WARARKA SOOMAALIDA: DAGAALKA PUNTLAND EE DAACISH + MUQDISHO + XUDUR + WARAR KALE
Пікірлер: 15
@nasrofaaraxaxmed2 күн бұрын
Guuuuuullll punland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuuuuuullll
@BereketFenta-k9z3 күн бұрын
Guul butland
@yasminabdi52213 күн бұрын
Guuuuuuullllllll puntland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fosiyaabiib93803 күн бұрын
Hasan sheekh nin fiican ma aha soo dadkisa ma aha puntaland in uu ku fiisado
@demo1233412 күн бұрын
majeerteen iyo jiljileec!
@fosiyaabiib93803 күн бұрын
😢😢😢😢
@Shaamil-Basayev3 күн бұрын
WALLAHI BARI MARKU SOO DHAWACMO MEEL CIDLO AYA LOOGA TAGA MA AHAN WIILKI DALKIISI DIFAACAY LOOMA YAQAN BARI CIDLO BAA LOOGA TAGA INTAS MARKA RUNTA SHEEGTO QAAR BAA SO JAWABAYO HADAL XUN DHAHAYO SOMALIDANE RUNTA AD BEY UDHIBEYSAA KUWA RUNTA DIIDAN ALLAH SOO HANUUNIYO DHALINYARADA KU DHAWACMEYNE ALLAH CAAFIYO WABILLAHI TOWFIIQ
@fosiyaabiib93803 күн бұрын
Waligeey ma ku fakarin cadownimada dowlada hasan
@akhalif5793 күн бұрын
Allaha guuleeyo ciidamada puntland argagisada la dagaalamaya. Lkn waxaa la yaableh good soomaalia ka mid ah ajaanib badan oo soomaali ku milnaayn ay yimaadaan ama degaan meeyey dadkii deganaa miyiga buuraha? Sidee se lagu ogaan waayey intii ay soo badanayeen? Ina mum in waagi uu uguurey halkaa waa wada ognahay lkn ajaanib meel degan waa yaab.