ogow markaad xogaha soo bandhigeysid waxay kaaga baahanyihiin dhan walba waa inaad u simnaata only one side masuura galeyso xog dhameystiran ma aha
@abdullahijama9267
@abdullahijama9267 2 жыл бұрын
Tank you Ayaanle
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 2 жыл бұрын
Waaba wax layaableh masugii karo qaybta labaad soodadajiya inshallah
@cabdinaasirmnuuriye8859
@cabdinaasirmnuuriye8859 2 жыл бұрын
Ayaanlow barnaamijyadan aad waddaa waa kuwo dhaxal-gal ah ee horay usoco mudane. War bal ninyahow qaybta 2 aad soo fududee.
@wanaajiyeofficial5745
@wanaajiyeofficial5745 2 жыл бұрын
Ceelguula🤣
@Xalkeen
@Xalkeen 2 жыл бұрын
NISA ♥️ Farmaajo ♥️ Fahad ♥️
@nasabkooshin6081
@nasabkooshin6081 2 жыл бұрын
Abdullahi m nour alaaki alle haku caafiyo wll mcn.
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 2 жыл бұрын
Waxaa la,arkijira nisa wadanka waardiyesa eeshisheeyaha kawaardiyesa laakiin Mid umada iskudirta oowadanka baabinayso oodadka ay xukumaan Labo Nin Oo cajib illaahay hasooqabto Oo umada hakaqabto hasooqabto
@musaawicige6748
@musaawicige6748 2 жыл бұрын
Wll cabdilhi mxd nur indhaha ayad nofurtay wa dhaxalgal cafimadqaba qowlkagu alleh adna hanokacafiyo🥰🤲🙏
@mariaelmi6971
@mariaelmi6971 2 жыл бұрын
Wlhi waa Qiiroday Yaa Raxiim 🤲🏿🤲🏿🤲🏿😢😭😭😭
@diiwaan9882
@diiwaan9882 2 жыл бұрын
Mahadsanid bro
@shadiyawabari33
@shadiyawabari33 2 жыл бұрын
Illahay haku caafiyo . Adiga oo dhaliyaro ah alle kuma curyaamiyo Allahuma amiin
@ibrahimmohamed9943
@ibrahimmohamed9943 2 жыл бұрын
Qeebtii 2aad ayaan kaasugeey NAA hanoolato ayaanle sxb
@ibrahimmohamed9943
@ibrahimmohamed9943 2 жыл бұрын
Thanks
@fardowsaabdulle9001
@fardowsaabdulle9001 2 жыл бұрын
Mansha Allaah🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@khaliifdoolaaf9229
@khaliifdoolaaf9229 2 жыл бұрын
Hanoolaato waan sigi la ahay qabta labaad
@mahamudelmoge3455
@mahamudelmoge3455 2 жыл бұрын
This recalls cabdi maxamuud teams system ,I still wounder How African leaders behave . May allah help you bro cabdulahi
@abaase
@abaase 2 жыл бұрын
Ayaanle Hussein Abdi 🔥✊
@maxamadfuaadxuseen1892
@maxamadfuaadxuseen1892 2 жыл бұрын
Ayaanle sxb waxaan kaa codsanaynaa in aad Decoment-gaan la wadaagto dad khibrad leh oo loo turjumo luuqadaha Carabiga iyo English walahi waxaani waa xaqiiq iyo danbiyo caalami ah Jiracow waxaa ku jira maahan shisheeye iyo cadow lkn waaa walaalaheen oo dulman Fadlan Ayaanlow ha la turjumo Warbaahinta caalamigaa hala wadaago hada waxaa aragtay 45k lkn wax saamayn malahan.
@michaelmichael1225
@michaelmichael1225 2 жыл бұрын
I support Fahad 24/7 viva
@kabbiilatube6800
@kabbiilatube6800 2 жыл бұрын
Subxaana allh allaha kuu dhibdhaamo insha,allh
@apdullali9846
@apdullali9846 2 жыл бұрын
Samiyoow ilaaxeey haku caafiyo .....Fahad waa nin aragti dheer lex ...ilaaxeey umada somaliyeed ha ka qabto ....
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 651 М.
CABDULLAHI MAXAMED NUUR: WAREYSI BUUXA  SHIRQOONKI SHAQADA
3:47:53
HANOOLAATO
Рет қаралды 1,1 МЛН
WARIYE DIRQI KU BADBAADAY 1990/1991- ! SH CABDIRISAQ SUGULLE
1:06:06
WAXA ISKU GURSANAY JACAL WAA KIIS CAJIIB AH!!@sawdamqaalib
1:02:07
Sawda Qaalib
Рет қаралды 41 М.
Allahayow Maxaa Xasan Kala Haysta hhhhhhhhhhhh
8:01
Abdullahi Awil Tuuryo Channel
Рет қаралды 4,3 М.
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 19.12.2024
20:17
VTV Somali
Рет қаралды 1,8 М.
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН