Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@AnaascaliMaxumad-r1x12 күн бұрын
Walal
@abdikadirhaji685211 күн бұрын
Mahadsanid HBN Online Wariyaasha Guuleysta❤❤
@qalbiabdullahi833512 күн бұрын
Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 great country my allah gives peace insha allah amiin
@MaxamedShire-f6d12 күн бұрын
Gusha walalaheen reer Palestine 🇵🇸 waa guusha umada nabi maxamed scw scw scw oo dhan
@nimcoqueen612712 күн бұрын
mahadsanidiin mudaneyaal.
@BaasheAxmed-c8p12 күн бұрын
Somalia guul guul guul
@haniabdirahman51712 күн бұрын
Very clear answer thanks for everything
@IbrahinCabsiiye12 күн бұрын
Guul abokor baale from awdal
@AadanAxmed-o1p12 күн бұрын
❤❤❤❤ALLAHAYOW GUULEE SOOMALIYA FALASTIIN YAMEN CIRAAQ LIBIYA SURIYA LUGNAN IRAAN SUDAAN IYODHAMANBA UMADA ISLAMKA AHBA ALLAH HAMIDEEYO❤❤❤AAMIIN 😂😂😂 ALLAH HABIYO HANA GUUL DAREEYO CADAWGA SAHNOONIYADA AH IYO XULUFADOODABA AAMIIN 😂😂😂😂
@MahamedIbraahin-w1n12 күн бұрын
Guulayso Guulayso Guulayso
@MaxamedSanka99-qm6mg12 күн бұрын
Abuukar baale waanin culus m.a
@YaasiinismaaciilRooble-y2k12 күн бұрын
Asc walaal waad mahadsantahay. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@haniabdirahman51712 күн бұрын
Mashaallh Mashaallh 🎉🎉
@CabdiSalan-x4z12 күн бұрын
Masha allah baale
@OglaMohmed12 күн бұрын
somaalia guul iyo🇸🇴🇸🇴♥️ gobanimo
@Caruus47712 күн бұрын
IDINKOO RAALI AH QAABKA TURJUMIDA KA DIGA 5 TO10SEK IN AD KANDIB TURJUMTAAN WAAD MAHADSAN TAHIIN
@faysalyusufmaxamud91212 күн бұрын
GUUUUUUUUUUUUUL GUUUUUUUL XUTIYIINTA DALKA YEMEN WAA GEESIYIN LOO JOOHIN MAAYO GAALADA YUHUUDA IYO CIDKASTA O KABA QAAD U AH
@abdulkadirbarre786212 күн бұрын
asc abasadoorka somaliya ee qaramada midow ka fiirso hadalka xuutiga waayo american ayaa ka carara cilaad ha inoo waxayna fadlan
@abdiwaliali375712 күн бұрын
Somali ed hawsoduwin shaqadadi wadkagudubte waxad kuhadlayso lamayaqane
@MahamedIbraahin-w1n12 күн бұрын
Maanshaa alaaah Maanshaa alaah Hore ha u socdaan Wadankayga soomaaliya
@abdirashirdigninow108412 күн бұрын
Galaha Amaanku waa hay'ad mareykan iyo reer galbeed.
@madarabdulle116512 күн бұрын
Maka hadlo israel dibatada ku haysa dalalka musliminta
@abdirizakyusuf112 күн бұрын
"Recent developments" macnaheedu ma arrimaha horumarka soo kordhay ee isticmaalka ereyadaas waxaa markaas loola jeedaa arrimaha waayadan dambe soo kordhay.
