SIDEE DUNIDA, FALASTIINIYINTA & XITAA IS-RAA'IIL UGA FALCELISAY QORSHAHA TRUMP EE QABSHADA GAZA?

  Рет қаралды 61,084

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

SIDEE DUNIDA, FALASTIINIYINTA & XITAA IS-RAA'IIL UGA FALCELISAY QORSHAHA TRUMP EE QABSHADA GAZA?
#SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline A
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
#hbnonlinetv
#wararka
#soomaali
#MowliidHajiAbdi
#dagaalkaqasa
#Caalamka
#WararkaSoomaalida
#HBNTV
#QASA
#Somalia

Пікірлер: 116
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV 5 күн бұрын
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@FatimamohamedHassan-l5j
@FatimamohamedHassan-l5j 5 күн бұрын
Imaaanka Allaha kaa qado waaa caawan dhargay oo doqon aha ilahey adunka iyo akhiro sii deg deg aha hakugu cadabo🤲🤲🤲
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 5 күн бұрын
Aamin yaarabi
@MohamedDeeq-oq7rc
@MohamedDeeq-oq7rc 5 күн бұрын
Aamiin yaa Allah
@NaseihaDiini
@NaseihaDiini 5 күн бұрын
Dameerkaan. Wadkiisa aa wado inshaa alaah asagaa ayaa labarakicindoonaa
@MohamedAbdirahman-on8iu
@MohamedAbdirahman-on8iu 5 күн бұрын
Wlleee meeshaan allaah wax buu ka wataa waanu arki doonaa. Iinsha'llh
@Bulshodhamaanteed
@Bulshodhamaanteed 5 күн бұрын
Yahuuda iyo mareykanka lacnad alle haku dhacdo oo iminka miya ka maqnayeyn xasuuqa shacabka falastiin 😢
@KamadareMaxamed-mf9er
@KamadareMaxamed-mf9er 5 күн бұрын
Shaydaan gaal ayaa tahay qaza maqabsandoontid weligaa inshaa futada ayaa habad lagaa gelindoonaa insha Allah sidii walaalkaa nitanyahu oo ayaa futada habad lagaa gelindoonaa inshaa Allah
@ahmedmusehassanhassan9332
@ahmedmusehassanhassan9332 5 күн бұрын
Allaahu Akbar Alle guusha ha siiyo falastiin dhulkoodana howga ilaaliyo caduwga ku soo duulay Aamiin
@malyunabdile9960
@malyunabdile9960 5 күн бұрын
Wu xuu Raba in dhulka Barakaysan qudis iyo dhulka ree falastin ilaahay ha jabiyo amen amen
@AbdiCaliì-l8s
@AbdiCaliì-l8s 5 күн бұрын
Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah
@MaxamedSheekhAadan-u4i
@MaxamedSheekhAadan-u4i 5 күн бұрын
Cusuriga cusub. ee qabsaday mareeykanka ama taageer ama haa taageerin falastiin ayaa uhareeyso dhuka reer. falastiin inshaa allaahu
@MudaneFarmaajo-o2l
@MudaneFarmaajo-o2l 5 күн бұрын
ALLAHA LAJIRO FALASTIIN IYO CIDII TAAGEERTABA
@hoyomacan-w1m
@hoyomacan-w1m 5 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ wax sx ugu fafah8ya somalida oo af agar uyaqanan ugu Sega adaa lahayaa
@saidabdi136
@saidabdi136 5 күн бұрын
Soo dhawoow Mawliid Xaaji.
