Hayebaa , Salaad Darbi iyo Saynab Cige , Seynab Cige , jacayl yimi OO yugan , kaymaha yaxoobe , hees

  Рет қаралды 32,444

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Күн бұрын

Пікірлер: 13
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Yugan: taagan Yulqan: bulaan ama qaylo Yagleel: diyaarin,xirxirid Yale: xarig Yololo': hadal Yacay: waa geedaha muska la saarsado aqalka Yixi: caws Yicib: geed Yaw: qaylo Yoto'ay:ku raagay Yam: aamusan Yuhuun: doonis Yulyulin: diyaarin Yamas: caws yaxni:geed Yoon:daal Yabaaloo: ka quustay Yaxoob: kadalloob ,yururid iwm
@mrhoryaal
@mrhoryaal Жыл бұрын
*Sifiican Baad samaysay Oo **#Dhalinta** danbe **#anfacaysa** anigoo **#Afka_waayeelka** kuhadlaya waxaan kuleeyahay **#waad_mahadsantahay** sharaf afkaaga hooyo weeyaan*
@ahmedissak9089
@ahmedissak9089 9 ай бұрын
Waa fasiraad wacan, laakin ereyga Yoon waa dood ama erey u dhigma muran ama qof lagu qeylinaayo. Waa igu yoomay oo la macna ah Waa igu qayliyey ee ma ahan daal. Laakiin waad asiibtay inta kale.
@ahmedcisman8061
@ahmedcisman8061 2 ай бұрын
Sifiican baad u sharax dey erayada. Waxaan kugu darsanayaa uun erayga Yacay heesta wuxuu ugu jiraa sakaaro da teeda dhidig weeyaan halka labkuna Atoor ka yahay ... Abditahliilna hees uu qaado waata ah Yacay iyo Atooraa aan baraarug daajaa ..... Marka laga hadlayo dhirta yacay na waa dhirta gaagaaban ee cufan waliba lkn hada sakaarada teeda dhig bay ugu jirtaa heestan
@MohamedAbdillahi-j1d
@MohamedAbdillahi-j1d Ай бұрын
Aad ayaad u mahad santhy ereyada aad laqmaysay
@apdikadiralidagel1373
@apdikadiralidagel1373 Жыл бұрын
Heesta: heeyebaa Eraydii: Abwan sinagub AUN Laxankii: Salaad darbi Luuqadii: seynab cige io Salaad darbi Heestu wa waxay abawanka ka tiriy oo adeegsaday xarafka ugu adag afka somalig(Y) da oog Abwanda, suuganahayku iyo iyo hal abuurakuba anay wax ka tirinin ayana qadanin eryd xarafka(Y) da ka bilama wa koo an yihiin Aafke a, markii loo ergo xarfah kale taas oo ku so tusinaysa Awood sheegashad Abdullahi Mohmud sangub erayda heesta ku jir aad ayay u adag yihiin fadlan Heestan kuw lamidka ah marka soo galisan erayda kuw adag Bulshada u fasira wad dadaasheene’ mahadsnid zhpkey🙏🙏
@xaliimomaxamedonlineshop183
@xaliimomaxamedonlineshop183 21 күн бұрын
Waa sax waa runtaa abwaan sangub caadi ma ahayn ilaahey ha unaxariisto
@KayseCali-c2e
@KayseCali-c2e Ай бұрын
Habeenkaa.berbera.ayaan.ku.galay.saynab.oo.aad.u.dayar.iyo.salaad.oI.isna.aad.u.dda.yar.wakhti.axyaa.fanaaniin
@wiilkareerxaaji8577
@wiilkareerxaaji8577 Жыл бұрын
Ereyadaan waxaa leh abwaan singub AUN wxuuna ku qaatay abwaanka Qarniga kadib markuu keenay Ereyo Y laga hinkaadinayo Af Soomaaliga waxaa aad ugu yar Suugaanta Y ah
@qadafinuur
@qadafinuur Жыл бұрын
Ala cod macana salad iyo saynab 😢
@FarahAdan-wk1ek
@FarahAdan-wk1ek 10 ай бұрын
Wonderful song
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Musiciggii riwaayaddii qabrigii jacaylka baa saaran waan isku dayey erayda inaan qaar aqoontayda soo qoro inkaatoo erayga y ay adagtahay dhowr hees baan ku arkay mushteeg,kinsi,tahliil,gacayte,kabanle,middaan iwm
@AsadAli-qm8ub
@AsadAli-qm8ub 4 ай бұрын
D7dgcy
Salaad darbi - Ceelbuur - Qaraami - lyrics
10:41
AFYAL STUDIO
Рет қаралды 32 М.
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 40 МЛН
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 55 МЛН
Please Help This Poor Boy 🙏
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 23 МЛН
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 24 МЛН
salaad darbi ayaan dhalad oo kaban  ah
9:09
SHARDI OFFICIAL
Рет қаралды 57 М.
Seynab Cige - Wallee Aniga Caashaqa ( Kaban )
7:02
Rageedii™
Рет қаралды 525 М.
Seynab Cige iyo Salaad Darbi
8:30
Ahmed Tooyo
Рет қаралды 2 МЛН
Seynab Ciga & Salaad Darbi | Heestii Jaalaleey | Hees aad u Macaan
10:41
Salaad Derbi iyo Saynab Cige 🔥Iyo Heesta "JAALALLEEY"
10:41
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1,5 МЛН
Heestii hurdo kama bogtoo
6:32
Moo Dahir
Рет қаралды 1,7 МЛН
Hayaba   Saynab Cige iyo Cabdinaasir Aleyle   YouTube
6:32
faisal hussein Ali
Рет қаралды 116 М.
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 40 МЛН