HAWIYE DALXUREYE KAMA KAFTAMAAN SHARMA HEESTISI LA NOQO LA DHAHAY 😂

  Рет қаралды 4,862

INDHAYARE MEDIA PRO

INDHAYARE MEDIA PRO

Күн бұрын

Пікірлер: 61
@abcbc4008
@abcbc4008 17 күн бұрын
Asc masha Allah.Daahir calasow naga celi daalimiin jaajusiinta shisheye u shaqeeyo maxasuusatiin waa gii ow cabdulaahi yusuf u sowatay Muqdisho Etobia in ay ku hayaan kursiga.Reer muqdisho wey iska biriyeen Etobia masha Allah.cadowga umada somaliyeed Cagta ka hoos Amiin yaa Rabi.Dalxureye cadowgiisa cagta ka hoos Amiin yaa Rabi..Daahir calasow u sheeg shaqada ficaan ow Qabtay xasan sheekh waad Aragtiin wadanka in ow yahay Nabad kana nadiifiyey shabaab. Inta badan inta u dhiban Allah ha u fududeeyo in aw ku xureeyo Amiin yaa Rabi.Reer MJ ayaa Qabyaalada Baray umada kkkkkkXasbunAllah wanicmalwakiil kuli dalamiin.cadoga Hawiye Cagta ka hoos Amiin yaa Rabi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guul iyo gobonimo Allah ha siiyo dhamaan Hawiye Amiin yaa Rabi.Ama tageera Ama caya Xasan sheekh waa madexweynaha umada somaliyeed .Cadowgiisa Cagta ka hoos Amiin yaa Rabi
@husseinyussuf7117
@husseinyussuf7117 17 күн бұрын
Daahir calasow waa wiil aqlibadan 🥰🥰🥰🥰❤️
@kingaweyskaofficial8871
@kingaweyskaofficial8871 18 күн бұрын
❤ Dalxoreeyaa Birmade Madexweyna Hassan sheikh Mahmud guul wacan aya ku rajeynayaa
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 16 күн бұрын
Dal❤xoreeye❤xoreye❤dal❤xoreeye❤❤❤aabaha❤ummada❤somaliyed❤allow❤cadowgaa jebi aamiin yrabii ❤❤dahir❤alasow❤guuleyso la aantaa hawiye hiil maleh❤cadowgaa ba
@hooyosom8904
@hooyosom8904 19 күн бұрын
Ascw Dahir Calasoow Wa nin aqli badan masha Allaah
@hawaosman5599
@hawaosman5599 18 күн бұрын
Masha Allah Guuleyso, dahahir calasow,,shacapka gaiyoadigaba
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 18 күн бұрын
Daahir calasow maantoo kale ayaa laguu baahan yahay ❤❤❤❤❤❤❤
@ابوانعبدالعزيز
@ابوانعبدالعزيز 18 күн бұрын
Hees Maaha Waxan Waa Buraanbur Fan iyo Suugaan Sharmaboy Asal Uma laha Way Buraanburaan Sida Naagaha ❤
@ابوانعبدالعزيز
@ابوانعبدالعزيز 18 күн бұрын
Geesi Geesi Dhalay Daahir Calasow Xasan Shiikh Qalad iyo Sax ku Taageer ❤
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 18 күн бұрын
Daahir calasow ❤🙏🏼👌👌👌
@ابوانعبدالعزيز
@ابوانعبدالعزيز 18 күн бұрын
Siyaad Bare Waa Nin ilaa Keenya Janaraal Caydiid Baacsanayey Nin lagu Faano Maaha Siysad Bare ❤
@abdidhuux252
@abdidhuux252 18 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 18 күн бұрын
Daahir calasow lama ceyn karo mudane Xasan Sheekh ❤❤❤❤
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 18 күн бұрын
Ninkaan daahir calasow caadi maahan🎉
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 18 күн бұрын
Cidkaa xoog badan oo biniaadam ah ma jirto Daahir calasow ❤❤❤❤❤
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 18 күн бұрын
Daahir calasow Libaax Libaax dhalay guuuuleyso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedelmi7236
@ahmedelmi7236 18 күн бұрын
Asc halgame dahir calasow guul iyo gobanimo
@Labwa313
@Labwa313 18 күн бұрын
Dahir calasow qabilka inaagadayo falka haaladifaco.
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 18 күн бұрын
Birmade Xasan Sheekh Mohamud ❤❤❤Libaax
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 18 күн бұрын
Daahir calasow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@faatimozahra5300
@faatimozahra5300 18 күн бұрын
Walalkey sharma boy waa nin la biliqaystay oo laga dhagay daarood waa nin has ah oo BAADICADE AH ABIHIIS WAXOW JOOGAA MOMBASA
@FadumoMohamed-x8j
@FadumoMohamed-x8j 18 күн бұрын
Wale hawiye wa fahmayo khabyalada cida
@Cadar49
@Cadar49 18 күн бұрын
Xasan Shiiq Maxamuud President 🎉🎉🎉
@mahdiahmed-z6z
@mahdiahmed-z6z 15 күн бұрын
Sharma boylegend
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 18 күн бұрын
No no more Xasan Sheekh lama ceyn karo
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 18 күн бұрын
Noooolow Daahir cadawgaaga cagta kahooos
@II-vd4ih
@II-vd4ih 18 күн бұрын
Hawiye nin aan ka dhalan ciil kama baxo Hawiye nimada ha waarto waxi kale madaxa kaga istaaga canaasiirta aan asal somali aheeyn ha iska ooyaan
@AbdiFaraah
@AbdiFaraah 18 күн бұрын
Waaba xoolo ilahay dadnimadii iyo dalkiiba qabiilba kala weyn 😢😢😢
@Aziiza_A
@Aziiza_A 18 күн бұрын
Xassan asagaaba lagu kacsana baryahaan laakiin caayda waa ceeb in madaxda la caayo
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 18 күн бұрын
Madaxweynaha hala caayo yaa yiri
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 18 күн бұрын
SHARMA WAA LAGA WADA QAYLIYEY😂OOHINTAADU IYO XAAR AYEY ISKU DAREEN REERKII HAWIYE😂HORE AYUU U YIDHI 20 JIR KA ADAG BIR😂😂😂😂😂😂! XASAN DIIWEY😂WAA LA CAAYAYAA😂WAA LA CAMBAREYNAYAA HAWIYE DHUUS AMA XAAAR
@ShirkaaraXuseen
@ShirkaaraXuseen 18 күн бұрын
Sharma sow ma aheeyn kii darbi jiifka ahaa hawiye xabad ayaad uga qaadiweeyseen hees miyaad wax looga qaadi karaa 😂😂😂😂
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 18 күн бұрын
❤❤❤🙏🏼🙏🏼🙏🏼👌👌👌👌👌
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 18 күн бұрын
❤️❤️❤️🙏🏼🙏🏼🙏🏼👌👌👌
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 18 күн бұрын
Ikacay dhiigaa ikacay ❤❤❤
@safiyohussen9969
@safiyohussen9969 18 күн бұрын
Walahi habar gidir ma necbin anigo abgaal ah taas been ka sheegtay waxa dhashay walashey waxa dhashay gabar hbo u ahay walkey xaskiisa aderkey xaskisa hg iyo abg waa dad wada dhashay
@ibrahimhassanhussein8654
@ibrahimhassanhussein8654 18 күн бұрын
Sxb daahire 1,000 qof oo iigaa waa laguygu kalsonyahay dhagaha ka garaac madaama aay yihiin 100%80 waa daba dhilifyo.
@hooyosom8904
@hooyosom8904 19 күн бұрын
Kkkkkkkk
@husseinyussuf7117
@husseinyussuf7117 17 күн бұрын
Qabshaxsade runta ayaad ka hadashay 🖐️
@HalimaRage-q6n
@HalimaRage-q6n 18 күн бұрын
Xasan dalxarashe hadi illahay lagabaqayo ethopia niki niki shuminayey adunko dhan wa ujeda qabyalad ba halka nidhigtay
@MuhuboAbdullegeesey
@MuhuboAbdullegeesey 18 күн бұрын
Daahirow xalka saas maha ee xalkale keen xasana waxku.atarayee
@AliHassan-kf1ry
@AliHassan-kf1ry 18 күн бұрын
Dowlad burburtey ma jirto bro
@AbdisalanshekowFiidse
@AbdisalanshekowFiidse 17 күн бұрын
Waloow wa rutaa
@casalasal6466
@casalasal6466 18 күн бұрын
Sheeko Xasan Dal Xaraashe Xasan Xabaalo Fakte Xasan Masiibo Qarab Xasan Barakiciye Xasan Dhulboob umada alle kaa qabay
@farhiyaabdulle3593
@farhiyaabdulle3593 18 күн бұрын
Daahir iska aamus halkaas waxaa u fadhidaa qabiil inaa afkaaga ku caayso iyo intii xumeet aad soo urursato oo viewers ku raadiso kaaga daranka adiga imisa ayaa caayeesay xasan shiekh marka waxaa u maleenaysay inuusan hawiye aheen hada muu kula fiicnaaday wiilka yar wuu idinka fiican yahay qabiil ma caayo walaa darod hawiye laakin waa fanaan somaliyeed imisa fanaan ayaa u heesi jirtay madax weyn kasta oo wadanka soo mara xasan ma ayagoo ka duwan yahay shalay muuse biixi markuu heesta u qaadayay uu dhahayay kaft I nagaa ha noo dhiib ha duulduulin badaada ha iibin sharma waxaa uu ahaa somali laakin maanta waxaa ku weeraraysan qabiil saas ay tahay hawiye wuu ka soo jeedaa wayn la dhasheen ee qiiro jabaanka joojiya daarod waxaa ay og yihiin meel aan wax ka soo galeen inaysan waqti isaga lumineenin laakin dadkiinan xanuusan oo social media iska fadhiyo oo guryo ka dhigtay isku xishooda sharma waa geesi inta aqliga u saaxibka ah way og yihiin inuu wax uu ku heesayo run yihiin waxaa lee yahay somali ha noolaato
@fortune5296
@fortune5296 18 күн бұрын
Xasan. Sheekh. Waa. Nin. Ilahay. Ka. Taxdiiray
@ibrahimhassanhussein8654
@ibrahimhassanhussein8654 18 күн бұрын
Xasan waa ninka kaliye ee fahamsan beesha qabto dowlad diidka qabto.
@ibrahimhassanhussein8654
@ibrahimhassanhussein8654 18 күн бұрын
Qofkastoo qamro cabo kadibne heeso ma dhalasho majertenbaa lasiyaa ,waxaan maqalnaa uun kii canaba waxa ladhahaa majerteyn malmo kadibne waxa uj noqdaa beeyn . Marka besha majertene waa dad magac leh lkn ha iska dayaan dadka aay sheganesiin.
@Mudaneey
@Mudaneey 18 күн бұрын
Kkkkkkkkkk
@HindiyoAhmedAlasow
@HindiyoAhmedAlasow 17 күн бұрын
Vivo daahir
@HarestoFarah
@HarestoFarah 18 күн бұрын
Waruntaa
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 18 күн бұрын
Qabshaxsade guul iyo gobonimo ❤🙏🏼👌👌👌👌
@Cadar49
@Cadar49 18 күн бұрын
Habartaa meesha saartay aa beenaale shan iyo tobaan cod baa hesheen meequu Abgaal helay ma iloowday intaan ku sharaxneeyn 10 qof oo Abg ah
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 18 күн бұрын
Xasan Tuug inuu yahaa lagu nacay cidii dooratay maantay way ka shalaayeen qabiilkay doonaanba ha ahaadaan
@Cadar49
@Cadar49 18 күн бұрын
Beenaale Xasan HG ma nacba ee beenta dhaaf waa saaxiibatiis Abg beey kaga sokeeyaan
Intu Dhahay Wa ku cawina ayu wax aan la sheegi karin ku sameeyay Baahida ayuu MAXKAMADA DAHIR ALASOW
35:44
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 19 М.
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
MUSIIBADA TIMID XOOLIHII NOOLAA DALKEENNA
2:39:26
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 7 М.
Hawiye Siyaasi iyo Suldaan iyo O'Day Dhaqamed malahan 😂😂
6:56
Mohamett Ciire
Рет қаралды 1,6 М.
WEY SIXREEN SHARCIGA KA QAATEEN JOWHAR LAGA TUURAY WEY WAALTAY HOOYADIIS MAXKAMADA DAHUR ALASOW
53:02
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 103 М.
PART 2 NINKII ABAAL LAAWAHA AHAA OO YURUB LAKEENAY OO CIDLA KUSOO DHACAY
32:09
FARXAD WIILKI WUU NOOLYAHAY LKN DARBII JIIF AYUU NOQDAY XANUUNKI KADIB MAXKAMADA DAHIR ALASOW
20:15
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 45 М.
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН