WAR CULUS: TIRADA ASKARTA SIR-AA’IIL EE IS DILAYSA OO CIRKA ISKU SHAREERTAY + QASA + WARAR KALE

  Рет қаралды 53,129

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

Пікірлер: 62
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV 2 күн бұрын
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@khadiijomaxamedcawaali7789
@khadiijomaxamedcawaali7789 2 күн бұрын
يحاربوا الاسلام ولكن لن يفلحوا ابدا العملاق الاسلام سوف ينهض رغم الاعداء
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 2 күн бұрын
Allah isku baabi'iyo iyaga juf allah kadhigo cadawga islaamka Aamiin yaa rabbi
@ilyasAli-yn9vh
@ilyasAli-yn9vh 2 күн бұрын
Aan ugu raaxayno gacmehena saliga Nabigéna Muhaméd Salalahu Alayhi Wasalam Allahu akbar ❤❤❤
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 2 күн бұрын
Allah idin xafido mowliid xaaji adiga iyo qoyskaaga Aamiin Aamiin ❤
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 2 күн бұрын
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin yarabi ❤❤❤❤❤❤
@AbuqudamaAssomali
@AbuqudamaAssomali 2 күн бұрын
الله اكبر ولله العزة ولرسوله وللمومنين
@mukhtaarmiicaad9066
@mukhtaarmiicaad9066 2 күн бұрын
Allah masiibo haku rido yahuudda iyo inta ku taageersan xasuuqa wllhen reer qaza aaamin yaa rabi
@GeediFarayare-tm4fx
@GeediFarayare-tm4fx 2 күн бұрын
Asc sanad wanagsan duhur wanagsan.2o25.
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 2 күн бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 2 күн бұрын
Isku madha gaalo meel aad joogtanba ilaahay umada islaamka hamideeyo falastiin inshaa Allah way guulaysan
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 2 күн бұрын
Cadowga Allaha Awoodisa iskujabiyo,Xasuuqa matida Allaha ayaa munafaqyada Carapta lahaystayasha ah Dhaqalahoodi kubixinayo.
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 2 күн бұрын
Allah ha isku salido hana isku dhameeyo kuwa isu baheystey xasuuqa reer qasa aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee allah ha u soo dedejiyo walaalaha reer qasa guushooda iyo xornimadooda alaah habadbaadiyo beytul aqsaa aamiin
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 2 күн бұрын
Ilaaheyow masiibo deg deg ah ku rid Israel iyo marekan ciidamadooda iyo madaxdooda yaarabi Aamin
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 2 күн бұрын
Hanbalyo waan soo dhowaynayaa dhimashooyinka ka dhacay maraykanka new orleans las vegas iyo new york waayo maraykan waa dawlad argagixiso ah oo umulo doox ah
@MohamedAbdiabey
@MohamedAbdiabey 2 күн бұрын
Mowliid xaaji iyo maxamed maxamuud cade asalaamacaleykum masha alaah
@muhumedabdi5460
@muhumedabdi5460 2 күн бұрын
اللهم لك الحمد!
@Rashiidlaayaan
@Rashiidlaayaan 2 күн бұрын
Asc dhaman musliminta odhan alle waxan kabaryaya in u kadulqado dadka reer qasa aaaàaamiin
@UmerUmer-f8s
@UmerUmer-f8s 2 күн бұрын
أللهم أنصر ألإسلامة وألمسلمين في كل مكان
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 2 күн бұрын
HBN molid galab wanagsan wnkslmy respect Hamas Palestine yamane Suriya wayei gulleisateiy Inshallah doua preay 🤲🏻
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 2 күн бұрын
Qalqal allah ku rido mareykanka
@Abo_bilal511
@Abo_bilal511 2 күн бұрын
❤❤❤❤ good news
@AxmadMuuuseaxmad
@AxmadMuuuseaxmad 2 күн бұрын
Waxa oo dhan waxa ka danbaysa yahuda Waa qaraxyada iyo togashada ka dhacda maraykanka yahudu Waa fidnada adunka
@AishaBarre-b9n
@AishaBarre-b9n 2 күн бұрын
Ilaahow Abniga America qalqalgali duufaano ilaahow Lusaka iyo dabeylo 😮😮😮😮😮
@ashaabdi6714
@ashaabdi6714 2 күн бұрын
Marekan iyo faransiska iyo iiraan maxaa ka gale shacabka siiriyaa ilahow nabad waarta sii rer suuriya Falastinna xurnimo waarta sii somalina cadawga banaanka iyo midka shisheyaha u adeego ka qabo 🤲🏾
@XASANINDHACASE
@XASANINDHACASE 2 күн бұрын
waa war lagu farxo israaiil udhamatay
@CepteinHussein
@CepteinHussein Күн бұрын
Xashiishka Dil maa lagu muteystaa😂
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 2 күн бұрын
Yuhuud maraykan iyo reer galbeed ma rabaan dawlad islaam ah ama dad diintooda ka dhaqma lkn reer galbeed boos ugama banaaana
@Yaska-q2h
@Yaska-q2h 2 күн бұрын
Hi
@Rashiidlaayaan
@Rashiidlaayaan 2 күн бұрын
