HAWIYE, DAAROOD, IYO RAXWEYN WAA BEEN LA SAMEEYAY l WAAYA ARAG PODCAST EPI 5 P 1 WARIYE WALI HASHI

  Рет қаралды 34,586

Hubaal TV

Hubaal TV

Күн бұрын

Пікірлер: 186
@Caliya7
@Caliya7 7 ай бұрын
Maasha Allaah. Somaida waa hal qabiil, hal luuqad, heysta hal diin oo wada Suni ah. Yaa Allaah dadkeena xaqa iyo xaqiiqada fahamhii.
@raxmataali8598
@raxmataali8598 7 ай бұрын
Aaaaamiiiiiin 🤲🤲🤲
@farahsaid6913
@farahsaid6913 6 ай бұрын
Sax weeye waxaasu waa wax nalagu kala fogaynayo soomaalidu waa Hal qabiil oo soomaali layiraahdo
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 4 ай бұрын
​@@farahsaid6913Aaad u weyn
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 4 ай бұрын
اللهم آمين ياربي يارب العالمين🤲
@bonez8246
@bonez8246 7 ай бұрын
100% true Somali is ☝️one
@abdimursal7084
@abdimursal7084 7 ай бұрын
Qaba ilada lahjadoda wala kala fahmaya wayo metka joga hargaysa iyo gakaciyo ma aha iskulahji
@yabbturb-b3
@yabbturb-b3 7 ай бұрын
Daarood iyo Hawiye walaal somali dhamaantiin❤
@Lovemesomedripppp
@Lovemesomedripppp Ай бұрын
I agree this guy his hypothetical theory because this qabil thing doesn't make since at all.
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 7 ай бұрын
The best somali interview I have heard ever. This true our grandparents are responsible that somali people hate each other. We need change.
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 7 ай бұрын
af Soomaali ku hadal waryaaa? yaad tahay ?!
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 7 ай бұрын
@@Jaalejaale12 Walaalo is daji marka hore , marka xigtana waxaan ku sheegaya waxaa jira dad somali ah oo jaanis u helin in ay af somaali ku hadlaan .
@maleshad1
@maleshad1 7 ай бұрын
If they can not take the abtir up to prophet Adam then it might be false. But what we need is only Somali.
@GuledX
@GuledX 7 ай бұрын
Look, brother, you are right. Last change our last names to Hebel Hebel hawiye. Hebel Hebel darod. Hebel Hebel Isaaq. So the qabil will make a sense. Otherwise, let's stop nonsense.
@maguled
@maguled 7 ай бұрын
Critical thinking, weldone Wali.
@AboudiM
@AboudiM 7 ай бұрын
Been raad maleh 😊qabiil waa Been wax jira maa ah
@abdirahmaanmaxamed5737
@abdirahmaanmaxamed5737 7 ай бұрын
Masha Allah ninkani si fcn ayuu u daraasadeeyey waxa iiga soo baxay in soomaalida ay dhaleen aabo iyo hooyo kaliya oo ay bateen
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 4 ай бұрын
Aaad u weyn englisha qabil malahan o yurubta kale qabil malahan canada sd kle qabil malahan cadan ka dhan qabiil malahan qof walbo dalkisu ku magac yahay somalida le maxa waxano qabil uyeelay SUBXAANA-LAAH☝️🤲
@abdinasirhaji
@abdinasirhaji 7 ай бұрын
Finally truth been said mashAllah one ☝️ Somalia 🇸🇴
@Fayswi
@Fayswi 7 ай бұрын
Reer Somali waan ka tirsanahay. Soon as we realize we are the same we will grow and flourish, i promise you that!
@Zeinab2dhgx
@Zeinab2dhgx 6 ай бұрын
Qabiolka Dir la yiraahdo ayaa hawiye ka horeeyee xageed uga tagtey, Dir beey ahaayeen dadkii daarood soo dhaweeyey, xagee taariikhda nooga dhaceysaa, walee gaalada history African iyo musliniinta ka dhaco aan maqli jirey hada soomaali ayaa la haayaa😢😢😢😢😮😮
@MahamedAhmed12aad
@MahamedAhmed12aad 2 ай бұрын
@@Zeinab2dhgx dir waa nasabka soomaliyeed ee la hubo...... Aji ayaa la yidhahda.... Se lakin Daarood iyo Hawiye waa isbaheysi iyo xulufeysi.... Huwan.... Reer Sheekh Isaxaaq bey dhamaantood ka maseyreen oo taariikhdisa iyo nasabkiisu ba qoran yahay oo si fiican loo keydiyey.... Xerta sheekha iyo maqaam kisa ayaa lagu keydiyey oo lagu xafidey
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b Ай бұрын
Dir ayaa ugu horeeyay.hawiye iyo dirna waa walaalo.raxanweyna waa walaal Ayaan nahay
@JsheEhehej
@JsheEhehej Ай бұрын
M​ Hortah.dalkan.waa.laguh.wadah.kulmay.khabil.kastan.melbuh.farac Kulayahay.haweyah.iyo.daarood Walayakhanah.mashey.kayimadan Ee.bal
@saciidmohamed4946
@saciidmohamed4946 7 ай бұрын
Soomaalida Waa dad wada dhashay, si loo hubiyo waxaa la sameyn karaa in qeyb sample ah laga soo qaado soomaalida kadib Genotyping 🧬 lagu sameeyo kadib la darso population structure, kinship, family relatedness and Principle component analysis. Study laga sameeyay north-eastern somalia, waliba lagu sameeyay 995 ruux oon waxba isku galin waxaa la ogaaday soomaali badan oon isku qabiil aheyn iney ilmo adeero rumaad isku noqdeen, waxaa kaloo lagu ogaaday in somaalida leedahay human leukocyte antigens (HLA) u gaar ah kaas oo ka duwan Cushitic societies ka kale, waana waxa soomalida aay ugu nugushahay sonkorta. Waxaad ka aqrisan kartaa journal article kan “Genome-wide analyses disclose the distinctive HLA architecture and the pharmacogenetic landscape of the Somali population”
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 Ай бұрын
Ninkaan oo kale soomaaliya wuu ku yaryahay. Wallaahi waa runtii odayaal boqolaal sano ka hor tagay oon waxay ahaayeen aan la hubin. Hadda dowlad la’aanta ayaa qabiilkii sii xoojisay oo inshooran buu noqday
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 Ай бұрын
Ninkaan oo kale soomaaliya wuu ku yaryahay. Wallaahi waa runtii odayaal boqolaal sano ka hor tagay oon waxay ahaayeen aan la hubin.
@maleshad1
@maleshad1 7 ай бұрын
It is true. If you go back to the oral history of most of the clans. You will see unbelievable things like a man who is walking alone
@leylamohamud8542
@leylamohamud8542 7 ай бұрын
😂😂😂😂
@A__187
@A__187 Күн бұрын
@@maleshad1 🤣🤣🤣
@hydragons
@hydragons 6 ай бұрын
Why not have part 2 linked in the description or on the video or in the comment section? You get more interaction and watch hours. Otherwise people will feel annoyed and click off your channel.
@Saidalihusein
@Saidalihusein 6 ай бұрын
Run baad ka hadashey, odayaasha waxay noo sheegaan oo dhan boqolkiiba bowol Lama aamini karo
@MohamedHanad-ys8lt
@MohamedHanad-ys8lt 7 ай бұрын
Aniga daarood mareexaan ah ayaan ahay lakin ma,aaminsani waxas wa khuraafaad because hadi matalan daarood ay carab kaso jeedan maxay in yarna xita u shabihin carabta.... Ninka daarodka, hawiyaha, raxa waynta kulli way isku egyihiin..... Waxas wallah waa khuraafad ben aya nalaoo shegaa
@waheliye9427
@waheliye9427 7 ай бұрын
Haashi warkiisa waa run Somaali deegaanka yaa mideeyey
@umnalka7740
@umnalka7740 7 ай бұрын
Mashalaah good entertainment. Yaa qayoo wiilka barnaamijka daadihinaayo codkiisa is a killer
@ayanlemohamed5956
@ayanlemohamed5956 7 ай бұрын
To be honest I agree with you Somali waa Somali
@maryanfarah9997
@maryanfarah9997 7 ай бұрын
Mashallah he is spot on about the falsehoods of qabils. 💯 The interviewer is out of his depth though!😂
@sahantvchannel5372
@sahantvchannel5372 7 ай бұрын
Weli sxb aad ayaan kusalamaya waxaan ahay weriye kunool kenya waxaad tahay ninka keliyah ee aan isku fikrada nahay sxb aniga baaritaan ma sameyn laakiin 30 sano ayan jawaab u la'ahay xageen ka nimid marunbaa qabiiladan la sheegayo fadlan waxaan rabaa in aan kaala shekeysto arrimahan qabiilk Mahadsanidin
@nadiifoyusuf1949
@nadiifoyusuf1949 Ай бұрын
Sax mansh Allah barakalaah Allah ha ku xafido rayiga wanagsan dhalinyarada in ey qatan Allah ha wafajiyo
@ahmedafey2209
@ahmedafey2209 6 ай бұрын
Wali wlhi waa hero, Allah xifdiyo
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 7 ай бұрын
Waa jiraa. Aniga dadka Abgaalka ah waan aqoonsan karaa iyaga oonan hadlin.
@DalkayareXuseen
@DalkayareXuseen 7 ай бұрын
Abgaal sumad maa kutaal maxa ku aqoonsata
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 7 ай бұрын
@@DalkayareXuseen Qaab socodka ayaan ku aqaanaa. Iyo weliba qaabka wejiga.
@magolabdulle5811
@magolabdulle5811 7 ай бұрын
Hhhhhhhh
@Em-hu3vq
@Em-hu3vq 7 ай бұрын
😁😁😁😁
@sahraj3885
@sahraj3885 6 ай бұрын
Anigu Qofka hadalka ayuun baan ku. Kala gartaa Hadalkuna wuxuu ka turjumaa xaga uu ku soo korey Qofkaasi Markaa sidee loo kala sooci hadii ay si u wadada hadlayaan
@nabaadlove6019
@nabaadlove6019 2 ай бұрын
Waan ku raacsanajay fikradiisa lkn waxaad u maleysaa inaynaan fahamsanayn macnaha qabiilka oo qabiilkeenu waa Somali wixii kadokeeyana waa gaashaanbuursi oo waxaynu nahay dad is kooxaystay period. Imisa qolo oo sheegad lugu sheegaad taqaanaa
@Queenfatxa1
@Queenfatxa1 Ай бұрын
Adeer waraysiga ha keenin sakhrankan”””na ixtiraam 😂😂,qabiil waa jira!
@bulshogaarsiiye
@bulshogaarsiiye 7 ай бұрын
Wiilkaada ceyr cadaan ah waaye kulahaa 😂
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 7 ай бұрын
Aniga waxaan oran lahaa hal QABIIL oo Soomaali la yiraahdo aan wada qaadanno si aan uga gudubno dhibka na haysta.✅✅✅✅✅
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 7 ай бұрын
Haye qabiilada aan raacnay
@Zeinab2dhgx
@Zeinab2dhgx 6 ай бұрын
Qabaaolka yata caarifuun baa la dhahay laakiin I agree in leysku dilo ma ahan
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b Ай бұрын
Haa wey jiraan dadka aan ku abtirsano.dir iyo hawiye iyo daarood iyo digil iyo mirrifle.anagaa markhaatiga ku hey no
@bazeera5520
@bazeera5520 4 күн бұрын
Ma rabno qabiil waxaan tabna Hogaamiye wanaagsan qabiil ku shaqyn illahay cabsidiisu ku jirto.
@kuunyo2699
@kuunyo2699 2 ай бұрын
Digil iyo mirifle waa waalid iyo wiilkiisa , waxayna ku duugan yihiin Harar. Qofkii daneynayo wuu baari karaa.
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 7 ай бұрын
Curadkii aabahey cabdiwali xasan xaashi aad ban kuu salaamayaa ☺👋 lkn aad ban kaga fikir duwanahay✌☝️
@abdullahimohamed9973
@abdullahimohamed9973 21 күн бұрын
Qof ilmihiisa u bixiyay Hawiye Ama habargidir ama darood ama habarjecle ii keena. Aniga markaan baaray hawiye iyo magacda kale waa sanamyo ay isku da’yihiin “Laata wal cuzaa” ee diinta burburisay
@kaaraa-mardha1977
@kaaraa-mardha1977 7 ай бұрын
Ninkaan la waraysanaayo haduu aaminsanayn waxa odayaashoodu u sheegayn, muxuu ka aaminsanyahay qabiillada la hayb sooco in ay baqti cunayn, gawadhiisa ma u gurinaa?
