Gen. Indhacadde Wareysi #2/3 - Dagaalki sokeeye iyo soo if bixii maxaakimta I Muqdisho 04.02.2023

  Рет қаралды 92,457

HANOOLAATO

Жыл бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: kzbin.info
Follow us on Twitter: hanoolaatotv
Find us on Facebook: hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 138
@canabnuur7330
@canabnuur7330 Жыл бұрын
Waa faraxsanahay in aan noqdo qofkii ugu horeeyey ee comment so qoro cimri dheer aweew yuusuf
@realityreality8301
@realityreality8301 Жыл бұрын
Waa rag ay isugu baxdo Ayaanlana waa nin dabeecad iyo qalbi fiican.
@duranshire5927
@duranshire5927 Жыл бұрын
Mashaallah taariiq aan usoo joogay oo aan rabay inaan waxbadan kaaga waramo ayaa qeybka mid ah ii soo deysay waan ku mahadsan tahay
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Жыл бұрын
Ilaa iyo hadda waxaan ku qoslaa! “ Naftaydaay ku meer-meeriyay, ku meer-meeriyay ma caawaad miina dhagareed waddaa!😂😃🙆 Walaahi Nin adag baad tahay saddaxda dhibcood waa ku siiyey aniga Generaalle! ⭐️⭐️⭐️🙌😂
@abdiy.mohamed7489
@abdiy.mohamed7489 Жыл бұрын
Saacad dhan baan rafanayey brother 🤣
@caaqilkaxaafada3162
@caaqilkaxaafada3162 Жыл бұрын
Wlhi taas ayaan ilaa hada ku qoslaa 😂😂
@dal-xoreeye1030
@dal-xoreeye1030 Жыл бұрын
Genanka caadi ma ahan 🤣🤣🤣
@SomalianTime
@SomalianTime Ай бұрын
Somalia’s history usoo celiya Inalilah
@mariaelmi6971
@mariaelmi6971 Жыл бұрын
Rer xaji hadaan nahay waa nagashay wlhi😂😂😂😂
@yahyaelmi8435
@yahyaelmi8435 Жыл бұрын
Bisinka wadaad afduubteen yaab saleeman cid ka karta badan ma arag
@nafahatmoalimkhalif1767
@nafahatmoalimkhalif1767 Жыл бұрын
😒😂😂😂😂😂
@abdiy.mohamed7489
@abdiy.mohamed7489 Жыл бұрын
Walaahi wadanka meel fog baa laga keenay, ilaahayow dib hanoo celinin
@akhalif579
@akhalif579 Жыл бұрын
Xisuus wanaagsan gen indhacade inkasto wax badan u dhaxeeyeen heersare wareysi kooban. Lkn dhacdooyinkaas guda balaaran wareysi ah ku haboon. Thanks
@alileyzikabayare9222
@alileyzikabayare9222 Жыл бұрын
hanoolaato waa baraamij fiican ayaanle ku sii soco
@ahmedismail201
@ahmedismail201 Жыл бұрын
Ninkan waxaan xasuusta, marku Morgan eryan jirey, Kismaayo. Indha Cade marku Shabeelaha hoose ka soo dhaqaaqo, ayuu Morgan Kismaayo ka baxsan jirey xrunti waa geesi. Kkkk. Fuleygii Somali ugu fuleysan a ayuu ahaa Morgan(Cigaal Shidaad) imika..
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 Жыл бұрын
MASHA ALLAH AYL ALLAH HA IDIN BARAKEYO ADUN IYO AKHIRO ADIGA IYO ASAXAAB TAADA.
@bazeera5520
@bazeera5520 Жыл бұрын
Arintaas dad badan baa illahay ku Iloobay ilaa maanta qaarba dhaqankaas leh.illahay dadka somaliyeed xaqa qalbiyadooda haku daahiriyo
@duniyzamzamgelle2249
@duniyzamzamgelle2249 Жыл бұрын
Masha Allah ! Walaakey Ayaanle soo badi Taariid qaha!
@allowikaalmeyofficialchane4488
@allowikaalmeyofficialchane4488 Жыл бұрын
Asc. Somali isma heysatee waa lagu dhex jiraa,oo barwaaqada iyo quruxda iyo dadka is jecel ayaa loo diidan yahay. Illaahey aan barino Dalkeena iyo dadkeena nabed Allaha nooga dhigo.
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw Жыл бұрын
Genaraal Warsame. Gaab Hada waxa uu ka mid Yahay .harmuudka Ama laf dhabarta. Dagaalka Adag ee Khawaarijta. Looga sifeynayo.galmudug. illahey cimriga ha u siyaadiyo. Was geesi Hal Adeeg leh Doonyaale ayuu bedalay. Wariye Ayaanle Xuseen cabdi. Mahadsanid
@khaderabdi5574
@khaderabdi5574 Жыл бұрын
Waa friendly man 😂
@ahmedwalalkaofficial1092
@ahmedwalalkaofficial1092 Жыл бұрын
Rer xaaji hada nahy wana gashy generale✌😂
@shafieali3093
@shafieali3093 Жыл бұрын
Hhhhh laandheere sida loo qoslaaya other level ah 😂
@yuusufsiidow7413
@yuusufsiidow7413 Жыл бұрын
Hanoolato waa gashay odayga hoostaad ugu dhigtay?????
@Apeen_maLik1
@Apeen_maLik1 Жыл бұрын
GEEESI GEESI dhalay
@munaibarahim1977
@munaibarahim1977 Жыл бұрын
Libaaax cimri dheer alle haku siiyo
@guledsm
@guledsm Жыл бұрын
Thank you
@muhumadhussein2422
@muhumadhussein2422 Жыл бұрын
Mashaa Allah wareysi ilma Adeer ku kaftamayaan
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Maxkamadana maahayn ee xukun ayey raadinayeen. Markii ay ilaahay kabawiwasyeenna waxay kacabsadeen Cabdullaahi yuusuf iyo tigraygii xamar yimid.
@muzcapapdirashiid7390
@muzcapapdirashiid7390 Жыл бұрын
Hada salebaan nahay dadkii magaalka inta dhamenay xitaa qaadigii maxkamada la afduubtey🙉😁😁
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 Жыл бұрын
Hanoolato taageero buuxdo soobadi barnamijadaan oo kale
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 Жыл бұрын
Shiikh taarikh badan buu hayaa
@Mahdi-s8r9r
@Mahdi-s8r9r Жыл бұрын
waxbadan bu uu soojogay gen indacate
@abdimalikabdullahiali7935
@abdimalikabdullahiali7935 Жыл бұрын
Muuse suudi noo soo qabo fadlan
@Honmorgan
@Honmorgan Жыл бұрын
WAA KU SALAMAY AYALOW WAXAA KASUGNAA WAREYSIGA XIGO SANATOR MUUSE SUDI YALAXOW
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 Жыл бұрын
War Ayaanle waa naga qosliyay kkkkkkkkkkkkkkk
@dal-xoreeye1030
@dal-xoreeye1030 Жыл бұрын
Ayaanle wareeysiyadaada wan jeclahay waxaan kalo jeclaan lahaa wareeysi dheer in aa la yeelato Dan jire Ahmed abdisalaam sido kale aa wax ka weeydiiso aas aaskii horn afrik dilalkii Mahad Ahmed cilmi iyo Cali iiman sharkaamke wadashaqeeyntii Nuur cade iyo qaabkii Ethiopia dalka looga saaray maadama o qeeyb ka ahaa dadka wax ka saxiixay hishiiskii xiligaas dhacay
@maxamuudcabdiraxmaan75033
@maxamuudcabdiraxmaan75033 Жыл бұрын
Iskoris indhaha cadde sirdoonkii ugu cuslaa hhh
@abdifarah3744
@abdifarah3744 Жыл бұрын
Hhhhhh hhhhh hhh ayaan le walaahay waa iga qoslisay
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Warey sigii 2 labad mahad sanid wll
@nastehoabdi555
@nastehoabdi555 Жыл бұрын
Hbgidir ayada nasan la ka dhacday kkkkkkkkk
@Mmnajmo11
@Mmnajmo11 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂reerka ma nastan
@abdirizackahmed5724
@abdirizackahmed5724 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 habar gidir umadena mahan
@saidyare8127
@saidyare8127 Жыл бұрын
Alxamdulillaah wa kafaa ilaa waagii maxkamadaha kistaas ayuu dhahaa wax kale ma yaqaano la dhihi jiray😂😂😂
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 Жыл бұрын
Intee qof dishay oo dhacday adigu?
