SIRA-IIL OO CAAWA ISKU RAACDAY DAGAAL KA DHAN XIS-BULLAH + QASA/IIR-AN + US/RUUSHKA

  Рет қаралды 54,052

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

Пікірлер: 86
@khadiijomaxamedcawaali7789
@khadiijomaxamedcawaali7789 Ай бұрын
سبحان الله إذا أراد أمر أخد من أصحاب العقول عقلهم ليتم امرا كان مفعولاً
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Ай бұрын
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin ❤❤❤
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev Ай бұрын
DHAMADKI YAHUUDA AYA SO DHAW XMS IYO XISBULLAHI AYA GACANTA KU SAREYSAA CADOWKANE ALLAH JABIYO DUCADA AN BADINNO MARWALIBA WANA XAQIIQ TAASI 🇵🇸🇵🇸
@fadumokheire742
@fadumokheire742 Ай бұрын
S/CLibnaan saan ay ku jabtey Allah a badbaadiyo
@IdirisibraahinCabdilaahi-vu6vt
@IdirisibraahinCabdilaahi-vu6vt Ай бұрын
Safiirka soomaliya shalay waxaan umaleeyaa madax wayne xasan ayaa miiroobadan udiray qaadiradii ayuuladhacay
@khadiijomaxamedcawaali7789
@khadiijomaxamedcawaali7789 Ай бұрын
أظن ان النهاية قريبة جدا
@alimohamed6918
@alimohamed6918 Ай бұрын
Guuuuuuuul Hbn.
@maryanmire2098
@maryanmire2098 Ай бұрын
Waad Mahadsanid
@cirjiidh77
@cirjiidh77 Ай бұрын
HBN
@Abdixakiim-gb9fs
@Abdixakiim-gb9fs Ай бұрын
Mahadsanid
@yuusufcabdilaahi-f4r
@yuusufcabdilaahi-f4r Ай бұрын
Walahi sxb mawliid wan ka seexan waayey cawa Somalia xagay tagtay ee wan kaa sugaynaa
@AxmedIndho-h2m
@AxmedIndho-h2m Ай бұрын
Bidmilahi ধামাকা yuhuda
@yayayacin
@yayayacin Ай бұрын
Mawliid arintaa waan kaasugaynaa aysameeyeen saqajaamintaa somaliya matalaya sameeyeen
@yasinadan8885
@yasinadan8885 Ай бұрын
mahadsanid mowliid sida wararka nooga haqab tirto
@AbdiGabre-y3c
@AbdiGabre-y3c Ай бұрын
Xaaladan lubnaan ka taagan waa masiibo kale waayo soolarka qoraxda ma yuhuudaa qarxinaysa ❤❤❤
@HassandaahirDawlo
@HassandaahirDawlo Ай бұрын
Hbn warkiinu waa warliita oonu dhagaystuhu ku Raaxaysan karin
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Ай бұрын
Somali wax jira Maaha waayo Somali siyaad bare kama horaryn kamana danbayn diintooduna waa qabyaalad iyo hunguri ma leh caqliyad kale
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 Ай бұрын
Asc mowliid habeen wanaagsan
@KayseHuriye
@KayseHuriye Ай бұрын
Ku.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤
@muminamir-t1y
@muminamir-t1y Ай бұрын
✌✌✌
@ahmedmire9143
@ahmedmire9143 Ай бұрын
Asc. Mowliid sxb. Somaalidu caadi beey u Arkaan kkk 😊😊😊😊😊
@mohamedshampao495
@mohamedshampao495 Ай бұрын
Asc Habeen Wanaagsan Salam Sare Saaxiibayal Dhamantin HBN Onlin Hambalyo Hambalyo Waa Guul kuGuuleyta Aaamiiin
@AliBihi-z4i
@AliBihi-z4i Ай бұрын
ZISBULLAH ABAALKEED AYAA LAGA WARAABIYEY WAXAAN KORTAGNAY XARUN CIIDAN SAWIRAAN KA SOO QAADNAY WAXAAN DAMINAYNAA LAYDHKA ISRAIL IYAGII AYAA LA DAMIYEY WAY OGAAYEEN WAXA ZAMAAS HAYSTAY MAXAY TALAABO UQAADI WAYEN IYGA SAWIRO AYEY SOO QAADI JIREEN LKIN IYAGA DHAGAHA AYAAGA GARAACAY SAWIR WAX HA UTARO AWELBA SHIICO MACNO MALAHAYN YUHUUDNA SHIICI WAXAY TAHAY WAY OGTAHAY
@jimmaadedoo-s5t
@jimmaadedoo-s5t Ай бұрын
aad ayaan ooga xumahay in xisbulaah dhibkaa la gaarsiisay
@AbdiAgood
@AbdiAgood Ай бұрын
😂❤Guul muqaawamada dhammaan 😂❤❤❤❤
@amanachannel1567
@amanachannel1567 Ай бұрын
Allaha jabiyo israel
@khadiijomaxamedcawaali7789
@khadiijomaxamedcawaali7789 Ай бұрын
كل من كان له يد في قتل الاطفال والنساء في غزة العزة يوف يلقى عقابهم من الله العظيم
@axmedcali9128
@axmedcali9128 Ай бұрын
Somalya way saqiday xagay jogta adaba riyonaya mawlid
@Barisamaad
@Barisamaad Ай бұрын
waxaa jooga r/w xamse newyork haduu codaynlahaa waxaa ka soo horjeesanaya marekanka wuxuuna taagerayaa ethiopia waa isxaliyay R/w xamse diplomasiada barta somalaay
@QALFOOFtv
@QALFOOFtv Ай бұрын
🎉🎉
@Khadijo60
@Khadijo60 Ай бұрын
allaha ku soo jebiyo lubnaan yuhuuda
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 Ай бұрын
Walaalow jilec wax matare may wax is dhahan nimankasi jilec wax kuma lehe
@Baremaxamed887
@Baremaxamed887 Ай бұрын
Walee israil waany is ogyne baaba eedii ayaamaa ka hadhy illaahy ha rogee
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x Ай бұрын
Illaahayaw lajir falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@zakariasaiddjama9422
@zakariasaiddjama9422 Ай бұрын
Ascwb walaal. Waxay u egtahay inay 12 kaa dal ee Soomaaliya ku jirto ay codeeyeen, inagoo og Venezuela halkay ka taagnayd arinka Falastiiniyiinta, oo si toos ah loo madoobeeyey. Waayo, 2/3 la rabay ayaa buuxsami lahayd iyo waliba dheeraad. 193 dal waxaa soo hadhi lahaa 57 kaliya marka la'isku geeyo inta ka hortimid iyo inta ka aamustay. Baarak'Allaah fiik walaal
@LuxurySkylines
@LuxurySkylines Ай бұрын
Waa wax laga yiqyiqsado Iran oo digniin kasoo saareysa iney u aargudi donto safir laga dhaawacay, kuwi laga dilay digniintooda aargudka aheyd ayaaba wali Dab loo la' yahay.
@AbdiAgood
@AbdiAgood Ай бұрын
Ka aamusay dheh😂❤
@AbdirashidHassan-dm7rt
@AbdirashidHassan-dm7rt Ай бұрын
Taasa tawar Somaliya maxaalooga dhisiwaay?
@omerhassan3041
@omerhassan3041 Ай бұрын
Waa arimaha dalkii hooyo ka taagan ee ah ku qabso ku qadi maysid! Laakiin waxaa cajiiba sida naagtani ku ogaatay in ninkan warqadaha gurigiisu aanay wakhtigaas u diyaarsanayn! Haday afrika ahaan lahayd waxaa suurtagal noqon lahayd in ay wuxuun ku heli lahayd naagtani dulmigaad.
@qadarcukash
@qadarcukash Ай бұрын
Runti wan aamini waye somalia in ey kamaqnato codenta alow musmlimiinta ugargaar
@KhadijaAbdi-wj1yg
@KhadijaAbdi-wj1yg Ай бұрын
Dee soomaalia dowlad mooryaan ah baa ka jirta oo aan waxba ka garaneyn any things oo dowlad leedahay
@OmarAbdi-mi9dt
@OmarAbdi-mi9dt Ай бұрын
Asc
@daahirkhadar929
@daahirkhadar929 Ай бұрын
Waa run xaqlaa xaqleh
@Faraxsane-143
@Faraxsane-143 Ай бұрын
Wlhy somali hadan nahay waa jabnay xataa shaqada waa la gambinaa dadkenu waa dad layab leh maxan walanahay ma arintan oo kale aya laga maqnada
@IsmaciilDucowaalid
@IsmaciilDucowaalid Ай бұрын
Dhakhtarku ma nin madam ah ayuu ahaa
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Ай бұрын
Yuhuud waxa dabada ka wada reer galbeedka lkn cid ka jilicsani ma jirto Dil qorshaysan iyo shacab ay laayaan mooyee Maaha wax jira
@yayayacin
@yayayacin Ай бұрын
Somaliya maywaalatay mayna ogayn shucuubta somalidu qadiyadaa halkaykataaganyihiin
@nimcaandaahir-r7s
@nimcaandaahir-r7s Ай бұрын
ILAHEY IDAMKII HADA HABILAWDO DAGALKA LASHEGAYO TAN IYO MARKII U BILAWDEY DUFANTA AQSA .WALIBA HAKU FIDO BARIGA DHEXE ILLA DARAHA DHADHEER EE EMARADKA IYO SUCODIGA MASAR IDAMKA ALLE ISLAM SAXA IYO GAAL HALOO KALABAXEE
@Khadijo60
@Khadijo60 Ай бұрын
inshaaallaha
@YussufBare-qy8sz
@YussufBare-qy8sz Ай бұрын
Kan mesha somali ufadiyo amu shilamad yar kubadshe caqaridis maruwah
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 Ай бұрын
Xusbullah & Iran intey hanjabayaan keliya aya nagta laga gelin doona
@mohamedfarahshirwac7318
@mohamedfarahshirwac7318 Ай бұрын
waxaa waajib ku ah dunida muslimka in ay joojiyaan dhamaan qalabka electronic
@AadanCabdi-cq5wt
@AadanCabdi-cq5wt Ай бұрын
Soomaalidu. Waxay tidhaa go aaga hadii lagugu qabsado waa laga garbaxaa
@mohamedfarahshirwac7318
@mohamedfarahshirwac7318 Ай бұрын
warkaas waxaa qoraaya warbaahinta iyo quburada reergalbeedka lkn xaqiiq xisbullah iyo waxba uma dhimayso marka laga reebo in xiriirkii isgaarsiinayd waana mid timid waqti ku haboon waayo waxaa darnaan lahayd marka uu dagaalku si buuxda u bilowdo lkn hada way ka tabaabushaysanayaan
@aminahaji4314
@aminahaji4314 Ай бұрын
Cawa yaa ciwanka kuu qoray
@mowtrucker3921
@mowtrucker3921 Ай бұрын
Walaahi ciil ayaa iga hayo Somalia in aay hogaamiyaan dad aanan garaneyn qadiyadaha aan laga aamusi karin lagana maqnaan karin eee somaliweyn waxaa laga rabaa in aay kadaba tagto oo laweeydiiyo waa wax noogalaayo taariikhda shacabow hurdada kakaca dowladaheenana aan laxisaabtano ayidoon cidna sharciga garab marin.
@mohamedfarahshirwac7318
@mohamedfarahshirwac7318 Ай бұрын
reergalbeedka iyo cidii la shaqaysa waa in la joojiyaa adeegyada ay bixiyaan
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 Ай бұрын
Wa guul hadu dagaalka u fido carabta huruda gurigeeda haloga galo
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Ай бұрын
Reer galbeedka ayaa ka danbeeya waxa lubnaan ka dhacay Gaza iyo ukraine dagaalka ka socda Ukraine in laga aar gutona ma rabaan
@khadiijomaxamedcawaali7789
@khadiijomaxamedcawaali7789 Ай бұрын
مجلس الامن ماهو الا مسرحيةهزلية امريكيةبلا فائدة
@Baba20240
@Baba20240 Ай бұрын
Ninkaan marba geed ayuu qabsanaa kkkk aad xusbulaah waa meel lagu dhastee 😅😅😅😅😅😅
@AbdiGuuhad
@AbdiGuuhad Ай бұрын
Never believe the root of Israel
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Ай бұрын
Lubnaan waxay ahayd bahalo galeen abid Suni iyo maseexiyiyntuba waa basaasiin
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Ай бұрын
Waxa ka danbeeya weerarkan la og taageersan dabada ka wada waa maraykan iyo reer galbeed nacaladi haku dhacdo inkaari haku dhacdo madaxa alle haka guro in dunida laga cidhib tiro ayey ku fiican yihiin waayo wàa argagixiso
@AxmedMaxamed-u2l
@AxmedMaxamed-u2l Ай бұрын
Dulinimo uga maqneed somaliya. Allaha karmada qaado
@AsaloAhmed
@AsaloAhmed Ай бұрын
Waa wax laga xumaado kamaqnaashaha kursigeedii ama inlawaayo codkeedii iyo taageeradii wlltinimo somaaliya iyo baakistaan . mise colaada iyo cadawga muslimiintu waxay kaka egtahay cadawgeedau waa ethiopia ookaliya...?
@Junanilll
@Junanilll Ай бұрын
Safiirka Somalia meel lagu haleyn kara malahan , xita malinta loobahanyahay fadhi kudirir ayuu kumaqanyahay . Meel falastiin loogu hiilinaya safiirka kamaqan somalidana waxbo umaqabanaya . Somalia goormey dowlad yeelan doonta ?
@BisharOsman-ej4nr
@BisharOsman-ej4nr Ай бұрын
Sidey suurtagal kutahay tas in ay kabaxdo dhulalka falastiin
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 Ай бұрын
Carabta maryaha waa wayn waa sababta Israeli uga baqaan isgaarsiintooda Israeli ayaa gacanta ku haysa
@Khadijo60
@Khadijo60 Ай бұрын
lubnaan iyo reer falastin waa maqalnaa geerida laakin yuhuuda shib waaye
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev Ай бұрын
Jabkooda weyba qarsadan YAHUUDA
@LuxurySkylines
@LuxurySkylines Ай бұрын
Iran iyo xulufadeda inku filan waxay iska ilaaliyeen iney Yahuuda dagaal toosa lagalaan waxayna doorteen duliga laakiin Waxay hadiya ahaan u heli doonaan dagaal kaga yimaada yahuuda iyo xulufadeea galbeedka. Xisbulah markii laga taqalusana Iran ayaa xigta ku seeda umadey
@AbdurahmanAden-rv9ox
@AbdurahmanAden-rv9ox Ай бұрын
Xisbula in lagatac aniga happy ku ahay ha la xanujiyo Shalay iyo mantan inti gartay ayada isku kenay markey duqenesay bera banaka 😅
@sabraa2009
@sabraa2009 Ай бұрын
Dhacdadii ka dhacdey beeyruut shaley Waxan soo xasuustey Sababta arsenal eey u mamnuucday telefanada internatka leh deegaanada eey ka taliso arsenal. Arsenal waa naga horeeysaa. Kkkkkkk
@MaxamedRaage-g3i
@MaxamedRaage-g3i Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 Ай бұрын
Xisbulaahi iyo IRAN booto iyo been ayeey caan kuyihiin laakiin yuhuudu waxaas maqorto qayaano iyo boob iyo gacankahada ayeey taqaanaa marka carabi ha booteeyso
@munawarmaxamudFaaraxcalijiis
@munawarmaxamudFaaraxcalijiis Ай бұрын
Abid ninkii ugh run sheeg sanaa weeyaan wasiirkii hore ee gaashan dhiga yabnal yahudiyada marka uu dhahay. Dulaanka yabnal yahudiyada. Waayo 347 maalmod kadib yabnal yahuudiya maxay guul gaartay. Waayo. Dagaalka yuhuuda sv xizbulaahi waa u guul guul gaza iyo falstiin. Yaxye sinwar walee yuhuda wuu jabiyey
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Ай бұрын
Haduu dagaal ku qaado Mr netanyahu xisbulah waxa laga qaxi inta kale ee Israel
@ahmedcaalin9175
@ahmedcaalin9175 Ай бұрын
Israel waxay doonaysaa in ay kaga hormarto dagaalka xisbulaah
@Khadijo60
@Khadijo60 Ай бұрын
no soo ogow sababta ey somali uga maqantahay
@AbdiramanAhmed-ue1ig
@AbdiramanAhmed-ue1ig Ай бұрын
Asc
Colorful Pasta Painting for Fun Times! 🍝 🎨
00:29
La La Learn
Рет қаралды 308 МЛН
Try Not To Laugh 😅 the Best of BoxtoxTv 👌
00:18
boxtoxtv
Рет қаралды 7 МЛН
Will A Basketball Boat Hold My Weight?
00:30
MrBeast
Рет қаралды 150 МЛН
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Maanta 09 11 2024
21:22
Universal TV
Рет қаралды 2,8 М.
Colorful Pasta Painting for Fun Times! 🍝 🎨
00:29
La La Learn
Рет қаралды 308 МЛН