DAGAAL AY KU LUG YEESHAAN MASAR & ITOOBIYA OO LAGA CABSI QABO IN GEESKA AFRIKA UU KA DHACO

  Рет қаралды 11,387

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

DAGAAL AY KU LUG YEESHAAN MASAR & ITOOBIYA OO LAGA CABSI QABO IN GEESKA AFRIKA UU KA DHACO
#SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
#hbnonlinetv
#wararka
#soomaali
#MowliidHajiAbdi
#dagaalkaqasa
#Caalamka
#WararkaSoomaalida
#HBNTV
#QASA
#Somalia

Пікірлер: 41
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 Сағат бұрын
Illaahow xasan shiikh soomaaliya kabadbaadi
@Allaahu_akbbar
@Allaahu_akbbar 33 минут бұрын
Allaahuma aamiin
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و 18 минут бұрын
Aamiin yaa Allah
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 54 минут бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@ArrowJubase
@ArrowJubase 49 минут бұрын
The final decision is for federal Govt. and not states
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 25 минут бұрын
WAA MACAD GARAB SIINAYA CADOWGEENA
@maxedcumaraxmed9088
@maxedcumaraxmed9088 2 сағат бұрын
Shacabku waa mid
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 2 сағат бұрын
Dadka la isla jiidhayaa waa soomali halkaa burbur iyo baab'a ka eeg Geel ninkii lahaa dhacaayo looma taag helo
@mahadmahamoud5261
@mahadmahamoud5261 Сағат бұрын
Dhulka Soomaaliyeed waa in laga difaaco Itoobiya iyo jaajuusiinta u adeegta. Soomaaliya ha noolaato.
@Ahmed-hg8gq
@Ahmed-hg8gq Сағат бұрын
Harts ithopiya iyo ssc khatumo keba awoda geska bariga afrika ah kebase laga yabaa in hargeysa in uu qabsado ???????
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev Сағат бұрын
DHALINYATO MUJAAHIDIIN AH AYBA SOO SOCDO AMXAARO IYO OROMO DALKA OODHAN WABA NIKA LAW SAARAA INSHA ALLAH JAXIIMADII AYADBA NIKA SUGEYSO AMXAAREY IYO OROMEEY JAXIIMADII
@abdisamadmahamud9366
@abdisamadmahamud9366 Сағат бұрын
Masar somaliya waxab utaramayso waxa fiicanayd inay somalia iyo somaliland kawada hadlaan xalada
@AwnuurSangaab
@AwnuurSangaab Сағат бұрын
Aragtidaadi ma aha mid dhexdhexaad ah, waxaad mooddaa in ay Ethiopia maalgashatay marka laga reebo in heshiis beenaadkii adisababa in Qatari ka imaan krto.
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 29 минут бұрын
MAXAD ITOOBIYA LA SOCDO WAR MURTIYEED MALAHEE MAXAAD KALOO NOO HEYSAA
@Bulshodhamaanteed
@Bulshodhamaanteed 2 сағат бұрын
Cadowga umadeena waa xabashida itoobiya marka anagana cadowgeeda waa saaxibkeyn 😂
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 Сағат бұрын
Maxamad caqli iyo aqoon nin kugarankara ayaatahay in xasan shiikh dawladnimo iyo difaac Dal midna uusan hayn ma,xanuunkii soomaali kalageeyay ayaa kuhaya
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 18 минут бұрын
maxmdow masar kuwa ay isku qabiilka ee yihin gza ee yahuudo cunayso ha uhiliyeen itobiya waa cadogeena wana iska celinaynaa marki horeba qalad ayay ahyd nabad ilalinta shegayan daro itobiya iyo kenya
@abdi-azisabdirahman4787
@abdi-azisabdirahman4787 49 минут бұрын
Warbixin taan waa dhinac u janjeerta, mana ah in aad waxaan ookale umada lawadaagtaan, Itoobiya iyo Soomaaliya maanta yaa dhibtu ku badantay ? Maalin walba ciidamada dowladda Itoobiya jamhado ayaa maxaabiis u qabsanaya.
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 Сағат бұрын
Hadii dawladnimada lagu cayaaro oo aaminku dhinto ninwalba sida xasan shiikh ayuu walaaqan wuxuurabo ma,arkikartaan mugdiga soowajahan
@YussufJire
@YussufJire 2 сағат бұрын
Digaalka somalia iyo Oromo waye ee waina liska dacsho
@burjilibax
@burjilibax Сағат бұрын
Masar hadey cid wax turi lhyd falastintin uga bhn lkn somaliland xasan gurguurte iyo ninkleyona ma jojinkaro
@moibrahim7019
@moibrahim7019 47 минут бұрын
Waa Maxad u adeega Danaha Zaniest taha oo raba in uu Brain wash ku sameeyo umada Somaliyeed... 😂
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 Сағат бұрын
XAGEY DOWLADNIMADA AAD UGA KEENTy DAACISH WAABA NOO KOW NAGA DAAYA KOOXDIINAAN MEDDIAHA SHARCIYADISA ANAN SI FICAN U BARAN
@Allaahu_akbbar
@Allaahu_akbbar 31 минут бұрын
Masar soomaali u dagaali mee ee wax kaleento noo sheeg
@maxedcumaraxmed9088
@maxedcumaraxmed9088 2 сағат бұрын
Asc soomaaliya si ay soomaaliland u xumayso waxay u martey wado kasta anana wanaagayaga waxaan u maraynaa wado kasta haday na colaadiso colaadin mayno laakiin mabda,ayaga ayaan sii wadanaynaa ee ah in aan cid kasta aanu marti qaadno soo dhoweyno
@Bulshodhamaanteed
@Bulshodhamaanteed 2 сағат бұрын
Adiga oromo ka ahaaw lagaala tashan maayo dhulkena 😂
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev Сағат бұрын
Waa Oromo afgadi bartay inuu dadki isku diro ayu raba hadal kiss fahma 😂😂😂😂😂
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 Сағат бұрын
Hadalkada waxuu u eg yahay cidkastoo necb somalia oo cadaw u ah wanso dhaweyneynaa.maxad kafaa ideysan.hada dagalkii badacas ayaa la idiin Soo raray awod ad kaga hortagtana malihidiin. Maragtan qataraha idinku hareereysan
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev Сағат бұрын
@@ahmedmose5466 waan leenahay awood wadba jiifta adiga kacarar mesha
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Сағат бұрын
Ninkaa ka taliya gobolada woqooyi wuxuu ku kacay talaabo aad u fool xun diinta dalka iyo dadkaba wuu ku xadgudbay sidaa darteed waa in somali iska qabataa kuwaa soomaali diidka ah on u malaynayo in aanay Somali ahayn asalkiidu lkn xabashi ama yuhuud yihiin
@NuurAxaaShiAyman
@NuurAxaaShiAyman 2 сағат бұрын
Sheekadu waxy ku socotaa uun somaaliland lkin waxba kaqadimayaan xasidku waligii magulysto
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev Сағат бұрын
Xaasid hadii ladhaho waa adiga 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
@MustafeMaxamed-t1n
@MustafeMaxamed-t1n 41 минут бұрын
Waar slnd iyo Badhasaabka muqdisho Ayaa is haysta xagay soomaaliya xagee ayay ka jirtaa,masar waa tee ma yuhuudiga falastiin Cuna qabateeyey ee basaasay Yaxya sinwaar Ayaa Ethiopia la dagaalamaya haduu la dagaalamayo wadaduu u maro wuu yaqaan waxba yaynaan isu dhuuman waxaan jirin Ayaad u kaambeyn garaysaan,oo soomaaliya Aan jirin,wax Allah wixii reer slnd Ahi waa inay ka goostaan Hbn iyo inta lidiga ku Ah slan
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 26 минут бұрын
SIDEE ITOOBIYA DALAAL SHABAAB MUHIIM UGU TAHAY IYADAABA AAS AATEE IYADAANA MAAL GELISEE MAALINTII ITOOBIYA IYO SIRDOONKEEDANA LA BIXIYO SAFAARADEEDANA MEEL KA FUG VILLADA LA GEEYO WAAD ARKI DOONTAA NABADEENA
@afdaylmedia5088
@afdaylmedia5088 2 сағат бұрын
Somalida Qaarkod waxad mooday ineysan Aqoon xitaa magaceeda Masar Taariikhda wax ay Somalia iska Daaye dal Carabeed waxay u Qabatay? Falastiin kaliya maxay u Qabatey Masar Haadii ay Ethiopia la dirireyso Anga yey noo so marin ee Dalka ha no deyso Masar
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 Сағат бұрын
@@afdaylmedia5088 wayahaye kasoo har xabashida
@MustafeMaxamed-t1n
@MustafeMaxamed-t1n 34 минут бұрын
Waar slnd iyo Badhasaabka muqdisho Ayaa is haysta xagay soomaaliya xagee ayay ka jirtaa,masar waa tee ma yuhuudiga falastiin Cuna qabateeyey ee basaasay Yaxya sinwaar Ayaa Ethiopia la dagaalamaya haduu la dagaalamayo wadaduu u maro wuu yaqaan waxba yaynaan isu dhuuman waxaan jirin Ayaad u kaambeyn garaysaan,oo soomaaliya Aan jirin,wax Allah wixii reer slnd Ahi waa inay ka goostaan Hbn iyo inta lidiga ku Ah slan masar maxay falastiin ugu hiilin weydey Camiil yuhuudiya oo rafax u fasaxay yuhuuda oo yuhuudiya Ayaa muqdissho u hiilinaya?waxaan soo noqonayn wakhtigu yuu idinkaga lumin,sln tashataye tashada
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Сағат бұрын
Masar somalia iyo eritea weligoodba saaxiibo ayey ahaayeen
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 130 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 89 МЛН
Não sabe esconder Comida
00:20
DUDU e CAROL
Рет қаралды 34 МЛН
WARIYE SI-XUN U KARBAASHAY NETANYAHU | WAR-BAAHINTA ISRAEL
16:51
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 7 М.
Qubanaha VOA
29:45
VOA Somali
Рет қаралды 28 М.