Haweenka & Culimada Ceerigaabo Oo Ka Soo Hor Jeestay Wixii Amni Daro Wada.facebook.com/elsarmediapr

  Рет қаралды 37,354

ELSAR MEDIA PRODUCTION

ELSAR MEDIA PRODUCTION

Күн бұрын

★ ★ ★ELSAR MEDIA PRODUCTION 4K&ᴴᴰ★ ★ ★
💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕
/ elsarmediapr
FOLLOW ME on Social Media
➜ / abdirahmanelsar
➜ / abdirahman.elsar
➜ / elsarmediapr
➜ / abdirahman.elsar
Website ➜ sanaagmedia.com
chat.whatsapp....
WhatsApp: #+252634333309
#Subscribe_Saar_Fadlan_ELSARMEDIA

Пікірлер: 129
@awm221
@awm221 Жыл бұрын
Ilahay ceerigaabo nabad ha ka dhigo intii naga dhimatay Ilahay ha unaxaristo dhaawaca Ilahay ha uboga dhayo Amiin Amiin yaa Allah Ilahay ha su sakhiro labada garab haka dhex saro munafaqa Amiin
@jamacabukar
@jamacabukar 19 күн бұрын
Ceerigaabo ma keligiin bale
@AyaanWaano
@AyaanWaano 18 күн бұрын
Guuuuuuul somaliland somaliland viiva somaliland viiva somaliland viiva somaliland viiva somaliland muuse ismacli is not easy ❤
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 Жыл бұрын
Mash Allah, May Allah protect these people especially the sisters Amin. I haven’t see any one calling for peace ✌️
@munahassan4153
@munahassan4153 Жыл бұрын
allahumma Amiin ilaahay caqliga ha u siyaadiyo
@nimaabdi5202
@nimaabdi5202 Жыл бұрын
Mashaa Allah Tabarak Allah, Reer Ceerigaabo Ilaahey Cadowga ha idinka qabto Nabad baa naas la nuugo leh❤❤
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 Жыл бұрын
Masha'Allah reer ceeragaabo waa intaa iyo inlagudaray ee halkaa kasiiwada oo nabada wacan ee aad haysataan xajista dhimasho barakac dibaato aadan kabixi karin oo uusan Alle subxaana watacaalaa idiin keenin gacmahiin haku asbanina ee ha ilduufina oo nabada xajista nabadbaa naas lanuugale ee nabada ilaashada 4 jeeble iimaan laawe ah oo aanay nabadiina dani ogu jirin yuusan idin barakicine iska ilaasho hadii aad aragtaana dhagax kudila haduudoona hakula dhasho amaba wiilkaaga ha'ahaado!
@mariamomar6462
@mariamomar6462 Жыл бұрын
Mash allaah REER ceergaabo wa dada ku madaayisaan nabada guulyasta Somaliland guul iyo gobonimo ❤❤❤❤
@mariamomar6462
@mariamomar6462 17 күн бұрын
Mash aallah Reer Ceergaabo Haweenka quruxada iyo Caqaliig badaan guulasta
@f.warsame1069
@f.warsame1069 Жыл бұрын
Mansha Allah Somaliland Gul AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲💚▪️❤️We are Somalilanders we are one ☝🏾💪🏾👍🏼🙏😍
@abdisalamabdullahi4026
@abdisalamabdullahi4026 Жыл бұрын
Masha Allah. Sax. You are doing a wonderful job. Keep the peace.
@KhadraJama-x5i
@KhadraJama-x5i 20 күн бұрын
maansha allah reer ceeri gaabow nada allah haydiin adkeeyo cadawga haydika qabto
@samirr546
@samirr546 Жыл бұрын
Dumarkaasi waa wada dhaxdin iyo dhalasho muslimiin ah qaraabo ah Isku dad iyo dan ah Allah dhib idinma tuso. Qabyaaladu waa uf waxa ka ma caasha mid uf ah oo Naar ku socda macaashkiisuna waa gubasho iyo qax.
@june6206
@june6206 Жыл бұрын
Lkn ninkan Rabin ssc wuu qaxi
@samirr546
@samirr546 Жыл бұрын
@@june6206 meeshu sow ssc uun maaha ma gobolo kalaa idiin yimi?
@osmanhassan5344
@osmanhassan5344 Жыл бұрын
Hooyo waa hooyo mcn waar maqla waa Ada hooyooyonka ❤❤❤😢😢
@user-he9hz2uw1g
@user-he9hz2uw1g 20 күн бұрын
illaahoow reer ceerigaabo nabad waarta sii
@nura2876
@nura2876 Жыл бұрын
Amiin nabadu wamihiim masha.alaah
@cabdirisaaqshagti1991
@cabdirisaaqshagti1991 Жыл бұрын
Maashaa Allh tabaarika Laah💚💚💚🤍🤍🤍❤❤❤
@yughesura
@yughesura 17 күн бұрын
Islam rejects all forms of tribalism, racism, and bigotry. We must not construct a false caricature of other groups in order to justify oppression, blanket indictments, and collective punishment against them. We must take the lead in upholding justice and the natural rights of not only Muslim, but of all human beings.Rab. II 19, 1437 AH
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple Жыл бұрын
Ceerigaabo waa magaalo Isaaq 🎉🎉🎉🎉 happy 18may ,,,4xabo ee martida ku joogta waa la jafaa hdy guuxoida ka dheeereeyaan
@mahamudh9589
@mahamudh9589 Жыл бұрын
Hoyada miya ka dhigtay kalay dee haday magalo😂 isaq tahay xafad ayad ka degto taa ku kowniw shith
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 19 күн бұрын
Muuse iyo SNM u sheeg iney hantidii taaley waqooyi ay keenaan dadkii ay xasuuqeena keenaan nin walibana aado meeshuu degi Jirey 60 sano iyo ka hor❤❤❤
@alicigalasma6825
@alicigalasma6825 Жыл бұрын
Maash allaah waa run waa xaqiiqo wixii rabasha keena gacanbira halgu qabto viv ceergaabo nabadu waa qaali
@saynabxiisxiis7248
@saynabxiisxiis7248 17 күн бұрын
Mansha-allaah ilaahay midnimada haydiin adkeeyo cadawgana haydinka qabto
@aliyahhassane8872
@aliyahhassane8872 Жыл бұрын
Masha Allah! Hooyooyin Fekaraya! Allah tafaraaruqa ha idinka qabto. Fitnada la Soo Waaridayo.
@mariamomar6462
@mariamomar6462 Жыл бұрын
REER ceerigaabo iyo REER laascaanood ka taloo wacaan mashallaah waax garaadaka ceerigaabo ❤ Somaliland guul iyo gobonimo ❤👍🏼👍🏼👍🏼
@abdilahidheeg5971
@abdilahidheeg5971 Жыл бұрын
Hambalyo hambalyo hambalyo
@faysalmire7624
@faysalmire7624 Жыл бұрын
Amin
@munahassan4153
@munahassan4153 Жыл бұрын
reer ceerigabo ilaahay kuwa nabada dadka bara ilaahay ha idinka dhigo dantina ka tashada❤
@deeqawarsame9417
@deeqawarsame9417 Жыл бұрын
Dadka caafimaadqaba sidaa ayay uhadlaan. Keep going
@iqroali7019
@iqroali7019 Жыл бұрын
Sax ceerigaabo guuuuuuuuuuuul somaliland
@siciidxasannuur1039
@siciidxasannuur1039 Жыл бұрын
Wallaahay waa ku qiirooday dumarkaasi warkooda
@abdilahidheeg5971
@abdilahidheeg5971 Жыл бұрын
Maanshaalaah guul Somalind Guul Ciidanka qaranka Somalind
@june6206
@june6206 Жыл бұрын
Guul ssc guul ssc guul jamahiirta
@user-he9hz2uw1g
@user-he9hz2uw1g 20 күн бұрын
guuldaro waa qabyaalad I jaahilnimo
@user-he9hz2uw1g
@user-he9hz2uw1g 20 күн бұрын
Maryaha qabyaalada allaha gubo aamiin dhaha
@mohamedabdullahi6556
@mohamedabdullahi6556 Жыл бұрын
Guulaysta reer ceerigabo nabada ilaashada isku duubnada
@suadmuse4643
@suadmuse4643 Жыл бұрын
Masha Allaah
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 Жыл бұрын
Allaha ceerigaabo nabad kusugo.
