Odayaal Madax Dhaqameeed iyo Wax Garad Ka Soo jeeda Bariga Hargeysa Ayaa Raali Gelin Bixiyey

  Рет қаралды 39,068

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 134
@ifrahjama630
@ifrahjama630 2 жыл бұрын
Masha Allah Tabaarikalaah illaahay bayi mahadi u sugnaatay cadow gii ku farxassnaa ceebata reerka harkan garxajis in u med yahay isaaq care ninki agoon moodow bal eeg abihi waxu dhalay Ismail care muuse care iyo cali saciid oo adeerki ah oo ugu mudan ninka ina kale sheega waa nin an ina meteelin jiro joog guul soomaaland oo dhan
@izmailahmed2398
@izmailahmed2398 2 жыл бұрын
Waa kaas isaxaaqii xalaasha ahaa
@abdiartan6088
@abdiartan6088 2 жыл бұрын
Man shallah qaadanaye Waaka dadkii dad ka ahaa Waa ragii taladu ka goo jirtaye
@caqil_mattan1238
@caqil_mattan1238 2 жыл бұрын
Waa war dhamaday cuqaasha mesha iskugu timid wanu idinka aqbalnay hadanu nahay beelaha bariga berbera iyo burco ee garxajis gobtu waata raali galinta aqbasha wada dhalashada ayaa ka qaalisan waxa la isku hayo 🙏🏽🦁 💚★❤
@abdiiidaani1040
@abdiiidaani1040 2 жыл бұрын
masha allah waar waa kuwaa ragii isaaqno qaranimo iyo garxajisnimo isaxaaqnimo kusuntanaaaa
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 2 жыл бұрын
ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WLSHY AMA WLLKY EE SOMAALYEED
@aydarusmohamedxadaari618
@aydarusmohamedxadaari618 2 жыл бұрын
isaxaaqi NASAB NIMADA GARANAYAY WAA KUWAN♥️♥️♥️♥️♥️♥️🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🦁🦁🦁🦁🦁♥️♥️👊👊👊👊🌡🌡🌡🌡🌡
@samsammaxamed2279
@samsammaxamed2279 2 жыл бұрын
Waad mahadsantihii Odayada hadlaaya hada Laakiin Kuwii shalay waan uhaynaa Waxay yidhaahdeen
@cabdishiineadan4061
@cabdishiineadan4061 2 жыл бұрын
Waaynu saamaxaynaa nin hunguri kaa qaaday nin seefi kaa qaaday weeyin waa kuwo inaga dhinyay waxaa layidhaa ciidanka saanbuusaha
@nimcoismail4398
@nimcoismail4398 2 жыл бұрын
Somaliland dhaman waa walalo alle hanoo xafido
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
Masha alah
@nuraqallib9103
@nuraqallib9103 2 жыл бұрын
Maasha allaah waa laydinka aqbalay
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 2 ай бұрын
Isaqaax waa rag jira oo sharaf leh....guulaysta. intoodii reerka hoggaaminaysay waa kuwaa hadlay.
@ahashi7828
@ahashi7828 2 жыл бұрын
Asc Hargeisa maanta Habaryoonista degen ka badan Esaxaaq,Sugule iyo Ciidageleba Markaa walaalyaal waxaad ogaataan Habaryoonistii degi jirtay Burco,Ceerigaabo,Oodwayne iyo Berberaba maanta waxay degan yahiin Hargeisa.
@abdirahmanhassan1709
@abdirahmanhassan1709 2 жыл бұрын
Maantana ma Qaasimkiiba u jawaabaya Cabdalle waxaan qirayaa inaad tihiin asal reer Hargeisa.
@hamsehassan83
@hamsehassan83 2 жыл бұрын
Mayee Shalayna way isku dhex jireen maantana way isku dhex jiraan laakin kuwii shalay ciidankii waslada ayay ahaayen
@nuraqallib9103
@nuraqallib9103 2 жыл бұрын
Marwaxaad dhadhamisiyo mijinqaada hawdhiman alaylehe waasidaa
@abdulahiabdirahman8332
@abdulahiabdirahman8332 2 жыл бұрын
Masha allaah caaqil maxamuud allaah haku sharfo
@jamali2422
@jamali2422 2 жыл бұрын
Hayaaay hayaaay Sheekh Cumar Diriroow kasoo kac banka weyn usoo bax yaa I raacay dadka qaar dheh wacdiga kubooboo waalidan ayn arkayno xalbay rabtaaye kaalintaadii qaado
@NABIIL_SHOW
@NABIIL_SHOW 2 жыл бұрын
Gobanimo iyo guul somaliland
@saadhussein5466
@saadhussein5466 2 жыл бұрын
Waa dadki talada reerka ka go'aysey 😍 💖
@elbaa7bash262
@elbaa7bash262 2 жыл бұрын
Masha Allah Garxajis 🦁🦁🦁
@xasanawcali8346
@xasanawcali8346 2 жыл бұрын
Faysalow 4goor ayanu illay kuhorkeeney illaheyna uu kudiiday
@nimcoahmed7658
@nimcoahmed7658 2 жыл бұрын
Haaa wllhi maba qancayo odaygu
@sheekowadaag1234
@sheekowadaag1234 2 жыл бұрын
Ninkasi sida rag ayu uhadlay ee sidi waa la dhangadayn ma odhan ee si fcn bu uhadalay wllhi
@haydar378
@haydar378 2 жыл бұрын
Maasha alah
@NimcoXasancali-vm8zb
@NimcoXasancali-vm8zb 3 ай бұрын
Xafidu laah adeerayaal gobta soomaali guuleysta ninkaana iska qabta iyo inta run waa faro ku tiris
@faqashdhangax4884
@faqashdhangax4884 2 жыл бұрын
Xumaan miyaa garxajis isku raacdey anagu garxajis ma nihin waa idin dhegeysaneynaa Hanjabaada garxajis waxba ku Kelli maayaan
@samsammaxamed2279
@samsammaxamed2279 2 жыл бұрын
Waxaan layaabay Odayada waa wayn eelahaa Waxaad hargaysa kujoogtaan Magan 2 Anagaa hargaysa leh 3 calankaa inaga dhaxeeya Waa mid laidiinhayo Doorashadana Ilaahay kuu uqoro Ayaa helaaya
@Ayaan_wadaani
@Ayaan_wadaani 2 жыл бұрын
Haa wan ku gartayee. waa adiga oo Aya ah?
@samsammaxamed2279
@samsammaxamed2279 2 жыл бұрын
@@Ayaan_wadaani Maxaad karabtaa waxaan ahay
@MOHAMED-zc6bg
@MOHAMED-zc6bg 2 жыл бұрын
@@Ayaan_wadaani kkkkk. Edo FARMAAJO ka huleeell
@Ayaan_wadaani
@Ayaan_wadaani 2 жыл бұрын
@@samsammaxamed2279 dee koley waxad tahay sheegataada not asalkii
@samsammaxamed2279
@samsammaxamed2279 2 жыл бұрын
@@Ayaan_wadaani hada kumaan caayine waxbaad iwaydiise Mainaan kucaayo ayaa donaysaa
@abdulazizgulaid7284
@abdulazizgulaid7284 2 жыл бұрын
Maraa waaxid aleeylehee gobonimo waa u dhalasho
@faqashdhangax4884
@faqashdhangax4884 2 жыл бұрын
Markaa isaaq ma. Shisheeya
@zncabdi2706
@zncabdi2706 2 жыл бұрын
Waar umada ka xishooda oo reerahan aadka sheekaynaysaan ma naqaane isla yaaba xisbiyadii. Ku noqda xilligii jaahiliyadaad soo socotaan
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 2 жыл бұрын
Isaxaaq care waakaa nimki shaalaye kulmiye ayaay ahayeen daan kulmiye ayaay wadeen ee daan isaxaaq shaaqo kumaaleeh
@mukhtarabdillahi3496
@mukhtarabdillahi3496 2 жыл бұрын
Dhagahii reer Somaliland fed up ayuu ka taagan yahay Garxajis lagu celcelinaayo , what a shame.
@amiinsaleban7908
@amiinsaleban7908 2 жыл бұрын
Jeegaan markD ledihin maydan arAg garxajis waa rG wada dhashay
@mukhtarabdillahi3496
@mukhtarabdillahi3496 2 жыл бұрын
@@amiinsaleban7908 ma garanwaayo jeegaan ama rumayso ama hay rumaysani aniga qof reer Somaliland ayaan ahay.
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 2 жыл бұрын
Qabyaaladda waa inaan ka baxnaa. Ummadda ayey kala daadisaa taa ha la ogaada.
@adamhindi8007
@adamhindi8007 2 жыл бұрын
Wada howsha
@khadragaaxnuug285
@khadragaaxnuug285 2 жыл бұрын
Waa kaaa tolkay viva isaxaaq 👑
@ciyow1
@ciyow1 2 жыл бұрын
Manshaa alaah sidaa ragu u hadlan
@ahmedabdirahman6778
@ahmedabdirahman6778 2 жыл бұрын
Garxajis Caqligiisa Hadalkiisa iyo Caytankiisuba waa isku mid niyow Nin aan ZXB nahayna markuu Reerkayagaa soo Hadalqadaba waxuu i dhahaa kuwii #Habar_Yuusto waxaan qabaa yuustadaasi meesha kama wada maqna
@ahmedshaani5604
@ahmedshaani5604 2 жыл бұрын
Kaw somaliland isku jawaaaba
@zncabdi2706
@zncabdi2706 2 жыл бұрын
Dadkan yaa yidhaa umada ka fadhiista qabiilka ku waashay siday wacdi noo aqrinayaan
@fdama
@fdama 2 жыл бұрын
Bariga Hargeysa waa reer kee?
@camelcamel6495
@camelcamel6495 2 жыл бұрын
Gobanimo.
@saynabhussein1746
@saynabhussein1746 2 жыл бұрын
idinka yaa idin soo diray
@abdiiidaani1040
@abdiiidaani1040 2 жыл бұрын
geesiyaal isaaq care hadaa diidaan wax socon karaa majiraan hargaysa tolkw cadaalada uun taageera qaranimada aad jeceshiin ayaa hirgalaysa
@samsammaxamed2279
@samsammaxamed2279 2 жыл бұрын
Waan idika qaadanay adeer
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 4 ай бұрын
Qabyaalad baa lagu wada Socdaa sidaad noo sheegtay. Qolada horena qabyaaladda iska daaya bay idin yidhaahdeen
@AnwarAnwar-un9fg
@AnwarAnwar-un9fg 2 жыл бұрын
Inalilaah wanaa ilayi raajicuun somaliland lawdaliyah ouma argno sida luhadlayu
@Janno190
@Janno190 2 жыл бұрын
Habaar yoonis abtiyo Ka daa waa habar yoonis ismaacil carre
@bashakinjibaxo8829
@bashakinjibaxo8829 2 жыл бұрын
Saab tv waa in license laga qaado si fiican waa in dawladu dabagal uugu samayo
@mahamedaxmed6817
@mahamedaxmed6817 2 жыл бұрын
Hadaad maydheen ceebtii shalay ku kaceen dhuuni qatayaazhi sheegay in ay izaxaaq yihiin anigaaba aha izxaaqo nama ma talaan kuwaazi dadka kala fogaynaya
@maaweelo1871
@maaweelo1871 2 жыл бұрын
Hadal hadal Ka danbeeya ba,ayy
@aminaali5816
@aminaali5816 2 жыл бұрын
walaahi runbuusheegay muuse dad cadaw uahbaa lately xaasidiin ayaa kaagbuuxda
@Mahamud-fj3en
@Mahamud-fj3en 2 жыл бұрын
han balyo haan balyo
@jibriilmaxamed8709
@jibriilmaxamed8709 2 жыл бұрын
Zaab t
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 2 жыл бұрын
Wara odyasha aya umada ka fadhisiya dhamantine isma Shanta wara umada ka xishoda kuwan isku shegaya isaqa wara umada wa warerisan war ka fadhista umada dhamantine xoolo aya tahine isaqa la shegayo waxa waxa gardka aha waye dhamadan waxa isu hadheya kuwo cado qatayala o isda dumarka isu jawabe subaxanalah subaxanalah Allah akhabar shamful ma kalegida aya wadanka degan dhamantine wa egu shubo marba shilom aya laso sineya ma xishonaya waxa odedhaqamade ma jiro wa hugure dhaqamade umada Allah idenka dhaxa Sara foolxumo badan odyshan dhataqleyna isku xishoda umada khati aya idenka jogan kale habarahan kalegida ma dagena wara umada ka xishoda isma dhantan sida nagaha isu jawabe subaxanalah subaxanalah wa wada asaqa dhamantoda waxa la yidhi ninaka isaqa marku gadho lixadan sanado Wu asaqeya wan ine ine mela lagu xareyo beacous wa wada asaqa dhamantoda isma dhaman wara waxab muse ha ushegina dhamantine isma dhaman tana shameful dhamantine kuwan lagu shegayo isaqa sadexadn islamoda isma dhaman wa wada isaqa dhataqle ayr hayan hungure dhaqameda
@saeedali6699
@saeedali6699 2 жыл бұрын
Allah yacizak gobgobi dhashay
@sadaamsadaam6143
@sadaamsadaam6143 2 жыл бұрын
GUULAYSTA GULAYSTA GUULAYSTA V V V V V V V
@abdimouse5121
@abdimouse5121 2 жыл бұрын
War xishood hadii ay jirto cid wax lagu shubto idinkaa balaayo la idinku shubay shalaaad kursiga saari lahaydeen hadad cirro wax larabtaan
@bashakinjibaxo8829
@bashakinjibaxo8829 2 жыл бұрын
Wadani imisa ayuu ku iibsaday xirsi gaab
@mustphemaxamuud8007
@mustphemaxamuud8007 2 жыл бұрын
10000000000000000.Buck
@AL_shahada
@AL_shahada 2 жыл бұрын
Calola shaqeyneyn mabilabidaqo bila badrol idhofi aduunka isowareji gacnta koreysa lagudoceysta
@youzufahmed2809
@youzufahmed2809 2 жыл бұрын
Waa tii casayd sheekadu
@whoszamzuumeh9915
@whoszamzuumeh9915 2 жыл бұрын
Akhas
@vp106cy4
@vp106cy4 2 жыл бұрын
Watigii tuugta koofiyad baclayaasha waa la dhaafay sharcibaa shaqaynayee ordoo magtiini ku noqda iyo xaarantad guranjirteen
@cabdishiineadan4061
@cabdishiineadan4061 2 жыл бұрын
Waa kuwaa dadkii namatalayay kuwii nakala saarayaa nama matalaan waa ciidanka dabagale habaar yoonis
@AnwarAnwar-un9fg
@AnwarAnwar-un9fg 2 жыл бұрын
Saab tv saab tv saab tv kukukuku
@shaaficifaarax3239
@shaaficifaarax3239 2 жыл бұрын
Legen nimo
@mapsmakercitywideplans8134
@mapsmakercitywideplans8134 2 жыл бұрын
Xaarweynayaaal:: aflagadad wadaa walee halkii aykugeysay berigii hore wad ogeyd xaarwooy isaxaaaq
@ifrahjama630
@ifrahjama630 2 жыл бұрын
Waa jelas ka cun wanaaga adookale weeye kuwa caqliga xun ee dalad siiya maxa weenaha garxajis waxa u dalo ku qaatay ka bare deega iyo ka hawad deega inayi hargayiisa no qooto magaalo garxajis biyo ka badan iyo dad ka badanaa waa ku habiyaan hargayiisa eeg qiime garxajis wayi ku muuqataa baxada garxajis haryoonis sooguurtay isaq iyaan care yaan xuugeenanaa kanaxo naxow nafta waa
@mafiiya4313
@mafiiya4313 2 жыл бұрын
Somaliland viiva viiva viiva
@khaledomer468
@khaledomer468 2 жыл бұрын
Reerka layidhaahdo ma kolba cidii kushubata ayuunbay u hadlaan
@khadarxiis2628
@khadarxiis2628 2 жыл бұрын
Hhhhhh waakuwan isaxaaqii saxda ahaa ilaahay kuwa dhuuniga kuhadla haydinka qabto
@ifrahjama630
@ifrahjama630 2 жыл бұрын
Garxajis waa mid kii ka nixi laha iyo ki ku farxi lahaa
@mafiiya4313
@mafiiya4313 2 жыл бұрын
Somaliland viiva viiva via
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 2 жыл бұрын
Waanu aqbalay xaalkaa tolka.
@izloyareofficial9006
@izloyareofficial9006 2 жыл бұрын
Waar odayal ma matalaysaan ee dad somalidu waxay af wax cunay xisbooy dad afka loo buuxiya tihiin heerkana wax haka sheegina kudafyey
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 2 жыл бұрын
Qofku marka aanu xishooneyn waxuu doonaba wuu yidhaa
@user-ji3jy5wg4v
@user-ji3jy5wg4v 2 жыл бұрын
isaxaq baa u badan garxajes
@mansuurjama2110
@mansuurjama2110 2 жыл бұрын
R9 ismaaciil carre ayaa u badan walaal
@shaaficifaarax3239
@shaaficifaarax3239 2 жыл бұрын
Toolku hays raaco
@Ali-qh7nv
@Ali-qh7nv 2 жыл бұрын
Dad xayawaan aya ahaayeen kuwii shalay hadlay kamaan seexan waxa ay ku hadleen isxaaq iyo ciida gale ayaa hargayse dagaal ka ridi kara waxa ciid gale la yiraa ma jirto waa garxajis laakii isaxaaq hadii uu ka baxay magac aabihii ee ahaa garxajis muse dhaani daaca isdii 1994kii ama tolkiin wax laqab
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@Brightone1
@Brightone1 2 жыл бұрын
Duli
@awilmax1028
@awilmax1028 2 жыл бұрын
Idinku isaxaaq ayaa tihiin matihin habaar yoonis iyo garxajisba ee idinka xalaaale iska saara dadka kale soo galay
@mansuurjama2110
@mansuurjama2110 2 жыл бұрын
Isaxaaq waa rag garxajis habaryoonis ah ee maxaad mooday!
@zncabdi2706
@zncabdi2706 2 жыл бұрын
Qabyaalad ayaad u waalateen sharafta ilaahay idinka qaad wixii qabyaalad madaxmartay oo dhan
@craxmaanmaxamed9567
@craxmaanmaxamed9567 2 жыл бұрын
Waar qabyaalada yaa inga qabta sidani waa waaliye
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 2 жыл бұрын
Adba bidhiii qaaate ayaaaad tahayyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy
@odayjama1829
@odayjama1829 2 жыл бұрын
Boolijiis
@abdirahmannblue4891
@abdirahmannblue4891 2 жыл бұрын
idin kala garan maynee dhan isu raaca bal
@Xiingalool
@Xiingalool 2 жыл бұрын
Waan dagaalamaynaa soo daa waxaad haysaan
@taherjamac228
@taherjamac228 2 жыл бұрын
Maadaa wax u sheegaya madaxweynaha inantii hooyadeed dhalmada bartay, kuwan xirsaa waxogaa soo siiyey
@nuradinaahmed5292
@nuradinaahmed5292 2 жыл бұрын
WAar umudu maxay dhimatay w bal waxan isu jawabaya eega
@AnwarAnwar-un9fg
@AnwarAnwar-un9fg 2 жыл бұрын
Kukukukukukuku
@fatoomasomali4665
@fatoomasomali4665 2 жыл бұрын
Idinku habar yoonis ma tihidin ee waxa tihiin isaxaaq care
@samsammaxamed2279
@samsammaxamed2279 2 жыл бұрын
Oo isaxaaq care waa ayo
@NABIIL_SHOW
@NABIIL_SHOW 2 жыл бұрын
@@samsammaxamed2279 isaxaq care waa baha garxsjis
@samsammaxamed2279
@samsammaxamed2279 2 жыл бұрын
@@NABIIL_SHOW yaa udiidan wll
@kotburothman998
@kotburothman998 2 жыл бұрын
@@NABIIL_SHOW wall isaxaq waa habar younis garxajis waa laba daawuud iyo siciid dawuud waa ciidagle siciidna waa habar younis
@fatoomasomali4665
@fatoomasomali4665 2 жыл бұрын
@GALOOLKA codkaa dadkaa aad oromada ku sheegeyso ayuunbaad kursiga aad u waalatay ku fuuli kartaa lakiin si kale walay kaa tahay
@jakey2424
@jakey2424 2 жыл бұрын
Waar aqbali mayno. Gun baad tihiin huunno ah. Maalin walba waad caydaan garxejis. Gun baad tihiin. Muuse Shaani waa tegayaa
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 2 жыл бұрын
Magaca dhiig
@khaledomer468
@khaledomer468 2 жыл бұрын
Ciro na wax usoo sheega bal inuu waalan yhay iyo in kale ayaa lagaran laayahaye
@logannnnnn930
@logannnnnn930 2 жыл бұрын
Waarbal waxan eega ilma isdaba yaac
@fatoomasomali4665
@fatoomasomali4665 2 жыл бұрын
Laba sano waa loo kordhiyaa waa stuuri
@mustphemaxamuud8007
@mustphemaxamuud8007 2 жыл бұрын
Hhh stop
@ahmedlozinho9784
@ahmedlozinho9784 2 жыл бұрын
Beenalayaalll
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 2 жыл бұрын
kuwani waa Habaryonistii gaajada ahayd ee Bari kaso guuray ee Hargeisa halaga saaro Isaxaaqu waa asal reer Hargeisa
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 2 жыл бұрын
Yaahuu. Boowe. Haku. Waalan. Dad. Wada. Dhashay
@kotburothman998
@kotburothman998 2 жыл бұрын
Nacas yahow maanu isxaaq habar younis ahyn oo isxaaq care ahyn waxaa taa ku cadaynysaa inuu cudur garxajisnimo ku hayaa bal maxaad ku cayday qabiil dhan waxba ku gaysan Ilahay kaso saaray mid shekha iyo mid kalaba oo an adiga waxba kuu gaysan anigu qabiil afkyga magayo sharaf ayey iga mudan yiin lkn waxad no cadaysay inaad caqli lhyn ama aad tahay laga roone magaca dalka noo dhig laga ronayow
@hamsehassan83
@hamsehassan83 2 жыл бұрын
@@kotburothman998 ceebtood maahe waa caadadood waa erayda laynagu Kala qaybiyo
@somaliboyofficial6735
@somaliboyofficial6735 2 жыл бұрын
Hargeysa reerka leh waa isxaaq carre iyo Ciidagale inta kale waa oromo dalka ka dawarsada.
@mansuurjama2110
@mansuurjama2110 2 жыл бұрын
Habarawalba hargeisa marti bay ku yihiin ee caga dhigta yaan la idinka saarinee
@mafiiya4313
@mafiiya4313 2 жыл бұрын
Somaliland viiva viiva viiva
@rodahussien1993
@rodahussien1993 2 жыл бұрын
Viva somaliland kuwii udhintay ayaa le
gabadhaan maxaa kaaga baxay
9:18
Abwaan sharlaawe
Рет қаралды 2,7 М.
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Reer Hargeysa Oo Sheegey In Ay Carab Kasoo Jeedaan
8:14
SAAB TV
Рет қаралды 14 М.