Rer ethipaya waxn leyahay sanad wanagsan dhaman dds shacab weynaha sanadkan sanadkisakal alle bashbash iyo barwaaqo alle hainugadhsiyo aamin yaaaraabi yaaaaraaabi daàdka dds daalken iyo dadkenaba an ilashano walalayal ma jir adunya africa iyo ashiya iyo yurub iyo mareykanka majiro NABADA kajirta dds iyo hor marka mr dhamanten an ilashano nabadena iyo dalkena an garab is tàgno ciidankena fardo awliyo guuuuuuuul bi idmilahi tacala
@Mubaarak87
@Mubaarak87 2 күн бұрын
Beelo waaaye In USA 🇺🇸 sidaaas noqoto
@AishaBarre-b9n
@AishaBarre-b9n 2 күн бұрын
Ala hausiyaadiyo daalimiinta 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@cabdifitaaxlayli
@cabdifitaaxlayli 2 күн бұрын
Halalaayo nacalada
@MaxamedXuseenMaxamuud-b2g
@MaxamedXuseenMaxamuud-b2g 2 күн бұрын
Qasa Alaha gararo
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 2 күн бұрын
Argagaxisada qabsatsy Suuriya waxa maalgaliyey Yuhuudda iyo reergalbeedka. Ujeedadu waxay ahayd in qaranimada Suuriya dumiyaan. Mar haddii ay dumiyeenna ogolaanmaayaan in reer Suuriya dawladda kale dhistaan abid. Dib u xasuusta sirtaki uu kashifay Janaraalkii Maraykanka ahaa WESLY Clark, iyo khabiirka Maraykanka ee la yiraa Jeffry Sacks.
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 2 күн бұрын
Maxaa kagaley dhibaatada Syria haysata qasa kuwa xasuuqey ee shacabka dhib bini aadam waligii soomarin maaha shamba cayn
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 2 күн бұрын
Ha is dilaan eeyaha eeyuhu dhaleen
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 2 күн бұрын
Boqoraka sacuudiga iasgaba dhulkii rasuulkeena scw yaan la dagin uu yiri goobo dalxiis ka sameeyey gaalo dhan iskugu imaneyso darogo iyo qamri.lagu cabaya taas muu joojiyo xaaran ayu nuuc laga sheegaayo😅
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 2 күн бұрын
Alow argagixisada iyo mufdidiinta kalaba aduunka ka qabo way fasahaadiyene
@AhmedHassan-f9w2b
@AhmedHassan-f9w2b 2 күн бұрын
Askarta Isdileysa waa maxaabiista madaxaa haku furto lagu xukumey ee mareykanka iyo dalalka kale reergalbeedka oo meel ay noqdaan laheyn,
@Ibrahimxasanibrahimxassan
@Ibrahimxasanibrahimxassan 2 күн бұрын
Dad.ladilaayo.dulkoodii.labiliqeeysanaayo.ma.ahan.argagixiso.baabut.meel.lagu.qarxiyau.waa.aread.gixiso.iswaafaji.
@maden7818
@maden7818 2 күн бұрын
USA, France iyo Yuhuud waa wada argagixiso waxayna u midoobeen xasuuqa muslimiinta.
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 2 күн бұрын
Abaalmarinta rabigeena ahi way u imaanaysa Cid walboo xad gubutay dad dhulkoda jooga oo aan cidna wax ka haysanin baa wax la geysto wixii ugu xumaa aduunkan la jogo marka gacmohoda haday isu ciqaben abaal marinta rabi in yaro kamid ah weye
@SalebanRabiiciya
@SalebanRabiiciya 2 күн бұрын
Israel maxay wax udhihiwaayeen
@dauusclayo6273
@dauusclayo6273 2 күн бұрын
Daroogada xukuun dil ah lakiin wayka raali noqooneyso rer qowmuluud iney imaan karaan World Cup soosocdo
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 2 күн бұрын
Turkey maanta wuxuu u heli karaa ruushka iran iyo dalalka muslimiinta ah marka laga reebo carabta oo ah waxba kuma roonayaal
@SiraadCareef-b9n
@SiraadCareef-b9n 2 күн бұрын
Asc bahda hbn tv bacda salan adiga oo suxufi muslin suniya inaad warkaaga ku soo darto shiico suni argagixiso ku sheegaysa damiirka aad warkaa ku akhriyayso miyaanu damiir suniya ahayn bal dib iskugu noqda saxaafad ahaan wsc wr wbr
@Ibrahimxasanibrahimxassan
@Ibrahimxasanibrahimxassan 2 күн бұрын
Shacabinlabaabi.iyo.ayaa.balaayiin.doolar.ayaalaqubixiyay.shacabka.ayaaucabsaneeynaa.baliswaafaji
@FuaadBarqad
@FuaadBarqad 2 күн бұрын
Ma aqliba dad darooga sitaa. Ku xukunay dil .in sucuudigu yiraa.maanay ka haboonayn waxaa Ku xukunay 6 sano ama 10 sano. Dad dambi way gali karaan . Waxan hadayna dadkoodu rabin miyay gayn lahaayeen. .. inkastoo cafimadka bulshada la ilaaliyo tahay. Xashiishna maskaxda u fiicnayn
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 2 күн бұрын
Cuquubo ninki galay ma moogaato
@Ibrahimxasanibrahimxassan
@Ibrahimxasanibrahimxassan 2 күн бұрын
Falastiin.? Staal?xamaasooshacab.lagubay.kuwoeeylasiiyay.makeenay.suuriyo.shacabkooda.warmuslinka.ma.arko.miyaa.munaafaqnimada.aykudhaqmaan.anagoo.shacab.ah.ayaa.aragno
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
MUUQAALKA MURUGA DALEH EE VIRAL-KA NOQDAY EE FALASTIIN | SYRIA
13:25
DAGAALADA SABABAY DHAAWACA | DHIMASHADA | BARAKACA | BAAQA G5
44:01
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 8 М.