Shico iyo yuhudu wa isku mid inoma kala sokeyan daliminta
@sadam131844 минут бұрын
balaayo allaha ku salado iran in shaa allah
@MustafeMuuse-gp8dc2 сағат бұрын
Abdi omar Waxaba ma fansanide dameer ahow ama warka runta ah baadh
@moudankhaireh4015Сағат бұрын
Subxanaallah
@User-s5z2t2 сағат бұрын
Xadaraday Qaangaartay Oo lagu hayo Muslimka Allah ha burburiyo yuhud Iran shecada raafidada ah Syria. Ciraaq yeman Iyo Munaafiqiinta. Saudi emaret iyo gaalo is garabsatay Allah ha burburiyo. Waxaa halkaa dhigay muslimka madax. Xun oo munaafiqiinta ah. Allah ha soo noo leeyo Muslimka Palestine. Iyo dhamaan. Muslims Allah ha burburiyo yuhud ugargaaro Aameen Waxaad joojin seen Dua. Palestinian Iyo Muslimka Dua wada Walaalayaal
@ayaanmoh-n9s2 сағат бұрын
Sheekhoow sawirka ku dhagan gidaarka kaa dambeeya saw malaa'iktu gurigaaga ka noqon maayaan .
@OmarAhmed-d9q3 сағат бұрын
First comment
@jubbavalleycarrierllc93192 сағат бұрын
In wadamo badan la shiiceeyo waxaa ka danbeeyey reer galbeed ka ma aheeyn iraan waan la soconey insha ayaan ku heeyney dulmi diidoow
@MyNasywa-q3b3 сағат бұрын
Wa ku salaamay walaal. Waxan ku weediin rabay kwrn dalka ciraaq waxaan ognahay in aay shiico ka taliso Marka wadan suniyiinta maku yaryihiin mise sida suuriya camal aya loo gumeestay?
@caliphabdoe708Сағат бұрын
Su al
@fathiwarsame762822 минут бұрын
Iran 🇮🇷 qasar dheh waa mujriimin
@imaqlaa3 сағат бұрын
Kaniiniga kibtaagoonka ay malaayiinta ka sameynayeen kasoo hadal
@Fouziaabdi-bq1rz36 минут бұрын
❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
@AbdikadirMohamed-c7f2 сағат бұрын
Sheekh islaamka ha kaka qaybin suno wax iskama celinaysee
@User-s5z2t2 сағат бұрын
Allah sharta haka ilaaliyo Syria. Iyo Muslimka dhagartay. American meeshii galo waa baabi iyaa. Waxan jeclahay in ay san soo dhowwas
@ANassah-te3px26 минут бұрын
Ascwb walaal. Marka laga tago kooxdan Suuriya qabsatay oo Qaza taageersan, halkeed ku arkaysaa dowladaha suniyiinta mid kaliya oo dhiigle oo ka hadlaysa xasuuqa Qaza? Waxaan rajaynayaa inay Iiraan iyo kooxdan heeshiiyaa. Shiico ha noolaato, sunniyiintana Allaah ha u naxariisto oo xaqqa ha garansiiyo. Baarak'Allaah fiik.
@omarbaalwi35443 сағат бұрын
Asaalam aleykum fadlaan ha fantamiin
@kaafi_ahmed69342 сағат бұрын
Johnny somali waa itoobiyaan eyga
@osmangure6040Сағат бұрын
Mahabwax cusub waa project ay ku faaiide3n reergalbeedkabiyo soofiyeetkii waaxaa baray yuhuuddda waana magac dil waana shhambad lagu dhufto qofka aqoonta diiniga iyo maadiga leh ee u dooda dalkiisa iyo daskiisa Waa magac dilka iqlaamka iyo waxaan la qaba hoggamada islaamka ee boqorda iyo milateriga zooggga ku haysta shucuubta islaamka markaa waxa reergalbeedku u sheegan in ay ka ilaalinnayaan magacyadan si looga waxa laga rabo oo baad lacageed ah Iskusooduubkii waa burburka uyo baaba,a islaamka
@thepearlofindianocean2 сағат бұрын
Ma malaysanaysaa in dadkii cunkii Bishar al-Assad ahaa iyo Iraan ay ahayeen cida kaliya ee hortaagnaa Israail. Koxdan qabsatay cida wadata inoo soo baar sheekhow mahadsanid
@GggfFtffy2 сағат бұрын
Iran xisbushaydan iyo yahuuda wa is ku mid taas qofka an ogayn wa hurdaa
@adenahmed456125 минут бұрын
my suggestion regarding the video content. Instead of using mobile video, which often results in poor quality, consider utilizing pictures and voice recordings. This approach could enhance the overall speaking and save time.
@AliMohajim3 сағат бұрын
Wcs
@ahmedhussein7603 сағат бұрын
Dhallinyaradii soomaaliyeedey dalkaan annagaa iska leh siyaasiga daneeystaha ah ee Somaliada dhacdheda isku kaana jebiyey aan kawada tashanno ama dalkaan aan ummadaha aduunka ee kafaaideysan kara aan uga haajirno!!😢😢😢
@Hhhqol2 сағат бұрын
Ma 0gid miyaa iiraaq in lagu qabtay askar ingariis Ah iska dhigaaya alqaacida madiinat albasra ma aha wax cusub
@maandeeqcookingmuxadrahcha73922 сағат бұрын
Sheekhow gafuurtduubta somaliya joogtab waa sirdoon xalane laga fangareeyo reergalbeed iyo dadlkale ayaa ka dambeeya
@NajmoAbdi-fk3pb2 сағат бұрын
Walee been maahan kuwaan lug yeey ku istaagin aa hishiis lagula soo galay baqtiga
Alshabaka somaliya shacabk ku xasuuqaya wa qolama ? sunii miya? waxay carabtu soqorqortay uun baad mesha ku haysa shekh
@HassanJamaal-p1e2 сағат бұрын
Yaman aya ku aragney Oromo sheganesa o tuksanaya
@abdulkadirsheikhmohamed52 сағат бұрын
Etoobiya hadda ayaaba xassan usaxiixey badda somalia.mardow somalia o dha ayeey qabsanayaa ayaga iyo france iyo israel o runti dekedan iskaleh abdul
@Farh9405 минут бұрын
Illhow ugargaar muslimiinta falstiin iyo syrai
@fathiwarsame762814 минут бұрын
Waxas dhan haduu samaystay why u cararay quick yab bashar al asad Allah aduunka ha ku cadaabo maxay umada cadameen
@FieldOfRichesFarm2 сағат бұрын
Sheikh STOP SREADING HATRED AMONG MUSLIMS NOW YOUR CHANNEL BECOMES ONE THAT TARGETS SHIA ACTIONS DONT SPREAD HATRED ONCE MORE
@safiadahir576Сағат бұрын
is shia muslim?
@FieldOfRichesFarm22 минут бұрын
@safiadahir576 ..Yah they are Muslims walallo
@Grm6493 сағат бұрын
Islam’ka iyaga ayaa lasku mashquuliyey shiico iyo suni war ma argtaan miyaa GASA
@prince405730 минут бұрын
Sunni ga syria waa over 93%
@halwoali55322 сағат бұрын
Bishaar maxay soo qabashadiisa taraysaa dalkii isra aaba qalabkiisii dhamaa burburisaye indhohooda maxay intaas u arki layihiin ayaga isku arkaan dadkan carabta ah caqli weershonimadaaa carab kama korto 😢
@isiri.2835Сағат бұрын
Waxaas waa war cool xun Qof Muslim ah KUMA hadlo waxaas Shicibks Muslimkaa BAY ku xasuuqasn
@Mahamadelmihersi2 сағат бұрын
Booked adiga maxaa bashaar Al asad ku daba dhigay. Wsriye ma tihid nin la riday. Lama jiijiido boowe xishoo
@AKLIBAN2 сағат бұрын
Sheikh warkagu gadal ayu ka xumaadey, islamka ha isku dirin ee sheikhow ilahey ka cabso.....muslimiintu cadow kaliya aye leyihi .....
@omarhussien89582 сағат бұрын
Bashar,maxaa kudaba dhigay ma wahabiyada Israel ushaqeeyaa tahay? Israel ayuu Syria ka difaacayay!!
@jujuqoolif4517Сағат бұрын
Maxaad ugu mushquleysa dowladaha adunka oo dhan baa qota tunelada iyo jeelal waa weyn Inta ka qodan aqalka cad ma oktahay inta jeel ku yalana ma ogtahay inta milyan oo ku jirtana ma ogtahay maxaad wax weyn uga dhigeysan sry waxa ka jira Meesha aduunka ugu fiicney oo ugu cadow badney bay aheeyd waana aduunka oo dhan yurub mareykan rashiya Arab Asia china aduunka waxa ka jira war uma heysan bye now
@waryamidiya31433 сағат бұрын
nidaamkaan haduusan eeraan si qarsoodi ah ula hishiinin gaar ahaan dariiqa gudbinta hubka& waxay kukicin doontaa mucarado &jamhado &caqabado badan 👉dhanka kale rer galbeedku wacaqabad kale oo haysata dalkas gar ahan mrykanka yahuuda marka xaalku waxasaasi juhdi siyasad khayamaysan hhhhh&ilaahay oo lakaashado lodhawado &wixi= hasameyan dawladaha carabta oo ayvisugu mujiyan nooc udhaw 3bil kabacdi baan eegi doona
@Rakuub2 сағат бұрын
Sida ad u faraxsan tahay u tabinayso brobagandada Iyo cadifada suni iyo shiico Waar xabsiyada israiiil raga lagu kubsanaya wad ogtahay Maanta inan shiico la jirsano weye mise waxad rabta sida madax carabta in israiil gulaysato............dagal caqiido
@soomaaltv22823 сағат бұрын
Sh stop spreading hate between Muslims
@Abshir20253 сағат бұрын
U and Shia is not Muslim
@MuhiimAhmed-v8c3 сағат бұрын
What hate is he spreading idiot. The truth is clear no one spreading hate between Muslims.
@queeny75223 сағат бұрын
@@Abshir2025 And you are??
@NUUNE-x6r2 сағат бұрын
How did you say a Muslim person you are not Muslim, 😡
@Mohanedalw2 сағат бұрын
Waa runtiisa joojiya wax yalaha macnaha kundhisneenyn oo dadka reer Syria ka dhax wadan ma aragtan miyaa Musliminta min Saudi ila Jordan habayn iyo Malin lagu jirdilo xabsiyo dalalkaas ma ogtihin in masar kaliya 200000 qof shacab xabsiyada la dilay