HAYAAY: JENERAAL SIR-AA'ILI AH OO SIR CULUS OO DAGAALKA QASA AH BANAANKA SOO DHIGAY CEENB & FADEEXAD

  Рет қаралды 68,263

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

HAYAAY: JENERAAL SIR-AA'ILI AH OO SIR CULUS OO DAGAALKA QASA AH BANAANKA SOO DHIGAY CEENB & FADEEXAD
#SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline A
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
#hbnonlinetv
#wararka
#soomaali
#MowliidHajiAbdi
#dagaalkaqasa
#Caalamka
#WararkaSoomaalida
#HBNTV
#QASA
#Somalia

Пікірлер: 83
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV 6 күн бұрын
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@Maxamed1
@Maxamed1 6 күн бұрын
Thank you HBN ONLINE TV for creating employment for our girls❤
@HassanWarsame-si6cz
@HassanWarsame-si6cz 6 күн бұрын
MAHADSANIDIIN. WARBAAHIN SOOMAALIYEED AYAAN QIRSANAHAY INAY TAHAY HBN. GO FORWARD
@IsmailAhmed-ko8jo
@IsmailAhmed-ko8jo 6 күн бұрын
Nimco Aad iyo Aad ayey umahdsantahay Tabinta warkeedu balse waxan ka dhimman markay warka bilaabayso ay tidhaahdo thanks mawliid
@Jaamacxasanshire
@Jaamacxasanshire 6 күн бұрын
Kusali nabiga scw 😢😢❤
@hawonadar.n9039
@hawonadar.n9039 6 күн бұрын
Illahay idin qabay adinkiyo Maraykan iyo intaas xulufo tihinba Falastiin iyo muslimenta rabi aaminsan Awoodiisa maraykanow hallaha nigakaa qabto allaha kubaa biyiyo
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille 6 күн бұрын
rabiga caadilka ah ha jabiyo yuhuuda guuldaro iyo khasaare dagdag ah rabi ha ku salido masiibo nataniyaahu rabi ha Soo afjaro noloshisa kufaarkaas rabi ha hu rido yuhuud cabsi argagax rabi ku rid yuhuud aamiin yaa rabi
@omarkamaan1076
@omarkamaan1076 6 күн бұрын
❤Kismaanyo waa 27°
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 6 күн бұрын
yahuud iyo mareeykan miyaa balanleh masiibo allah kurido kufaarta adduunka aamiin
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 6 күн бұрын
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin yarabi alaha usku diro israaiil amiiiin
@MohamedAbdiabey
@MohamedAbdiabey 6 күн бұрын
Mowliid xaaji iyo maxamed maxamuud cade asalaamacaleykum masha alaah
@HantiMal1984
@HantiMal1984 6 күн бұрын
Waa Haak mawliid ha odhan iyadoo dhibaato badan aadka hadlayso
@MohamedTahliilmohamed
@MohamedTahliilmohamed 6 күн бұрын
dagaalkaan waa kujabeyn sahyuuniyadu waana jabi doonaan insha alaaah
@fiidowmrk
@fiidowmrk 6 күн бұрын
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw ❤️ please ❤️
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 6 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah 6 күн бұрын
Subhanallaah gaza miyey maanta duqeysay Evil 😈 nataliyahuu iyo kooxdiisa waa shaidaamiin illaahay hanaga qabto xasbiyallaahu wanicmal wakiil rergaza Alle ayaa ku filan ❤😢
@DheemanDheeman-q5n
@DheemanDheeman-q5n 6 күн бұрын
Maansha allaah maansha allaah maansha allaah ilaahoow usiyaadi nasrigaa iyo guushaa aad siisay reer falastin reer suuriyaba
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 6 күн бұрын
Ilaahay mar kasta guul daro haku rido yuhuuda
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 6 күн бұрын
Aamiin
@ZakiMahamed-h5f
@ZakiMahamed-h5f 6 күн бұрын
Hbn is the best TV in you tube
@MohamedGuedi-y3i
@MohamedGuedi-y3i 6 күн бұрын
النصر لمقاومة الفلسطينية والعزيمة للإسرائليين . الله أكبر الله أكبر وفتح ونصر ❤❤❤❤❤❤
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 6 күн бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@CabdiGahayr-h9r
@CabdiGahayr-h9r 6 күн бұрын
Alahayow guul degdeg badan sii mujaahidiita falastiin
@CabdiGahayr-h9r
@CabdiGahayr-h9r 6 күн бұрын
Alahayow masiibo ku rid yuhuud iyo maraykan
@FaysalXasan-yc6fy
@FaysalXasan-yc6fy 6 күн бұрын
Sifiica..ayaanu.wararaka. Kaaga.helnaa.iyo. Horumarkad.sameyesay
@oneotako9693
@oneotako9693 6 күн бұрын
inashallh❤masoonabad noqado
@oneotako9693
@oneotako9693 6 күн бұрын
Inshallh❤alyaasiinku. futada halaga. galiyo
@idriskhayreali3978
@idriskhayreali3978 6 күн бұрын
Hbn waa wabartakaliya een dawado Sidas otahay magalada borama kumasodaran cimilada Geska Africa 🌍 😢
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 6 күн бұрын
ASC mowliid duhur wanaagsan
@rayanaahmed6639
@rayanaahmed6639 6 күн бұрын
Salaansare mar mowliidow
@ruqiyaabdille
@ruqiyaabdille 6 күн бұрын
Waasax Mafahmi kartaan Ciidanka ilaahay😊😅Allaahu Akbar 🇦🇪❤️‍🩹🇦🇪🙌🏼
@guriceel7971
@guriceel7971 6 күн бұрын
allow u hili reer falastiin iyo muslimka
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 6 күн бұрын
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤
@AbdalaSaid-o3h
@AbdalaSaid-o3h 6 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 21:30 🇸🇴 21:32 🇸🇴💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴 21:36 🇸🇴 21:41 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 21:44 🇸🇴 21:47
@sadambashir6974
@sadambashir6974 6 күн бұрын
Waad mahadsan'tihiin
@suleeqoali1647
@suleeqoali1647 6 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@gjama9511
@gjama9511 6 күн бұрын
MAWLIID HBN. waa warbahin waxtarleh ,waayo? waxaan aragnaa warbahintani in ay Dad Somaliyeed shaqo Abuur usamaysay , waxan rajeynayaa in warbahinada kalena in ay kudaydan HBN .
@degaghedi1738
@degaghedi1738 6 күн бұрын
Insha allaah tan allaah ayay ku xiran tahay shaydanyahu illaahow nabad hakusoo celin dhib dambena usan awoodin inuu Gaza Palestine ugaysto Aamiin Aamiin
@baxsan698
@baxsan698 6 күн бұрын
Waa awoow alle alle aamin ma iisho Alxamdulilaa Allaahu Agbar Yaahuuuuud iyo daba dhilifdooduba wey guuul darey sanayan insha allaah binlilaahi karim ❤❤❤❤❤❤❤
@XuseencabdiCabdullahi-j5z
@XuseencabdiCabdullahi-j5z 6 күн бұрын
Asc bahda HBN online TV sxb mowliid xaaji iyo Nimco timacade Galab wanaagsan asxapta
@CiseNour
@CiseNour 6 күн бұрын
@dahabshiilvp3875
@dahabshiilvp3875 6 күн бұрын
🎉🎉🎉❤❤
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 6 күн бұрын
Allaha u gargaaro falastiin .
@zakariasaiddjama9422
@zakariasaiddjama9422 6 күн бұрын
Ascwb walaal. Madaaxda Xamaas ee Qaza lagu dilay waa kaliya inta sawirrada lagu soo bandhigay. Imisa general oo israaiiliyiina ayaa lagu dilay Qaza? Guushu way caddahay, Maasha'Allaah ! Baarak'Allaah fiikum.
@CarwoBosaso
@CarwoBosaso 6 күн бұрын
Asc mawliid Bosaso maxaad ugu danbiiseysay oo aad jabuuti uga hormarisay
@UmalkhayrRashiid-ed2zr
@UmalkhayrRashiid-ed2zr 6 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 6 күн бұрын
Guul ayaan u rajaynayaa ruushka waayo Ukraine wàa dawlad magac u yaal ah dhalanteed ah oo reer galbeedku ku adeegto
@qaliifsaanya
@qaliifsaanya 6 күн бұрын
Cajaaib.illeen.shacabka.Israeill.been.baa.llagu.seexin.jiray.
@Qarniyoos
@Qarniyoos 6 күн бұрын
ILAAHOW QALIIJKA MARKI LAGAREEBO MAKKA IYO MADIINA DHULKA LAGGOOY.
@AhmedAhmed-s6b8j
@AhmedAhmed-s6b8j 6 күн бұрын
Asm jbn tv
@user-we1xn6vx8m
@user-we1xn6vx8m 6 күн бұрын
ILAAHOOW. NETAN. YAHUUDA. DIL.
@YaasiinismaaciilRooble-y2k
@YaasiinismaaciilRooble-y2k 6 күн бұрын
Asc walaal m xaaji cabdi nin waalkii ladilaayo oo arkaaya oo isagana lagu soosocdo ooseexanaaya waa carabtee maxayqabanayaan maxay u dagaalami laayihiin yahuuda may isug tagaan ooay iska dulqaadaan ???????????????????????,,,??,,, ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Farhanahmed-r2k2v
@Farhanahmed-r2k2v 6 күн бұрын
Asc asxabata hbn
@seynabcali4205
@seynabcali4205 6 күн бұрын
Dagaalka hadey gumeystayaashu ku noqdaan wexey keliya heli doonaan khaare iyo khasaare weyn inshaa Allaah Mida cbb kale maxaa Qaza kayaal?
@CabdiraxmanIbrahimamare
@CabdiraxmanIbrahimamare 6 күн бұрын
Asc anigu waa jecelahay RUUSHKA
@Awa-iz8ks
@Awa-iz8ks 6 күн бұрын
Asc
@husseinhassen6662
@husseinhassen6662 6 күн бұрын
Turki ilaa hadda ma wuxuu wadaa hadalkii waa ka xumahaydii
@jamacabdile8780
@jamacabdile8780 6 күн бұрын
Borama waa 16
@yusuufcaqiibo1576
@yusuufcaqiibo1576 6 күн бұрын
War nin weyn hayaay ma aha iyo hoogay iyo ba'ay oo waa hadalka naagaha wax hagaagsan soo qora.
@mulimohamud4212
@mulimohamud4212 6 күн бұрын
HADDII AY KU DHIBAYSO IN AAD SHEEGTO MAGACYDA MAGALOOYINKA PUNTLAND. ISKA WADAdaa BOSASO SHEEGTAY WAANA QARISAY
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 6 күн бұрын
Kurdiga yuhuuda iyo imaaraadka waa in laga cidhib tiraa bariga dhexe waayo waa sadex argagixiso
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 6 күн бұрын
Trump waa yay aan lahayn anshax naxariis aqoon iyo caqli midna lkn waa qof nac iyo nacayb ka buuxo aadamaha oo dhan colaad u haya
@suadfarah5701
@suadfarah5701 6 күн бұрын
Iaraaiil waxay rabtaa inay dagaalka dib ugunoqoto, si ay inta hadhay ubaa biso, unaqixiso .
@asha3777
@asha3777 6 күн бұрын
Qof Allaha badbaadinayo, lama odhankaro muxuu la soo taagan yahay
@sadambashir6974
@sadambashir6974 6 күн бұрын
Si'farshaxan leh ayaad warbixinta u soo tabisay ustaad mawliid mucalimka wayn EE HBNTV
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 6 күн бұрын
Yuhuuda ciidanka kaga dhintay Gaza kama Yara 50000 waayo in ka badan 5000 oo tikniko ah ayaa laga gubay burburiyey oo min 10 qof ay la socdaan midkiiba sidoo kale tirada kaga dhimatay dagaalka dhulkuna waa 15000 sidoo kale dhaawaca yuhuudu kama Yara 750000 lkn yuhuudi jabkeeda marna ma qirato
@sadambashir6974
@sadambashir6974 6 күн бұрын
Waad I
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 6 күн бұрын
Subxanaallah Trump waa nin maskaxda kabuka
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu 6 күн бұрын
Yahuuda iyo maraykan hishiis in lala galo maba ahan alle Wayne ayaa quraanka noogu sheegay in ay balan lahayn reer falastiin guusha ayaga ayaa yeelan doona yahuuda Trump green land ha geeyo
@Cadnaancumar-vs9km
@Cadnaancumar-vs9km 6 күн бұрын
benta natanyahu xata. dayerka aya ku qosli laha hadi lo shego
@sahalAbdillahi-u6q
@sahalAbdillahi-u6q 6 күн бұрын
zes
@SacadCabdi-p7j
@SacadCabdi-p7j 6 күн бұрын
sacad,cabdi,muumin,jawhara,yuusuf,xashi
@AliMohajim
@AliMohajim 6 күн бұрын
Trump wuxuu nacayb u abuurayaa miwaadiniintiisa
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille 6 күн бұрын
labada kufaar ee taram iyo nataniyahu waxay isu sheegaan waa been ma laha balan waa murtadiin rabi colkii ah way jabayan way khasaarayaan guuldaro ayaa dushooda ah insha alaah reer falastiin dhulkooda iyagaa leh cid ka rari kartaa ma jirto guushuna waa reer falastiin insha alaah
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 5 күн бұрын
Waxey nala tahay inu natayahu u socdo mareykanka in ay tahay ha lega badbadiyo xamaas iyo xata xisbigeyga iyo xagjiriinta oo go'an igu qasbo
@SacadCabdi-p7j
@SacadCabdi-p7j 6 күн бұрын
❤😂🎉😢😮😅😊
@AbshirKuraace-y6v
@AbshirKuraace-y6v 6 күн бұрын
Galab wngsn
@Maxamud-bx6zs
@Maxamud-bx6zs 6 күн бұрын
Asc
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
Kaftanka Siyaasada 577 oo aad u xiisa badan
27:56
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 2,9 М.
chor chor chor 🤣 #shortsvideo
0:16
arati sahani & jyoti 2.0
Рет қаралды 20 МЛН
Бұлбұлды таңдаған Ержігіт ханзада!
1:4:32
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 420 М.
LNS - Khinh thường bạn nghèo khổ || Despise the poor friend #shorts
0:55
Мой парень исполнил мечту моей мамы
12:45
Моя анимированная история
Рет қаралды 764 М.
ФИНАЛ / 4х4 ЖҰЛДЫЗДАР ШАЙҚАСЫ
5:3:21
DOSYMZHAN
Рет қаралды 93 М.