Dareenka Naftayda hees Xasan Aadan Iyo Rooda maash

  Рет қаралды 2,816,156

Haqabbeel.com Hoyga Aqoonta

Haqabbeel.com Hoyga Aqoonta

Күн бұрын

Пікірлер: 351
@drsuber6587
@drsuber6587 3 жыл бұрын
Waa suugaantii xoriyada ka danbaysay abwaankii cabqarigii ugu ereyada wanaagsana Afsomaligu inuu luuqad Qani yahay ku tusaya , suugaanta somalida inta dhadhanka le aad uu dhagaysan karo qofka suugaanta wax yaqaanaa , Qayb gaara ayuu ku leeyahay oo isaga lagu garto qofka suugaanta yaqaana markaaba u garanayo Allah ha u naxariisto Maxamed Cali kaariye
@warsamediiriye3743
@warsamediiriye3743 11 ай бұрын
King and Legend Soomaaliyeed, hada fankii waa uu isaga baxay waxaana ka maqlay in uu yahay xaafid quraan yaraantiisii walaashii oo dhimatay ayaa ii sheegtay in uu ahaa xaafid quraan, aduun iyo aaqira wanaagsan ayaan ALLE UGU BARYAYAA iyo sidoo kale walaasha reer Djibouti-ba.
@mohamedshaikh1717
@mohamedshaikh1717 2 жыл бұрын
Xasan aadan samatar ilaaheey cimriga hakuu barakeeyo
@jabiibocali7336
@jabiibocali7336 2 жыл бұрын
xasan adan legend sido kale fananada rooda daahir wad dhigtay halkii mama sahra dawo sida aya loo heesa ama wa layska dhaaafa❤❤❤
@mardaadisana6962
@mardaadisana6962 4 жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto Maxamed cali kariye abwaanka lahaa hesta Iyo riwaayaday kujirtey ee ahayd Riwaayadii aduunka Booska gabadhan waxaa kujirey sahra daawo Wixii dhintayoo dhan alle haw naxariisto Lkn sigata kariye oo murti badan kategey
@galladtuke9854
@galladtuke9854 3 жыл бұрын
shjddf
@TheMaestro8
@TheMaestro8 3 жыл бұрын
@@galladtuke9854 dhhddhhdh
@Anshaxa007
@Anshaxa007 2 ай бұрын
Inantan Roodo heestani iyo laso istaaga legend Xasa Aadan Wa midan laga fiirsanin .... Wa No Seccusfully rooda maash..Go well N be nice Next..
@SUHAYB_SAED
@SUHAYB_SAED 3 жыл бұрын
Dawow Legend Xasan Aadan Samatar Allow Cimrigaaga Barakee
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 4 жыл бұрын
Yarta Forto waaye Waa Soo dhowysay Ex-Dur-Dur-Zahro Dawo,Markii Dambe Waaberi1-Big legend,Zahrra Dawo..Ilike...thanks.
@mohamedamiin6830
@mohamedamiin6830 3 жыл бұрын
Sahra hada may dhimatay sxb
@shuaibdaacad1673
@shuaibdaacad1673 3 жыл бұрын
Maya geeri kuma maqlin
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 3 жыл бұрын
Zahra Dawo Ohio Columbus ayee ku Nooshahay Walaal..thanks.
@ina____waaberi
@ina____waaberi Жыл бұрын
Abtigey dheel waa dhameeyay wllhi in kabadan 50 jeer waan ku so ceshaday inkansoo qofteydana ay iga tagtay
@soumeyamahamoud479
@soumeyamahamoud479 2 жыл бұрын
Roda dahir Cod dahabley legend 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@adanyare6262
@adanyare6262 2 жыл бұрын
Hassan adan Allah ku hanuniyo qatumadana allh kuhagajiyo walalkey
@Sunny45553
@Sunny45553 Ай бұрын
Hanuunka iyo qaatumada ma adiga og waxey tahey, fanka xaaraan maha, wa wixi lo isticmaalo , caqligaga yar ka shaqeysi
@Jama143
@Jama143 3 жыл бұрын
2021 another level weeye heestani haddaa iga danbeyso like ii saara👍
@kimlaris3058
@kimlaris3058 3 жыл бұрын
Kugu racsanhay
@marwamustafe1123
@marwamustafe1123 3 жыл бұрын
@@kimlaris3058 mm
@marwamustafe1123
@marwamustafe1123 3 жыл бұрын
@@kimlaris3058 mmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmķmmmmm
@maxamedwsicii1312
@maxamedwsicii1312 3 жыл бұрын
Hii
@cagawaynemediachannel4413
@cagawaynemediachannel4413 7 ай бұрын
Waa heesihii qiimaha iyo dhaqan ķalahaa waxan dhagaysanayaa wali anigoo safar ah 2023❤❤❤❤
@arek2636
@arek2636 2 жыл бұрын
Great song Regards from Poland
@yahyeabdi5516
@yahyeabdi5516 2 жыл бұрын
This masterpiece song 🎵 never gets old. I oftenly listens to it. Hadad 2022 dhageysanysid like dhc kusii
@abdimaalig662
@abdimaalig662 2 жыл бұрын
ilaa 2030 ka like asara
@xpressexpress552
@xpressexpress552 5 жыл бұрын
Maashaa Allaah Allaah Samatar iyo gabadha reer Djibouti iyo Jabuuti dhamaan salaan iyo nabadgalyo peace
@batwaqobunow7891
@batwaqobunow7891 4 жыл бұрын
ggqwy2w2hhehqgh1qqj7
@batwaqobunow7891
@batwaqobunow7891 4 жыл бұрын
hgbllhJakaiqiqaaaaaAÁQV p Lkkjiku
@abdiragemuhumedkhalif9543
@abdiragemuhumedkhalif9543 3 жыл бұрын
Mirihii aun abwanki weyna ee wabari maxamed cali kariye laxankii ustaad jiim sheikh mumin codadka sahro dawo iyo xassan bashe
@maxamedfarcaano7454
@maxamedfarcaano7454 3 жыл бұрын
yaa ila dhagaysanaya 20-10-2021, mid kamid ah heesaha aan duugoobaynin waligeed!
@ahmeddaacad1282
@ahmeddaacad1282 2 жыл бұрын
Listening tonight while iam feeling lonely may the almighty the owner of this universe and what so ever in between them guide us the right path .let our enemies suffer
@sacadmuusecismaan1894
@sacadmuusecismaan1894 3 жыл бұрын
Best songs 2021 watching keep going bro
@abulrahmanhashimiuk1099
@abulrahmanhashimiuk1099 Ай бұрын
Musician laxamiiste Fannaan walalkeeyga Allah u Naxariisto Daud cali masxaf 😢😢😢😢😢🎉🎉.
@issackdiis9452
@issackdiis9452 3 жыл бұрын
Maxan daad sorogmathi kudabashii habeen mathow....🇸🇴.......1 /luulyo/2021
@axmedwalimouse4682
@axmedwalimouse4682 2 жыл бұрын
Yaa dhageysanaaaya 2022/1/17 haben salaaso ah Inta iga dambeysa like
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 4 жыл бұрын
Heestan markaan Arkay waxaan u wareegay Zahra-Dawo & Samatar!!..Really Waaberi!!...thanks.
@abdimalikmohamed653
@abdimalikmohamed653 3 жыл бұрын
Acs
@abdihakemmohamed1608
@abdihakemmohamed1608 3 жыл бұрын
Masha allh Fankii oo dad ah Just 29/8/2021
@warsamadirieh6898
@warsamadirieh6898 3 жыл бұрын
Wawwwwww gros de Djibouti we love you Hassan Aden Samatar the best of all singers and long life to you
@warsamadirieh6898
@warsamadirieh6898 3 жыл бұрын
Vivement Hassan Aden Samatar gros bisous de Djibouti 2020
@sheekeeye369
@sheekeeye369 3 жыл бұрын
Legends Xusuustii Samatar iyo sahra dawo heestii dawo❤💯
@siyaadshire9915
@siyaadshire9915 2 жыл бұрын
Haye / aa na kaa ./ Soomaaliye Mogadishu/guued. Mnsha Allah Alxamdulillah.
@adalimpire4128
@adalimpire4128 4 жыл бұрын
Rooda mash waa fananiintii dhxe waxay chance u yeelatey inay laheesto fananiintii magaca waynaa sida xasan aadan iyo med salebaan tubec sahra dawo bosskedii way buxisay
@abdiibrahim8612
@abdiibrahim8612 4 жыл бұрын
Waa saa tiri lakini waaga qaabka ee u ciyaareeso fanaaniin badan garam Mayan
@adalimpire4128
@adalimpire4128 4 жыл бұрын
@@abdiibrahim8612 haa heet organka , yamaha iyo passka ayey dhex mushaxysaa micnaha music ayaa hagaya waxa gadal ka jooga ilaa 8 musicion oo kala cayna dhiiri galin wayn ayey u tahay wana kal soni wayn oo ay codkeda kusoo bandhigi karto fan wakaas
@Itsurgurlamiira
@Itsurgurlamiira 2 жыл бұрын
💙🇸🇴👀💕🥰 Iska hees looma heeso
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 Жыл бұрын
Hadan ku marqamayaa 20 October 2023 malin kadib marki madaxa lo si dayay dowladi yarayd ee khaatumo state from middle east 🇵🇸💔
@ahmedgele5772
@ahmedgele5772 9 ай бұрын
Lol😀
@MrAlshacmali
@MrAlshacmali 3 жыл бұрын
Hit waaye heestan Waa ka helay. Madaxa ay iga gashay
@amiiraqalanjo8831
@amiiraqalanjo8831 3 жыл бұрын
If you are still listening to 2021 you are something else broh
@zakariaabdullahi7220
@zakariaabdullahi7220 3 жыл бұрын
Legend xassan aadan Samatar waagas inad laheysto you have to be talented,well done roodo
@addacoo1
@addacoo1 3 жыл бұрын
I have by
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
Amazing SAMATAR WAXAAD MOODAA INUU SIGAARA UGA DHEX MUUQDAY WAABA SAXEE WAAA FANAANKA 1AAD MARKII RAGGA LAGA HADLAYEE HADANA BURHAAN GAARA AYUU SITAY TAASOO AH INUU FANKA AAD MOODO IN LOO ABUURAY YACNII HIBO GAAR AH BUU LAHAA XASAN BAASHI AADAN SAMATAR
@ahmed-uk8gm
@ahmed-uk8gm 5 ай бұрын
Laxankii ustaadkii wayna Jiim Sheekh Muumin Allaha Makankiisa Janda ha ka Dhigo 😥🤲
@Emranmusse
@Emranmusse Жыл бұрын
Heesta wxn maqlay 2008 Xiligaz oo Gabar aan asxaab ahayn la oran jirey dawo magaldu waa qardho xingood wliba reer bosasod ayey ahayd waayo waayo🎉
@nasraweheliye5466
@nasraweheliye5466 3 жыл бұрын
Allaha kusoo hanuuniyo you are one of thé best somali singers i met you ones you are à legend✔
@allthetime1603
@allthetime1603 3 жыл бұрын
manshaAllah Allaha ku xifdiyo.
@sheekeeye369
@sheekeeye369 3 жыл бұрын
Walaal Sidaan ayuu ku hanuunsanyahay legend waxu ku noqdayba wa codka macaan
@ayubahmed3151
@ayubahmed3151 3 жыл бұрын
Alle iyo rasuul kiisa ayuu rumeysan yahay wax na kama maqno ee hanuunka kale ee aad sheegeyso xuu ahaay aryaa.
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 2 жыл бұрын
@@ayubahmed3151 😂😂😂😂😂😂😂
@MahadClqaadir
@MahadClqaadir Ай бұрын
legend hasan aadan we love fanaanii ta waabari
@abdiibrahim8612
@abdiibrahim8612 4 жыл бұрын
Xasuustii#abwaan kariye
@siyaadshire4069
@siyaadshire4069 2 жыл бұрын
Siyaad Shire/ ONE Always Alxamdulillah in the world 🌎/ Soomaaliye hanoolado Always Alxamdulilla ♥ ❤ 💖 👌 💙 💕!!!!
@AliAli-iw8tg
@AliAli-iw8tg Жыл бұрын
Roda mash is the best female dancer Qoob ka ciyaarka ma taqaan?
@nasabboy3580
@nasabboy3580 3 жыл бұрын
8 12 2021 habeen arbaco ah 10:44 pm baan dhagaysanayaa legend X,A samatar
@maxamuudshiinexuseen7366
@maxamuudshiinexuseen7366 Жыл бұрын
Axsan yaaa fanaan xasan Aadan samatar fov song😍
@mohamedhaji6677
@mohamedhaji6677 2 жыл бұрын
This man is a living legend
@abdimawel2078
@abdimawel2078 3 жыл бұрын
Xasan aadan samatar Fanan soomali ah oo ka Toon fiican inuu jiro ma aaminsani
@maxamedcabdi892
@maxamedcabdi892 2 жыл бұрын
Who still listening 2022 Ilove this song
@cabdicali9339
@cabdicali9339 2 жыл бұрын
Maxamed cabdi89 3m ago
@hassanibrahim9323
@hassanibrahim9323 2 жыл бұрын
🤣
@nimcohassan7268
@nimcohassan7268 3 жыл бұрын
Still listening one my fov song 22/08/2021 🥺❤️
@abdimalikyussuf5972
@abdimalikyussuf5972 3 жыл бұрын
Huno walabadan yahay
@khalidyare2355
@khalidyare2355 3 жыл бұрын
Listening20 SEP 2021
@AliAli-iw8tg
@AliAli-iw8tg 2 жыл бұрын
Maash the best Somali female dancer
@suldaankasuldaanka2922
@suldaankasuldaanka2922 Жыл бұрын
Waaan 😊 a
@axmediprahimamiin
@axmediprahimamiin Жыл бұрын
Z ZZZZŹZŹ
@zaimazultan193
@zaimazultan193 Жыл бұрын
Dadaalkaaga mudna Daryeelkayga wacnaa 2023 🥺
@maanyuproductions903
@maanyuproductions903 3 жыл бұрын
Decades of consistent hits💥❤ What a legend💯 Illahy cimrigisa hadhereyo
@siciidcabdirashiidcawil4216
@siciidcabdirashiidcawil4216 Жыл бұрын
My favorite song legend hasan aadan vs rooda 💥❤🥰
@abdullahiisseibrahim8411
@abdullahiisseibrahim8411 3 жыл бұрын
Wali waa dhageesanooyaa 12/10/2021 maalin jimca ah
@abdirahmanyare7280
@abdirahmanyare7280 3 жыл бұрын
Xasan aadan samatar aabaha fanka
@farahidlefarah2877
@farahidlefarah2877 3 жыл бұрын
Shadiyo and safa heestan way fiican tahay I ❤ 😍 💖 ❣ 💕
@lilboss5452
@lilboss5452 3 жыл бұрын
Dadka kaliya ee heesa gabayada riwaayadaha kaydiyay Djibouti
@haldoorliban1742
@haldoorliban1742 Жыл бұрын
Still listening one my favourite song ❤ 2023/10/10
@abdimq6345
@abdimq6345 Жыл бұрын
Samatar iyo Roodho Maash. Best of all times. Two legend somali singers. The best 👌
@cabdifitaaxmaxamed171
@cabdifitaaxmaxamed171 3 жыл бұрын
Waalaga hadlinayaa musiga war maxudaydibaa jogay meeshaaaas
@yaakcon
@yaakcon 3 жыл бұрын
Hassan Adan is amazing. He is in the middle of every Somali hit song.
@jaallemoha9724
@jaallemoha9724 Жыл бұрын
War waxan hees waa dhaaftey
@Qoojistan
@Qoojistan 6 ай бұрын
Axayaa fan wlhi 🔥
@siyaadshire9915
@siyaadshire9915 2 жыл бұрын
Soomaaliye Hanoolado Always Alxamdulillah ♥!!!!!!^*)
@osmanbezani5669
@osmanbezani5669 2 жыл бұрын
Hassan Aadan Samatar he is magical really
@GencabdiLaahiSiciid
@GencabdiLaahiSiciid Жыл бұрын
Dawooy dawo cafimaadey Darmaan qurux lagu mariimay Dareenka naftaay kicicisaa ❤🎧📚
@maxamuudismail9634
@maxamuudismail9634 10 ай бұрын
@najuu439
@najuu439 10 ай бұрын
Still listening one my favourite song 2 feb 2024❤❤
@mustaphavlogs3254
@mustaphavlogs3254 3 жыл бұрын
Legend adeer xassan✌️🇸🇴
@CiiseCompany
@CiiseCompany 9 ай бұрын
Hben xusuusa nolashan khyr ayaan ka rajeynen
@riyaaqmursal5042
@riyaaqmursal5042 3 жыл бұрын
Wee xasan aadan samatar 🥰🥰🥰
@mateulahoz9396
@mateulahoz9396 3 жыл бұрын
India haday haysato Kumar sanu anaga wakan Kumarkena
@Sakariye.Shiine4
@Sakariye.Shiine4 3 жыл бұрын
Darenka 💯naftayida kcyy❣️
@ayanlefarah2452
@ayanlefarah2452 Жыл бұрын
Wow best song samatar and roodo I lesan every day
@mohamudibrahim5523
@mohamudibrahim5523 2 жыл бұрын
Xestii luul
@realwarya7324
@realwarya7324 5 жыл бұрын
Favourite song Who is watching on 2019
@ishwaaqaxmed5073
@ishwaaqaxmed5073 2 жыл бұрын
Dibu gocoshadiyo xusuustu idaashade 2022
@abdi-azizqayaadi4373
@abdi-azizqayaadi4373 3 жыл бұрын
Old is gold.😊
@said141
@said141 2 жыл бұрын
and ?
@yasmiinsaciid4569
@yasmiinsaciid4569 Жыл бұрын
Way fican thy qof aad wax ka weydinso had hyso
@abdikadirmacalin3147
@abdikadirmacalin3147 3 ай бұрын
2024 bisha 8aad yailadhagysanaya
@ayuubdaahir7253
@ayuubdaahir7253 9 ай бұрын
Inta heestaan dib usoobooqatay like iisaara ❤❤
@adamjumale4871
@adamjumale4871 4 жыл бұрын
🌹 samatar 🇸🇴 rooda 🇩🇯 🌹
@mohamedabdi4247
@mohamedabdi4247 3 жыл бұрын
Waxa dawanaya 02/07/2021inta gadShayda dawanan donto like haiga ilowina
@XasanCali-m4p
@XasanCali-m4p 5 ай бұрын
Guuuul😅😅😅❤
@fatmaali4968
@fatmaali4968 3 жыл бұрын
heesta inta u danbeeso mcn siduu laabta ugu hayo la iskula jiibinaayo axyaa fanaaniin♥️🙏
@IbrahimAdanyarow
@IbrahimAdanyarow 6 ай бұрын
Still am listening in 2024😢
@H-Abdull
@H-Abdull Жыл бұрын
Still listening 2023
@nimanhajialel6586
@nimanhajialel6586 3 жыл бұрын
Legend aan taageero
@xamditocabdi510
@xamditocabdi510 5 жыл бұрын
Dugsiyoow dugsi Lama huraanow Dabeysha dagananta Celiyoow Axsan hees wlhi
@caytoaaarka7114
@caytoaaarka7114 Жыл бұрын
22-11-2023 caawa ilaa hada alxmdulilah Ala jecliya heestaa
@xuseenhaybeibrahin-uo4uj
@xuseenhaybeibrahin-uo4uj Жыл бұрын
Xasan aadan & rooda mAash
@Abdifitahabtidoon
@Abdifitahabtidoon 3 жыл бұрын
Laacib 4:24 messiga fanka somaliyeed
@xasanmaxamed4911
@xasanmaxamed4911 4 жыл бұрын
Waahwaah waxaasa hees ah kismaanyan xasuustay
@mohaadan762adan6
@mohaadan762adan6 3 жыл бұрын
Hassan Adan samatar I love to listen
@rayanmoustaphaomar6468
@rayanmoustaphaomar6468 8 ай бұрын
J'ai dédié cet chanson à mon mari ❤ Le meilleur des hommes
@dhulmarvlogsofficial7698
@dhulmarvlogsofficial7698 4 жыл бұрын
Dhammaadka 2020
@suganta.dahson
@suganta.dahson 4 жыл бұрын
jabuuti 2002 xasuus
@abdiadenbare2064
@abdiadenbare2064 5 жыл бұрын
Samatar the best ever Somali musician
@osmanmohamud2307
@osmanmohamud2307 2 жыл бұрын
One of the best! Legend tho
@Demmass
@Demmass Жыл бұрын
Samatar is the most iconic somali singer ❤
@cabdimaxamadcarabmaxmadcar5412
@cabdimaxamadcarabmaxmadcar5412 2 жыл бұрын
6/6/2022 iyo xasuusti hore oo aan dugooweyn x baashi
@hawaahmedyoussouf8868
@hawaahmedyoussouf8868 7 ай бұрын
Beautiful always Roda Mesh
@ahmednur239
@ahmednur239 3 жыл бұрын
Way iga gadan tahay hestaan
@mahadmuuse7190
@mahadmuuse7190 3 жыл бұрын
Waxaanaa heees lagaa dhahaaa maahane cajiinka anaaa kaa qasi maheesbaaaa hhhhhh
@hobyoprincess
@hobyoprincess 3 жыл бұрын
Sharma Boy ayaa ba’ay kkkk
@ahmedosmansalad2459
@ahmedosmansalad2459 Ай бұрын
22-October-2024. Ahna maalinti dhalashadayda Alxamdulillah.
Hassan adan samatar somalii song nonstop VOL 2
28:35
Somalii Nonstop
Рет қаралды 409 М.
Lazy days…
00:24
Anwar Jibawi
Рет қаралды 7 МЛН
AbdinUr Allaleh iyo Habiba Abdillahi BalBalaf Hesstii Gahira
10:42
Xasan aadan iyo sahra axmed cududayda sii daa hees
9:08
Jaylaani Nuur
Рет қаралды 239 М.
Heesta Nimco Yaasiin iyo Cabdi Qaboojiye
6:06
Wararka Somalida
Рет қаралды 4,2 МЛН
Hassan Aadan & Khadra Daahir, liibaantu waa ma is afgaranaa
7:07
TvUniversaldotNET
Рет қаралды 5 МЛН
Khaalid Dhoobo Xasuustii Kuluc Heesta Diiga BulshoTv qaraami
8:25
Bulsho News
Рет қаралды 2,7 МЛН
Xasan Aadan Samatar - Gamuuran
4:15
daljirdawakhay
Рет қаралды 3 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,8 МЛН
xasan aadan hees maalmaha qaloocan
9:50
Cumar daahir Maxamed
Рет қаралды 49 М.
Lazy days…
00:24
Anwar Jibawi
Рет қаралды 7 МЛН