Qisadii Siham tahlil & Qabiilkeda saxda ah, Ninkan idiin muuqda asaga dartii dad badan aya udhintay

  Рет қаралды 22,864

Caaisha Lifestyle.

Caaisha Lifestyle.

Күн бұрын

Пікірлер: 84
@DeeqoTaqal33
@DeeqoTaqal33 2 ай бұрын
Wa sheeko cajib ah shiib iska dhah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HalimaAli-nt9wq
@HalimaAli-nt9wq 2 ай бұрын
Subxaanallaah ninku dhaarbadanaa
@MaryamaHassan-go9xk
@MaryamaHassan-go9xk 2 ай бұрын
Aadbad umahsanta Wall ad naqaado raligaliñt wallaalka Allah baan khaldamin
@ahmedsabban8990
@ahmedsabban8990 Ай бұрын
Ninkani Quraana wuu akhrinayaa lkn. Dhankiisa. Shakalkiisa. Muuqiisa. Camalkiisa. Fadhigiisa. Sheekadiisa and more than that. Uma egah muuqaalka ninka raga lagu yaqaan. Ee wali haleyska ilaaliyo somaliyey
@sabriincadey2522
@sabriincadey2522 2 ай бұрын
Sihaam dahaliil qabiilkeey rabto ha ahaatee waxeedu waabaa is tus tus caadi ah gal mudug waxaad moodaa in ay tahay wiil ay ayadu ku curatay maba oga in ay tahay gobol somaliyeed ayna wada dagaan dad badan qabiilk ay sheeganeysana uusan kaligii laheyn
@LaylaHilowle-j1u
@LaylaHilowle-j1u 2 ай бұрын
Waxaba qalad ah in ay dadka ka xigsato meel dadka u dhaxeysa mana aado oo waxay aadey kanya kkkkk
@Moubarikmouva2024
@Moubarikmouva2024 2 ай бұрын
Djibouti 2k ❤❤❤
@Hibo6875
@Hibo6875 2 ай бұрын
Waa yaab 😢😢😢 adigo abaha inu dhintay u heesto hadi lagu dhoho abaha waa noolyahay
@umuubax1671
@umuubax1671 2 ай бұрын
Waa farxad ani yaa idhaho😢😢
@JacfarNur
@JacfarNur 2 ай бұрын
​@@umuubax1671Aw sorry wllshy 🥹🥹🥹
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 2 ай бұрын
Waa sheeko cusub kuqabso kuqadi meyside dhulka iyo gur yahan kumaqli jiray . Hada madadkii ayeey mareysaa walhi waayaab
@samirasahra1747
@samirasahra1747 2 ай бұрын
XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan
@abdigaafaa2931
@abdigaafaa2931 2 ай бұрын
Laba dameer oo alle iyo rasuul ka furtay
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 2 ай бұрын
Qofkii sheegta qabiil aan aheyn qabiilkiisa isaga oo og waa ahlu naar
@Imaan92546
@Imaan92546 2 ай бұрын
Waxaas ya ku dhahey Waxaad ku qaldee abaha abbe aan aheyn in aad aabo tiraahdo
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 2 ай бұрын
@@Imaan92546 waa la mid oo qabiilkaan waa asalkii aabayaashaa
@sadam1318
@sadam1318 2 ай бұрын
waa wareey asaga yaa u sheegay arinkaas
@AbdullahiAbdulle-u1c
@AbdullahiAbdulle-u1c 2 ай бұрын
War kan waa baac maalin walba qofbuu yiraahdaa qabiil khalad ah ayey sheganayaan dadku waa isku ekaan karaa haddii isagu raadinaayo meesha uu ka soojeedo aniga hala isoo aadiyo anaa u sheegaayee
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 2 ай бұрын
Sihaam waa gabar reer ayaanle waxaa dhaley Ina Mohamed harbi waana reer wardhiigley cid kaa wareysaneyso ma leh
@SacdiaSacdia-w8q
@SacdiaSacdia-w8q 2 ай бұрын
Waa wacel.buu.leeya.hay.ka.waran.eedab.malaha.ha.caayin.gabadha.
@Xuseenaadan-nl7im
@Xuseenaadan-nl7im 2 ай бұрын
Adiga maa dhahaayo isaga ma dhihine namiimnimo ayaad Ku dhaqmeeysaa
@Halimo-f1l
@Halimo-f1l 2 ай бұрын
Habartan mooryaanta ah.Waxaa dhahday Siham wax badan Ayeey muqdisho difaa ceeysay.Yeey Ka difaaceeysay muqdisho.
@Moubarikmouva2024
@Moubarikmouva2024 2 ай бұрын
😢😢
@SudiKhalid-z5e
@SudiKhalid-z5e 2 ай бұрын
DIIGA HA ISKA QAADO SIHAAM
@KhadijaSayidAbanur
@KhadijaSayidAbanur 2 ай бұрын
Macluumaadka sax haday yihìin waa Ok ..
@januunexarbi3666
@januunexarbi3666 2 ай бұрын
Abahaawa
@tamaanmobilemaintenance5875
@tamaanmobilemaintenance5875 2 ай бұрын
Kan wa iska hadla😅😅😅
@XakiimoMaxamed-k7w
@XakiimoMaxamed-k7w Ай бұрын
Sihaam.miyaa.hadan..rakiibaa..usoo.dhigtay.waa.yab.yuuuuuh.ayaanle.sacad.reer.sahal.cali..nahaab..beenlow.eebe.ka.furtay.ayaaatahau.dumarkii..ayeeey.ka.washeen.hadana.ma.ragiib.soo.dhigtay.
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 2 ай бұрын
😂😂😂😂 waa sheekh kale
@kikiki1189
@kikiki1189 2 ай бұрын
Ninkaan run masheego daliil ahaan hausoo qaadanin. Meeqa dad uu qabiiladooda ma ahan dhahay
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 2 ай бұрын
Waryaa Sihaam wa gabar hg sacad reer ayaanle oo la yaqaano Beenloow adigaa wecel ah
@marimhaschi5478
@marimhaschi5478 2 ай бұрын
war naga daa waligaa adigoo wax run ah sheegay laguma arkin
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v 2 ай бұрын
Neygar ha dhihin black American badaxa marada ugu xiran mdaxa waxa xirta black American..
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 Ай бұрын
Shariif kkkk ma cadeenti eh meeqofu qabiil kalle ka dhigay kkkk adigaba Shariif kale ah
@canabciise6593
@canabciise6593 2 ай бұрын
War yaa beentan ma xasan Shiiq iyo madaale kuso dhiibay o kudhahy beentan faafi war beenta kucili cidii kusodhiibtay arintaan Abgaal sodhiiben u gadmi meese u noqo viva Islaam Tahliil gabar Governo ah
@143-k1d
@143-k1d 2 ай бұрын
qaxba cuqdadeysan aa tahay bastarad yahee ninka ku heysta u jawaab madaxda macaawiista aga fuq nacalad yahee xaaraamiga ah
@143-k1d
@143-k1d 2 ай бұрын
dhuqba yahee A B Guska aga fuq hadee siilkaada uraayo diidene oo dhulka dhagaxa ka keentay gaajo
@143-k1d
@143-k1d 2 ай бұрын
qxbo iljeex ah mardhow xirooyinka dowlada inta hartay waa niilaga saaraa suuqa bakaaraha waa aragtay xalay dhulkaa la dhigay nacalad baa tihiin cuqdadaa waa u dhimaneysiin A B waaku qarweysiin weligiin walee
@canabciise6593
@canabciise6593 2 ай бұрын
Dhilayahy dameeruhu wasan nacalad kugudhacday adiga iyo xasan dhiiqo iyo abkaaga dameerka dhalay arintan in madale xasan dhiiqo iyo Jawaahir afdaloo kadabeyan wacadahy lkn wa ay fashilmen ab jareer. Bahal yahy reer badiyah ah o dhiiqada wabiga jareertu kufuusho o quruntay tuuu
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy 2 ай бұрын
ninkan waa tuug ahmed shariif ayaa la dhaha shaydaan. Beenale ah weeyo.