@musaibnnuseir8313
@musaibnnuseir8313 7 ай бұрын
Meeweelada shurunshuurka 😂😂😂 jabarti cuqayli hashimi baan ahay kaalay iidiid. Ila adam ban ku gayn kara
@FalasHersi
@FalasHersi 7 ай бұрын
Sheekanaan hawiye dhaafsiisneen aniguba waan kuwareersanahay .Asalka somalida waa in la ogaadaa
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 7 ай бұрын
Abtigey waxaa leeyahay xoolo dhaqato si qaldan u isticmaaleen qabiilka Beeralayda iyo reer xeebedka sida diinta sheegtey ayay ugu dhaqman USA
@abdirahimdahirmalin6728
@abdirahimdahirmalin6728 7 ай бұрын
Sida uu sheegaa hadii la raaco macnaheedu waa qabiil dhan ma jiro saxna ma ahan hadii la dhaho xaguu ku dhamaanaa dee finishka xaguu ku dhamadaa noo sheega la dhaho ma sheegi karaa isaga, mana jiro aduunka dhan qabiilada meel ay ku dhamaadaan oo sax ah afcourse aakhirka xaawo iyo adanba laga soo farcamay laakiin aduunka dhan ayaysan ka jirin qof ilaa adan gayn karo, laga yaabee qayb kamid ah Carrabta ineey geyn karaan
@Abdullah-mc4qk
@Abdullah-mc4qk 7 ай бұрын
Qabiil wuu jiraa odayga waxbaa ka qaldan. Lkn midduu ku saxayhaya waa inaan sifiican loo aqoon doorood iyo hawiye waxa ka dambeeya. Haddii la dhaho irirsamaale ayay hawiye galaan haddaad abtirisid 30 oday ma gaarayso ilaa iriir samaale. 30 oday waa 6 qarni. 6 qarni waa waqti aad ugaaban 6 qarni ka hor xaggee hawiye iyo daarood ka yimaadeen. Aniga fikradda iigu macquulsan waa inay quraysh ka yimaadeen oo caqiil bin abii daalib ay galaan soomaalida. Soomaalidane qabiilka way caabudaan diinta islaamka afka ayay ka sheegtaan lkn ma rumaysna diin kale ayay rumaysanyihin.
@geelegaab
@geelegaab 7 ай бұрын
Hawiye waa somali dhalad ah 100% Murana kama taagna
@maryanigal3349
@maryanigal3349 7 ай бұрын
Soomaali ayaan nagar kii foods hangs guru Adana ani waxaan aamin sahay in aan soo Mali ahay Africana ka ahay
@farhanhade6561
@farhanhade6561 6 ай бұрын
Somalia waxay ka gudbaysa qabiilka markey dal taajir ah noqoto sida Carabta Khaliijka iyo wadamada ree galbeedka
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy 7 ай бұрын
1 darood 2 Hawiye 3 dir 4 raxanwayne 5 jareerwayne kuli waa walaalo hadaan ka taagay Isaaq hala yaabin waxaan raaciyey beesha DIR. sababto ayaaga yiri Dir ayaan nahay.
@sahraj3885
@sahraj3885 6 ай бұрын
Waxaad ka tagtey Gabooye Iyo Isaaq Sidee Camal waayee. Kkkkkk
@ahmedkafi9864
@ahmedkafi9864 7 ай бұрын
Wallahi markii kow hadlay baan gartay inuu H yahay
@mohamedbarre4189
@mohamedbarre4189 6 ай бұрын
Shaqo kale ma qabtid miyaa? Wax kale oo aad sheekto ma weysay?
@Yunis114
@Yunis114 7 ай бұрын
Doodan ah in soomaalidu qabiiladooda sax aysan wada eheyn dad badan oo aqoonyahano ah baa aaminsan waa dood maan-gal ah
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 7 ай бұрын
Juhalada inaa wareysato maxaa faaiido kugu jirto? Ma hawiyenimo uun, to be a nation its to share economic and political opinion and also to share deference too !!.