@ImanHadi-w3w12 күн бұрын
Kasheeke soomaliya dalkaga qawan
@Selelfiaxmed12 күн бұрын
Odaygu waa hadlay lkn soomaliya waxba uma gelin hadalkaasi
Waxaan shaqadiisa ahayn buu ka hadlay wuu iska nacnacyiri xuutigu wax dhiba ah kuma hays herska Africa
@ahmedjr790212 күн бұрын
Waaba la yaabaney somalia dadka wax u dhiibtay baaba fayoben dad ayagiiba baahi u dhimanaya oo dad kale u Kala gar qaadaya 😢
@abdulllahi616112 күн бұрын
Adiga ma ada aganacsade ah hee?badecada soomaaliya dalbata wareeg dheer ayee soomaraan south africa tagan tusaale markaba joogo berbera tooa muqdisho uma imaan karo sababa ah caqabadooda uun marakiibta reer galbeed ayaa leh qatar xuutiga ayeena iska ilaalinayaan wareeg dheer soo marayaan.adeega masar ka imaado 28 beri qadan jirtay hada 60 beri qaadataa miyeesan caqabad nagu aheen
@Sna-ghyt12 күн бұрын
HGN Waa Warbaahinta kaliya ee af soomaali ku hadasho misna Qudbadaha aan caalamka ka jeedino naga Haqabtiro.
Kursigan U N ka SOMALILAND baa xoriyada ku qaadatay 1960 june 26 ma laha ee raadso ku dheh kii ITALY
@Anfarir12 күн бұрын
Caqli yeelo sidaani si maaha
@Anfarir12 күн бұрын
8 dal ayaa lagu biiray EAC adigana wan goayaa baad taagantahay. Hadii aad goaysid adigana waa lagaasii goayaa ogaaw.
@ciiseak689712 күн бұрын
Nin,tiisi daayacay, tu,kale dug,sanayaa aniga ila doqon,sanee, adeer xuutiga faraha hala galin hadii kale wlhi in muqdisho, laga seexaneen, mida kale waxaan hubaa in looso qoray hadal kaan.
@Bulshodhamaanteed12 күн бұрын
2bada yahuud hadii laga qabto bada cas nabad aye noqonee waana Israel iyo itoobiya cadowga qasaayo badaas😂
Yamen ha ku daaline israaiil ka hadal golahaanba maraykan oo israaiila ayaa maamula wuu iska hadlayaa ninkaan
@samaaraqurux273612 күн бұрын
Isqorid
@AadanAxmed-o1p12 күн бұрын
Nin adag
@CashaIbraahim-f1e11 күн бұрын
Xutiga guuul guuiil
@MohamedDahiyeMaalimMaalim12 күн бұрын
💪💪💪👏🙏❤️
@SharmaakeOsman-q2d12 күн бұрын
Welldone somalia
@cumarbashiir885112 күн бұрын
War Ninkaan warka waa loo dhiibay ee asaga ma aha waxa kama Kalo
@IbrahinCabsiiye12 күн бұрын
Waxaan abokor baale farilahaa inuun udoodin danakale oo aan kuwa soomaalida
@caliducaale46412 күн бұрын
Somalida ha odhane somaliya only dheh
@CamuudAwed12 күн бұрын
Nin ba meesha bugtaa isagay cuncuntaa Ninkani Wuxuu ogyahay in Soomaalia iyo Yeman Uu ka dhexeeyey Midaw Aan sharci ahayni laba Dal Oo kale kuwaa soo kala Ah Jamhuuriyadda Somaliland Oo dib uga noqotay Midaw gii Aan sharciga ahayn Ee ay kula jirtey Soomaalia 34 sano ka hor sidoo kale na ay Jamhuuriyaddii Yeman ta koonfureed in mudo ah ba u halgamaysey in ay dib uga noqoto Midaw gii ay kula jireen Yeman ta Waqooyi Ama Northern Yeman markaa baqdin baa ku kalifsysa in uu ka hadlo Qadiyada ka dhaxaysa labada Yeman nood Waayo Koonfurta Soomaalia iyo Waqooyiga Yeman labadaba waxaa ka Madax banaanaya Laba Dal Oo kala ah Jamhuuriyadda Somaliland iyo Jamhuuriyadda Cadmeed Ama Southern Yeman Saala saaloo walee saakaanan kaa hadhin 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤭🤭
@faysalyusufmaxamud91212 күн бұрын
Yementa koofured iyo somalilnd midna dal ma noqon karo waayo nnku hadii uu naagtiisa ka maqan yahay waxaba ma dhalayso hadi aysan nn kale guursan😅
@CamuudAwed12 күн бұрын
@faysalyusufmaxamud912 Ok hada Soomaalia imida Nin baa qaba Abiye, Ordugan, Inna Cumar Geele Asiyaas Afa Warqi iigu dar Raga qaba Ee kale waa kala illaawey saaxiib e haa Yuweri Musafeni iyo qaar kaloo badan 😬😬🤭
@faysalyusufmaxamud91212 күн бұрын
@@CamuudAwed welyen ruto abdul fatah al ziz emarat 🤣
Bada cas ma hoyadiba degta mise xawadleh wa ay bada cas waxa iska leh somaliland mana matelo cidna wa ay dawarsada hadana dhiladi ku dhashay usheg dheh somalia wax layirahda ma jirto
@Ahmed-wk2ct12 күн бұрын
Israil walamagacabay lakin wadamadakale sababtan lomagacabin waxan ufahmay inaysan iyagu ajandaha dagalka lahayn yaman laguwerarayo kaliya ayhil uyihin israil silamida sida xutiyintu hil uguyihin falastin marka halkas waisle eg
@XadiisMaxamuud-l9z12 күн бұрын
Wa sodhaweyneyna hadalka danjiraha soomaalia
@Abdullahi-v7m12 күн бұрын
Maqal majiro
@ahmedjr790212 күн бұрын
Meyd ka u doodaya meyd kale reer yemen dad nool beyba haystan 😂😂
wara ninkan haadlyw mada uu damqtie shacbka falstii ee ladulmeyo 11:30
@xayndaabolol130112 күн бұрын
muxu udamqada tiisaba daryela tukalekudara,kkkkk
@hassanbardacad560012 күн бұрын
Adeerkern macuukawadaa
@caliducaale46412 күн бұрын
Waalagu qoslayaa suyaasaduu aduunka kaga hadlayo muu xamar waxkaga qabto waakuwa loo adeegsado in somaliya shaydaan caabudka ka hirgeliyo lk bada cas ama gacanka cadmeed maxaa kagalay somalilanbaa lehe
@Abdullahi-v7m12 күн бұрын
Codmajiro
@mulimohamud421212 күн бұрын
Abukar noolow noolow
@AhmedEsmaan12 күн бұрын
Waar meeshan waa meel islamka kagu kla qaybiyo oo lagu laayo waa United kufaar.ee United islaam inoo sameeya yemen falastiin lubnaan libiya sudan Syria dhmn islamka waa meesha lagu burburiyay dhmn hayadaha United nations waa wada basaas car wax faa ido leh ay dal tareen ha la ii sheego maagalo kasta wey joogaan lkn waa shaqo basaasnimo
@maimounhassan289011 күн бұрын
Israiil dadkii u shaqeynayey ma xerxeran ee wey dishey maxa wax loga qaban wayey somaliya iyo xuutiga leyska hor keni raba wa sababta kurisga lo siiyey heshiiskii itobiyo marinka badda lagu siiyey oo gadal ku daban israiil in logu gargarayo mareynka israiil si logu duulo marinka badda somaliya yaman xutiga dhulkii badda lagu bedeshey billadda nabadda abukar baane bal ha no shego heshiiskan marinka somaliya sababta lo siiyey itobiyo lakiin israiil la siiyey
@sayidyaasiin760012 күн бұрын
Waar Dee wuxuu Ku hadlayaa Carrabkii israaiil iyo maraykanka dantooda ahaa Waana qaraar ka baydhaya runta , Badacasna ISRAEL USA iyo ENGLAND mooyaane. cidkasta way maraysaa Xaqiiqiyan,