DEG DEG: DAGAALKII 3-AAD: IIRAAN OO SAMEYSATAY 2 XARUN OO NUKLIYEER - WALEE WAY ISKU TASHATAY

  Рет қаралды 78,784

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

DEG DEG: DAGAALKII 3-AAD: IIRAAN OO SAMEYSATAY 2 XARUN OO NUKLIYEER - WALEE WAY ISKU TASHATAY

Пікірлер: 98
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 5 сағат бұрын
Adunka ilaahayba mamulaa ciidkale waxba kama aha adunka ilaahayba qasa guusha keenay masha alaah
@fahadabdi5584
@fahadabdi5584 2 сағат бұрын
Waa runtaa walal tan ilahaybaa iskaleh
@Mohamedabdikariim-rx8uj
@Mohamedabdikariim-rx8uj 10 сағат бұрын
Aduunka meelba loo wada ilahey ayaa wata arimahan ilahey anigane mid u adega alah haiga dhigo adunka magac iyo tariqda alah haigu daro wanaag iyo garka islamka darajadeyda xaga alle kor ha uqado amin amin
@Mohamedabdikariim-rx8uj
@Mohamedabdikariim-rx8uj 10 сағат бұрын
Ilaahey dhibatada hanaga saaro dagaal mafiicno
@MuktarYouf
@MuktarYouf 4 сағат бұрын
Waxaan ilaahay ubaryayaa inuu ilaahay faladtiin dhibta kadul qaado aamin
@halimahersi8454
@halimahersi8454 9 сағат бұрын
Mashaa allaah guulaysta reer Iran iyo reer falastiin amiin yaa.allah
@UgaasoJajale
@UgaasoJajale 13 сағат бұрын
Allaah swt ha u naxariisto intii ka geeryooty Reer Falastiin
@maxamuudaadan1155
@maxamuudaadan1155 13 сағат бұрын
Asc wl Alaahu ma amin
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 7 сағат бұрын
guul reer iiraan aamiin illah baabiyo mareeykan yahuud yurub aamiin aamiin
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 7 сағат бұрын
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin yarabi taram iyo familkiis masiibo allha kurido 🎉🎉🎉
@khadiijomaxamedcawaali7789
@khadiijomaxamedcawaali7789 6 сағат бұрын
ستكون هنالك دولة واحدة وهي الدولة الفلسطينية في فلسطين
@AbdiAgood
@AbdiAgood 13 сағат бұрын
❤😂ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee caalmka 😂❤🎉😢😮😅😊❤❤❤
@Nurcabdd
@Nurcabdd 8 сағат бұрын
🥺🥺🥺 Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda ka damqada. ilaahbaan ku dhaartee waxaan ku jiraa xaalad caafimaad iyo mid nololeed oo liidata. Waxyaabo badan inaan ka hadlana waa ka xishoonayaa ee walaal hadaad wax igu tari karto si walaalnimo ah, magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. igala xariir "Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo" Saddex. Mahadsanid.
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille 6 сағат бұрын
rabi ha guuleyo dawlada kacaanka islamiga ah ee iiraan insha alaah
@abdullahiali8646
@abdullahiali8646 13 сағат бұрын
Iran hor u soco balse muslimiinta dan uguma jirto
@LeshaDonani
@LeshaDonani 12 сағат бұрын
Wahaabiyad ayaa dan ugu jirin Iran islaamkey kamit tahay😂😂
@JibriilsicidCige
@JibriilsicidCige 13 сағат бұрын
Wan. Ku salaamay sxb
@calicabdiraxmaancabdiraxmaan
@calicabdiraxmaancabdiraxmaan 9 сағат бұрын
Wcs sxp❤
@shiinecali8767
@shiinecali8767 9 сағат бұрын
Mashaa allaah guul guul eraan guul
@Zamzam-ou3ur
@Zamzam-ou3ur 6 сағат бұрын
Viva. Icc go ahead ❤❤❤
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 5 сағат бұрын
Guuul wayn iraan masha alaaah
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 5 сағат бұрын
Israil maraykan way kuujaaben qasa ilaahayba duufaacaya guusha keenay faalaastin masha alaah
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 13 сағат бұрын
Sheydanka weyn marekan iyo shayadiinta Israel waa argagaxisada aduunka,waana kuwa dhibta ku wada dunidan ilaahey ha burburiyo
@maxamuudaadan1155
@maxamuudaadan1155 13 сағат бұрын
Alaahu ma amiin
@ZeinabHashi-m9z
@ZeinabHashi-m9z 9 сағат бұрын
ماشآءالله تبارك الله ❤❤❤
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 9 сағат бұрын
Guul ayaan u rajaynayaa ciidanka suudaan hambalyo ayaan leehay yuhuudiga imaaraadka ka taliya ayaa ka masuul ah waxa ka taagan walaalaheen suudaan dhibta haysata cadho alle haku dhacdo basaaska yuhuuda iyo maraykanka mbz mercenary mbz
@NimcandahirNimcandahir
@NimcandahirNimcandahir 9 сағат бұрын
Masha allah guuull guuulll Iraan
@waabarijama8389
@waabarijama8389 12 сағат бұрын
fahansiin waafi ah ,xoglahubo,&helida&raadinta akhbaaraad sugan,mahadsanid mowliid,soomaali oo idil ayaa kuwada jecel
@MuseMucad
@MuseMucad 8 сағат бұрын
Allha guuleeyo xamaas iyo xulfadeeda Nugneerka iraan guul ayay kagaadhay waxy hory usamysay xarumaha nugneerka lamsheego ilaa ree galbeedku iswalaan iyo marykanka markaas ayay iraan la soo bixi doontaa markaa waa shax ay ciyaarayso iraan weyan guul insha allhu
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 12 сағат бұрын
Waa in ay iskaashadaan dhamaan islaamka oo dhan inshaa allaahu aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 12 сағат бұрын
Allah ha badbaadiyo hana u maciino walaalaha falastiin allah ha u naxariisto intii ay ku dhimatey xasuuqii arxandarada ay ku laayeen yuhuud iyo xulufadooda aamiin
@HappyAbdi-qn8fq
@HappyAbdi-qn8fq 8 сағат бұрын
Amiina amiina
@MohamedAhmed-cj7db
@MohamedAhmed-cj7db 13 сағат бұрын
Asc HBN TV waan idin salaamay gaar ahaan Mawliid xaaji cabdi iyo maxamed cade waad ku mahad santihiin soo tabinta barmaamujyada Munaafaqiinta American ka ah iyo Israel inshaa allaah waa la waayi doonaa
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 5 сағат бұрын
Qasa guul wayn ilaahayba keenay
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 9 сағат бұрын
Thanks HBN.
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 12 сағат бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@hnoor4361
@hnoor4361 11 сағат бұрын
Guul xamaas Iyo xiiti Iyo Iran Iyo lubnaan Iyo dhamaan muslimiinta àaaaamiiiin yaa Rab
@Farh940
@Farh940 Сағат бұрын
Guul muslimiinta ❤❤❤❤
@maxamuudaadan1155
@maxamuudaadan1155 13 сағат бұрын
Ilaahay hasoo celiyo cisigii iyo wadajirkii islaamka
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 5 сағат бұрын
Maasha alaah iraan
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 11 сағат бұрын
Normally All Africans fighting and have civil war till judgement day😅😅😅
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 11 сағат бұрын
People toasted 😂 hot 🔥 thanks for sharing
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 5 сағат бұрын
Faalaastin guusha ilaahayba keenay dawlad faalaastin ilaahayba keeni
@guriceel7971
@guriceel7971 7 сағат бұрын
allow u hili reer falastiin iyo muslimka.