@maxmudmaxamud
@maxmudmaxamud Ай бұрын
Aad iyo aad. Waan ku raacsanahay
@JsheEhehej
@JsheEhehej Ай бұрын
Khabilkah.waxa.kanay.oo.dadkah.kudagal.geliyey.waa.rerkan.habargidir.oo.1991.kanay.casimadah. Xamar.oo.kudagal.geluyey.hawaka Lanah.kahor.lamah.akhon.khabil Oo.shacabkah.daganah.xamar Waxeey.ahayen.daris.is.jacal.oo Isxitiramah.oo.walalah.ahayen Khabil.malah.akhon.walahi. Xamar.ban.kudhashay.oo.waxa Kubartay.manah.khon.cidah Dariskegah.ah.khabilkodah.har Oon.ban.bartah.khabikah.kar Mangaraney.manah.las.weydin Jirin.khabilkah Markah.habargidir.bah.ketay. Khabilkah.xamar.walinah.wadah Ee.rabigay.hanosoceliyo.barasamadkih.nabadan.khabnay.amiin
@samirgaming3918
@samirgaming3918 7 ай бұрын
Runta in lasheego ayaa ah dhibka ugu wayne ee Na heesto . Waayo Somalida hore ayee uu dhahday .Run Sheeg Waa Ceeb Sheeg. Waxa jeclaan lahaa in malin uun arko 5 wiil Somali Ah in laga qaado DNA sii lo ogaado xariirka kaa dhaxeeyo Hawiye. Darood . Isaaq. Digil
@hydragons
@hydragons 6 ай бұрын
DNA test on something like 10 to 20 Somali men from Dir and Darood show that Darood and Dir actually share the same Father 2700 years ago.
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 7 ай бұрын
Illahbaa weli ah. Adinkan hallama iyo magaciisa fadllan
@safa-cb3ox
@safa-cb3ox 7 ай бұрын
Lahjadiisa horay ayaa laga garanayaa in uu habargidiryahay sida aabaha kuugu sheegay awawgana sidaas ayuu ugusheegay qafba qafbuu soogaarsiiyay ilaa irir samaale waa saxanyahay dadkoodhan wey yaqaanaan eeninkaan dhibaato kale ayuusoowadaa oo isirka ayuu kasoo horjeedaa
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 7 ай бұрын
Awowgey hooyo xoolo dhaqato ahaaa dhuso mareb Kadib jamaame ayuu soo degey oo ah meel peace and love ah Beeraley ayuu noqdey dibna uma aadin dhulkiisii USA
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 7 ай бұрын
Markaadan Qabiil lehayn hayb laheen aadan ogayn meesha aad ka soo jeedo Waa iska sidan nin awoowgii aan garanayn muxuu Caqli oo ummada u sheega waa 000
@mohamedmooto-kl2du
@mohamedmooto-kl2du 7 ай бұрын
Qabiilada gumeestaha aa sa mee yay
@manofpeace7142
@manofpeace7142 6 ай бұрын
Wax jiro ma ihid. Sida ninwen uhadal. Intad wadankale faafaanin laheed horta jiritaankaaga ogow o ogolow.
@abdinooralikhansoy1032
@abdinooralikhansoy1032 7 ай бұрын
Qabiilada Somaliyeed waisbaheeysi ta wa dhan. Ayaga dad wadadhashay xata dhiigagooda Dna wa mid. Lakiin sida looyiri wa been abuur.
@sayidnuur6957
@sayidnuur6957 2 ай бұрын
EEG SOOMAALIYEE QABIIL HALKUU NA DHIGEY AAN NOQONEY QAXOOTI MEEL KASTABA . MARKAA KA ILBAXA SOOMAALIYEE. SIIBA DHALINYARADA KA BAXA.
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 7 ай бұрын
Waxan waali wey dhaaftey aa Aniga qabiil ban kadhashey oo ku abtirsadaa qabiilada kelena cuqdad iyo cadaawo uma qabo aa adigu hadad 4magac keliya heyso kuwaas majiraan hadan kudhaho miyad aqbaleysaa war yaada aqli layimada dad waaweyn batihiine
@fartunosman3503
@fartunosman3503 Ай бұрын
Illaahow somali xaqa tus qabiil qabiil ka liito ma jiro Midgaan ma jiro waa kuwa JANADA alle laga waayo .
