Qiralka sadex kamida koxda argagixisada ee alshabab oo shalay xukuntey maxkamada Ciidamada Puntland

  Рет қаралды 93,672

AF MEER

AF MEER

Жыл бұрын

Qiraalka sadex kamida kooxda argagixisada ee alshabaab oo shalay maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Puntland ay xukuntay
Labo kamida ay yihiin dagaalamayaal
Katirsan argagixisada buuraha kadagaalanta
Halka labada kale ay uqaabilsanaayeen
Dacwada marti galinta iyo saadka
Kooxda argagixisada Alshabaab

Пікірлер: 127
@khalidpuntlander11
@khalidpuntlander11 Жыл бұрын
Agaasime afmeer guulayso shacabka somaliyeed iyo reer puntland ayaad shaqo u haysa 🤝🫵
@Aabo143Aabo-rd1om
@Aabo143Aabo-rd1om Жыл бұрын
Argagixiso insha allh wa laydin dhamaynayaa
@abdowali463
@abdowali463 Жыл бұрын
Argagaxiso naxariis ma leh, marka waraysiga laga dhameeyo surka ha loo dheereeyo.
@rashidreman2553
@rashidreman2553 Жыл бұрын
Allaahu Akbaar waxa BalaN ah Cid walBa l ShaqaySa Shabaab DIL
@caliajey7521
@caliajey7521 Жыл бұрын
Alla hoyooy mcntoy ileeen shababka xitaa geela qoryahay kuqaatan qalaaas jihaaaad majiree ciyaaaarta halkaaas kawata dhub allaha siiyo shabab
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 Жыл бұрын
ILLAAHOW XAQA na waafaji sida saxdaa somalina dowladooda uhagaaji
@boqorkaumada9562
@boqorkaumada9562 Жыл бұрын
Naarta ku raxersta 🔥🔥
@Gmaaad
@Gmaaad 3 ай бұрын
Wuu nasib badan yahay hadii ilahay ka soo badbaadiyay
@rashidreman2553
@rashidreman2553 Жыл бұрын
Life without parole
@yasinmohamed1818
@yasinmohamed1818 Жыл бұрын
Waxani waraysi ma yaqaaniin, Dadka xog fiican in laga soo saaraa la rabaa.
@lakijano8472
@lakijano8472 Жыл бұрын
Bosaso miskin korisey ahyd bahalo galeen noqatay wlhy yaaab😢
@hassanabdulahi2593
@hassanabdulahi2593 Жыл бұрын
Masaakiin badan ayaa nolol ku haysta kuna badbaaday balse kuwaan ayaa meel xun ka dhigay.
@nali7504
@nali7504 Жыл бұрын
Nankaan Khadar Keeyow walalki meyaa mise anaa mooday
@maanmohamed
@maanmohamed Жыл бұрын
Intaaso safara wuxuu usoo maray inu dad dhibaateeyo waliba wuxu yiri $5 qaado jiray. yaab. mhdsnd ree butland wa dariskinaa galmudug hormar wacan
@mustafaneero4621
@mustafaneero4621 Жыл бұрын
Qalab fiican maad iibsataan yaakhe shuushtaas ayuu hayaa
@micnamalahan
@micnamalahan Жыл бұрын
Waa Maxay Sawaxanka iyo buuqa ka yeeraya meesha lagu wareysanayo, teeda kale qofka waa in 2 qof lagu wareystaa sida sharciga ah , waxaa suurto gal ah qofka 1 aad waxa uu iloobo ama ka tago in uu kan 2 aad uu weeydiiyo, shaqo wacan ayaa qabateen!
@mustafecarab1114
@mustafecarab1114 Жыл бұрын
Subxanalah wilka garanka cas xidhan waba oromee somalia 🇸🇴 yaala aaminayaa wayabe
@gaduudo
@gaduudo Жыл бұрын
Waa raxanweyn maay ayuu looga hadlaa dhulkooda oroma maahan
@Kweensunami
@Kweensunami Жыл бұрын
Dila UMADA EY DHAMEEYEEN BALAAYO HA QAADO
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 Жыл бұрын
Madaxdooda Daraja siiya Caruurtay dhumiyeena Dil ku xukuma. Cajiib.
@AxmedMaxamuud-fd8yn
@AxmedMaxamuud-fd8yn 3 ай бұрын
ma ila aragtaa
@Gmaaad
@Gmaaad 3 ай бұрын
Aniga xitaa marar badan baa isweydiyay
@zahara2970
@zahara2970 Жыл бұрын
Walal markad wareysaneyso meel an shaqar legend kuwareeyso waayo waa sanqaar miiran codkane koor uqaad
@caddeloverabar
@caddeloverabar Жыл бұрын
War timiroow saxb kuma hayno ayaan taan
@hassanabdulahi2593
@hassanabdulahi2593 Жыл бұрын
Dhalinyarada Raxanweyn waa lagu shaqeystay waayo waa badan yihiin, wax camal ahna ma hayaan.
@abdiraxmaancawil3955
@abdiraxmaancawil3955 Жыл бұрын
Ilma Adeer yaalow waaraysigaan naga toosiyo teeda kle Agaasame timire taytalatii uu dadka uwaraysan jiray haloo waraysto
@khadragelle7801
@khadragelle7801 Жыл бұрын
Midkastaa waxa uu sheegayaa walayso qalday geeliisii 100 dollar oo dhiiga somaliyeed ku daadiyo ayuu ka doortay badhka geeya haw nixina illaahay umada haka qabto
@abulrahmanhashimiuk1099
@abulrahmanhashimiuk1099 9 ай бұрын
PUNTLAND WAXAANBA KU JECLAHAY SIDA ARGGAGIXISADA AY U LAAYAAN 24HRS ❤❤❤.
@nazdalaan
@nazdalaan 3 ай бұрын
WAXA DHAN WAA DIGIL IYO MIRIFLE..
@bashirabdullah6522
@bashirabdullah6522 Жыл бұрын
Allah ha idin cadaabo
@sabirinamohamed5380
@sabirinamohamed5380 Жыл бұрын
Dhalinyaradan wadankodi baa laga keeney lacag ma haystan maskaxda laga qabsaday xukunkan halaga yareeyo
@abdisamadahmed5493
@abdisamadahmed5493 Жыл бұрын
Dhalinyartan dhakhtar bay baahan yiin rehabilitation ha loo sameeyo xadhiga ka daaya waadad la qasbay oo iyaga ama family members kooda dil loogu hanjabay marka hala la tacaalo
@rooblecade8845
@rooblecade8845 Жыл бұрын
Hoyada siikkedi adiga qudhaada baa shabaab ah ncalaa ku dhly hlgusoo qabto waclyohow
@NotwiththeCrowd
@NotwiththeCrowd 10 ай бұрын
Qof muslim ah dilkiisa waa xaraam, af hayenka al shaban miya tahya, inta qof ay dileen bilaa naxariis xisaab maleh. Tan kale, may hoos dowlada ula socod siiyan, boqol siyaabod uga bixi layaahen haday rabaan. Hala dilo akhirana inshallah cadaamka ilaahay baan urajeyn.
@abwaancaqlisame
@abwaancaqlisame Жыл бұрын
Qofkan leh waa lay qasbayay may kan u hnjabaya soo xidhaanba
@daudbashirxusen159
@daudbashirxusen159 Жыл бұрын
Wlahi somali iyada aya is cuneysa
@yussufwanted302
@yussufwanted302 Жыл бұрын
Macalinka ardayda oo wax.baray soo qabta
@sulthanatips89
@sulthanatips89 Жыл бұрын
Asc wll maxaa la xukumayaa aaway nimankii hori oo Cali Saleebaal u badnaa mala daayay
@alwiyanaji5977
@alwiyanaji5977 Жыл бұрын
Jumlo ayagoo ah ayaa tiirka la gaynaa waa laysku uruurinaaya
@cabdirisaaqxaashi2277
@cabdirisaaqxaashi2277 Жыл бұрын
Maya maxaa loo dilaa racfan ayaan uqaadatnaa qabiiladii kale ayaa la dilay
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 Жыл бұрын
@@cabdirisaaqxaashi2277 war cumar maxamuud waliba reer mahad iyo reer khalf landherasha ayaba tiirka la geynayee macid kale lojojinaya
@abdulrahmana2216
@abdulrahmana2216 Жыл бұрын
@@qadrodahir7896 ya kadhigay landhareyal ? maxey adunka kuso kordiyen ? Who are they? Somali iyo Qabil forever waye
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 Жыл бұрын
@@abdulrahmana2216 jaahiliintaa somali ugu lazndheer
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it Жыл бұрын
Argagixisada deegamaday heestan waa in laga saara sidaysan dadka Somaliyed uqaldin.
@fiiqmaxamud872
@fiiqmaxamud872 Жыл бұрын
Allah how naxariisto kolay waa lagu dilayaa
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын
Maxaad ku hadli heysa ma qof shacab inu dhibo intaaso dhib ah u maraaye o la dilayo ayad u duceyneysa lagama aqbalayo ha is daalinin
@sharmarkemoha4291
@sharmarkemoha4291 Жыл бұрын
Hala dilo
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 Жыл бұрын
Raxanwayn waaye ama eelay wiiq
@fuaadbuuwe7727
@fuaadbuuwe7727 Жыл бұрын
Wardila
@aadanbare5761
@aadanbare5761 Жыл бұрын
oo raxweyn lèe miyaa labada kale uma jeedaan miyaa
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 Жыл бұрын
War Raxaweyntaan Ma Nag Laga Dhigo Nacala waxaa tihiin ku yaal Iimaaan La.aa 5 Dollar 💵 bu Naf u Ogoynayaa Iimaan la.ida wa iska sidan wr TooGta Kan mii miiida haya
@Easy_way1
@Easy_way1 Жыл бұрын
Caruur la soo qalday ba iimuuqata, Dhalinta Somaliyed si sahlan ba lo qaldi Kara waayo Dalka Faqri Bur Bur Aqoon Dari every fckn thinkings ba ka jira kuwa 50 jirada e Dhalinta qaldaya Hala laayo lkn maskin Bariis raadinaya.
@hibanura1929
@hibanura1929 Жыл бұрын
Nin baahan waxkastaa kasuurooba
@Easy_way1
@Easy_way1 Жыл бұрын
@@hibanura1929 80% Dhalinta, qaar lagu qasbay iyo xanuun sanaya lagana fa idaystay bay isugu jiran
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 Жыл бұрын
Lacagta bay ku galayaan wayna rabaan, handadaad askarta hoos ugu sheeg.
@mursalabdirihman3264
@mursalabdirihman3264 Жыл бұрын
waa niman kibir sane maayagaa sidii maxaabiistii u eg
@sulthanatips89
@sulthanatips89 Жыл бұрын
Cali saleeban nimanke u badnaa waa la seedayay sax Ayuub cumar iyo sayloor iyo
@zakisheikh5373
@zakisheikh5373 Жыл бұрын
Saylor mala sii dayay zhp
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын
Luuqadiisa koow ba waan gartay funaanad cadahaan inu yahay ogadeen
@charlesabdi
@charlesabdi Жыл бұрын
Nin la qalday maxa xukun kudhacaya mise ma lasamixi kara??
@Footballer1165
@Footballer1165 Жыл бұрын
Raxanweyn wa in laga masaa furiya putland
@rashidreman2553
@rashidreman2553 Жыл бұрын
Whilst the use of the death penalty is permitted under sharia law, its application is only allowed in limited circumstances, ensuring the highest requirements of due process and having regard to the 'overriding objective' of Islam: justice, mercy and repentance.
@IsmailSamatar
@IsmailSamatar Жыл бұрын
Stop defending terrorists وَمَن يَقْتُلْ مُؤْمِنًا مُّتَعَمِّدًا فَجَزَاؤُهُ جَهَنَّمُ خَالِدًا فِيهَا وَغَضِبَ اللَّهُ عَلَيْهِ وَلَعَنَهُ وَأَعَدَّ لَهُ عَذَابًا عَظِيمًا
@KUNANI23
@KUNANI23 Жыл бұрын
Showing mercy the tyrants is betraying innocent peoples
@iido8634
@iido8634 Жыл бұрын
Why he killed innocent people first off all?
@iido8634
@iido8634 Жыл бұрын
Stop ✋ defending alshabaab.
@iido8634
@iido8634 Жыл бұрын
​@@KUNANI23faking eeley ka yimid beydhabo oo noogu yimid degaankeena oo laayey haldoorkeeni ayaad damacday inaad difaacdo hooyadaa wase eeley eelay dhalay waa la idin leynayaa hooyadiin dhakada ka was.
@cumarcabdi2995
@cumarcabdi2995 Жыл бұрын
Wiilka 1aad qof 4 ama 5 sano kahor miyi kasoo galay uma Qaab eka
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
raga yaryar ee reer baadiyah ah yaan la layn ee hala xidho in ta shabaabka dhamaanayso
@omarahmad5053
@omarahmad5053 Жыл бұрын
Waar majarteenno raxaween ilma adeer noqtan reer cusman jabarta aa sii daay wiilka🤣🤣🤣🤣😂😂😂
@Footballer1165
@Footballer1165 Жыл бұрын
Wax layska noqda u haysa waxaas wa kaftan nio run ba uhaysta
@moh4127
@moh4127 Жыл бұрын
Ma oromaa qofkani
@geelwanaagle
@geelwanaagle Жыл бұрын
Ka somali maba ku hadli karo😮
@qaalidqeys135
@qaalidqeys135 Жыл бұрын
Raxawayn baqtiga magaalada nooga saara waa dad dhiigya cab ah.
@borowbaydhabo6201
@borowbaydhabo6201 Жыл бұрын
Wll raxweyn dhamaantoda argagaxisa mawada aha caqligaa kaasho
@adarosman1420
@adarosman1420 Жыл бұрын
Kuwas yaan ladeen wakamuuqataa in ay gacankudhigle yihiin wajib koodahalamariyo
@mataanpio7541
@mataanpio7541 Жыл бұрын
Miskiinkan waa laga soo waaLeY
@ileey-Teens
@ileey-Teens Жыл бұрын
Uqus 5 shilin wee kuku dilayaan. Waa dad inkaaran
@omarjama7627
@omarjama7627 Жыл бұрын
Ka ag somaliga ku adag! Waa Oromo
@mkgamer614
@mkgamer614 Жыл бұрын
mida aan layabay waxaa waye qorshaha Alshabab ay ugu dan leedahay inay dilaan dadka ugu magaca dheer in dadka ku khalkhaliyaan saan filayo waxa aribkan wada inay yihiin wadamo shisheeya aan rabin in ay soomaaliya nabad darro ay ku jirto iyo cabsi
@hiboxuzzeen5925
@hiboxuzzeen5925 Жыл бұрын
Muxuu la qoslayaa daanyeerku
@husseinkaskeeyofficial4316
@husseinkaskeeyofficial4316 Жыл бұрын
Nin iska farxsan ayuu ahaan jiray maskiinka Balse Wala siray Oo lacagaa imaankisa qaaday😭
@user-zj6xu3cy4x
@user-zj6xu3cy4x 3 ай бұрын
waxa weeye eelaay ku dhalay was
@dayxa561
@dayxa561 Жыл бұрын
Waa nin cali jeberti miidhifle Majeerteen ka ayaa wata halasii Daayo free adhi
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 Жыл бұрын
Cali jabardi wiilka dhashay 2023 kkkkk
@drs.nabiha7917
@drs.nabiha7917 Жыл бұрын
Wllo laascanod ilaa 2009 ilaa 2023 dil afduuban baa wax kudila wax akhbaara kamaan maqal butland may weydiiso inay halkaas alshabaab wax kudisho😭😭 119 qof kudhow baa lagu dilay Badanaa dadka dawlad kusheegta ushaqeeya ayaa ladilay
@abdowali463
@abdowali463 Жыл бұрын
Laascaanood waxaa dadka ku laaya jamhada argagaxisada SNM.
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Жыл бұрын
Muse handarab miyaa dambiga ka leexinee
@adensaid9255
@adensaid9255 Жыл бұрын
muuse Bixi waydii midaas
@galgalyasiin1321
@galgalyasiin1321 Жыл бұрын
dadku waa dad la khasbaayo badankood
@Aaamina12
@Aaamina12 Жыл бұрын
Wa iska dhehan qof kasta mala khasaba
@osmanali1816
@osmanali1816 Жыл бұрын
Hada kasbay medacwodan
@rahmafarhan2112
@rahmafarhan2112 Жыл бұрын
Cid lugu qasbi karaa ma jiro dhiig qof muslina daadi waxan waa waxay iska leeyihiin iyo been cad
@rahmadaganrahmadagan7047
@rahmadaganrahmadagan7047 Жыл бұрын
Nimanki cali saleban oo kuwan ka horeyey meeye wacade rer barigu khaain nimo io qabyaalad kama dhamadan ader sida ree muduga gaalkcyo camal udhaqma wiilasheni ban uhor marinay madaxa barqa cad ka toganay marka iska daya cadiifada oo alshabab sokeye io shisheye midna malahane wada laaya ama wada daaya maxay tahay shekadinu ader anaga runta idin sheegayne niicda nala dhaafa
@Kweensunami
@Kweensunami Жыл бұрын
Ajashooda malinta ey imado wala tOgan
@canabcadeydefg8520
@canabcadeydefg8520 Жыл бұрын
😈😈
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
waar shabaab waa belaayo dadka loo soo diray wiilashii soomaaliyeed dhameeye shicibkii dhameeye way iska wada horkeeneen
@somalilandchessfederation9356
@somalilandchessfederation9356 Жыл бұрын
Lahjadii oromaduu ku hadlayaa somaLi maba aha kani
@cabdirisaaqxaashi2277
@cabdirisaaqxaashi2277 Жыл бұрын
Cabsi ayaa igu kaliftay kulahaa lacagtu waa cunis askartana hoosta ayaan uuga sheegayaa
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 Жыл бұрын
Askarta hoosta ugu sheeg sax waaye.
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын
Waa dad iska xoolo ah o aan wax baran jaahil madow ah marka mishaar iyo waxaad sheegeysan maba ogaba
@dayxa561
@dayxa561 Жыл бұрын
Wuu qosolayaa daroogo ayaa Lasiiyey masaakiin baa misko Lafuulole
@deqah
@deqah Жыл бұрын
Ninkan waxad moda in uu benshegayo waxa kamuqda in uu dagalka galay wana uu qoslaya subxanallah
@user-zp6pg3um2c
@user-zp6pg3um2c 11 ай бұрын
Wareysiga ka dib qorta halaga jaro
@Username11249
@Username11249 Жыл бұрын
Raxan wayn iyo daarood waa walaali ilma jabarti ka leefa dee
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын
Nio dadkan xoolaha ah xagey alshabab ka helan walee wa yaab raxanweyn ayaga intii qabiil la isu dagaalaye ayaga umba is wasaye o dhalma ayay ku maqnayen 2006 wixi ka dambeeye xaabadii lagu shidaaye shacabka somaliyed ayay noqden
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Fdlan aan ku salino nabiga bage kana soo raaca
@maxameddaabadsomalilanderd3640
@maxameddaabadsomalilanderd3640 Жыл бұрын
Maxbuus ka tirsan al shabaab weeyi markaa already waa in maxbius ahaan loo hayo hadii kale shabaabna maxaabiista ay qabato ee shicibka ah saw layn mayso maxbuus dagaal iyo wey kala duwan yihiin waxa kale
@hassanabdulahi2593
@hassanabdulahi2593 Жыл бұрын
Shaqo ayayba u yaqaanaan in dadka la dilo yaab. Waa beentiis raalli ayuu ka ahaa waayo waxaadan raalli ka aheyn kama sii mid ahaan kartid.
@toosiyeawtilmaame4354
@toosiyeawtilmaame4354 Жыл бұрын
Kii la Qabtaaba waa Raxan Weeyn. Hadaba waa suaale Jannada Eelaay u bidhaantay mexeey tahay?? Is qarxi oo hadaad Rabtana is jarjare Baay Iyo Bakool hasoo dhaafin.
@Madde58982
@Madde58982 Жыл бұрын
Beenbadanaa 😂😂😂
@farhiyaali435
@farhiyaali435 Жыл бұрын
Ignorant people shaqo kulahaa masaakiinta iyo umada xasuuqooda maa shaqo noqatey waa horrors wixii xunba ayagaa kasii xun subxaanalaah naarta ku hoobta iinshaa alaah.
@isisisraelsecretintelligen9933
@isisisraelsecretintelligen9933 Жыл бұрын
WIILASHAAN YAR YAR ANIGU MA ARKO LKN WAXAAN ARKAA KA WADAADKA SHEEGANAYA EE LA SHAQAYSTA SIRDOONADA CAALAMIGA AH QANDARAASKANA KUSOO QAATAY DAADINTA DHIIGEENA.OK.HADAAD MAQASHO ISIS,ALQAEDA,ALSHABAB,ISI WAA KOOXO LOO SAMAYSTAY CEEBAYNTA DIINTA ISLAAMKA & BURBURINTA DUNIDA MUSLIMKA!.!.! DIINA SHAQO KUMA LEH EE WAA "DEALERS,GANGS,iwm".OK. {US,UK,ISRAEL,STOP FUNDING TERRORISTS.HADII KALE YOU ARE TERRORIST's.}. WE HAVE EVIDENCE. ......... Nuurka Libaaxa Odijk. Senior Political Analyst. Khabiir Ku Taqasusey Waxa Loogu Yerro ARGAGAXISADA.
@Dhuuso500
@Dhuuso500 Жыл бұрын
Deni waa goo sanaa uu ku lee yahay sheeko iyo kaana faalo baa looga bahnaa BOOWE say wax u jiraan 😂😂😂😂
@isisisraelsecretintelligen9933
@isisisraelsecretintelligen9933 Жыл бұрын
QABAXAKALLAAH JAMIICAN WAA NOOCAAS NOOCA LAGA HARSAN LA'YAHAY.TIIRKA GEEYA OO TOOGTA. Fiiro Gaara: ALSHABAB+ALQAEDA+ISIS+CIA+MI6+MOSSAD+ISI+HALANE=ONE. .... Nuurka Libaaxa Odijk. Senior Political Analyst Khabiir Ku Taqasusey Waxa Loogu Yeero ARGAGAXISADA.
@abdirahmanfurreh5057
@abdirahmanfurreh5057 Жыл бұрын
Maxaa loo waayay nin majeer ah oo Alshabaab ah? Dadka reer puntland ma aha miyaa Alshabaab, ... reer koonfur Galbeed uunbay maalin walba soo QabQabtaan , hala keeno majeertiya shabaab ah
@yasinmohamed1818
@yasinmohamed1818 Жыл бұрын
Sideed iyo tobankii gaalkacyo lagu toogtay 12 ka mid ah majeerteen ayay ahaayeen. Dib ugu noqo oo soo hubso. Lic maalin hore Bosaso lagu xukumayna MJ ayay ahaayeen. Saddexda ha la waraystayna kan dhexe ee dareewalka ah waa MJ. Beenta aad fidinayso Allah ka cabso.
@612nasir2008
@612nasir2008 Жыл бұрын
Af-Meer horey umaadan daawan jirin baan u maleeynayaa. Majeerteen badan baa lagu soo qabtey argagaxnimo waana la tooktey. Soo daawo qeebihii hore ee Af-Meer.
@IsmailSamatar
@IsmailSamatar Жыл бұрын
Gujis iyo Jeeri ba Majeerteen bay ka soo jeedeene cuqdada iska daaf
@xumeyraqaali
@xumeyraqaali Жыл бұрын
Aaway nimankii cali saleebaan ahaa ee laxiraayay maladaayay
@samaaraabdullahi2811
@samaaraabdullahi2811 Жыл бұрын
😂wala so qabtey lkn eelaydan puntlnd ka buuxdo wada alshabab
Qiraalka Cadde iyo Cabdiqani Sayloor
18:04
AF MEER
Рет қаралды 224 М.
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,1 МЛН
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
Fabiosa Animated
Рет қаралды 4,1 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 42 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
Qaraxyada iyo Gungaar // Naftiis Haligihii Fashilmay. By : SNTV
40:20
Somali National Television
Рет қаралды 714 М.
Qeybti sadexaad ee Barnaamijka AF MEER iyo dilaa Sahal
39:04
AF MEER
Рет қаралды 235 М.
DILAAGI SPORTSKA AHAA FAYSAL GUJIS QAYBTI KOOWAAD EE AFMEER
30:24
Barmaanijka Gungaar oo dhamaystiran SNTV 05.02.2023
22:36
Somali National Television
Рет қаралды 412 М.
AFMEER QAYBTA 8 IYO MAXAMED XAASHI MUUMIN
24:02
AF MEER
Рет қаралды 256 М.
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,1 МЛН