😓😓😓 Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@Ahmed-p7s4n45 минут бұрын
All:xuuti run ayuu sheegay
@nuuurcabdii2 сағат бұрын
😓 😓 😓 Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@Cadnaancumar-vs9km45 минут бұрын
tan alleha boqorka ah ayay gcn tisa ku jirta ee gaal istaaga ku ka jaya waxba kama badali karo marka mid tagay iyo mid yimid ba tani suu alle ugu tala galay ayay noqon donta insha allaah daliminttu way jabi donta xaq u dirirka aya gusha gadhi donta Gasa ha bur burto hana lagu dhinto lkn xmaas way jogi donta wayna jiri donta yuhudna way ku dhaman donta Gasa wa bar muudada yuhuda iyaga oo nabada kama bixi donan shar wada yashu way jaben lkn dhiga rer falastin gusha ayu keni dona waxan lo dhimana ciyaar ku iman mayo geri iyo gobo nimo waxba uma dha xeyan insha allaaah
Its Strange and unusual , behavior when an occupiers, who conquired other people's land The land that the Jews occupied by force and aggression are still arguing that they have the right to defend themselves. I wonder when the West says that Israel has the right to defend itself. You can only get rights when you are fighting for your land. Colonial Army claiming Arguing or seeking rights they do not have. Don't complain if the oppressed how and why defend or resist Waa idin salama tv aan jeclahow