No video

Hayeey Xaafada islii waxaa lagu qabtay Dhaqtar Fake ah iyo dhibatada oo inoo geestay Muqal xaqiiqo

  Рет қаралды 42,502

Caaisha Lifestyle.

Caaisha Lifestyle.

7 ай бұрын

Пікірлер: 72
@seinabaliomar5211
@seinabaliomar5211 7 ай бұрын
Waa digniin aad nogu muhiim ah, mahadsanid. Allaha kuu ccafiyo qoskaaga, iyo inta ka bugta Somali Maxamed oo dhan.
@sareedo8184
@sareedo8184 7 ай бұрын
Waa mahadsanid madama soo gudbisay lakiin inad ilmihii oo adan hubsan cafimadkisa inad kaxayso adigon rabudhin cunugii khatar ayuu galay Axl hadii ku cafimaday alle hau siyadsho Ilmaha irbadaha ka daaya kininiga nogu bedela codsada mar kasta Allah ba Ina ilasha
@suleimanabdi2573
@suleimanabdi2573 7 ай бұрын
Walal illahey wil xakucafiyo insha Allah intaas taxadirikarta taxadir . Maxatsanit
@rocky4066
@rocky4066 6 ай бұрын
Mahadsanid kheyrbadan yaan kuu rajeeynayaa walaale reerkaadana allaah hakuu barakeeyo insha allaah
@falisa576
@falisa576 7 ай бұрын
Subxanallaah alow muxu somalida Daawo qaldan siiyey ilaahoow shartiisa Umada ka qabo
@husseinmalinahmed9202
@husseinmalinahmed9202 7 ай бұрын
Mashallah keep going BARAKA ALLAH FIIKUM. Africa is disasterers when it comes to health sector especially the hospitals it's unfortunate..
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 7 ай бұрын
Allaha ha caafiyo Aamiin yaaaaa Allaha
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t Ай бұрын
Allaha kuu caafiyo adiga iyo intii ay ka jiranyihiin .
@fartun9503
@fartun9503 7 ай бұрын
Thanks Brother 👍
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 7 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
@saamiyasiman2407
@saamiyasiman2407 7 ай бұрын
Allaha ku caafiyo family will waa wax jira arinkaas
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 7 ай бұрын
Allah h cafiyo wilakan habrart uahay amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
@Darajooyin
@Darajooyin 7 ай бұрын
Waxaa waajiba in hadaa tahay bukaan ama bukaanka waalidkiis inaa xaqaaqa cafimaad qofna uga heebeeysan bal ka waran wiilkaaga asoo ilmo aha saas loola dhaqmo weeydii magaca qofka kuu shaqeeynaa uu ku joogo hospitalka. Xabsiyeey ku gali karaan abadan ah.
@ashamuse7410
@ashamuse7410 7 ай бұрын
Ispitaalka maa sheegtid hadaa run sheegeysid
@RahmaBanooda
@RahmaBanooda 7 ай бұрын
Isbitaalka magaciisa sheeg iyo xaafada ku yaalo
@xaawosalad9415
@xaawosalad9415 7 ай бұрын
Daawada ka badel ilmaha walaalkey xoog ayeeyo ku siisey daawadda
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 7 ай бұрын
Miskin walshey caisho allh ha cafiyo kuligod ❤❤❤❤
@amalyusuf1210
@amalyusuf1210 7 ай бұрын
Asc walaal irbadaha jojiya please, kanini ku badasha.
@moadam7003
@moadam7003 6 ай бұрын
IM injections should go to the muscle not the “hidid” actually she probably put the med in a vine or artery.
@rahmaabdi1458
@rahmaabdi1458 7 ай бұрын
Subxaanalaah waa qiso layaab leh
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 7 ай бұрын
Subaxllah Subaxllah ilwo xaq nawafji amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
@abdulkadirdahir3592
@abdulkadirdahir3592 Ай бұрын
Muqdisho waxa joogta boqollaal fake doctors ah.iyo meel kasta oobsoomaaliya ka mid ah.laakiinnyaa soo qabanaya.
@fartun9503
@fartun9503 7 ай бұрын
Wcs welcome Brother 🙏👍👍👍👍
@fartun9503
@fartun9503 7 ай бұрын
Masha Allah 👍
@jamalskp7280
@jamalskp7280 7 ай бұрын
Waa Aakhirsamaan subxanalaah rabow khaatumada nagu dil
@gobeyluul1122
@gobeyluul1122 3 ай бұрын
Walaal islii lee maxay ooga dhacaan dhibta subxaana Allah
@muhuboabdi3614
@muhuboabdi3614 7 ай бұрын
Bismilaah qalalajiye ma fiicna ilmaha ka daaya
@user-oj4tu7ej9p
@user-oj4tu7ej9p 7 ай бұрын
Alx haduu cunigii alle kuu caafiyey waadna mahadsan tahay sidaad nooga digtey
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t Ай бұрын
Islii dayac weyn aya cafimaadka ka jira xatta sida dharka ayaa loo warejiyaa daawada jidadka oo ay ka gataan somalidu , qolo kale kama gadato .
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 7 ай бұрын
Supxanalha alhaa layska ilaaliyo dhakhtaradaan baantah ilhaay hakucafiyo
@ebyancadeyxaaji245
@ebyancadeyxaaji245 Ай бұрын
Waxaan layaabaa nayroobi irbad lay kuula soo ordaayaan iyo qalajiye ilaahaw na badbaadi caruurtana noo xifdi
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 7 ай бұрын
Shukran walal qaali ❤
@fartun9503
@fartun9503 7 ай бұрын
Subxaaaaana Allah
@ubahali-be7ls
@ubahali-be7ls 7 ай бұрын
Walaal ciyaalka Allah hakuu caafiyo
@farhiaabdi2505
@farhiaabdi2505 7 ай бұрын
Qalajiska ma waxaaka wada penicillin hadii ay tahay perceiving barida Lagu duraa ee xididka Laguma duro waa qalad
@user-px8uz8mr5k
@user-px8uz8mr5k 6 ай бұрын
Waxa waalae in
@shaafiabdi8273
@shaafiabdi8273 7 ай бұрын
Somalida wa dad nadaafad xun wa halis in cudurka dilaaga ah ee H.I.v Lagugu talaalo.aniga isbitaal somali leedahy shaybaar uma aado
@awm221
@awm221 7 ай бұрын
Subxanallaah
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 7 ай бұрын
Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤❤❤❤
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 7 ай бұрын
Isbital kee?
@Asli-ow9iu
@Asli-ow9iu 7 ай бұрын
Allaah hakuu caafiyo
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 7 ай бұрын
Asc. Caaisha waa magac dumar ee magac nin labax axadyahow.
@fatumaali5834
@fatumaali5834 7 ай бұрын
😂😂😂😂
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 7 ай бұрын
@@fatumaali5834 Asc. Adigana malayaabtay axadkan.
@fartun9503
@fartun9503 7 ай бұрын
Waba Naxdiin
@jamalskp7280
@jamalskp7280 7 ай бұрын
Africa dhabaato ay iyagu isu keeneen ayaa haysata africa naf malaha waa cawaan
@abdihillow8876
@abdihillow8876 6 ай бұрын
Maxaadsanid
@user-yz8qb5ms7o
@user-yz8qb5ms7o 7 ай бұрын
Waxaas oo Dhami waxaa somalidu iyaga is ugu wacan waliga ma aragtay qof hindi ah oo utagaya wa Maya Kuma kalsonidin takhatirta somalida malaha isbitalo gar u ah
@z-1il
@z-1il 7 ай бұрын
Subhanallah
@SmilingLemonade-qf8nc
@SmilingLemonade-qf8nc 7 ай бұрын
asc walai aniga cunug aya sas iga noqde ilaa ujareyee ilahaay hanaa bbadbadshoo
@YusufMohamud-tm4cz
@YusufMohamud-tm4cz 6 ай бұрын
Haddii aad Runta aad sheegeysid Waye aad ubadbaden wayday CARUUNTA KALE DHEBATADA LOGESANAY MEYEY KU DHEBEN DACWEH CESBITALKA AMA WARQADO DAADEH (EERYADA KU DHOW AMA WARQADO KU DHAJEH DARBIYADA CESBITALKA IYO EERYADA U DHOW