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el 17 күн бұрын
Ninkaa. Wuu saxanyey pointigiisa. Walee very important point ayuu kahadlayaa.Somalidu Koonfur ilaa waqooyi waa 1 qabiil one ethnic ayaan Qabaa halays saxo Ok wlaaladey somaliyeedow. Ok(( lES ORALES Society,) halkaasna wuu Ku saxanyey
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Ай бұрын
HIHI😂 TANI WAA WAALI CASAR😂😂😂😂😂😂😂
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 7 ай бұрын
Abtirsiinta iyo dhaqanki xili hore la sameyay kalasan yes dhaqanka wuu qaldanyahay xili ayay aragtidu sidaa eheyd manta waa in la bedelaa dhaqanka dhaqan cusubna la qoraa
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 6 ай бұрын
Somali wey wada dhalatey waxa u daliil inaan la kala aqoon isku af yihiin maba kala duna
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 6 ай бұрын
EDIINKE SHEEGTE MOHMED GURGURTO KUU SHEEGYE INAA ISLA HAWIYE TAAAHYN KUWO DEEGANO KALE JOOGE UU SOO YEERTY
@kaltunadam1153
@kaltunadam1153 7 ай бұрын
Waa qayaas iyo mala awaal qabiiladda soomaaliyeed
@yahye2001
@yahye2001 7 ай бұрын
Well done
@asiliborle6342
@asiliborle6342 7 ай бұрын
Ilaahey adiga oo kale ha ino badiyo
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 7 ай бұрын
Dhibku qabiilka ma aha ee waa Diinta oon lagu dhaqmin,ee aan Qaadanno Xukunka islaamka
@majid2968
@majid2968 7 ай бұрын
Mashalah
@Ahmad-sf2rk
@Ahmad-sf2rk 7 ай бұрын
R.E.S.P.E.C.T to Wali Hashi 💯
@MYUSEF-o3g
@MYUSEF-o3g 7 ай бұрын
Hawiye..Odaygeed layiiraa. Majirin
@Jrmugabe-hq6bv
@Jrmugabe-hq6bv Ай бұрын
Somali somali dilay waa fulaynimo tan ugu xun somali waa ul iyo diir
@JsheEhehej
@JsheEhehej Ай бұрын
MWar.daarood.makhawaney.ee.iskuh.xishud.oo.caydah.iskadah. Daarood.dalkuh.waxa.kulayahay.hawah.iyo.dir.waa.niman.walalah.lah Hanah.kalah.socin.haweah.iyo.dir Bah.waa.dad.islah.dhashey. Markah.cusur.badtahay.ee.iskadah Khabilkah.madax.kagah.jirah
@bashirali6456
@bashirali6456 7 ай бұрын
Inuu habsrgidiryahay oo uu ceyr yahay hadalkiisan kagartay gofka hsduusan ciyal xamar aheyn hadalkiisaa lgsrankaraa
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 6 ай бұрын
HAASHE INTE AADYN KAA BIIXYN MEEQA DAROOD DISHEYE😅😅😅😅
@mohamudhussenaden1669
@mohamudhussenaden1669 7 ай бұрын
Somalida inta laga ogaaday waa iskumid DNA xageeda marka laga eegay Wararka kusaabsan qaarbaa kayimid meelkale waa war aan sugnayn Abtirsiga xagiisa marka laga eegana waxaan idin xasuusinayaa in Asxaabtii Rasuulka SCW San maanta lahelikarin cid sitoosa ugu abtirsanaysa, iyadoo lahubo Dadkii ka farcamay ay nool yihiin
@omarabdi3332
@omarabdi3332 7 ай бұрын
Nin dhalasho ahaan Yemeni ah ama Eriterian ah haduu guursado Gabar Oromo ah, ilmaha ay u dhashaa sow Somali uma ekaanayo? Xusuusnaada ma jiro aabe SOOMAALI la yiraahdo oo lagu abtirsado. Dadka Soomaaliyeedna waa dad collection ah oo qolaba meel ka soo jeedo.
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 7 ай бұрын
Qofka aan asalka iyo faraca ka yimid aqoon ayaa dad haybtooda caaya oo dhaha wax jira maaha Si dhibaatada haysa uu dadka kale uga gal gasho
@superfun1819
@superfun1819 7 ай бұрын
Wadanka joogto Somalia miya Oogada Alshabaab khawaarij waxaa logu samaysay in Somali qurbaha malgashato
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 16 күн бұрын
Haybahan ay somalidu maanta aamin santahay waxba kama jiraan haybahaa waxa la sameeyey berigii Diinta Islam ka aynu qaadanay ..xiligaas ayaa taariikhdii somalida la bedelay oo dad aan jirin lagu abtirsady
@JsheEhehej
@JsheEhehej Ай бұрын
Majartankah.iyo.habargirtah.waa Dad.islah.dagah.lakin.hadalkah Waa.isku.egyin.lakin.khofkih.sifican.udhagestah.hadalkodah.waa Kalah.sarikarayah.naxwah.hadalkah.iyo.shakgaladah.xarfah.hadalkah Oo.waa.kalah.fasixsanyin.hadaladodah.iyo.dhawakhah.hadalkabah
@GabsheAhmed
@GabsheAhmed 7 ай бұрын
Oo wali haduu dhahay hala is cafiyo yaa waaye Kan dhahaayo lacag ku soo qaatay ninkaas manoo keentiinoo aa tunee nijaaska
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 7 ай бұрын
War haw noqonina caruur nimadii. Waxad kahedlaysan ma aha wax dad Lola sohor fadhiisto. Fadlan jojiya shekadan aan umada faa idada ullahayn
@mahadmahamoud5261
@mahadmahamoud5261 7 ай бұрын
Soomaali waa isku wareertay. Waa ayo dadkaan isku mashaquulay ? Dadkaan waa walaalo. Waxay wadaagaan Af Soomaali. Yaa baray afkaas? Hooyo baa macalin u ah. Dhulkooda waxaa difaacay oo leh aabahood Soomaali. Soomaaliya ha Noolaato.
@Abdulfataaah
@Abdulfataaah 7 ай бұрын
Oromka, Yugaandhiiska, iyo Yamaniga Soomaaliya ku koray, maxa u diidaya inay Soomaali noqdaan? Hadii qabiilka laga tago? WAAN MAANGAABNIMO IN QABIILKA LAGA TAGO
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Ай бұрын
WAA TAARIIKHAHA LAYSKU DEYAYO IN LA BEDELO😂. WAR ISLA YAABA OO XISHOODA😂 DAD JAAHIL AH UMA SHEEKAYNAYSI8NE😂
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Ай бұрын
TANI MA SHEEKADII IRIR IRIR BAA ?😂😂😂😂
@waliyowmataan7843
@waliyowmataan7843 16 күн бұрын
Critical thinking, hadii dadka cawaanta ee aan wax. Aqrinin saas loo weydiin lahaa wey ku cayn lahaayen, qabiilada soomalida waa khayaali
@JsheEhehej
@JsheEhehej Ай бұрын
Nin.kufanay.nag.ajanim.ah.faidoh Malah.ee.iskah.jog.mashadah.iskanah.dhal.ilmah.hooyado.ajanib.tahay.oo.kuwih.adkadhalatay.ee. Cadah.jogay.bah.gursanayah. Nagih.itobinkah.ah.ee.taribkah Uguh.yimid.bey.wadah.gursadan Oo.markay.urur.yalatanah Lugtah.kaxirtah.ooy.bakhayan Ineey.carurtah.lacartoh Bey.gurigah.kuxiran Markah.somcadih.somalia Bad.kuh.ciyartan.hadad.tihin Habargidir.wanah.tarikh.indin Dabah.soconeysah.abidkin
@Cadar49
@Cadar49 7 ай бұрын
Somali ninkaan oo kale ayeey u baahan tahay sunta logu shubay maskaxdooda ka dhaqo yaa ilaahii noo badi dadka fikirkaan saxda ah qabo
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Ай бұрын
Qamriga aad cabteen iska daaya😂😂😂😂
@udugland
@udugland 7 ай бұрын
Waa rune baar DNA daada, dadka lagugu tilmaamay waad u egtahay
@AbdulkadirMusse-k1f
@AbdulkadirMusse-k1f 7 ай бұрын
Asc sodogey doofarku cuna waxmushkilo ah malaha tanlabad qabaiiladu waxmushkilo maha gaajada aya asal u ah
@maxaadan9345
@maxaadan9345 7 ай бұрын
waad khaldan tahay CWeli ...ma jiraan caddayn ma aha, iyadoo dadku abtirsanayaan
@trikadan5325
@trikadan5325 7 ай бұрын
Wa kugu raacsanahay
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
Xaaji Cali Shoocaac oo Sheekh Abdiqaadir Siiro karbaashay.
17:30
iidoorr Hawiye Dagalka daarood Guuul 26 January 2025
15:47
Tawakkal Tv
Рет қаралды 2,3 М.
Taariikhda Qabiilada Soomaalida & Asalkooda Qaybtii 2aad
45:48
Sayid Abdirahman
Рет қаралды 112 М.
WAX KA BARO BEESHA DAAROOD IYO HOGAAMIYEYAASHII SOO MARAY
14:48
UMMADDA PRODUCTION
Рет қаралды 251 М.
GOORMAA KUGU DANBEYSAY MATAAN IYO SHACTIRADIISII 2024 KA BOGO
16:23
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 107 М.
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН