Hargeysa: Hal qof ayaa ku dhintay qof kalena wuu ku dhaawacmay shil gaadhi oo saaka dhacay.

  Рет қаралды 7,451

CBA TV

CBA TV

Күн бұрын

Пікірлер: 14
@certifieddinar3648
@certifieddinar3648 Жыл бұрын
nio ilahay ha u naxriisto odaygaa , odayga dabe wallhi been muu shegin full light baa lagugu shidanyaa habeenki wallhi anoo 20 jir ah baa wax arag ruuxa wayn na warkiisa daa , markaa meesha hadaay dawaladi ka jirto yahuudan naga qabtaa looma dul qaadan karo , wallhi habeen ma baxo because waxaan og'ahay 10 ka gaadhi ee iga soo hor bax 9 baa yahuud ah oo full head beam kugu shidanya sidaa tuug tahay oo kashafad lagugu qabtay it's not accepte able 🤕
@abdijama6427
@abdijama6427 Жыл бұрын
Nimanku Ma Ciidagalaa Hadal Waaweynaa Xigmad Awoowayaashey😂
@hashihersi
@hashihersi Жыл бұрын
😂😂😂
@afomediaproductionandlyric7535
@afomediaproductionandlyric7535 Жыл бұрын
Bas 120 ku socda hand brake loo jiiday ma qabtee siiquu jarayaaye wax kale ku sheekee nin weyn oo aakhiralcimri ah baad tahaye
@ArabShariifcabdi-xm5uo
@ArabShariifcabdi-xm5uo Жыл бұрын
Walaahi gadhi iskatagan oo dukhana barkina kujira ayaa waxaa dhacday in gaadhi seeraf ah oo calmada kayimid aadna usocda in uu jiidhay tukhankii iyo borobokis xaqdarada jirta dukhankii barkinka kujiray ayaa lasaaray khaladkii
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
waar nin Khamraysan majiree wedkii saa galay ee naga fadhiista oo dadka iyo dalka ceebta ka daaya
@nuromar8984
@nuromar8984 Жыл бұрын
Wasarada gadiidku waa wax aan waxba tarayn oo aan waxba qabanayn fikrado ayay ka helayaan yuhuud iyo kiristaanka nabad galyada wadooyinka somaliland waxay leedahay khubarada badqabka wadista talooyinka ay ka helaan maaha ajaanib
@hashihersi
@hashihersi Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@nuromar8984
@nuromar8984 Жыл бұрын
@@hashihersi maxaa qosol badan, yaa qoslaya somalia waa kaftan
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
Nur Omar xigmadna ma hayaane hadii gaadhi qof jiidho siyaasad bay ka baadhaan garxejisku kursi baa ka cararay
@alihashi2958
@alihashi2958 Жыл бұрын
Balwada iyo daroogada hala dagaalo
@afomediaproductionandlyric7535
@afomediaproductionandlyric7535 Жыл бұрын
Bas 120 ku socda hand brake loo jiiday ma qabtee siiquu jarayaaye wax kale ku sheekee nin weyn oo aakhiralcimri ah baad tahaye
@afomediaproductionandlyric7535
@afomediaproductionandlyric7535 Жыл бұрын
Bas 120 ku socda hand brake loo jiiday ma qabtee siiquu jarayaaye wax kale ku sheekee nin weyn oo aakhiralcimri ah baad tahaye
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 275 #shorts
00:29
How Strong is Tin Foil? 💪
00:25
Brianna
Рет қаралды 58 МЛН
Каха и лужа  #непосредственнокаха
00:15