Haweenay Itoobiyaan ah oo Muqdisho ku dhex faafineysay cudurka HIV-ga oo la qabtey & maqaayadii ay..

  Рет қаралды 28,479

MUNASAR MAXAMED

MUNASAR MAXAMED

Күн бұрын

Пікірлер: 171
@AhmendyJully-tx5xe
@AhmendyJully-tx5xe 2 ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@11naa44
@11naa44 2 ай бұрын
Dadka ganacsiyada leh dadka ay shaqada qorayan cafimadkoda wa iney baaran iyana Alle ha caafiyo iyo inta kale 😢😢😢😢
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 2 ай бұрын
Gabadha qofki la raaxeystay lee qaadaayo cudurka lkn dad cuntada karisay cunay ma qaadaayo cudurka
@11naa44
@11naa44 2 ай бұрын
@@mahdimohamed7056 hadey candhuufteeda ku darto ka waran ama intey masqusha gasho oo gacmaheeda wasakh ah cuntada la gasho la amini karo Alle nama tuso Alle ha naga qabto wxso oo kale
@Hasanali-kt2xh
@Hasanali-kt2xh 2 ай бұрын
​@@mahdimohamed7056Ka waran haday dhiigeeda cunada ku darto ileen wa cadowe.
@11naa44
@11naa44 2 ай бұрын
@@mahdimohamed7056 candhufta iyo masqusha gacmo an la so dhaqin wa laga qada SubxanAllah Alle umada haka qabto
@ashaomar6719
@ashaomar6719 2 ай бұрын
​@@mahdimohamed7056that's right ✅
@BahjaAxmed-ut6qr
@BahjaAxmed-ut6qr 2 ай бұрын
Subxanalah Caza Wajalla ilahow na ilali
@Umofficial3191
@Umofficial3191 2 ай бұрын
Subhanallah 🤯😲😳🙄😭 ilaahow bad baadi umadeena Ameen yarabi 🤲😭
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u 2 ай бұрын
Ethiopia Muqdisho joogaba qalada
@mohacade8773
@mohacade8773 2 ай бұрын
Walciyaadu bilaah Walciyaadu bilaah Walciyaadu bilaah Walciyaadu bilaah
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 ай бұрын
Alla Hargeisa iyo Borama Ku badanaa Kuwa Canjeerada Iyo bunka Sameeya.
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 2 ай бұрын
Hayeey is ilaaliya yahuda ban maqli jirey naagaha quruxda badan oo cudurkas qaba waxay u diri jireen raga carabta si ay cudurkas u qaadsiiyaan siiba siyaasiyiinta iyo caruurtooda iyo ganacsatada iyo caruurtooda marka kuwanina waa isticmaali karaan waayo ayaga iyo yuhuud meel ma kala jiraan
@11naa44
@11naa44 2 ай бұрын
@@fayselhassen4681 borama wa laga helay meelaha bunka iyo dhalinyaro qadey 2022 gii 😭😭
@11naa44
@11naa44 2 ай бұрын
@@fayselhassen4681 borama meel bun ka laga helay 2022😭😭
@MaxamedCabdi-pc4xd
@MaxamedCabdi-pc4xd 2 ай бұрын
Subxaanaka yaa ilaah.illahow na dhowr
@Aalamohamed-u7x
@Aalamohamed-u7x 2 ай бұрын
subxanallah subxanallah ilahow naga qaabo anaga iyo indii Muslim ah
@chriskahin545
@chriskahin545 2 ай бұрын
SubhanAllah🤲
@samanjecel6079
@samanjecel6079 2 ай бұрын
Subxanllah Allah haa naa bdbadiyo daal iyo dadka somali ee burbursan ee bahalo galen noqdey🇸🇴☝️☝️
@samanjecel6079
@samanjecel6079 2 ай бұрын
Somali dalka hooyo ayan sharaaf ku lenahay ee aan difacano waar waa huradan qabiiyalad ma quruxna midnimo iyo ddaal hormar lagu garaa ina isku naxrisano Allah haa no naxrista❤❤
@Foziyaa-c5r
@Foziyaa-c5r Ай бұрын
Somaali ba ugu badan hv
@anisahaaji9248
@anisahaaji9248 2 ай бұрын
Inaa qariso mahan wajigeeda akhii si la iskaga ilaaliyo belada
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 2 ай бұрын
bismilah😢😢😢😢
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 2 ай бұрын
Inaalillaahi wa inaa ileyhi rajicuu.
@SaadHassan-o8e
@SaadHassan-o8e 2 ай бұрын
Dawladnimo waa sharaftaas .dawlada hala taageero
@SMATransport
@SMATransport 2 ай бұрын
Muqdisho ha jogto qalad mahan somalida ba addis wey jogan Maqayada ayaa qaldan sababto ah iney baran ayey ahed cmd keda
@safiaabdi1884
@safiaabdi1884 2 ай бұрын
Subhanllah
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 2 ай бұрын
SXB JIMCE MUBAARIK 👋
@ibtijah2747
@ibtijah2747 2 ай бұрын
WAJIGEEDA SOO BIXI SOO DEY HADII KALE PUNTLAND AYEEY ADEYSAA AMA HARGEYSA WAJIGEEDA SOO DEY
@findheofficial621
@findheofficial621 2 ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل. Meel inoo bad qabtaa majirto dad iyo dalba.
@LEOABALLAWllboss
@LEOABALLAWllboss 2 ай бұрын
Bis waye umadena cudurka ku dhex faafin raggow is ilaaliya xaaska aad guursanayso iska baar dumarow idinka iska baara ragga guursanaysan hayuuy 😢😢😢😢 xalada ma sahlana
@Al.jabarti
@Al.jabarti 2 ай бұрын
Daantistaha kuwa ilkaha laftiguuda waa in lis ka fiiriyo
@ahmedmohamedabdi8814
@ahmedmohamedabdi8814 2 ай бұрын
Waa arin muhiim ah
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 2 ай бұрын
Lakkiin dadkaan loo shaqeeynaa waineey shaqaalaha baaraan seey shaqo usiinaayaan qof eeysa baarin
@caweyskacaasimada819
@caweyskacaasimada819 2 ай бұрын
MASHRUUUCA FAYA DHOWR WUUU SHAQEYN WAYEY KISTA WAX KASOO GAARTEY
@bazeera5520
@bazeera5520 2 ай бұрын
Subxaanallah
@JehaanAbdiraxman
@JehaanAbdiraxman 2 ай бұрын
Maxaa uqarineysaa dadka ha arkaanee si looga fogaado xasbiyallah wanicmal wakiil alloow nabad baadi
@luuluemaxamed6326
@luuluemaxamed6326 2 ай бұрын
Subxaan Allah
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 2 ай бұрын
Xasbunallahi wa nicmal wakiil
@JacfarNur
@JacfarNur 2 ай бұрын
Maqayad lee sheygesaa away club shishada eey ethiopianka zooba oga furan meqa xgaas lagu qadsinayaa
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 2 ай бұрын
ADIGAABA QEYB KA AH DHAGARTA WAAYO WEJIGEEDII HADII AY DALKA XUDUUDIHIISA KA SOO GASHO AAN KU AQOONSAN LAHEEN BAAD NAGA QARISEY MARKA MA AJAANIBTAA XUSHMAD MUDAN MISE DADKA IYO DALKAA XUSHMAD IYO ILAALIN MUDAN
@HaabiilLove
@HaabiilLove 2 ай бұрын
Aniga waxa soojeedin laha timajarayaasha dhan in lasooqabto oo caafimadkoda la hubiyo aad bee uhalis uleedahay sakiimada ee dadka ugu xiirayan qaarba kujeexo dadka xataa goobahooda tima jarayasha qaar baa nadiif eheen muqdisho, somaliland kuwa tima jara itbooiyaan ayey ubadan yihin waxaa usoo jeedin lahaa inee hubiyaan caafimadkooda qaar baa ogahay commentigega marke arkaan kala yaaci doono oo is oran doono ninkaan waa idin kashifay oo xiisada markee dagto dib usoo laaban doono kuwaasna marlee laqaban doona dulmilow iyo xaasid intee dabin dhigayan alle ayaa dabin udhigi doono oo aadamahiisa ka ilaalin doono inta feejigneen😮😢
@Abdullahi-oo6dr
@Abdullahi-oo6dr 2 ай бұрын
Lkn cunto qof kariyay laguma kala qaado xataa hadaa lacuntid ama dharlagashit Lkn sika waa ufaafin karta
@Miketyson-o2k
@Miketyson-o2k 2 ай бұрын
Hargeysa ba hadii la baadho waa laga helayaa. Ilaaahopw na badbaaadi
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 2 ай бұрын
ETHIOPIANKA OO DHAN SOMALIYA WAXEY U YIMADEEN INEY CUDURKAAS GUDBIYAAN HIV 😡😡😡
@jibrilahmedjibrilahmed6586
@jibrilahmedjibrilahmed6586 2 ай бұрын
Haa wlhi lkn ilaahay ha inaga badbaadiyo 😢
@FatumasahraDaahir
@FatumasahraDaahir 2 ай бұрын
Hayey haye hayey
@miskiomar4399
@miskiomar4399 2 ай бұрын
Subxana Allah 😢😢😢
@jibrilahmedjibrilahmed6586
@jibrilahmedjibrilahmed6586 2 ай бұрын
War soomaaliyeey arrintaan waa silsilad dheer wlhi maxa sababay in la qariyo xogta ay sheegtay ee loo cadayni waayay. halkaas waxa ka cad in kaligeed aanay ahayn balse dad kale ay jiraan oo arrintaan ku lug leh 😡😕. Lkn ilaahay ayaanu tala saaranay isagaa jira uuna jiri doona 🤲 , Calafkuna waa wax qoran oo aan marnaba ina dhaafi doonin 🥺😭😭
@abuu-ali307
@abuu-ali307 2 ай бұрын
💐اللهم فرج أموراً ضاقت بها صدورنا وعجزت بها حيلتنا وقلّ بها صبرنا .. ‏اللهم أسعد قلوبنا بما أنت أعلم به منا واجعل مانريده في حياتنا قريباً لناظرنا ساراً لخواطرنا وأسعدنا اللهم سعادتين الدنيا بخيرها والجنة بفردوسها💐 اسعد الله صباحكم بكل خير وسعادة أللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آل محمد كما باركت علي إبراهيم وعلي آل إبراهيم إنك حميد مجيد ٠٠٠٠٠٠٠٠٠٠٠٠
@GhJop-k5f
@GhJop-k5f 2 ай бұрын
Inshaqo lasiiyo Ayaa Qalad Ah
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 2 ай бұрын
Waain la isbaaro deg deg
@sammynr2434
@sammynr2434 2 ай бұрын
Show her face don’t blur it so everyone knows in the future
@maryanomar1878
@maryanomar1878 2 ай бұрын
Shaqalaha waleska baaraa maxkaqaldan aduunkaba lamasotan seloo baarin maqayad dhalin todhan jeclaayen😢😢😢
@drcabdiyarexasan5
@drcabdiyarexasan5 2 ай бұрын
Cadowga dhagartisa waybadan tahay aniga waxan oran lahaa xarantan halalayo dhamantood
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 2 ай бұрын
Waa soo noqoneysaaye wajiga maxaa u qarisay hala bartee si aysan dad kale ugaadin
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 2 ай бұрын
Meeqa nin oo soomaaliyed ah ayay kudaratay udurkan xasbunallahi wanicmal wakiil.
@11naa44
@11naa44 2 ай бұрын
Meesha magaceeda wa ina sheegta si dadku u ogaadaan
@dahirdayib7558
@dahirdayib7558 2 ай бұрын
Qofkii la jiiftay lee ma iska baaraayoo.
@AbdullahiMaxamuud-w5c
@AbdullahiMaxamuud-w5c 2 ай бұрын
😢
@safiaabdi1884
@safiaabdi1884 2 ай бұрын
Why you not show here pic why ?!!
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 2 ай бұрын
HAYE NIN SOMALIYEED OO ALAABTISA GACANTA KUWADOW CUDU HALAGUU QARIYO HADHOWNA XAASKADZ UGUDBIHII
@mnviepapa2003
@mnviepapa2003 2 ай бұрын
Maxad u qarin wajigeygaa markaa wad qaldantahey uff yaaq
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 2 ай бұрын
MAQAAYADAHA HABAARAN DADKEY SHAQAALEYNEYSO MIDAKALE ITOBIYANKA WADANKA HALAGA SAARO WAZXASIDIIN
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 2 ай бұрын
War Ethiopianka dalka halaga saaro dalka qatar ayey kuhayaan
@lailaismail1317
@lailaismail1317 2 ай бұрын
Mida kale cuntada ayaa roone pharmacyga iyo tima jaraha labaduba intay qalabka isku so jeexan ama isku mudaan bay qofka kusii mudayan
@samiamohamed2944
@samiamohamed2944 2 ай бұрын
Subxanallah
@SadioWarsame-rq6ql
@SadioWarsame-rq6ql 2 ай бұрын
Horta munasar cudurkani kuma faafo qof cunto uu gariyay ama adeeg uu kuu adeegay xitaa dhiiga qofka qabaa haduu mudo banaaka yaal bakteeriyada wey dhimaneysaa alle inta qabtaa hacaafiyo anaga iyo intii muslinaba naguma rido Aamiin Yaarabi kaliya waxaa laysku qaadaiiyaa gogasha ilkaha ama dhiigiisa oo qofka lagu shubo marka alle hayna illaasho halaysilaasho ceeb maaha laakiin waalida qaarkeed ayaa dhiba
@abobasement346
@abobasement346 2 ай бұрын
Hargaysah garoweh lasaanod burcoh berberah boramah bay kah buxan ormadah war iskah sarah nijastah
@JacfarNur
@JacfarNur 2 ай бұрын
ethiopian oo dhaan iska ilaliya somaliyey hiv aids eey kubadnyhen runtii
@CabdiraxiimFaarax
@CabdiraxiimFaarax 2 ай бұрын
Qofka Amxaar Aamino ayaa ka xun.
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 2 ай бұрын
Makhaayada pharmasigaba ka daran 😢
@maryanomar1878
@maryanomar1878 2 ай бұрын
Baaraa maqayadaha kalena siloo badbaadiyo dadka waala jabay intee naloo wadaa qarax Iyo xanuun
@abdimuse7911
@abdimuse7911 2 ай бұрын
sababtee loo masaafurinaayaa, hadii eey qof kamid ah dhalin yarada wax lasameysay waa in sharciga la mariyaa waxaa laga yaabaa ineey 100 wiil qaadsiisey cudurka , naagtu waa naag dilaa oo gaalo ah in la dilo ayay ahayd..... naagta in lasii daayo ma ahayn, soomaalida waa fulay ethiopia waan ka cabsanaa walaahi
@JacfarNur
@JacfarNur 2 ай бұрын
Haa runtii Somali Somali lee ka adagtahay
@HayatInspiration
@HayatInspiration 2 ай бұрын
Wixii Xaaraan & Macsi wax ku raadiyaba hala qaadsiiyo qof dhawrsoon illahey ma halaago Alle ayaaba Ku dhahay ha u'dhawaan zino, ha sameyn laguma odhan lkn ha u'dhawaan ayaa lagu yidhi taasi micnaheedu waxa waaye wax Alle wixii zino keeni Kara ha u'dhawaanina waayo waa faaxisho weyn Marka dhalinyarooy Ragg & dumarba daacada Rabbi & dhawrsanaanta Ku da'daala in shaa Allah,
@abdimuse7911
@abdimuse7911 2 ай бұрын
@@HayatInspiration Bini'aadamku qalad wuu ka dhacaa, Malaa'igta ayaa Macsuumiin ah, horta midaas fahan, Xanuun aad isku ogtahay inaad qof kale uqariso waa dembi iyaduna, waa in dembigaas lagaala xisaabtamaa hadii lagu qabto, ee maaha orodoo iska bax pp dalkaada aad in la dhaho, dowlada ayaa qaladkaas eey sameysay naagtaas dusha ufidanaysa ileyn dadkii la dulmiyay waxna umeey qabane, why aad usheegteen xanuunka eey umada uqarisay ahdeydaa. Noo maxkamadeyneyn soow ma imanayso
@JacfarNur
@JacfarNur 2 ай бұрын
@@HayatInspiration JAZZAKAALLAH KHEIR wll
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 2 ай бұрын
INTA MACSIYADA SHEYDAANKA KU HOGAAMIYEY RAG IYO HAWEENBA HAISBAAREEN SI DAAWO UHELAAN ALLOOW SOOMAALIYA INOO HAGAAJI OO NAGU BADBAADI
@lailaismail1317
@lailaismail1317 2 ай бұрын
War naagta wejigeda na tus iminkay xamar intay ka tagto puntland ama somaliland ka degiye mida kale dadka maqaaxida leh hala xiro sababto ah inay baaraan bala rabay ka hor inta ausan naagta shaqalaysiin
@fadumocabdiraxman9813
@fadumocabdiraxman9813 2 ай бұрын
Maxaa u sheegin maqaayada magaceeda
@FadosoDaahircilmi
@FadosoDaahircilmi 2 ай бұрын
Munasarow maqaayada soo bandhik wll ha ogaadan bulshada si ey is ku hubiyaan bls😢
@Princesszoya-p2k
@Princesszoya-p2k 2 ай бұрын
Walalkey mid Lee miyaa subxanalah mudo dheer bay wadeen faafinayay.. mase ka badbaden dhalinta soomaaliyed doctor muqdisho ka hadalay cudur wa ku badan yhy wadanka especially young generation... mida kale walal maqayadaha uyaga cook ka ah ilahay ha na amànsado dal iyo dadba....
@muslimoxasan-eo8tz
@muslimoxasan-eo8tz 2 ай бұрын
Shaqo wanagsan ayaa laqabtay
@FarhiyaAress-i6w
@FarhiyaAress-i6w 2 ай бұрын
Sax wallahi💙💙💙💙💙🩵🩵🩵🩵🩵🩵
@Efootball2025-f2s
@Efootball2025-f2s 2 ай бұрын
😂😂😂😂 oo hadii dhecaankeeda kudari jirtay cuntada kawaran ??? Ileen qof cudurkaas qabo xaasid waaye
@NuunaiYuujey
@NuunaiYuujey 2 ай бұрын
Qoobey io kudarso.....
@amnaali8642
@amnaali8642 2 ай бұрын
WAA TII DHALINTEENA LAGU LEYN LAHAA ASIGAANA KU FILAN BULSHADA INTEEDA KALE INU QAADSIIYO DADKUNA NOQDAAN KUWA MEYD LUUDAYA HADANA SOCDA
@mohamedhassan-yc2cw
@mohamedhassan-yc2cw 2 ай бұрын
Itoobiyaanka waa cadawgenaa sidaas ayey ugu faafiyaan wadanka dhan gees ka gees war iska ilaaliya rag iyo dumarow
@sadam1318
@sadam1318 2 ай бұрын
itoobiya waxa bada qaato iyo wax HIV dhex keeno ayey noqdeen
@Cabdiraxman..Jilbiska
@Cabdiraxman..Jilbiska 2 ай бұрын
Si yaabaha umadaha loo dabar gooyo waxa kamid ah, waa lagu mashquulinayaa, si hoosena waxa laguugu soo taraarixinayaa BALWADAHA iyo XANUUNADA WAX DABAR GOOYA, mudo kadib umadaasi ilahay haduusan u gar gaarin Waa la waayaa 😂
@iman1527
@iman1527 2 ай бұрын
bro qofta wajigeda maxa uu qarisay ma waxa donesa dadkale inay ku fafiso mida kale maqayada magaceda wa ina shagto
@Mahad.cali1
@Mahad.cali1 2 ай бұрын
Shacabka muqdisho si walba waa laysku dayay in la baabi "iyo
@saidkaamil6018
@saidkaamil6018 2 ай бұрын
Maxaad u qarinaysaa wajigeeda wa in labartaa wajigeeda waayo umada In iska ilaaliyaan weeyaan
@MANCITY2025
@MANCITY2025 2 ай бұрын
Shaqada maahan taag markiiba fahan teen ee waa arin fasiraad u baahan Dadka wax garabkaa ban is fahmayna 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@YahyeHADJi
@YahyeHADJi 2 ай бұрын
😱😱😱😱😱😱😱😱
@Ladanabdii
@Ladanabdii 2 ай бұрын
Cuno lagama qado dhiig iyo dhecan lagu kala qadaa lkn amee dhiig cadiya kudari jirtay ethopian cadowgena waye
@AbdifatahAbdi-x1h
@AbdifatahAbdi-x1h 2 ай бұрын
Usheeg Mohamed munasar
@princcessabdi7031
@princcessabdi7031 2 ай бұрын
qof wax karinaya saw mindi jari mayso inay qariso may ahayn subxaanalah
@JacfarNur
@JacfarNur 2 ай бұрын
Cuno ma ahan faham raaga wey damac bdnyahen liiska siynee noh
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 2 ай бұрын
Cuno laguma qaado ileen dab ee maraayaan dhib mlhn ee dhalinyarada la raaxeysanaayo saas lagu qaadsiinaa
@JacfarNur
@JacfarNur 2 ай бұрын
@@princcessabdi7031 wankusalamay princess
@imsoomali938
@imsoomali938 2 ай бұрын
maa la dilo
@Abdisalaam1
@Abdisalaam1 2 ай бұрын
Diinta 2 oga shahay in ladilo nin ama naag guur soo maray iyo qofkii qof dilo ee wll waxbaro telephone ha ku mashquulinay😂😂😅 Diintaada baro❤
@nafisafamilychanel8080
@nafisafamilychanel8080 2 ай бұрын
War magalada hala baaro bisinkow
@kingamoore780
@kingamoore780 2 ай бұрын
Masafurin aa nafta in si arxan daro ah lodhafiyo ayay ahayd dhilada war somaliyey Ethiopia aan iska qabano wlhi kurdi baan noqonaya manta wata badeni ba lagu gorgortamaya
@cadbdulaahimaxmamadxasan3074
@cadbdulaahimaxmamadxasan3074 2 ай бұрын
Cudurkaan maqaayad laga shaqeeyo luguma kala qaado
@NimcoSalim-h7q
@NimcoSalim-h7q 2 ай бұрын
😢😢😢😊😊
@gigachad9879
@gigachad9879 2 ай бұрын
Maqaayad qofkii shaqeeya cudurka waa laga qaadaa miyaa Aniga Jiif Cabbeyga keliyaan moodaayey in laga qaadee
@superfun1819
@superfun1819 2 ай бұрын
Qofkasta dawladda hakuso rogto in n usaan guursan isaago haysan waraqda cafimaad. Qofna ma shaqaynkaro isaago heeysan waraaqda cafimaadka
@NaxiisNawaal
@NaxiisNawaal 2 ай бұрын
Ñaago ooroma weykabuuxan muqdishio oromata halkraadiyo naago iyo Niman oo oroma halbaaro makalata
@amnaali8642
@amnaali8642 2 ай бұрын
FADLAN HADDA WA IN LA BAARAA SHACABKA SOMALIYED BAARITAAN GUUD OO SHACABKENA AH LAGUNA HUBINAYO KA FAYOW SI KII JIRAN LOOGA DHEX SAARO
@ZeezoCumar
@ZeezoCumar 2 ай бұрын
Somali waa udhamatay waxkasta losogudbinaya hala tuso wajiga si lo ogado dadkas hadii lamasafuriyey wey sonoqon lakiin wajigeeda hadii merlkasta yaal kuma so dhiiranayso wadanka dadkana wey kataxadarin
@Hasanali-kt2xh
@Hasanali-kt2xh 2 ай бұрын
In la dhoofiyo ma aheen waxay loo bahne badweynta in lagu rido, Daanyeerta.
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 2 ай бұрын
INLATAKOORO AYAA FIICAN AADAAMA AY AJANABI TAHAY WELIBA ITOOBIYAAN SABABTOO AH IN AY MARKALE DALKA KU SOO NOQOTO AYAA LAGA YAABAÅ MARKA HADII AAD SOO BAN DHIGTO QOFKASTO AYAA AQOONSAN LAHAA
@Huseen-v4b
@Huseen-v4b 2 ай бұрын
Kuwaa dab saaray saacan indhaha ay taagaayan 😂😂😂
@XUSEENXuseen-t6c
@XUSEENXuseen-t6c 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@XUSEENXuseen-t6c
@XUSEENXuseen-t6c 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@XUSEENXuseen-t6c
@XUSEENXuseen-t6c 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@amnaali8642
@amnaali8642 2 ай бұрын
XATAA SHAQAALE HALA BAARO IYO XIL. DHIBAANADA WAA DEGDEG WARQAD CAFIMAD OO HUBANTI LOO BAARAYO KANA BAXSAN MASULIYAD DARO KA TIMADA BARITANKA FADL HUBI SHACABKEENA KA CADOWGA KU AH EE KUSOO DUULAY SI TOOS AH IYO SI DADBAN
@lailaismail1317
@lailaismail1317 2 ай бұрын
Maqaaxi hormuud la dhoho oo galkacyo ku taal mid ba ka shaqaysan maqlay itobiyan ah marka waxan oran lahaa iska daaya dadka meheradaha leh itoopian wax dad logu adeego maahee
@zaahirpaulo4146
@zaahirpaulo4146 2 ай бұрын
Alxd ilahow naga qabo cadowga
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
imisa lalaha war itoobiyaanka wadanka halaga saaro dee waakas cudurku dhex faafisay wadanka midakale soomalidu way socod badantahay goboladay usi gudbi
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 2 ай бұрын
Maxaad ka tiri Soomaalida Itoobiya dhex degan sida S/galbeed, mase ogtahay inay boqolaal Itoobiyaan ah ku nool yihiin goboladda dalka, Somaliland, Puntland & K/galbeed ??
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶 #gen
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 32 МЛН
Suuqa labaad ee ugu wayn muqdisho | xamar wayne 🇸🇴
14:43
Dhakhtarrr
Рет қаралды 389 М.
Fake food. Ka dig toonoow khatarta cuntada beenta ah.
16:57
Turbashaash Family
Рет қаралды 30 М.
GESE Grade 5 B1 Exam Example | Home Office-approved | Sehlule
11:21
Trinity College London
Рет қаралды 265 М.
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶 #gen
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 32 МЛН