@AbdiCaliì-l8s
@AbdiCaliì-l8s 5 күн бұрын
Ilaahow Jebi Yahuufa InshaAllah
@CabdikhaniBishar
@CabdikhaniBishar 5 күн бұрын
ويمكرون ويمكرالله والله خير الماكرين
@Mohamedyare-z3z
@Mohamedyare-z3z 5 күн бұрын
wuxuushnimo dhab ah hadaad maqli jirteen waa tanookale oo ay iskuraaceen nataniyaahu iyo taraam iyo awooda ay isbidaan oo ah barakicinta muslimiinta gaar ahaan reer falastiin waa mid aan marnaba uusuurta galin axmaqnimada ay iska dhaadhiciyee yahuuda iyo maraykanku awood waa mida alle subxaana watacaale majirto midkale sidaas awgeed walaalaheena reer falastiin arintaan waxaan rajaynayaa inay noqondoonto guushoodii oo Soo dag dagaysa bi idnillahi kariim alle haka yeelo kuwii guuleysta aakhiro iyo aduunka 🤲🤲🤲yaarabi raxmaan guulee islaamka guud ahaan
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 5 күн бұрын
Hadad HPN ONLINE TV baadiye fog ka daawanaysid like❤saar
@NasiibwanaagsanAniga
@NasiibwanaagsanAniga 5 күн бұрын
@@jamamohamoud2665 h
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 4 күн бұрын
Ilaahow maraykan tuuraam qabo aqli xuma tuuraam ilaahow musibo dag dag ah kuurid madaxwaynaha maraykanka jaab ilaahayba kuridi insha alaah
@CabdiQaadir-y8v
@CabdiQaadir-y8v 5 күн бұрын
Ma odhan hadalkaa ee gaaal qadhmuuun aya yidhi ma surtout gayiso insha,allaaaa mawlid
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 4 күн бұрын
Tuuraam qasa umadhawan kaartid ilaahayba qasa duufaacaya abodle wayn ilaahayba keenay guusha qasa mujaahidinta sharaftale dhulkoga way udhinten xasuq baalaadhan aya loogaystay shacabka faalaastin way u jaahaden dhulkoga faalaastin meelna kamatagayan dhulkoga faalaastin way udhimanayan markasta dhulkoga waa jaahad wayn ilaahayba abodle iyo quwad wayn ilaahayba duufaaci qasa insha alaah
@CabdiShiriSalad
@CabdiShiriSalad 5 күн бұрын
Taraam ma madaxweyanaha falastii loosoortwybaa mise waamarwykanka yaaloodoortwy kkk waa wa,laguqoslo kkkk taazm hankaas kanaso sxb marwykanka waan jeclahey hanagudirin haduujiro warkaan salaamo nabadeed odeymarwykannoqotzraamkk😊
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 4 күн бұрын
Tuuraam madaxwaynaha maraykanka ilaahow musibo dag dag ah kuurid xanun wayn mucjiso dag dag ah insha alaah
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 5 күн бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@samiracabdalla7514
@samiracabdalla7514 5 күн бұрын
Gaza and oll Palestinian they have heroes🇵🇸❤️🇵🇸❤️🇵🇸❤️🇵🇸❤️🇵🇸❤️🇵🇸❤️
@XasanmuuseShmaxamed
@XasanmuuseShmaxamed 5 күн бұрын
Bismilaah waan idinsalaamay dhamaantii mawliid iyo Namco iyo maxamad hadaway kasooyeedhay tartan was waraabow maxaan huu kaamaqlay
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 5 күн бұрын
Allah ayey leeyihiin wax walba waa awooda Allah koonkaan Allah ayaa maamulo ee Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino walaalaha falastiin aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee ee Allah ha isku salido hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda hana soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda aamiin
@faisalabdullahi3912
@faisalabdullahi3912 5 күн бұрын
❤❤❤
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 4 күн бұрын
Madaxwaynaha maraykan aqli xuuma qasa xasuqad ugaysaten waad kuujaabten qasa ilaahayba jaabiya maraykan iyo israil iyo dawladokale way kuu jaaben qasa ilaahayba faashiliyay cadawgi odhan masha alaah
@biriyecali3930
@biriyecali3930 5 күн бұрын
Asc abacadal salaan waxan ku suganahy caasimada galmudug dhuusamareeb waxan ku xiranahy Barta tv hB n waxaan soo jeedinayaa usoo jeedinayaaa bahada tv ina aad yareysaan daqiiqdaha wararka bulshadu dhegeysto warbadani nuz malahan ayey soomaaalidu tidhee ee ku soo Kooba 17 daqiiqo talo soo jeedin
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 5 күн бұрын
Ilaahey mowtilfijir haku rido Netanyahu iyo Taraam
@khadiijomaxamedcawaali7789
@khadiijomaxamedcawaali7789 5 күн бұрын
اش رايك تاخد الإسرائيليون في فلوريدا الأميركية
@farduusaabdiraxman
@farduusaabdiraxman 5 күн бұрын
Allaah ma odhan ttaron baayishi
@CabdiraxmanAxmed-t8c
@CabdiraxmanAxmed-t8c 5 күн бұрын
👍👍👍👍👍
@CabdiraxmaanMaxamef
@CabdiraxmaanMaxamef 5 күн бұрын
Asc
@SacadCabdi-p7j
@SacadCabdi-p7j 5 күн бұрын
masha,allaah,insha,allaah
@bintimohamed7864
@bintimohamed7864 5 күн бұрын
🤔🤔🤔
@Mumin497youtub
@Mumin497youtub 5 күн бұрын
Trump waxa u midaynaya hadalkisu shacabka reer Palestine iyo dunida muslimka Oo dhan insha alaha
@ShucaybKhayre
@ShucaybKhayre 5 күн бұрын
Runtu.wataa.talaafiit.iyo.xeyfa.loo.ogolaado.kuwii.lahaa.guul.degdega.aamiin❤❤❤❤❤
@HassanCali-r5w
@HassanCali-r5w 4 күн бұрын
FALASTIIN guul ale mahadiis
@Axmedsaafii
@Axmedsaafii 5 күн бұрын
Odeygii oo washey nalcad haku dhacdo yuhuuda iyo xulifadeeda Allaha burburiiyo Amin Amin Amin Amin Amin Amin madhicii doonto in ay gasa kasaran reer Palestine 🇵🇸 madhacayso tani waxay go.aamin doonta siyasada bariga dhexe Nabad ama dagalka sadax3 ee aduunka illaahey kaama ogolanayo inay dunida ku Awood shegtan wa dhamadka dunida waxa lo daaba fadhiya reer Palestine nolool ama 3sadax
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 4 күн бұрын
Maraykan iyo israil iyo dawladokale aya xasuqay shacabka faalaastin cadawga ilaahayba jaabiyay ilaahow musibo dag dag ah kuurid madaxwaynaha maraykan musibo dag dag ah ilaahayba kuuqaban cadaw wayn insha alaah
@luqmancilmu
@luqmancilmu 5 күн бұрын
له علتين الجنون واحمق وكأنه يناح كالكب ولكن نحمد الله كلامه سوف يوحد المسلمين
@AbdiFarah-p8h
@AbdiFarah-p8h 5 күн бұрын
Free free free Palestine 🇵🇸 🙏 ♥️
@Mahamedtv1
@Mahamedtv1 5 күн бұрын
waxaan aad udhagaystaa wararka, falanqaynta iyo guud ahaa barnaamijyada HBN Aad ayaad ugumahadsantihiin barnaamijyada sugan eed siidaysaan
@fardosokarkor2591
@fardosokarkor2591 5 күн бұрын
Mel kaste oo xeeb ah oo qurux badan waa la is ku heystaaa hayey somaliyey alle hana bad badsho
@azizaabdulle792
@azizaabdulle792 5 күн бұрын
Okay iska dhareerayo walee waa doqon aan dhareerka ceshan karin mad face kugu dhac idim Alle
@husseinaden7560
@husseinaden7560 5 күн бұрын
Trump musiibo daran ilaahay hakugu rido insha allah
@NajmaHussein-j1j
@NajmaHussein-j1j 5 күн бұрын
Doofaarada❤alaha.halaago.reegasana.alahakoryeelo.muslimiintana.alahatuso❤awoodooda.iyokhayraadka.alalekumanaystay.iyoqaninimada.alasiiyy.alahatuso.doofaaradu.awoodmalaha.eeislaamkka.ayaa.awoodleheewaainayaaminaanilaahaymasksxdoodanakasaaran.maraykaniyoyuhuuda.waaninayiisutashadaanmuslimiintumeelkastaooayjoojaan.iyagaanakadhanqaalebafan.maraykankakana.awoodbadan.waanaxiligii.islaamku.lawareegayay.talada.aduunka.insha.alaah aamiin.aamiin
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 5 күн бұрын
Aygu waxay dambiile u yaqanan cidi asan soonaynin lakin waxay helayan inan cis dambo wax ka shegeysto jiri doonin
@ismailabdi4115
@ismailabdi4115 5 күн бұрын
Lacnadkugudhacday Warninka Waaba Cawaan Dharqabo Matiri
@aslimahamud4873
@aslimahamud4873 5 күн бұрын
He’s crazy walahi but ilahey ma dhihin
@abdisamadahmed5016
@abdisamadahmed5016 5 күн бұрын
Hadalka Trump waa midkii midayn😂lahaa dawladaha Muslimka. Waxaan soo dhawaatay guushii Falastiin
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 5 күн бұрын
ILAAHAAY TRUMP HABARO KICIYO OO UMADA HAKA QABTO SHARKOODA ISAGA IYO ISRAA'IILBA FAAJIRIIN ADUUNKA KAMA TALIYAAN LAAKIIN ILAAHAAY SWT BAA KA TALIYO.
@fatihhassan5020
@fatihhassan5020 5 күн бұрын
Waa xayawaan Trump
@Maxamudfood
@Maxamudfood 5 күн бұрын
Aniga waliga Qori ma qaadan Hada waxan umalaya inaan Qori An Qaadan Doona Hdal Xumidda Trump
@RahmaAbdilahi-q7j
@RahmaAbdilahi-q7j 5 күн бұрын
Insha crb intaa dhiiga leh ayaad imiiday insha alah dunida crbtnaa iska cbiinta ayaa qbsan insha alah adiga iyo ntniyahuu wd guul darysansaa idiimka ilhy
@liibaanguuleed
@liibaanguuleed 5 күн бұрын
Bal waalida eega waxan leeyey ninka waalan inaad riyooto waxa ka wanaagsan inaad soo seexato hadalkan bal ciduu sheegayo bal noo sheega
@KhalidAbdirizak-m3x
@KhalidAbdirizak-m3x 5 күн бұрын
Hadalka maalaayacniga eetiraam uukuhadlay waamid aangalayn maskaxda biniaadankawaxsuuroobayana yuan umalayninraaligalin dagdag ah hakabixiyo ilaahay baa awoodleh
@MuhammedSharif-g3s
@MuhammedSharif-g3s 5 күн бұрын
Waad ku mahadsatahay kawarbixinnta hawada magaalooyinka soomaalida
@MohmudcaydiidBarre
@MohmudcaydiidBarre 5 күн бұрын
Anigu yaabaye qofkan maraykanka haystaa ma qof waalanbaa mise waa qof miyir qaba ma intuu qamri ka dhergabuu wuxu doono ku hadlaa markuu miyir sado miyaanu dib usu dhegaysan oo aanu islayabin
@HusseinDahir-x4b
@HusseinDahir-x4b 5 күн бұрын
Intuu masaakiinta doonanayo muu soomaliya qabsado marhaday soomaalidu dawlad sal adag ku heshiin waayeen iyagaa u baahan in laqabsado falastiinse kama qaadan karayo😊
@KhadarSigadMahamed
@KhadarSigadMahamed 5 күн бұрын
Allah ha ugargaaro Palestine
@NaseihaDiini
@NaseihaDiini 5 күн бұрын
Marki hore ay si ulakac ah ay u burburiyeen ula jeedjoonada ayey hada cadeesten
@abdigaiye715
@abdigaiye715 5 күн бұрын
Trump Waa doqon, muslimiin tii dooratay Alle ha cadaabo.
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 5 күн бұрын
Doofaar kibray oo isla weyn illahow Qabo Qabasho Adaag ku Qabo oo ha Siideyn Allow Rabiyoow Dalimiinta ku burburi
@maryamisse6494
@maryamisse6494 5 күн бұрын
Todobada cadaabood Waakal subxaana laystaan baan maqlijirnay, hada reer falastiin dhibaatayn, barakicintood miyaay skula yaabeen yahuud iyo maraykan? Sharhooda Allaah ha kaqabto masaakiinta
@salmaosman47
@salmaosman47 5 күн бұрын
Xeebtaas biyaha blue gaa leh ayu rabaa DAMEERKA XUN
@MaxamedMaxamedm-j6o
@MaxamedMaxamedm-j6o 5 күн бұрын
Asc walaal aragtidayda arintani trump kucelcelinaayo waxay ilatahay iney ujeedadu kaduwantahay hadalkakiisa oo uurabo iney carabtu kubadalato Gaza xidhiidh aylayeelato srael oo ay meesha kabaxdo labadawladood oo carabtu qaadato qasa falastiiniyiintu deganaadaan sikhasaba srael me la aqoonsado
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 5 күн бұрын
RIYO AYEY KU JIRAAN REER GALBEEDKA OODHAN MAXEY UMALAYEEN REER FALASTIIN IN LAKA QAADI KARO DHULKOODA TAASI WAXA KA XIKO GEERI GUUL XAMAS IYO FALASTIIN ILAHAYOW ADIGA AWOOD LEH SII GUUSHA MUJAAHIDIINTA XAMAS IYO FALASTIIN AAMIN AAMIN 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@Abdikahinshukri-gx2cb
@Abdikahinshukri-gx2cb 5 күн бұрын
Hhhhhh adeer TRUMP hadaba mareykan dagaalka wuuku jiree imow dheh meeshu ku jabi lahaa weeye ALLAH baa adeer la jira reer GAZA
@bulohus8548
@bulohus8548 5 күн бұрын
Trump ! Doqon raaxo kusoo koray! Hadalkiisu! Micno malahan ! inta masakiinta Reer Qaza dhibka Ka haysa Cimriga Allaah ha u soo Gaabiyo !
@tofikhassenali3066
@tofikhassenali3066 5 күн бұрын
New Colonie
@sharifafaqrudin6575
@sharifafaqrudin6575 5 күн бұрын
DONALD TRAMB waa Suhyuuniyad, ugu xumaa, sidii Baiden oo kale
@UmerUmer-f8s
@UmerUmer-f8s 5 күн бұрын
اعلموا ان الله شديد العقاب
@cirjiidh77
@cirjiidh77 5 күн бұрын
HBN
@hassanali-zr8nd
@hassanali-zr8nd 5 күн бұрын
Trump ka hor ba programku wuxu ahaa in laga kiciyo falastiinta si loo dhaxlo saliida iyo shidaalka laga helay xeebta Gaza
@FaysalCabdibotan-p5i
@FaysalCabdibotan-p5i 5 күн бұрын
Waa.hadal.uu.iska.yidhi.odyga.galka.ah..muxuu.yahy.ta.ale.abaa.shaqyn.
@falisissahak
@falisissahak 5 күн бұрын
Asc Trump waxa uu jecel yahay in meel walba laga sheeg sheego Waa nin xanuunsan inaysan kibir soconayn ma oga
@abdikeirabdille-eb5wg
@abdikeirabdille-eb5wg 5 күн бұрын
Donald trump wa damer iska wax wax lenaa gaza cif qadan karta malaha rer gaza Allah agarab tagan
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 5 күн бұрын
Shame on Drum nd words of hybogaracy nd Arrogant useless leader.
@haruunciise9112
@haruunciise9112 5 күн бұрын
Allaahu AKBAR Allaahu AKBAR Allaahu AKBAR galadu awood ayay is bidene waxan jeclan lahayn in budo iyo biyo lo kala baxo?
@Muselibaax
@Muselibaax 5 күн бұрын
Turaam iyo netayahu mawaxay isku noqdeen shedaanki layabay xaasiidka
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 5 күн бұрын
Nacllata allah calleeg war dibigu doqon sannaa waa xagadhimirka oo maba ahi nin fayaw waa wax waalan
@sahromudey6415
@sahromudey6415 5 күн бұрын
Wcs taraam waa mooryaan dhac u soo jeestay waa in leyska dhacshaa edebdarada uu wado waa waali ujeedada uu ka leeyahay gaza tira badanaa waxaa soo jiijiileh in dhulalkale la sheegto ee la dhaho guura dhulkaan waa dhul wanaagsan xeeba leh uma qalantiin ka guura dega lama dagaanada warooy hala diyaar garoobo soomaaliyaa u daran qabiil qabiil ayey isu heystaan gobol gobol ayey isu cunaysa aduunkana qolo dhulkeedii ayaa laleeyahay ka guur aney igu fiican yahay dhulkaan soomaaliyo barwaaqadeedii ka buuxdo in loo gunguriyoodo yaa u diidan alow naga sii jeedi cadowga soomaaliyana mideey muslin nacaawiyana noo sahal yaarabbi arinku waa cabsi cabsi
@CabdiShiriSalad
@CabdiShiriSalad 5 күн бұрын
Sirta nabada dagaalka taraam kamada barakicinta falastiin waa kunaqaznaa ficilkaas taraam temkiihorw waxuumagacaabey ineytahey caasumada usraaiil halkaas waxaakamuuqata taraaminuu iskuditayo 2badadal iyodadkaba waxaan kacodsanayaa inaudible uganoqdo Hahuu raraam kukaco ficilka barakicinta iyo baabiinta dadka falastiin waxuu kukicidoonaa qeymp aad uweyn kamanasookabandoono talo odey waxfarad qaasimullaah xalka nabada taraam😊
@YaxiyeSaalaxsaalax
@YaxiyeSaalaxsaalax 5 күн бұрын
Scw❤❤❤❤❤❤❤❤scw❤❤❤❤❤❤scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@DayibShakul
@DayibShakul 5 күн бұрын
Wuu waashay Trump
@yusuufcaqiibo1576
@yusuufcaqiibo1576 5 күн бұрын
Qudhun buu far geliyaa marka gacal la yaabuu guudkiisa mariyaa!!!!!. Trump futadiisa ayuu far geliyey.
@MohamedSherbi
@MohamedSherbi 5 күн бұрын
TR WAA NIN WAALAN OODABSITA RABANA INUU DUNIDA DAB QABADSIIYO WAANA IN LAXIDHO KAGUMASHEEGI KARO FAYOOBI WAANA CUSURI UBUKA ISLAAMKA
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 5 күн бұрын
odaygan isaba awoowgiis ayaa ka soo cararay wadanka jarmalka nabad gelyona ku helay maraykana odaygu tolow maxa ka siyaa miyuu asaqay odaygu dawajaga t adyyybja idgab vyy diibata caqkuguusa uby qaati walee wayaab
@tofikhassenali3066
@tofikhassenali3066 5 күн бұрын
This is neocolonie !
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 5 күн бұрын
Inay qashin noqoto rer afl ma doorman balse ayga ugu gar gaaray cadawgi sidas yeelay
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 5 күн бұрын
Yaab xagu u socda
@salmaosman47
@salmaosman47 5 күн бұрын
War waa been ,waxuuba dhahooyaa we will own it which means anaga ayaa lahaadoona ama mikindoona
@nuurmacoow3523
@nuurmacoow3523 5 күн бұрын
YURUB WARKEEDU WAA DHOOLA TUS SIYAASADEED BALSE MADIIDI KARAAN WARKA TRUMP GREENLAND HAKA CELSHAAN QASA ISKA DAAYE
@momomomo2693
@momomomo2693 5 күн бұрын
bugiardone
@ubahabdi453
@ubahabdi453 5 күн бұрын
The this old guy need to stop sickening
@Cadnaancumar-vs9km
@Cadnaancumar-vs9km 5 күн бұрын
ha hadu donayo taram in u dorto dagaal ha yimado qasa al yasin wa diyar gcn bira aya ku dhici daliminta naxday
@JustinBradyWillams
@JustinBradyWillams 5 күн бұрын
Trump u mallin royooday
@CawilMaxamuudWaysaysane
@CawilMaxamuudWaysaysane 5 күн бұрын
Tolow huteel miyuu ka damacsan yshay.
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
Caleemo-saarka madaxweyne Donald Trump | Qubanaha VOA
24:58
VOA Somali
Рет қаралды 76 М.
Jasiiradda Waddada Xujeyda : waddadii hore ee Qarsoon ee Kacbada - Jasiiradda Koomaali
26:04
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 179 М.
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН