Ilaahey ha naxariisto intii duqeyta cadowga arxanka daran ee gumeystaha reer Palestine intii ku dhimatey janada alaha ka waraabiyo intii dhaawacantey alaha caafiyo aawey dowladihii islaamka hiiliya walaalihiin reer Palestine 🇵🇸
@daalodaawoquruxda43993 сағат бұрын
Maxaay tahay sababta waxaa dowlad isku sheegta bayruud u daawanayso duqayntaynta ku socota dadkeeda iyo dalkoodaa sow nasiib daro ma ahaa dadkaagi iyo dalkaagi oo dagaal ku socdo oo aad indhaha ka fiirsanayso waxaa la mid ah kawa fadhiya daanta galbeed falastiin allaah ha u gargaaro dadkaas xooga loosheegtay
@mohamednoor400833 минут бұрын
Mahadsanid
@AbdalleZwegar3 сағат бұрын
Soomaaliya haday falstiin xad la lahaan lahayd kawaran
@ArdoAliArdoAli3 сағат бұрын
Afkaga cano laguqabay
@ahmedmohamedabdi881416 минут бұрын
Allaha u kaalmeeyo falastiin
@jawahirelmi9Сағат бұрын
Guul xisbulaah
@AminoHussein-c3e16 минут бұрын
Allow idinhalag Israel io cawankedaba yarabi allow jihadada kacaawi reer gasa io lubnaan yarabi Aamiin.
@Abdinoor5146 минут бұрын
Yuhuud alla xumaa alla xumaa wuxu
@SSS78781Сағат бұрын
❤❤❤WALEE RAG CAREYSAN OO DHULKOODA DIFACANAYO OO ( RIDHWAN) LA YIRAAHDO AYAA HELAY ISRAEL OO XADUUDKA LEBANON 🇱🇧 IYO ISRAEL KU DAGALAMAYO...DAGAALKA OO BILOOYIN SOCDA XITAA YAHUUDA HAL MITIR GUDAHA WEY U GALI LA'YIHIIN LEBANON