WAR CULUS: KHALAAS SIR-AA'IIL WAA AY UGA DHAMAATAY SUURIYA - TURKIGA OO SALDHIGO KA DHISANAYA

  Рет қаралды 91,097

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

WAR CULUS: KHALAAS SIR-AA'IIL WAA AY UGA DHAMAATAY SUURIYA - TURKIGA OO SALDHIGO KA DHISANAYA
#SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline A
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
#hbnonlinetv
#wararka
#soomaali
#MowliidHajiAbdi
#dagaalkaqasa
#Caalamka
#WararkaSoomaalida
#HBNTV
#QASA
#Somalia

Пікірлер
@sahrakadawo9110
@sahrakadawo9110 5 күн бұрын
Waad iga qolisay mawliid carabta dhiiga iska baartay oo diiday barackicint falastiin ayaan ku qoslay waana ku farxay 🇸🇴🇸🇴🇵🇸🇵🇸
@MohamedDeeq-oq7rc
@MohamedDeeq-oq7rc 4 күн бұрын
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV 5 күн бұрын
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@mohamedsaidwarsame4250
@mohamedsaidwarsame4250 5 күн бұрын
Waaw sida aad wararka noogu tabineysaan waan ka helay maanta ayaan aad idiinkugu fiirsaday Masha Allah
@Maqaamsare
@Maqaamsare 5 күн бұрын
Mawliid Xaaji Cabdi & Nimco Timacade aadbaan Idiin Salaamayaa Sidoo Kale Yanan Hilmaamin Ruug Cadaaga Wayn Ee Dhanka Falaqaynta & Hilaadinta HBN Maxamed Maxamud Cade Dhamiintiinba Alle Haydin dhawro Warbixintiinu Waa Noo Abshir Waayo Waa Warar Sugan
@sadambashir6974
@sadambashir6974 5 күн бұрын
@@HBNOnlineTV waaad mahadsan'tihiin sida noo xur'mayseeen ama aad wakhti'u sii'seen fariima'haanaga❤️💯🙏
@AliAbdi-g6t
@AliAbdi-g6t 5 күн бұрын
😊
@AbdirahmanhasanSubane
@AbdirahmanhasanSubane 5 күн бұрын
Somaliyay hbn wa warbahin dhamaystiran waa warbahin lago qanci karo waa warbahin horomartay waxan rajaynaya inay noqoto like AL jazeera INSHA ALLAH
@ZeinabHashi-m9z
@ZeinabHashi-m9z 5 күн бұрын
Masha Slah ilahay haydandhowro wariyashena jazakalahu khayran❤❤❤❤
@mohamedsaidwarsame4250
@mohamedsaidwarsame4250 5 күн бұрын
Waaw sida aad wararka noogu tabineysaan waan ka helay maanta ayaan aad idiinkugu fiirsaday Masha Allah
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 5 күн бұрын
Maasha alaah guuul wayn carabti way midawda guuul insha alaaah
@Mohamed-k9c9w
@Mohamed-k9c9w 5 күн бұрын
Mansha allh Mawliid x cabdi waxad so saar dhaln yaro wariyaal ah degan xta khalad yar ma leh garabkinanu nahay
@CIIDSHOW
@CIIDSHOW 5 күн бұрын
Mahadsanidiin Team HBNTV
@MohamedMohamed-ny9rr
@MohamedMohamed-ny9rr 5 күн бұрын
guul somalia iyo dhammaan muslimiinta
@husseinaden7560
@husseinaden7560 5 күн бұрын
Mnsha allah HBN waad ku mahadsanthiin warbixintiina ,nimco iyo mawliid
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 5 күн бұрын
Masha alaah ilaahayba mahadle faalaastin guusha ukeenay qasa ilaahayba duufaacaya qasa insha alaah
@YaasiinismaaciilRooble-y2k
@YaasiinismaaciilRooble-y2k 5 күн бұрын
Ascwalaal mawlid iyo nimco iyo cabdifaax waad mahadsan tihiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@XasanmuuseShmaxamed
@XasanmuuseShmaxamed 5 күн бұрын
Bismilaah waan idin salaams mawliid iyo Namco
@AadanAxmed-o1p
@AadanAxmed-o1p 5 күн бұрын
❤❤❤ MASHA ALLAH ALLAH HAIDIN BARAKEEYO WARIYAAL KHIBRAD ULEH WARBAAHINTA ,HBN AADBAAN IDIIN JECLAHAY WAXANAN AAD UGU QANCAA WARARKIINA HBN MAWLIID IYO MAXAMED CADE IYO NIMCO ABIIB❤ AADBAAN IDIINKU XIDHANAHY MANASEEXDO ANOON DHAGAYSAN HBN IYO CALAMKA MUSLIMKA AH MAHADSANIDIN ❤❤ MAWLIID IYO MAXAMED CADE IYO NIMCO ABIIN TIMACADE
@MohamedMohamed-ny9rr
@MohamedMohamed-ny9rr 5 күн бұрын
mahadsanidiin
@omartoukaleh
@omartoukaleh 5 күн бұрын
Masha Allah wad ku mahadsantihiin mowlid iyo wariyayasha kale ee waraka noo so tabinaya channelkan aad ban ugu xidhanahay
@abdirizakariif9884
@abdirizakariif9884 5 күн бұрын
Mashallah guul wacan Syria
@RidwaanaxmednuurRidwaanaxmednu
@RidwaanaxmednuurRidwaanaxmednu 5 күн бұрын
Maa shaa alaah waa arin farxadleh mawliid islaamku hakaco
@AadanAxmed-o1p
@AadanAxmed-o1p 5 күн бұрын
ALLAH HAGUULEYO XAMAAS IYO KATAABUL QASAAM IYO DHAMAAN LKKOOXAHA ISKA CAABINTA AH ALLAH GUUSHA HASIIYO HANA MIDEEYO
@maxamedjibriil5258
@maxamedjibriil5258 5 күн бұрын
Madaxwaynaha urdigaan hanoolaado ilaahow cimriga ubarakay aamiin
@bulohus8548
@bulohus8548 5 күн бұрын
Allaahu Akbar ❤❤❤Islamka Allah ha quweeyo Meel Ay joogaan Ordugan cimridheer Allah ha siiyo Difaaca ‘Danaha islaamka Ayuu u- Taaganyahay . Aloow cimrigiisa- Dheeree’Oo Dhib uuna ‘Arag - Allow Caafiaad uu ku taamo sii.
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan 5 күн бұрын
❤❤❤ألله اكبر ألله اكبر ألله اكبر ألله اكبر ❤❤❤❤waxaan maqlay hadal farxad lehe
@MohamudColaadYusuf-ki2pw
@MohamudColaadYusuf-ki2pw 5 күн бұрын
Waad mahad santihiin nimco iyo mawliid war farxad leh ayaa noo soo tebiseen ilahay ha idinka abaal mariyo reer falastiina guul guul
@shukriabdigure9651
@shukriabdigure9651 5 күн бұрын
Masha Allah h b n waar faxadle ayad shekten waad mahadsanthin
@AadanAxmed-o1p
@AadanAxmed-o1p 5 күн бұрын
❤❤❤ ALLAH SWC HAGUULEEYO HANA JABIYAAN CADAWGA SAHNOONIYADA AH IYO XULUFADOODABA ALLAH HAJABIYO HANA GUUL DAREEYO CADAWGA SAHNOONIYADA AH IYO XULUFADOODABA ALLAH WAJIGOODA HAXUMEEYO FALASTIIN GUUL GUUL ISHA ALLAHU
@qilmaawayetromso3116
@qilmaawayetromso3116 5 күн бұрын
Mohamed abrahman waa tafatire wanaagsan thanks
@AdenIdow-t4v
@AdenIdow-t4v 5 күн бұрын
Alahu Akbar❤❤❤❤
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 5 күн бұрын
Mahadsant walaalkey mowlit haji qeer sheeg yahuuda dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi 🎉🎉🎉🎉🎉
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 5 күн бұрын
turki boots ayuu hayaa allah baabiyo mareeykan yahuud aamiin guul reer khaza aamiin
@nailsissak3207
@nailsissak3207 5 күн бұрын
Guul iyo gobanimo gacmo buuxa Erdogan guuleyso Mashallah tabaaraka ❤❤
@SacadSiciiid
@SacadSiciiid 5 күн бұрын
Masha.allah.
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 5 күн бұрын
Ilaahow musliminta miide quwadoda tuus insha alaah
@ReserveAreabank-l5v
@ReserveAreabank-l5v 5 күн бұрын
Allayoow Rabboow Dumi Israel Iyo Munaafaqiinta Taageeraysaba Allahayoow Rabboow Sii Nasrigaaga Falastiin
@ubahabdi453
@ubahabdi453 5 күн бұрын
Allahuma barik ❤🇵🇸♥️🦁🦁
@Khadijo60
@Khadijo60 5 күн бұрын
Guuleyso ardagan Maashaaallaha
@MohamedMohamed-ny9rr
@MohamedMohamed-ny9rr 5 күн бұрын
salaam calaykum runtii warar tifatiran ,daadihin wanaagsan
@nuuxmaxamed4724
@nuuxmaxamed4724 5 күн бұрын
Sxb waad mahadsantahay Warbixinada Suudaan meel aan Kala socono waan weynay
@Mohamed-k9c9w
@Mohamed-k9c9w 5 күн бұрын
Mawliid hore u socda from somaliland
@Maxamed-j5u
@Maxamed-j5u 5 күн бұрын
Mahadsanid
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 5 күн бұрын
Maasha allaah turkiga❤❤❤
@MustafeJaamac-m4e
@MustafeJaamac-m4e 5 күн бұрын
Maan shaa alaah
@MaxamedCabdi-hb3wc
@MaxamedCabdi-hb3wc 5 күн бұрын
CArabtii.dhiig.bay.iskabaadhay. Allaahu.akbar
@SoraanGameel
@SoraanGameel 5 күн бұрын
Mawlid cabdi xaaji wanku salamay wll galab wanagsan adiyo nimco tima cadaba
@sadambashir6974
@sadambashir6974 5 күн бұрын
Waad mahadsan'tihiin
@HanadYare-v1u
@HanadYare-v1u 5 күн бұрын
Allhu akbar sahyuniyada wax ka qabto allha usoo diro suria
@QodarAbdulahi
@QodarAbdulahi 5 күн бұрын
Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam
@cabdilahcali4259
@cabdilahcali4259 5 күн бұрын
Kuwa isLamaka sheegtaa iyagaa iswiiqayee gaaladu gumaaysi kumahaysateen❤
@faisalabdullahi3912
@faisalabdullahi3912 5 күн бұрын
We need more somali news
@Abdihoussein1990
@Abdihoussein1990 5 күн бұрын
Sax bien Allhmdllah baaga la layay yuhuuda
@Abdikahinshukri-gx2cb
@Abdikahinshukri-gx2cb 5 күн бұрын
GEESINIMADA REER PALESTINE WALAH WAA MID ANAN CAADI AHEYN O TUSAALE U NOQON KARA MUNAAFIQIINTA MUSLIMKA SHEEGANAYO O GAALADA U SUJUUDA ALLAH HA U NAXARIISTO MUJAAHIDKAAS KU SHIHIIDAY ASAGO CADOWGA ALLAH LA DAGAALAYO
@abdirisakibrahim1404
@abdirisakibrahim1404 5 күн бұрын
Allah akbar
@EidleyaremaxamuudXaaan-f3w
@EidleyaremaxamuudXaaan-f3w 5 күн бұрын
Mahad sanidiin hbn online tv
@MuseMucad
@MuseMucad 5 күн бұрын
Allha guuleeyo shacbka ree qasa
@Medbecsi-q2r
@Medbecsi-q2r 5 күн бұрын
Wa guul u soo hoyatay Falastin geesiga jihadistiga ALLAH hajaneeyo
@geesabadane7415
@geesabadane7415 5 күн бұрын
Very goog very good very good
@KayseHuriye
@KayseHuriye 5 күн бұрын
Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@yuusufjaamac6495
@yuusufjaamac6495 5 күн бұрын
Mansha allah insha allah waay cidhib tiri doonaan
@ClraxmaanYuusuf-s4y
@ClraxmaanYuusuf-s4y 5 күн бұрын
Guul falastiin
@C.fataaxDaahiryarow
@C.fataaxDaahiryarow 5 күн бұрын
Okey. Wr wax qabadah
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 5 күн бұрын
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
@odayafrikaan1266
@odayafrikaan1266 5 күн бұрын
Waad ku mahadsantay taariikhda Islamka eed sheegto
@Cadnaancumar-vs9km
@Cadnaancumar-vs9km 5 күн бұрын
guuuul turki wa in suriya sida loga difaaca hawada suriya wa in laga hor taga mujriminta cadaystay xasuuqa musliminta
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 5 күн бұрын
Ha qaxdo israa.iil fadhi uma yaallp
@husseinaden7560
@husseinaden7560 5 күн бұрын
Ilaahay janatul fardawsa ha geeyo ninkaas laayey ciidanka israeliyiinta ah,ilaahay ha jebiyo Israël iyo maraykanka iyo reer galbeedka iyo kuwa raacsan ba insha allah
@liibaanguuleed
@liibaanguuleed 5 күн бұрын
Mahasanidi weriyayaal khibarad sare leh oo uu soo car biyey weriye mawliid x cabdi oo ah weriye khibrad sare u leh saxafi Rug cadaya
@Sokortaahmednor
@Sokortaahmednor Күн бұрын
Mawliid sxb adigaaba ku fiican qabirnimada falada siysada
@liibaanguuleed
@liibaanguuleed 5 күн бұрын
Wetiye mawliid barnaamishkagu si fiican ayaad uhabeysey kadib weriyayaal dhalinyaro codkooda saxafadeed uu aad usareeya aad ku soo kordhisey TV ga hbn
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 5 күн бұрын
ANIGU WAXAAN AAMMINSANAHAY IN KUWA XUKUMA WADDAMADA CARBEED AY HOOSTA KATAAGEERSANYIHIIN XASUUQA LAGUHAYO SHACABKA REER GAZA IYO FALASTIIN WAAYO INTA BADAN KUWA XUKUMA WADDAMADA CARBEED ASALKOODU WAA YUHUUD WAXAANA WAXAY DOONAAN U YEEDHIYA MARAYKANKA IYO YUHUUDDA. FROM LAASCAANOOD SOMALIA
@AliMohajim
@AliMohajim 5 күн бұрын
Waa sidas baan in la laayo falastiiniyiinta way taageersan yihiin oo maba qarsadaan oo waxay marar badan yirahden dhulka falastiin waa in la hoos geeyaa Israel
@AbdulkadirAhmed-y3q
@AbdulkadirAhmed-y3q 5 күн бұрын
❤❤❤
@ilyasAli-yn9vh
@ilyasAli-yn9vh 5 күн бұрын
Vive Palestine 🇵🇸 incha allah Allahu Akbar ❤I Love Palestine 🇵🇸❤❤ Allahu Akbar ❤❤❤
@MohamedMohamed-ny9rr
@MohamedMohamed-ny9rr 5 күн бұрын
xitaa ku qor G ama guul
@MuseMucad
@MuseMucad 5 күн бұрын
Sahnuuniyada israiil dhulka allha lajaro yada iyo xulfada marykanka masiibo deg deg ah allha ukeeno yaarabi
@MohamedMohamed-ny9rr
@MohamedMohamed-ny9rr 5 күн бұрын
ma ogtahay commentiga waa farxadda chanalka
@falisa576
@falisa576 5 күн бұрын
Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Wa' awooda rabi.ilaahay baa u sahlay Ninkas asago kaligis ah inu inta Xeradas galo ku laayo Yuhuuda. Ilaahay ba awoodoodi wuxu ka dhigay Wax an jirin sidi danbas biday o kale Danbas biday Alle inka dhig Yuhuud
@jamaahmedmahomed5826
@jamaahmedmahomed5826 5 күн бұрын
Maxaad ugu dariwayday Burao xiliga ay magaalo ahayd Boso Carshaan 1984
@hasansyad785
@hasansyad785 5 күн бұрын
Waan ku farxay
@cabdilahcali4259
@cabdilahcali4259 5 күн бұрын
Turkigu wu isgalaale mashayndoonaa nadaamkiisu ?❤
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 5 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉. HBN CIIDACADA SOMALIE KULMISEY 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴 OO KABAXSAN CADIFAD HOREY USOCO HBN ONLINE
@ubahabdi453
@ubahabdi453 5 күн бұрын
Ya Allah dulmiga Israel iyo America naga qabo
@UmalkhayrRashiid-ed2zr
@UmalkhayrRashiid-ed2zr 5 күн бұрын
77
@ashasalah2835
@ashasalah2835 5 күн бұрын
NATANYAHU WA MUNAFIQIIN ISAGA IYO WASIIRADIISA, OO KU HESHIIYAY, IN AY HAWADA ISU MARIYAAN, HANDADAAD BEEN BEEN AH SI AY DALKAAS U QABSADAAN,.
@sadambashir6974
@sadambashir6974 5 күн бұрын
Bahdeeena HBNTV WAXAY NOQOTAY ODHAAH'DII GOOBTA KA MUUQO AMA KA MAQNAW. DHABTIIII WAAD KA MUUQA'TEEEN BARTA WARBAAHINTA SI MUG LEH AYAAD NOOGU HAGAR BAXDEEEN ASTAANTA HBNTV #AMAANO&HUFNAAN #XOGAG'SUGAN #QAYIM&AKHAAQ SUUBAN #XURMADA SXB'AHA BAHDA MAHADSANIDIIIN
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 5 күн бұрын
Ciidamada israi way dhamanayan ilaahayba baabin israil cadawga kaalaayac jaab aya kuudhacy insha alaah
@AbdalaSaid-o3h
@AbdalaSaid-o3h 5 күн бұрын
💯🫱🫲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 20:15 🇸🇴 20:17 🇸🇴 20:19 🇸🇴 20:20 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 20:23 20:24
@RijaalCaydaruus
@RijaalCaydaruus 5 күн бұрын
Israalalahajabiyo
@AbdirahmanhasanSubane
@AbdirahmanhasanSubane 5 күн бұрын
I mean top
@HanadGureey
@HanadGureey 5 күн бұрын
Fakasteen guul
@AbdulkadirAhmed-y3q
@AbdulkadirAhmed-y3q 5 күн бұрын
Sheydaanyahuu
@FaysalCabdibotan-p5i
@FaysalCabdibotan-p5i 5 күн бұрын
Afraknkina.waa.laysku.kiciyey
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 5 күн бұрын
Ilaahow mujaahidinta faalaastin duufaac ilaahow israil baabi cadawga yuhud jaab iyo kaalaayac duuli wayn kuurid insha alaah
@CabdicarmoYaasiin
@CabdicarmoYaasiin 5 күн бұрын
Maraykanka.iyo.yuhuudaba.allow.ganbi.oo.ka.qabo.muslinkana.allow.quwee.libintoodana.muuji.mawliid..xaajina.aadbaan.kusalaamay.mudane.duco.uunbaa.inaga.inalada.ee.waxkaloon..uqaabankaraa.majirtee.allow.naga.aqbal.oo.naga.ajiib
@AbdirahmanhasanSubane
@AbdirahmanhasanSubane 5 күн бұрын
MASHA ALLAH hurry uu sucda runta waxad noqoten warbahin baladhan nidamkiso waaa tooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooop
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 5 күн бұрын
Maasha alaah ciidamada israil way dhamanayan mujaahidintu waa jaahad wayn dagalkani ilaahayba baabin israil way jaabi insha alaah
@cirjiidh77
@cirjiidh77 5 күн бұрын
HBN
@AliMohajim
@AliMohajim 5 күн бұрын
Wcs
@Faarax-e3r
@Faarax-e3r 5 күн бұрын
Mucarabiinta go'aan malaha sida taariikhda ku xusan ,
@MaleeriyaAtimiraano
@MaleeriyaAtimiraano 5 күн бұрын
،،،الللة إكبار,/،istaahil
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 5 күн бұрын
Erdogan Annaga sida Carabta noguma hiilin waan jeclahay Abaalna waan u haya laakin Anaga sadaqu nasiya Carabna hiil Walaalu siiya. Somalibase Sharaf dhaca iyo inlaquursado issugu wacan.
@medabdo9631
@medabdo9631 5 күн бұрын
Runtu waa Turkiga iyo yuhuudu waxay kuheshiiyeen in ay qebsadaan Suriyaa.
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 5 күн бұрын
Maasha alaah ciidamada israil way jaabayan ilaahayba baabin israil iyo cadawga laasafan ilaahow baabi jaab wayn kuurid insha alaah
УНО Реверс в Амонг Ас : игра на выбывание
0:19
Фани Хани
Рет қаралды 1,3 МЛН
Непосредственно Каха: сумка
0:53
К-Media
Рет қаралды 12 МЛН
БАБУШКА ШАРИТ #shorts
0:16
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,1 МЛН
Jaidarman TOP / Жоғары лига-2023 / Жекпе-жек 1-ТУР / 1-топ
1:30:54
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | BARIGA DHEXE GAZA | US | SRIYA
25:22
Falanqeynta dhacdooyinka geeska Africa iyo bariga dhexe
43:31
Xogmaal Media
Рет қаралды 65 М.
УНО Реверс в Амонг Ас : игра на выбывание
0:19
Фани Хани
Рет қаралды 1,3 МЛН