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 Жыл бұрын
Adkaatay adkaatay adkaatay adkaatay adkaatay adkaatay adkaatay adkaatay
@SadamHussein-k1w
@SadamHussein-k1w 6 ай бұрын
awoowgeey maxaa ku disheen 😢
@somalia2730
@somalia2730 Жыл бұрын
Ninkan dhalinyaro badan iney dhinta masuul ka ahaa
@SaSa-th5on
@SaSa-th5on Жыл бұрын
Indha cade waa shiikhul kuli warbaahin ciyaarta ka daaya
@mahadow1
@mahadow1 Жыл бұрын
Jeneraalka MASJID baan ku bartay. Asiga oo baabuur 18R ah wata ayuu masjidka nagula soo dukan jirey. Wayahaa ayuu soo yar hanuunayey oo noloshii jeneraalnimada kasoo dhamaanayey. Waa ruux qalbi wanaagsan lkn aan aqoonta diintu ku badneyn.
@nabadraadshe
@nabadraadshe Жыл бұрын
Dadka dalka laga eryey kuma ay ahaayeen?
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf Жыл бұрын
Faqash
@xxadaarikolan5240
@xxadaarikolan5240 Жыл бұрын
ASC walaal ayaanle waa kusaalamay salaan kadib sxb xariifkan maxaa uweydiin la,adahay dhibkii uuu sh/ hoose uu Ka geystay.hanoolaato
@maanmohamed
@maanmohamed Жыл бұрын
General waku mahadsaneyd inaadan dhanna la jirin dagaalki Aun ceydid io Caato✌️🙏🙏
@cabdulaahimahamedcali2186
@cabdulaahimahamedcali2186 Жыл бұрын
aakiraa warjiraa aduunka waxaad rabtaad ku sameysaye
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
Hqbargidir cid walba ee ku duushay 3:12
@Buurta
@Buurta 9 ай бұрын
Qabiil xumaa iyo qabyaalad. Yuusuf siyaad indhacade ayaab madax sare ah oo la qadarin
@HamzaHamza-oz1sy
@HamzaHamza-oz1sy Жыл бұрын
G waa nin wadani ah
@munafaisal6775
@munafaisal6775 Жыл бұрын
ninka soomaligaa waa ninka kaliya ee dalkisi burburiyay dadkisi barakaceyin hadba jeer aan rabin inay isu tanazulan wa ayan daro umad nocaya inan ka dhashay wa igo urugo iyo ciil. 😔😞
@bro__xmas
@bro__xmas Жыл бұрын
Nimanka baa ku waalada oo naaga waa kaas maxa Laga faaiiday oo hayan is qaawin iyo sino un
@galmudug1044
@galmudug1044 Жыл бұрын
General meeqo abgaal ayuu dilay??? Kkkk
@hawoqaxiye4357
@hawoqaxiye4357 Жыл бұрын
Yahu ayanle waxan wajigisa ifku ku gogo'ay Akhirana warbaa uyaal
@mahadabdihassan3326
@mahadabdihassan3326 Жыл бұрын
Waaaa lisku fahmay walahi kkkkkkkkkkk
@Hayaan121
@Hayaan121 Жыл бұрын
WTF only 12 Minutes. The Frist part was so informative.
@shamsoahmed5167
@shamsoahmed5167 Жыл бұрын
Ayaanle ruux la waraysto maad wayday inta aad waraysanayso alshaydaan indhacade boqorkii mooryaanta.
@abdisamadsiidi1330
@abdisamadsiidi1330 Жыл бұрын
Jananku nimanki saleeban aha wau galay walle hh 🤣 gaangistaro bay ahayen kulha hh🤣🤣
@psquarecirrow1474
@psquarecirrow1474 Жыл бұрын
Hhhhh oday maalmahn wa kagu waaye fx
@abdisamadsiidi1330
@abdisamadsiidi1330 Жыл бұрын
@@psquarecirrow1474 hhh tooshka igu ifinysid igada nio hh
@Ruun-finder
@Ruun-finder Жыл бұрын
Waraysi qiimabadan hadii kaftan aan ku daro general Indhacade waydii in biyaha wabiga uu reer Afgooye ka iibinjiray? Mise waa dacaayada soomaalida?
@abdirahman77
@abdirahman77 Жыл бұрын
Too short.
@mohadahirmd308
@mohadahirmd308 Жыл бұрын
Maxaakiim waxaa dhisay reer xaaji saleeban
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 Жыл бұрын
MEEESHUUKU DHASHAY HA CADEEYO MOORYAANKAAN KULAHAAA SHABEELAHA HOOSAANKU DHASHAY MA LAHJADAASAA LOOGA HADLAA SH HOOSEE
@Yussuf-Fieore
@Yussuf-Fieore Жыл бұрын
100
@hawa8224
@hawa8224 Жыл бұрын
Doqanimo watanaa
@salaxxabiib2266
@salaxxabiib2266 Жыл бұрын
Aa cuudu bilaahi minal Qabyaalad Rasuulkeena wuxuu yiri Qabyaaladu waa xaar walwaal
@ayaansiciid765
@ayaansiciid765 Жыл бұрын
Dadka maraykan ka loo dhiibi jiray muxuu uga gaabsaday!!!!
@bardehanad4919
@bardehanad4919 Жыл бұрын
Odayga maxaad ugu kala gooyseen jabkii meesha ka dhacay sax ayuuba uga sheekeynayaaye!
@ahzaabali
@ahzaabali Жыл бұрын
Janaraaloow xaalqaado
@DHEXDHEXADIYE
@DHEXDHEXADIYE Жыл бұрын
Indha cade mujrimka ugu weyn inta ka hartay mooryaantii isbaarada. Waa laguugu qabtay waxba ha ka neermeerin idinkaa idinkala nasan waayay. Aaqirkiina ididnkaa isku soo jeestay jeneralkii idinku waynaa iska disheen ilaah cafis waydiiso
@Laugthchannel
@Laugthchannel Жыл бұрын
Sheekadu waxay maraysay Soo galaay dii Ka dib sidee ayuu ku noqday General
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 Жыл бұрын
Ninkaan inuu xirnaado bay ahayd Maanta ee inuu qosol maahayn uf
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 Жыл бұрын
Sual indhacade weydinaya wax xukumi jirtaay shabelada hose ?:dadka degankaas cidan noqata mxa u qabatay
@alisaid1871
@alisaid1871 Жыл бұрын
AABE SIYAAD IDINKA DULMISEEM , WAX MA DULMIN
@aminbanooda1
@aminbanooda1 Жыл бұрын
Jeneralle😅😅
@aymanmohamed7235
@aymanmohamed7235 Жыл бұрын
Jenaraal dheel dheel laguma noqdo
@MUSTAFADAMABDI
@MUSTAFADAMABDI Жыл бұрын
wadaad ka maxmada laga afduubtay barmuudo lakeenay anaa marqaati ka eh aad ayan uyaray runtii waanaxasustaa 27 tikniko xafadda dhan lagu wwareejiyaya oo galabki ayay wateen wadadka sifiican uxasuustaa barmuudane qof wiligeed sogaley oo maxkamada eheen majirin meel aad udag ehed godkaa ladhihi jirey waa xafada siigaale ladhaho hada kkkkkkkkkkkkk
@abdinaasir9315
@abdinaasir9315 Жыл бұрын
Balaayo il la aaatay ma lug la aaaatay
@abdirashidhussein3029
@abdirashidhussein3029 Жыл бұрын
WAREYSI AD KAQABATAY AMBASSADOR AFFEY NINKAN WUXU KUTILMAMAY NIN MORYAN AH .
@c.raxmaandaahir361
@c.raxmaandaahir361 Жыл бұрын
India Indhacada dadkii masaalinta ahaa oo aad wabiga ka gadan jirtay waa laguu heestaa waxba wadaad haiska dhigin wariye fcn Kuma wareesan oo arintaas wax kaa weediiyo
@degan4
@degan4 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@malyuundhoore487
@malyuundhoore487 Жыл бұрын
Hhhhhhh nimanka adkaaday aa baroobayno duqa lama hoosbixin karo
@rahiimomahamedali
@rahiimomahamedali Жыл бұрын
Waagaa barmuudo sogalesen marqaati aan ka ahaay dhul gariir aana ku rideen
@kenanhaji4816
@kenanhaji4816 Жыл бұрын
Ayanle odayga runta way ka qoslisay hhh guleso sxb
@saadaqsaadaq7738
@saadaqsaadaq7738 Жыл бұрын
Hadii qofwalba meeshii uukayimid unoqdo soomaaliya waa hagaagi laheed kuwii kayimid gobolada dhexe ee 1991 usc nagu ajartay ilaaheey haidiin qabto banaadir waaboobteen balaayo idiinku dhacday
@mahamedmajor4679
@mahamedmajor4679 Жыл бұрын
Hhh ader Mogadishu anaga iska leh
@saadaqsaadaq7738
@saadaqsaadaq7738 Жыл бұрын
@@mahamedmajor4679 waan ogahay adeer inaatahay ilaaheey aan kawarsigeeynaa حسبنا الله ونعم الوكيل
@mahamedmajor4679
@mahamedmajor4679 Жыл бұрын
Nio cuqdad iska dhaaq today kale Mogadishu hada alshabaab ayey kadigi la.dahay ee cuqdad iska dhaq
@saadaqsaadaq7738
@saadaqsaadaq7738 Жыл бұрын
@@mahamedmajor4679 reer banaadir hadaan nahay laboqolo. Ilaaheey aan kawarsugeeynaa. Adeer kunoqda goboladii aad katimideen si soomlaiya usocoto. Dawlad marabtiin degaan raadis aatihiin 1991 ilaa iyo hada madhergin ilaaheey adinkoo kabaqaayo kunoqdo deegaankiina banaadir udhaafa banaadiri
@mahamedmajor4679
@mahamedmajor4679 Жыл бұрын
Haye bal
@saadaqsaadaq7738
@saadaqsaadaq7738 Жыл бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@farhanmohamed6438
@farhanmohamed6438 Жыл бұрын
Meel xasisaya baay maraysaa
@143-k1d
@143-k1d Жыл бұрын
maxkamada ma aheyn ee tuugo ee wada ahaa yeen sabab too ah, qabiil aalagu wada furtay, qabiilna diin ma keeno , ee somali weyn in lagu sameeyo ee aheyd maxkamad .
@madiinamuumin7249
@madiinamuumin7249 Жыл бұрын
Sheydhanka baa thy
@abdirahimaliadow234
@abdirahimaliadow234 Жыл бұрын
less than 10%
@idilmohamed7213
@idilmohamed7213 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 hg
@dheemanlula3837
@dheemanlula3837 Жыл бұрын
Ayagaa nasan la.qolo waliba waxay leedaahay cidaan laga adkaan karin aan barawayno walhi Ayaanle Jabaab ayaa loodhiibay
@fatumacaali
@fatumacaali Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 Жыл бұрын
Biyo gade
@saadaqsaadaq7738
@saadaqsaadaq7738 Жыл бұрын
Ninkaan maalin alaheey waala horkeenidoona Ninkaan ilaaheey mucjizo hatuso
@naimahuseinmohamed7465
@naimahuseinmohamed7465 Жыл бұрын
Muxu kaa haleye walal
@canabcabdulle6500
@canabcabdulle6500 Жыл бұрын
Habaarkaga Allaha kugu Celiyo Qumay yahow
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf Жыл бұрын
Janada wuu kaaga horeeyaa laangaab yahow gunta ah
@hassanalifarah4077
@hassanalifarah4077 Жыл бұрын
Ayaanle ninkaan taariiq badan ayuu hayaa ee si fiican u wareyso waa nin waayo badan usoo joogay oo xog ogaal ah Kuna dhax jiray wixii dhacay oo dhan
@mohamedhasan2577
@mohamedhasan2577 Жыл бұрын
Ayaanle horta ma ogaatay Xasan xanafi sababtii uu kugu dili rabay
@AsmoAbdirahmanisaq-zq3sh
@AsmoAbdirahmanisaq-zq3sh Жыл бұрын
Wĺhi billhi dilmigàn socdo wxn ogahay in ilaahay isku jabin doona shirqolkooda I.a
@muslimpeace65
@muslimpeace65 Жыл бұрын
Jaahil tiug ah
@alileyzikabayare9222
@alileyzikabayare9222 Жыл бұрын
kkkkkkk
@امعبدالفتاح-ب2د
@امعبدالفتاح-ب2د Жыл бұрын
Wadanka ilaa iyo hada waa kadagi la yahay hawiyo nabad marabaan alaha naga qabto shartoda
@canabcabdulle6500
@canabcabdulle6500 Жыл бұрын
Allaah idinka idin Qabay bacaaw yahaw
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 Жыл бұрын
Mooryaan mooryaan dhalay biyaha webiga buu ka gadi jiray masaakiinta
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf Жыл бұрын
@@hodanshirechannel3418 adiga iyo kuwaad sheegeyso waa istaahishaan gun yahay guntu dhashay
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 78 МЛН
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 9 МЛН
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 10 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 18 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 78 МЛН