@aminadunkal7360
@aminadunkal7360 Жыл бұрын
Illaahayow wixii dhibaato wada iyaga ku koob , Guul Somaliland ❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@samizakariya5155
@samizakariya5155 Жыл бұрын
Jinka somaliland guriga ku heyso.
@mohamedomar4036
@mohamedomar4036 Жыл бұрын
Maashaa Allah
@asmahassan6917
@asmahassan6917 Жыл бұрын
Hanbalyo rewr cerigabo
@alicigalasma6825
@alicigalasma6825 Жыл бұрын
Aami aamin yaarabi ❤❤❤❤
@AAA-bb5xc
@AAA-bb5xc 20 күн бұрын
beel rabta. Inay beel kale. Dawlad. unoqto. Oo tuure inta xirata. Shacabkii laynaysa. Waqooyiga Somalia. Laga helaan
@iqroali7019
@iqroali7019 Жыл бұрын
Viiva viiva viiva somaliland happy18may
@tothemoodcrypto6782
@tothemoodcrypto6782 Жыл бұрын
Happy clean up Idoor day
@laylabirjeeb9559
@laylabirjeeb9559 Жыл бұрын
HAYEE DEE WAA SI WANAAGSAN DEE 18 MAY YEYNU ARKIN OO HALKAA LAGU QABAN YAA KHIYAANO HALKAA KA SOO HOSDUSIN
@Ali-xk1wr
@Ali-xk1wr Жыл бұрын
18 May si balaadhan AYAA LOOGU QABAN, NABAD HADDII AAD DIIDO WAA YEELKADAA
@aminafgh2127
@aminafgh2127 18 күн бұрын
kuwa dhibka idiinsoo waaridaya illaahay haydinka qabto
@yurubmaxamed2334
@yurubmaxamed2334 Жыл бұрын
Waaahi waan ilmeeyay waxan ah hay rer laascon aniga dumarkaygiii ayaaa isrogay iyaganay dhibkii kudhacay
@hindaicawimohamed9266
@hindaicawimohamed9266 Жыл бұрын
Aqli xumida idoor waka cergabad ka hadlaysane hargaysa ayad ka qaxaysan fulaysana wale reer lascanood wadad adad adag
@saybahmed1504
@saybahmed1504 Жыл бұрын
Masha Allaha iska celiya kuwa iimaanka beelay ee qurbaha ku wareeray ee waa wareeyda yaa toleeyda haaya ee daalimiinta ah iyo maamulka Puntland oo barakiciyey dadkii laascaano nabada ku deganaa Ilaheey nabada haydiin adkeeyo iyadaa lagu caanomalaa
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Жыл бұрын
PUNTLAND WAXBA HAKU MEERAYSANE MUUSA JUUDAAN AYAA RABA INUU GOOB CUSUB KA FURO SANAAG EE ISGARTA AMA GALMUDUG CUSUB WALLEE AYAAD ARKI DOONTAA FAKHFAKH DA JOOJIYO ISAAQOW
@saybahmed1504
@saybahmed1504 Жыл бұрын
@@mohamednur1696 fidno aan siyaasiyiinta Puntland ahayneba somaali kama jiro Ilaheey iimaanka howsoo celsho waa kuwa wax islameed ineey dafaan kaliya u miyur beelay subxanalah
@fahmoali4186
@fahmoali4186 Жыл бұрын
18 May nadafa da halgasha qeyo
@osmanhassan5344
@osmanhassan5344 Жыл бұрын
❤❤❤😢😢😢😢
@maryanjama6063
@maryanjama6063 Жыл бұрын
guuleysta Somaliland
@ysooyaalka6172
@ysooyaalka6172 Жыл бұрын
Waar Muuse iyo Ina Kaahin idinlama qaxi doonaane, yeysan idin qaxin!
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 Жыл бұрын
No more Somaliland on ceerigaabo. Iidoor should not dream that SSC is Somaliland. Viva Jamaahiirta SSC of Somalia 🇸🇴 💪 ♥
@hodanyusuf8397
@hodanyusuf8397 Жыл бұрын
Kkkk edeb yeelo you are nothing in ceerigabo isaaq is majority’
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Жыл бұрын
Waa tarxiiiiil cida calan aan towxiidle ahayn kor uqaada carkeee balsoo baxa fargeetovayas hilibkiina lagu rifi
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf Жыл бұрын
@@hodanyusuf8397 In fact 93% Issaq land
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf Жыл бұрын
SSC Majority H/J AND H/Y By the name of almighty Harti is a minority and are the bkig losers. Sorry look today Laasnood (Laasdhiigleh) Kusi, bililiqo
@awm221
@awm221 Жыл бұрын
If you don't want somaliland you can't stay somaliland get out soon as possible thanks
@aminahassan1173
@aminahassan1173 Жыл бұрын
Guulaysta wixii bela wada illaahay umada haka qabto
@yasminabdinoor943
@yasminabdinoor943 Жыл бұрын
Mashallah
@halimab5796
@halimab5796 Жыл бұрын
Calamadiina la jooga Xaafadihiina waana sax in Nabadda la dhawro.
@user-og1hb3kg7v
@user-og1hb3kg7v Жыл бұрын
Ummadaas buu rabaa Muuse Biixi in uu dab isugu dhiibo Alle Ku soo qabay.
@siciidxasannuur1039
@siciidxasannuur1039 Жыл бұрын
Waa dumar uun maaha kuwani waa wada aqoonyahano in, raga ayay boqol sagaashan
@farhannuh6174
@farhannuh6174 Жыл бұрын
To the Somali diaspora we know how you are, those in Canada and America, you guys will get in trouble for supporting the SSC terrorists.
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j 18 күн бұрын
dee daarood ma idnku jiraa waar goblka xamar baa laga rabaa dad la soo dira in soo galayi
@bellakinshirehussein6194
@bellakinshirehussein6194 Жыл бұрын
Waa xex warsangali oooda
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 Жыл бұрын
Waahadal wanaagsan hadaad diidana iidoorow.kunoqda meelahaad katimaadeen.awalba.abtinimo.kutimadaan.guul ssc.❤❤❤❤❤😂😅
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Жыл бұрын
Naagihii laaskaa ee is daba salaqsalaq lahaa markay mudahraadayeen ee laah gadaadada dagaal noo qaaday maxas ku dhacday wax ayna filayn kufsi iyo guryahoodii oo noqday bahalo galen balo isku roorsatay cashar bas laga dhiktay ay cidwaliba nabadeeda ku ilaashato cidii towxiidle diidaa waa la dibada gabo ahaan Somaliland
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf Жыл бұрын
Harti walaahi waa rarya.
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf Жыл бұрын
Muse Ismail land vivo
@nimaabdi5202
@nimaabdi5202 Жыл бұрын
Isku dirka jooji Heego, why aad iskaga dhigi Harti, U baq aaqiradaada
@alicigalasma6825
@alicigalasma6825 Жыл бұрын
Cabdirhman ma maataad tiri idooriw kunoqda meeshaad kstimaadeen ceergaabo kii dhoof kuyimi bay geeridu dhibaysaa ceergaabo adigaa Marti ku aha raga leh dagaanka kuu sheegimaayo waad taqaan ee nafta beenta aad ugu sheekaynay jooji faanku waa lagu jabaa viv ceergabo viv muuse ismaciil
@fatimanour9793
@fatimanour9793 Жыл бұрын
Iidoor Dhiiga Daarood Dibdanbe UDhuuqi Maysaan intii a leedihiin Jamaahiirta Habar Aha Dhag Jalaq Husiin Laascanod Ninka qaxiyey Idina Qaxiya iIdoor QaxaQax Bakahoreeyey
@Ali-xk1wr
@Ali-xk1wr Жыл бұрын
ha iloobin in aad Ceerigaabo marti ku tahay!
@hindaicawimohamed9266
@hindaicawimohamed9266 Жыл бұрын
Wad qaxaysan reer lascanood kama ficnidin wad qaxaysan
@abdinasserj2022
@abdinasserj2022 Жыл бұрын
Allaha idin sugo, fidnadu way badan tahay...hadii aad u midowdaan Nabada. 2da reer oo dagan oo is dhalay wa in ay isku ixtiraman nin walba Calankiisa
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Жыл бұрын
ISMAACIIL FIRCOON ISAGAA MASHRUUC KASOO QAATAY MUUSA BIIXIYE U SHEEGA IYO YARKA REER CEEL AFWEYN EE BAHA AXMED FAARAX INA ISDABAR IYO NINKA SACAD MUUSE EE BIRMADKA HAYSTA SOOMAALILAAN SANAAG KAMA JIRTO LOOGAMANA BAAHNA DADKU NABAD HAKU WADA NOOLAADAAN HADDII KALE GALMUDUG CUSUB AYAA LAGA ASAASAYA
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 20 күн бұрын
Adiigu. Hadaad. Caaqaali. Leedahay. Maxaada. Qoorayaha. Usiidataa. Oo. Kugu. Saaliiday. Daagaalka. Isaka. Amuusa. No. Caqaali. No. No. No. for. You. Man
@Gulmudagirl
@Gulmudagirl Жыл бұрын
Nasab nasab dhalay baatihiin intay idin qaxiyaan ilmahina yaan dacuun idinka gadhicin nin kii dagaal raba ha aado laascaanood 💕🙏💕🙏ilaahay idin maqaxiyo
@june6206
@june6206 Жыл бұрын
Sool iyo sanag wa isku mid ninka isle sool baa I sanad a nabad ee dee xal uu dhashey ssc ba ka talin na adna wa laga dhici ta Ha lagu Vito cabo
@MaxamedYuusuf-r7r
@MaxamedYuusuf-r7r 18 күн бұрын
Waxan.markhanti.iilahay.malinta.qiyame.in.reer.ceerigabod.in.ay.yihiin.dad.nabada.jel.dhulbantow.dulmi.dambe.idinku.hilmayo.ee.cerigabo.dagalka.ka.dulqada
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j 18 күн бұрын
dad xamar laga soo dirayi baa idn soo galayi oo lagu yidhi dhul soo dhaca markaa iska jira
@ibnadam1860
@ibnadam1860 Жыл бұрын
...... calamada 18ka may ee laga soo abaabulay Gabiilay ka daaya umada
@Username11249
@Username11249 Жыл бұрын
Marti edeb leh noqda ceerigaabo meeshu laascaanood maaha
@ibnadam1860
@ibnadam1860 Жыл бұрын
@@Username11249 waayahayee marti baan ahayee kaalay kasoo tag Hargeysa - ee Ceergaabo na isku keekeen.
@Ali-xk1wr
@Ali-xk1wr Жыл бұрын
@@ibnadam1860 , hadhoow ha cabaadin
@ibnadam1860
@ibnadam1860 Жыл бұрын
@@Ali-xk1wr war hadalka daayoo Hargeysa ka soo taga ..kaalaya
@Username11249
@Username11249 Жыл бұрын
@@ibnadam1860 ceerigaabo anaa leh waanan degenahay 15 % baa harti ka jooga walahi edeb hadaad yeelan waydaan inaanu 15% kaana saari doono
@HakiimHakiim-t8p
@HakiimHakiim-t8p 20 күн бұрын
Waxa la isku haysto aan ku maamuli miyaa
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Laamaha Amniga la sheegayo ma Kuwa dadka xaafadahooda oogu galay kadibna xabada la dhacay.
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 Жыл бұрын
Waruntiin naaabaad naaaaaaabaaaaaad
@hindaicawimohamed9266
@hindaicawimohamed9266 Жыл бұрын
Habrahan kibray 34 ayeeyna qixin idinka dadka dandan saday cano ka dhama hartiga ssc idinku dagalka gala
@malaboa591
@malaboa591 Жыл бұрын
GARAADADA RAGII SHEEGANAAYAY OO DAGAALKA DHALINYARADA YIRI HAWEENKA IYO WADAADADA AYAA KA AQLI BADAN. WAA RUNTIIN, LAAKIIN GARAAD KU SHEEGYADA ISKA QABTA OO DHALINYARADA GALA DAGAALKA DHAHAAYO
@khadraarten3817
@khadraarten3817 Жыл бұрын
Beenta iska daayoo,runta isu sheegoo,muuse juudaan war nabadayada ha naga Dominic dhahaa,isagaa waxaan masuul ka ahe.
@mahamudh9589
@mahamudh9589 Жыл бұрын
Is awow weligin sida isu bihin bihiya idinka aya maryo cascas l waregaye orda melaha la ada
@faysalmire7624
@faysalmire7624 Жыл бұрын
Sax
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Жыл бұрын
dee snm ba amnidarada wadee usheega maxad uga war wareegeysan wad ogtihine munaaqnimo loma bahne
@osaamaaliyusufhassanaliyus568
@osaamaaliyusufhassanaliyus568 Жыл бұрын
War yadhehen ti xawo dher barorteda orgigu ka cabay ilen iyada dhashay isaq iyo darodba barortu orgiga kAweyn tolow sucad balaq ma waxy fadhiyaysa Etobiya wa maya ninki nof kuyimay geriidu dhibaysa ismaqal ma jiraa 😂
@NearachAhmed-ok8xy
@NearachAhmed-ok8xy Жыл бұрын
18 may daan ta isaaq uun bay ka dhacaysaa lkn daantayada harti ka dhici mayso
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf Жыл бұрын
18 May vivo
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Жыл бұрын
@@Ahmedwali-ji2sf Doen 18 Mayd😂!
@xasanmaxamed983
@xasanmaxamed983 Жыл бұрын
Adeer marti edaableh ahaada Magaaladu waa magalo isaaq
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Жыл бұрын
@@xasanmaxamed983 🤣🤣!! IIDOOR DABACAYUUN!SILICLAND🤣HARTI UMA BAAHNA!! SUUQA HOOSE HARTI♦️♥️🌹❤️🎊ayaa Degan🙏👍🥰🌹FUTONLAND 🤣Suqoida 18 MAYD! HAKA DHIGAAN!!!QADHMUUN LAND !!!
@Anyadorger
@Anyadorger 19 күн бұрын
​@@xasanmaxamed983ilaahay ha ku soo hanuuniyo qabyaalad bàa imanka kaa buuxsantay
@samirr546
@samirr546 Жыл бұрын
Garaadkii baan joogin meeshaa Gala dagaalka oo dhinta qaraabada gooya qaxa isqarxiya oo wadooyinka gooya !!!!!!!!!!!!!!!!!!!
@ilkacaseweedh956
@ilkacaseweedh956 Жыл бұрын
Ilahay nagama beerin kaa
@samirr546
@samirr546 Жыл бұрын
@@ilkacaseweedh956 Allah idinkama beero mid idinkala fogeeya oo belaysan Aamiin.
@fahima6186
@fahima6186 Жыл бұрын
Nabad Alle idinma siiyo reer Laascaanod miyaad ka karaama badantihiin? “Nabad” waxaad utaqaanaan iihogaansan🛑 belo kuuhogaansantay iidoor qabyaalad aabaheedna waa adiga ee jooji🛑❌
@aminafgh2127
@aminafgh2127 Жыл бұрын
illaahay sharkaaga adiga ha kugu koobo
@ilkacaseweedh956
@ilkacaseweedh956 Жыл бұрын
Halkani lascanod maha waa ceerigabo nabadana nooma haysid aduu naga dadin meysid anaga gala dagalka horseed noma aha dad caqli le baa talada nohaya
Anaga Itobiyan ayaa Nahaye Xasanow Hana sheegan Garadka Absame!
16:59