@foozia426
@foozia426 2 ай бұрын
Subxanallaah dadkan maxaa kalifay wa bilaa kalsooni 😂
@heerqaran580
@heerqaran580 2 ай бұрын
Ninka raggaa waa kan qaladkiisa qaato
@gacaloscott9474
@gacaloscott9474 2 ай бұрын
Tuug siham tahlil waa nag hg iska dhala beenta jooji
@aliismail1923
@aliismail1923 2 ай бұрын
war gabadha haugafin neefbaatahaye midkaan reerxamar miyaa isahaaba wecel ueg kuwalafuulo ayuu uegyahay
@AdamMusa-q3k
@AdamMusa-q3k 2 ай бұрын
😂❤😂 NACEYB HABAR GIDIR HEERKAN MIYUU GAARAY
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 2 ай бұрын
Kkkk qaraar h g 🤣🤣🤣🤣
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 2 ай бұрын
SALAAMU CALEYKUM GABADDHA MAAD ARINTAA U SHEEGTID INTAAD PUPLIC LA SOO FADHIISANEYSO. WAX SAX AH MA AHA. ILAAHAY HA INA ASTURO VIEWSS. VIEWDSSSSSD
@deeqoahmedsomaliyaguul7685
@deeqoahmedsomaliyaguul7685 2 ай бұрын
Ha laga qadho dna test si lohubiyo please
@dalmarcabdilaahi8566
@dalmarcabdilaahi8566 2 ай бұрын
Berrina raaligein baad bixin cid idin rumaysanaysaa ma jirto youtubers.😊
@FarxiyaHasan-h2w
@FarxiyaHasan-h2w 2 ай бұрын
Beenta jooji adeer sihaam wa sacad saciid
@FatumaHassan-m7n
@FatumaHassan-m7n 2 ай бұрын
Sharif waa iska hadashaa waxaa cid kaa qaadaneyso ma jirto runtii gabar intaas gartay iney aabaheyd ka si weyso macquul ma ah adiga alabiitaro maa aheyd habarteyd iyo aabaheyd tan waa lagu qabtay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Aweysaxmedcali
@Aweysaxmedcali 2 ай бұрын
Kkkkkkk hawartedaa ayaa cadeenkarta
@JacfarNur
@JacfarNur 2 ай бұрын
Ilmahaa nagtaa Laga warestaa ida wax walba oog 😂
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 2 ай бұрын
Ninkaan waa ma hubsade adna buu mar been ka sheegay aabaheed
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 2 ай бұрын
Benale weye way is hayan ninkan e mukhalas ma aha
@isiri.2835
@isiri.2835 2 ай бұрын
KUWA UMADA CAYNAYA AYAA NAJAASAA DIINTAY IYO MUSLIMKAY KU DUULEEN
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 2 ай бұрын
Haye hg waa loo soodhigtay gabdhii USA laga doortay waa murusade baa la yiri hadana sihaam
@fatmaahmed-vu6th
@fatmaahmed-vu6th 2 ай бұрын
Yaab wlh walalow caadi ayad uso shaqo tagtey ileen maxad negative iyo wax buun buunin ley subax walba ula so tagantahay bisinka
@hersijama6905
@hersijama6905 2 ай бұрын
Horta ina adeer waad ceebowday waadna qaldan tahay, Sihaam Tahliil Maxamed Xarbi miyaad nin coleysan u soo qaadatay in uu cadeeyo. RAALI GALIN waa in aad ka bixisaa. Waxaa laguu arkayay nin leh qadiyad ISLAAM iyo SOOMAALINIMO. Channel-kiinan oo aan bartay bil ka hor wanaag ayaa ka arkayay laakiin taasi waa kaa dhimatay. Caaisha Lifestyley lagu baray.
