Diyarad shicib o la xayiro Axmed madowe logama adkanayo ee masakinta ya la cadibin
@MohammadgimingFCmobaile18 күн бұрын
Axmed madoowe ayaa usabab ah
@fordoosabdalla981918 күн бұрын
Sax maaha in la siyaasadeeyo arimaha bulshada Xasan shiikh illaahey ka cabso dadkaan masaakiinta wax ay kaa suubiyeen ma leh ee ishooda ka .
@DrAli28-Y18 күн бұрын
Ninka sheegtay in uu madax ka yahay wadanka in isaga loo doortay
@fordoosabdalla981918 күн бұрын
Shaley farmaajo waa ka soo hor jeeday in diyaaraha kismaayo la joojiyo maanta tii iyo ka xun baad suubineysaa
@zakinice59hakim18 күн бұрын
Axmed madowe aya dadkaas sas yeelay sabab u ah, mida kale xeyahay nagta nasaheda nuxsanayo wariyaha gacanta lagalay meshas miya latabtaa nasaha io io inta u daxeyso ya Rasulullah quf dumar ah ka foji qalabka maka rafonka ina dahdid aye aheed marka horena adiga u xiray tatabsaday ajnabi aye katahay xishoow waxaas malkas saaran sheydanka yu ku macenin wax fcn kaga dhigin ileen xaskada ma ahan ama walasha