HAWLGALLO CULUS OO LAGU BEEGSADAY CIIDAMADA ISRAAIIL OO MAANTA KA DHACAY QASA

  Рет қаралды 42,677

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

HAWLGALLO CULUS OO LAGU BEEGSADAY CIIDAMADA ISRAAIIL OO MAANTA KA DHACAY QASA + WARAR KALE
SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
#hbnonlinetv
#wararka
#soomaali
#MowliidHajiAbdi
#dagaalkaqasa
#Caalamka

Пікірлер: 78
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV 2 ай бұрын
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 2 ай бұрын
Alaha guuleey Saraaya qudus iyo kataaibul qasaam xamaas alaha guuleeyo all Palestine 🇵🇸
@HalimaIssack-fv6cb
@HalimaIssack-fv6cb 2 ай бұрын
Cabsi iyo walwal iyo jab iyo burbur an dhamaat laheyn ALLAH hakurido Netanyahu iyo xulafadisa iyo irsael dhamaantot XAMAAS IYO FALASTIN WEY GULEYSAN INSHAALLAH ALLOW GULEY MUSLIMINTA ❤❤❤❤
@DjMüllar
@DjMüllar 2 ай бұрын
DHAMADKI ISRAIL AYAA SOO DHAWAADEY ALLOW DHAMEYSTIR. CADOWKANE ALLAH JABIYO XMS IYO XISBULLAH GUUL GUUL DUCADA AAN BADINNO INSHA ALLAH
@hanihassan3448
@hanihassan3448 2 ай бұрын
Ilaahow diyaarada larid yahuud nataniyaahu ya rabi 🤲🤲
@sadiyaadan-x6o
@sadiyaadan-x6o 2 ай бұрын
Waqtigu wuu socdaa gaajana weydhameeyneysaa.ilaah.gurmad.deg.ayaan.ku.bariney.aamiin❤❤❤❤
@sulemandahir9208
@sulemandahir9208 2 ай бұрын
maashaallah alx guul maashaallah alx allow jabi isreal aamiin yarabi haloo duceeyo walaalaheen muslimiinta please 🙏
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 2 ай бұрын
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega 💘 💞 💔 💯 💘 💞
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 2 ай бұрын
Alaha u naxariisto intii ku dhimatey inta dhaawaca Ilaahey ha caafiyo
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 2 ай бұрын
Cabsi iyo walwal, jab, burbur aan dhamaad la heen Allah ha ku rido argagax iyo baqdin waali ah Allah ha ku rido yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda aamiin Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin Allah ha u soo dedejiyo nasrigiisa walaalaha xamaas aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha nagu sugo xaqa dhamaanteen aamiin
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 2 ай бұрын
YAA RABBI CIQAAB CADOWGA GUMEYSIGA ARXANKA DARAN EE YAHUUDA IYO XULUFADEEDA AAMIIN YAA RABBI
@YaxyeYaxaas
@YaxyeYaxaas 2 ай бұрын
Guul xamaas waanka adkaanaynaa israail iyo cidda garabka siinaysa inshsa allah
@apclf
@apclf 2 ай бұрын
Allahuu Akbaar
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 2 ай бұрын
Asc HBN Online TV mowliid guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xuttii haagolestoo Xissbolla haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka Rafaxx iyo Qaazaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 2 ай бұрын
Alaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@Rashiid-q2h
@Rashiid-q2h 2 ай бұрын
Walaal wuxuu ku dhimanayaa diyaaradan subxaana rabika
@sahroali1196
@sahroali1196 2 ай бұрын
Ilaahoow.awoodaada.kucaawi.reer.falastiin.kunfayakun..ayaa.kagafilan.naxriistaada.usodedeji.reer.Qasa.aaaamiiiiiiiinnnn
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 2 ай бұрын
Guul muqaawimada reer Iraq 🇮🇶
@NuuxIsmaacil-su9zd
@NuuxIsmaacil-su9zd 2 ай бұрын
alle ha guuleeyo kooxaha wax iska caabinta falastiiniyiinta ah
@NurudinMubarak-o1y
@NurudinMubarak-o1y 2 ай бұрын
Mowliid, DHAGAR QABE DHULKAA LA DHAQDHAQAAQA maahmaahdii ahayd ayaa haysata Netanyahu. Guul Falastiin.
@baryareahmed9675
@baryareahmed9675 2 ай бұрын
A c xaji moowliid waan kujecelnahay markasto iyo meelksto wax wanaagsan ayaad sheegtay
@NurudinMubarak-o1y
@NurudinMubarak-o1y 2 ай бұрын
Mowliid Acww, waxaad tiri dhiigu ma qarsoomo, waxaase jirta maahmaah Soomaaliyeed oo ku haboon oo ah DHAGAR QABE DHULKAA LA DHAQDHAQAAQA. FALASTIIN GUUL, IN SHAA ALLAH.
@mulkehussein4183
@mulkehussein4183 2 ай бұрын
Guul ama geeri Palestine insha Allaah waan uduceya markasta iyo meelkasta Allaah ha kadul qaado cadawga iyo martida aan aadabtalahen ooey soodhaweyen lagu qayanay ineey yimadan dalkod yahuun nacaladi ha kudhacde Allah hanoqdo micigod cidkale mahestane🇵🇸❤️🇵🇸✌️
@YaxyeYaxaas
@YaxyeYaxaas 2 ай бұрын
Guul😂❤
@ahmedabdirahman6545
@ahmedabdirahman6545 2 ай бұрын
Alle gusha ha siiyo mujahidiinta rer palastn Cabsi iyo khoof allle ha bado yuhuud
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 2 ай бұрын
Ilaahoow guuleey walaalaheen reer qaza ee Palestine 🇵🇸
@sahroali1196
@sahroali1196 2 ай бұрын
Musiibo.hakudhacdo.sahnuniyada.&beydan
@NurudinMubarak-o1y
@NurudinMubarak-o1y 2 ай бұрын
Mowliid, ACWW, waad mahadsan tahay.
@calicabd.717
@calicabd.717 2 ай бұрын
Falestin Guuleysta INSHAALAH
@dauusclayo6273
@dauusclayo6273 2 ай бұрын
Ya Allah adiige wax daah kaa sarneyne yuhuudka iqaab def-deg ah ukeen ya xayuu yaa qayuum wixii falastiin dulmiiyey aqiiro intaan la gaarin aduunka tukecambaarleh kayeel
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 2 ай бұрын
Ilaahey ha jabiyo yahuud iyo America reer galbeed alaha baabiyo
@falisa576
@falisa576 2 ай бұрын
Allahumma Amiin
@FaysalFaysal21
@FaysalFaysal21 2 ай бұрын
Asc wariye astaqfurullayso,hadhin mayd ee dheh bakhti,yuhuudu ma dhimatee way bakhtidaa guul flastiin
@labilagujire7403
@labilagujire7403 2 ай бұрын
Guul hbn t v online
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 2 ай бұрын
Ilaahoow badbaadi reer Palestine 🇵🇸
@AxmadmaxamadSalad
@AxmadmaxamadSalad 2 ай бұрын
inaa lilaahi wainaa ileehi raajicuun allaah ha hauna xariisto dadka jahaday waxa lagalay guushii islaamka iyo jabkii gaalada allaah ha dhameeyo gaalada aamiin aamiin aamiin yaarabi
@AbdullahAhmed-z7x
@AbdullahAhmed-z7x 2 ай бұрын
Waa ciqaab ilaahey SWT.
@ElmiFarey
@ElmiFarey 2 ай бұрын
Falastiin guul Ayaan illaahay idinkaga baryayaa
@osmanmohamed1994
@osmanmohamed1994 2 ай бұрын
Guuleysta.
@sahroali1196
@sahroali1196 2 ай бұрын
Godoon.jab.halaag.hoog.hakudhacdo.sahnuniyada.aaamiiiinn
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 2 ай бұрын
ASC mowliid iyo Mohamed
@zakariamaftux278
@zakariamaftux278 2 ай бұрын
Mahmaahdu wa dhagar qabe dhulkas u dhaqdhaqaaqa
@sadiyaadan-x6o
@sadiyaadan-x6o 2 ай бұрын
Israel waxba uma reebin falastiiniyiinta ❤baniaadam xuquuq israel uma reebin aduunyaduna way taageerayaan ilaahey ayey leeyiihiin waxa kale gaajada mareykanbaday ayeey.ku dhamaanayamasaakiin.ta.waxba.aan galabsan...ilaahow.guul.degdega.ayaan.ku tuugney aamin❤❤❤❤
@cismaanguure927
@cismaanguure927 2 ай бұрын
Isra'iil ha iska sii wadaan dagaalka falastiin inta laga gaarayo waqtiga la tirtiridoono noole yahuudi ah ,
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 2 ай бұрын
Allaha u gargaaro falastiin .
@MaxamuudCumar-t3j
@MaxamuudCumar-t3j 2 ай бұрын
Guul guul
@axmedwali7463
@axmedwali7463 2 ай бұрын
Ilaahoow yuhuud baabii
@hassanomer-q4v
@hassanomer-q4v 2 ай бұрын
Reer gaza guurka ha ha badiyaan inta yuhuudu xasuuqday hal habeen bay calool gelayaan e Bilaa shuruud ha isugu meheriyaan dhalinyarada Duqayn aan kaare lagu gubayn oo madfac lagu gubayn oo gaadhi tikniko ah weli lagu gubin oo dumar iyo caruur iyo gidaar la duqaynayo oo fulaynimo ah ayey srail miciinsatay Ragu dhulka ha iska helo loogu iman waa qazam dhulka ألله آكبر فلله حمد
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd 2 ай бұрын
Alaha jabiyo awododa yahud iyo .usa.iyokuli galada tagertey xasuqa walalha flastin
@MohamudColaadYusuf-ki2pw
@MohamudColaadYusuf-ki2pw 2 ай бұрын
Guul reer qaza iinsha allaa
@ElmiFarey
@ElmiFarey 2 ай бұрын
Falastiin guuleyso
@NuurCabdi-b8v
@NuurCabdi-b8v 2 ай бұрын
Mahadsand .
@maxamedshideraage4524
@maxamedshideraage4524 2 ай бұрын
(DHAGAR QABE DHULKAA U DHAQ DHAQAAHA)
@falisa576
@falisa576 2 ай бұрын
Yuhuudi markay guul daro ku dhacday Kuna baa be' een dagaalkii ayey Waxay doonaan bay samaynayan waxay Doonaana ku hadlayaan ku xasuuqma O ku halaagma Alle idankiisa o Huf iyo Hal aan jirin Alle inka dhig o garabkiinu Hajabo Yuhuudeey
@muminamir-t1y
@muminamir-t1y 2 ай бұрын
❤❤❤💯💯💯✌✌✌✌
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 ай бұрын
DAYADDA NATANYAHU, SHIDAALKA MA GAARSISA, ISRA'IIL TOO AMERICA.
@AbdikadirMohamedSalah
@AbdikadirMohamedSalah 2 ай бұрын
😢 how
@CabdicabduleBaale-gk4si
@CabdicabduleBaale-gk4si 2 ай бұрын
Cajib muxu yahay.qanuun
@SafiyohuseenHuseen-oh9sq
@SafiyohuseenHuseen-oh9sq 2 ай бұрын
😭😭😞😞😥😥
@MuseMucad
@MuseMucad 2 ай бұрын
Allha lajiro xamaas
@CabdiRaxmaan-q4b
@CabdiRaxmaan-q4b 2 ай бұрын
Aakhirka mislimka ayaagiulaysanaya
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 2 ай бұрын
Warkii reer galbeedka ahaa hadaaqa bahdilka hala joojiyo Yaman xuutiga meelaha ow heysto ma kadaba hadaaqeysaa kuwa jooga mahaad joogto Mowliid waa kaftan
@dr.abdurahmanali9177
@dr.abdurahmanali9177 2 ай бұрын
Waa xadgudub, waxay ka soo horjeeddaa qawaaniinta caalamiga ah, waan cambaaraynaynaa, waa xasuuq, waa in lasoo xiraa intaas waa wax qabadkii aan ku taageernay falastiin ???
@ahmedelmi8310
@ahmedelmi8310 2 ай бұрын
Hello
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd 2 ай бұрын
Awoda hubkoda oyo aqontodaba eber alaha kadhigo yahud usa
@WacanMohamed-wq3yw
@WacanMohamed-wq3yw 2 ай бұрын
Hal le ka dhiman Miya yahuuda
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 2 ай бұрын
🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🎉
@maxedyare5792
@maxedyare5792 2 ай бұрын
Israeli dhimashadi ey qirato eber ku dar 1=10
@deeqawliyo293
@deeqawliyo293 2 ай бұрын
😮waxad.tidhaa.dhagar.qabe.dhulkaa.udhaqdhqaaqa
@markcaa2942
@markcaa2942 2 ай бұрын
Hisbullah 70 gantaal ayay sooriday waa markii uhoraysay labaqof kadishay isreal waxoodu mabiyaa hubtiro badan markasta waxana madhilo waaciil
@CabdiqadirShibrahim
@CabdiqadirShibrahim 2 ай бұрын
Wadahadalmarkuu.bilaabmo.ayuuxasuuqunabilaabmaa.kasheekee
@ashaomer4235
@ashaomer4235 2 ай бұрын
Falastine Golaysda insha Allah
@MustafaAli-xj2bm
@MustafaAli-xj2bm 2 ай бұрын
Sababta Madexweynaha Eriteriya loo afgambiyi waayay, waa shacabkas o ah 85% musilmiin. Markaas, haduu madaxweyne Muslim ah yimaado waxa uu isubadalaya wadankaasi Muslim, oo goob mihiim ku yaala!
@asha3777
@asha3777 2 ай бұрын
Dhagar qaba Dhulkaa u dhaqadhaqaaqa
@Abdulaahi-e4t
@Abdulaahi-e4t 2 ай бұрын
Markii la taabto waxay laso roorin duyuurado dagaal.
@NurudinMubarak-o1y
@NurudinMubarak-o1y 2 ай бұрын
Mowliid, ACWW, waad mahadsan tahay.
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 94 МЛН
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,5 МЛН
Kiiska Ardaygii lagu dilay Muqdisho iyo Maxkamadda Ciidamada..
22:35
Somali National Television
Рет қаралды 76 М.
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 94 МЛН