@maslaxisak4622
@maslaxisak4622 2 ай бұрын
Maxay hada soo kordhi naysaa inay dhamaan Somalia ay ogaato?😅😅😅😅😅😅
@MarwaanSuldaan
@MarwaanSuldaan 2 ай бұрын
Asxaabeey ninkaan munasar ayuu iska dhig dhigooyaa yaa igu raacsan 😂
@somalihanolato741
@somalihanolato741 2 ай бұрын
Odoy aan ku so korsan oon la aqoon miyaa
@XakiimoMaxamed-k7w
@XakiimoMaxamed-k7w Ай бұрын
Been.loow.nagihii.ayaaku.washay.hadana.waa.ragii
@osmanahmad8509
@osmanahmad8509 2 ай бұрын
Hadal bilaa anshax ah waaye Sihaam tahliil Dadkeeda ay ninkaa isku meesha joogaan Inay eraygaa ki qabsadaan waaye ?
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 ай бұрын
Ma cayin wax jiri Karo ayaa loo soo gudbiyey Hadii ay is hubto Siihaam DNA ha iska Qaado
@dalmarcabdilaahi8566
@dalmarcabdilaahi8566 2 ай бұрын
Maxay Somalidu ashtakayn waayeen ninkan mukhalaska ah😊
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 2 ай бұрын
War maxaad ka wadaa nagar nagar naygar naygar maxaad ka wadaa african America dheh hadalka iska sax😮😮😮
@ashaomar6719
@ashaomar6719 2 ай бұрын
Wiilkaan markii horeba maxaa qoomalood cajalad oo u fiirsaday.???🤔😭
@somalihanolato741
@somalihanolato741 2 ай бұрын
War maxa ka galay hooyo ayaa sheegi karto yaa dhalay ilmaha
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 2 ай бұрын
Beenloow qaain Sihaam Tahliil Mohamed Xarbi miyaa xawaadle ah
@leylayoussoufosman9412
@leylayoussoufosman9412 2 ай бұрын
Beenlow siham waxey dhalatay 2004 e beenta jooji eeda yasheed waxey jogaan wardhigley masajidka cabdale iyo cawareer ayey daganyihiin adigana in ad sodeyso wax kasto xaqiiq ahen ?
@lulali6059
@lulali6059 2 ай бұрын
Gabdhaan sihaan ah Oo shan mise 6 Sano ka hore KZbinr ka caan ka aheyd miyaa 2004 dhalatey. Maybe 1998 to 2000, intaan ayey dhameeyd 2018 kii ayey KZbin soo sameeyn jirtey.
@lulali6059
@lulali6059 2 ай бұрын
Maxeey somali sanadkooda u necban yihiin? Inteey allaha ugu mahad Celin lahayeen sanadka allah siiyey , sanadki allah siiyey iyo casfimaad iskugu daray inteey u mahad celin lahayeen.
@samsamcadey
@samsamcadey 2 ай бұрын
Waryaa ninkan waa beenloo ee warkisa haku fashilmin awalbaa waxaa nadhaday labo ninbaa isqabo
@AhmedAweis-io5jh
@AhmedAweis-io5jh 2 ай бұрын
BEENTA ADIGA WAAN KUGU OGAA LAAKIIN ISMA LAHAYN BEEN LOW KALE EE AA WEYN INAAD KEENEYSO HALKAAN!
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 2 ай бұрын
Caaisho lifestyle adiga ha soo saarin dadkaas beenlooyinka warkooda ha soo qaadin Sihaam waa gabar sacad reer ayaanle hadii kale lagaala noqon like
@luisfangal1437
@luisfangal1437 2 ай бұрын
Awalba uma saarin
@JacfarNur
@JacfarNur 2 ай бұрын
Like kaada mxuu taara 😂😂😂
@samsamcadey
@samsamcadey 2 ай бұрын
Waryaa beenta daa
@Betasquadclips66
@Betasquadclips66 2 ай бұрын
Shariif ka Xogtiisa waa xog la hubo Wan ka dambeyaa
Всё пошло не по плану 😮
00:36
Miracle
Рет қаралды 3,9 МЛН
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 155 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 37 МЛН
1 August 2024
2:11
Axmed Khaliif cabdi
Рет қаралды 18 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 4 МЛН
HOYADII DUCADEEDA LO AQBALAY!@SawdaBillan
51:09
Sawda Billan
Рет қаралды 96 М.
Всё пошло не по плану 😮
00:36
Miracle
Рет қаралды 3,9 МЛН