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 7 ай бұрын
Hadalka inta dayso sheeg isbitaalada ad sheegeyso!!😂
@halimohirsi3372
@halimohirsi3372 7 ай бұрын
MAXAMED WAXAAN RABAA IN AAN KU WEEDIIYO IBRAAHIM XALANE AWOOWAHAA MIYAA
@xamralive
@xamralive 7 ай бұрын
Dhulalka aan joogno ee reer Galbeedka Cirbadaan xididada dadka laga siinayo lagama yaqaano Somaliya iyo Kenya uun baa laga yaqaanaa
@Mahmoudsadiya
@Mahmoudsadiya 7 ай бұрын
Sorry
@dhaantoland
@dhaantoland 6 ай бұрын
I don’t know why injection irbadaha looga isticmaalo Kenya instead of kiniin tablets aduunka 30 years ka hor bay irbadaha iska daayeen waa khatar ma fiicana especially kids,I think third worlds kaliya isticmaalo. Kolay ani ma qateen irbadaha hadan Kenya joogo caruurtana kaba daran, caruurta markay yaryiihin hadi mataq xumad yeeshaan sharoobo dawo loo qora ay cabaan Tylenol hadi infection laga helo kadib iyadana antibiotics 5 days qaadanayan loo qora oo sharoobo oo kala America iyo dalalka hore u maray irbadaha waa joojiyeen Over 30 years ka hor so hadii aad Kenya joogto irbadaha kiniin igu badala dhaha ha qaadanina
@user-zv2uq8bu6g
@user-zv2uq8bu6g 7 ай бұрын
Ani xitaa wey igu dhacdey
@haniaden2700
@haniaden2700 7 ай бұрын
Isbitalka waa kee no sheg
@user-mj7tx1jx4k
@user-mj7tx1jx4k 7 ай бұрын
O maxad u tiri dhaqter fake ah ba laqabtey sida in la xirey qofkii bentada maxa u dacwen wesay hade run tahay shahadada kegs ah si loo baaro wa onaf shegta dhaqterka hadaa run shegeso si dadka uga digtonadan why u qarinee marka meshas Waxa ka cad inee ben tahay waxa shegesid oo rabtid ina viewers ku heshid
@fartun9503
@fartun9503 7 ай бұрын
Wa Runta Brother
@shurealiim9996
@shurealiim9996 7 ай бұрын
Ani daqtar ban ahay,waxaa lagayaba cunugaas side effect of the drug ay qabatay,lagayaaba inu gaajesnaa cunuga,dawooyinka qarked qofka weyn ayabo qabata oo la mantagaa,so kindlg understand some of the things, yariska Alle hacafiyo waqti umbaa lagadintaye,sorry
@ahmedaweys3821
@ahmedaweys3821 7 ай бұрын
Away dhaqtarki madama ad markii hore kubilawday
@fartun9503
@fartun9503 7 ай бұрын
Wa Qof ween
@jamalskp7280
@jamalskp7280 7 ай бұрын
Yaaaab cajiib
@Ibrahim-g9e
@Ibrahim-g9e Ай бұрын
Saxilby yuruba way joogan kuwa kugu barbaranaya
@fartun9503
@fartun9503 7 ай бұрын
Sax
@hawamohamed4818
@hawamohamed4818 7 ай бұрын
Sory🎉tartbhidku🎉wuudilàcikara
@fatimakheyre3849
@fatimakheyre3849 Ай бұрын
Islii maxaad wax walba ugu xayeysiisaa adigoo raadinaaya views shame on you.
@amalyusuf1210
@amalyusuf1210 7 ай бұрын
Asc walaal irbadaha jojiya please, kanini ku badasha.
@fartun9503
@fartun9503 7 ай бұрын
Sax
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 48 МЛН
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 10 МЛН
Вы чего бл….🤣🤣🙏🏽🙏🏽🙏🏽
00:18
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16
FARXADEENA LAMA SOO KOOBI KARO EID DAN ANIGA IYO MY NOLOSHEYDA 🥰
8:31
A Muslim Man Enters a Church - They Laughed
39:53
Sabeel Ahmed
Рет қаралды 1,6 МЛН
MUQAAL XAAFADA PARKLAND NAIROBI KENYA
11:50
SACDIYO CHANNEL
Рет қаралды 16 М.
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 48 МЛН