@CabdiSiciid-w5r
@CabdiSiciid-w5r 13 сағат бұрын
Guul.hbn anaga warkaaga Soomaali hadaan nahay Waa soomaaliya
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 5 сағат бұрын
Qasa ilaahayba duufaacaya guusha ilaahayba keenay
@SalaxHaaray
@SalaxHaaray 10 сағат бұрын
Waxaa guuleysanaaya gas sababtoo Ah waa dhulkii ilaahay barakeeyay masjidul aqsaa ayaa badbaadindoona islaamka Reer falastiin
@IdrissGuirrehsougeuh
@IdrissGuirrehsougeuh 6 сағат бұрын
Asc ❤❤❤❤❤❤
@osmanboukah1567
@osmanboukah1567 3 сағат бұрын
Asc wr wb jimco mubarak
@AbdourahmanArreh
@AbdourahmanArreh 7 сағат бұрын
Okok
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 11 сағат бұрын
Gaalo oo dhami Nuclear waa samaysteene maxaa Iiran ku gaara
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 5 сағат бұрын
Guuul wayn iraan
@NuurArte
@NuurArte 12 сағат бұрын
Asc mawliidow kabixitaanka nasrin waaraganimada geesiyada xamaas waana taxambaarsan qaranimada reerfalastiin mabaryayno doqonkan natanyaahu
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 5 сағат бұрын
Ilaahow ada wayn ada abodle ilaahow abodada kuubaabi israil iyo maraykan cadawga musibo dag dag ah kuurid jaaab wayn insha alaah
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 9 сағат бұрын
Allaha u gargaaro falastiin
@degaghedi1738
@degaghedi1738 11 сағат бұрын
Masha allaah waan kufaraxsanahay nuclear ka iiraan waayo cadawgu Muslim ka nuclear ayay kugumaystaan lkn illaahow aysan Muslim ka uisticmaali aamiin
@RidwaanaxmednuurRidwaanaxmednu
@RidwaanaxmednuurRidwaanaxmednu 10 сағат бұрын
Mahdsanid mawliid waa warlagu farxo iiraan waa malaga regalbedka❤❤❤
@waabarijama8389
@waabarijama8389 12 сағат бұрын
mowliid jimco mubaarak
@ahmedYare-wh1hr
@ahmedYare-wh1hr 9 сағат бұрын
wll waxad igu cawisa xawalad fcn iyo telked
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille 6 сағат бұрын
hadii uu nataniyahu diidi iyo haduu yeeli isagay u taalaa laakiin waa khasab in ay reer falastiin yeeshaan dawlad xora oo magala madaxdeeduna tahay qudus cid Laga baryina ma jirto dawlad falastiina guusha xornimada gasa way dhawdahay insha alaah
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 5 сағат бұрын
Tuuraam maraykan israil cadawga ilaahow musibo wayn kuurid dag dag ah tuuraam ilaahow qabo jaab kuurid duuliga wayn insha alaah
@salaneyfarhan2848
@salaneyfarhan2848 6 сағат бұрын
Guul I ran inti suniga shiico lagu mashquiliyay Iran waa shaqeesatay
@calishaakir1
@calishaakir1 6 сағат бұрын
WARARKA IIRAAN XAGAAD KASOO QAADATAY??? WAA XAGJIR AAN WAXBA KA JIRIN OO CADOWTINIMO AAD U XUN EE ISKA SHAANDHEE WARKA.
@ducaleadan39
@ducaleadan39 8 сағат бұрын
Weather ka Gedo Region Maasheegtid
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 5 сағат бұрын
Ilaahow quwadada kuubaabi israil iyo tuuraam cadawga wayn ilaahow musibo dag dag ah kuurid insha alaah
@haruunciise9112
@haruunciise9112 12 сағат бұрын
IRAN 🇮🇷 🇮🇷 🇮🇷 🇮🇷 Guuul insha Allah
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 9 сағат бұрын
Reer galbeedku shaqo aan ahayn muslimiinta ma leh sadaam xuseen ayey ku eedeeyeen hubka wax gumaada lkn been ayey noqotay iiraana waa iska been abuur lkn idanka alle way guulaysan yuhuud iyo maraykana way fashilmi
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 9 сағат бұрын
Dadka maraykanku ha iska qabtaan ninka waalan hadii kale ha eersadaan fartooda waxaa ayey dhashay dimuqraadiyadii dhalanteedka ahayd ee reer galbeedka
@AbdulkadirAhmed-y3q
@AbdulkadirAhmed-y3q 9 сағат бұрын
❤❤❤
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 11 сағат бұрын
Harogmato Aduun Aan Alle loogu Caabudeyn
@JamaalXareed
@JamaalXareed 13 сағат бұрын
Asc
@off473
@off473 12 сағат бұрын
Mowliid hadalada soo Gaabi aad bay u dheeryihiin
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 5 сағат бұрын
Israil way jaabi qasa wad kuuguban israil way baabi jaab wayn ilaahayba kuuriday israil insha alaah
@ducaleadan39
@ducaleadan39 8 сағат бұрын
Gedo Maa Sheegtid Mowliid
@khadiijomaxamedcawaali7789
@khadiijomaxamedcawaali7789 6 сағат бұрын
ستكون هناك دولة في فلسطين وهي الدولة الفلسطينية
@OmarGerweyne
@OmarGerweyne 12 сағат бұрын
Netanyahu 87 ayeey falastiin gumaadayeen markaasuu 7/10/2023 noo sheegayaa 1200 oo yuhuud ahoo weliba inta badan ay iska laayeen. Weliba uu dilay maati qaxooti ah oon hubeysneyn
@yusufxasan6847
@yusufxasan6847 12 сағат бұрын
Iran waxba maysan samesan 😂
@oryxtrucker9778
@oryxtrucker9778 11 сағат бұрын
Mowliidow argagixisada calamka ee kalaluqadaha ah ee aqonta iyo dhaqaalahaugu dhexyeeshay dalkaada iyo dadkeena Sanada badan naguna soo dulay ee colaada aan kula jirno idacadaan Somaliga ah waan kudhageystaa balse matabiso miyaa?
@CabdirahmanxasaXasanmankey000
@CabdirahmanxasaXasanmankey000 12 сағат бұрын
Macadka ingiriis oo sheegayo dhimashada suudaan maxaw u sheegi waayay kuwa qasa iyo daanta galbeed Waxaas warkoda naga daa
@hnoor4361
@hnoor4361 12 сағат бұрын
OO Maxay U qarsan la'ayihiin waxooda Iran !!?
@Muselibaax
@Muselibaax 8 сағат бұрын
Netayahu wuxu ugutegey in ukabaadbadiyo xarga maaxkamada calaiiga
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 10 сағат бұрын
Kucel celinta wixiyaraye kudhacay 7oktobar mudhacay gumaystaha wamid laguduudsiyayo lagunaqarinayo gumadki iyo xasuqii gumaystaha iyo xulufadisu kagaysten qaza kadib 7oktobar lakiin waxay wadnaxanun kaqaban dukumintiyada iyo cadaymaha itus itabsida ah rikorgaraysan wanasababta hada natanyahu ugugodiyayo qadar
@CrisaaqDayib
@CrisaaqDayib 8 сағат бұрын
😂😂😂❤❤❤
@ArrowJubase
@ArrowJubase 11 сағат бұрын
ASC Mowlud I want to. Know why is the rest of this not moving it's office to elsewhere.
@ducaleadan39
@ducaleadan39 8 сағат бұрын
Weather
@AyanCbdy-o9o
@AyanCbdy-o9o 12 сағат бұрын
Israil wey qaldantahay wayo Dat lama laya karo
@AbdifataaxSaleeban-l5n
@AbdifataaxSaleeban-l5n 13 сағат бұрын
Mowliidow maraykanka iyo israel kumadhacan xarasutowriga
@hnoor4361
@hnoor4361 11 сағат бұрын
Iran haday hesho nukliyer ma laasinba in uu dagaal dhaco!!?
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h 12 сағат бұрын
Dalalka carabtu waa inay iran iyo yaman,xamaas aysiiyaan dhaqaale iyagaa reer galbeedka iyo yuhuuda barigadhexe kaxoraynaya.
@FaadumoIbraahimmaxamad
@FaadumoIbraahimmaxamad 12 сағат бұрын
Adigu afkaaga wu ku dagaalka adduunka
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 5 сағат бұрын
Nataniyahu dagalka qasa israil way kuubaabday jaaab iyo guuuldaro wayn ilaahayba kuuriday israil iyo maraykan cadawga way jaaben ilaahayba baabiyay
@degaghedi1738
@degaghedi1738 11 сағат бұрын
Illaahow inta dulman dulmiga kadul qaad kuwa dulminayana dhibaato kurid Aamiin
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 10 сағат бұрын
Sheekada barakicinta iyo rerqaza iyo bor iskuqariska turam iyo natanyahu kaliya wuxudarna diidmada dhismaha dawlad falastin io gumaystaha oraba inuwaligis godon kuhaysto iska cayr cayrsado rerfalastin wanahalka madaxdodu kasamayso dhaqaalaha ugarka ah jebkoda kudhaca kamaxbanan hayadohoda iyo maxkamadohoda unasamaysten shirkado abni iyo kuwo dhaqalaha ururiya canshurtoda dhulberadkoda iyo deeqaha dibada ugayimada falastiniyinta waykatajiren xita xabsiyada shirkada mamula anogolayn inayfaruqan wa mid mid kubedel hada walasodayay kadib dagalkale d.galbed labilabay iyo xir xiritan
@AbdulkadirAhmed-y3q
@AbdulkadirAhmed-y3q 9 сағат бұрын
❤❤❤
QORSHAHA FARANSIISKU KA WADO GEESKA AFRIKA & SAAMEYNTA SOOMAALIDA?
26:18
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
WASIIRU DOWLAHA MADAXTOOYADA PUNTLAND | JIIDA HORE EE DAGAALKA #TOOS
23:07
Kaftanka Siyaasada 574 oo aad u xiisa badan
54:37
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 11 М.
DEG DEG: KHAL KHAL | DOWLADII TRUMP OO ISKU DHEX YAACDAY | SIR CULUS
19:56