No video

HCTV : Daawo Ruwaayada Cusub Ee Guri Barwaaqo

  Рет қаралды 1,224,304

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

7 жыл бұрын

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Пікірлер: 690
@wiziirranaa1725
@wiziirranaa1725 7 ай бұрын
Inta dawaneysa 2024 like
@maxamedilkacaze3264
@maxamedilkacaze3264 Жыл бұрын
inta daawanysa 2023 like 😂
@apdirahiimcado6556
@apdirahiimcado6556 3 жыл бұрын
Waar ta mustafe lugta goosatay manay ahyn xagad igu sakhiraysa 2021 inta dwanysa like
@zermaahir186
@zermaahir186 4 жыл бұрын
Inta riwaayadan one million sugaysa farta taag
@osmanismail21
@osmanismail21 5 жыл бұрын
mashalah guri barwaaqo walahay waa riwayada ugu qosol badan ee aan dawayado guribarwaaqo geesi sare sxp
@khaliilcabdiraxmaan3383
@khaliilcabdiraxmaan3383 3 жыл бұрын
nasii silinta inta k qososhey like saara
@nuurdhaantonuurdhaanto7497
@nuurdhaantonuurdhaanto7497 7 жыл бұрын
👏👏👏👏👏 Riwaayada aad U Qosol Badan Kooxda Guri Barwaaqo Caadi Maha
@SaleebaanMuuse
@SaleebaanMuuse 4 ай бұрын
2024 inta dawanysa like isar😂😂😂
@maxamuudcazkaoffcial4833
@maxamuudcazkaoffcial4833 4 жыл бұрын
2021 inta daawanisa liketa ku qabta
@sacadaxmed4138
@sacadaxmed4138 3 жыл бұрын
Inta daawnaysa 2022 like saar
@yaasmiinyaaska1813
@yaasmiinyaaska1813 Жыл бұрын
Zxp 2023 ayaa dawaneynaa😂😂😂
@yahyeinahasan7439
@yahyeinahasan7439 6 жыл бұрын
Xaguu ninkani iskaga raamsanayaa intuu silentaydii qaatay soo saar hjhhhh guri barwaaqp ❤️❤️😂😂😂😂 like Ii saara inta 2018 wali daawanaysa
@mustafecqani2320
@mustafecqani2320 4 жыл бұрын
Kkkkk guri💥 barwaaqo qosol wlhy kulaha kani adeerkay maahe waa reer magaal💓💞💘💋
@hassanali-ep2dt
@hassanali-ep2dt 6 жыл бұрын
Dadkan like jecla malacag bay kuhelan walayawe
@maxamuudmaslax9114
@maxamuudmaslax9114 5 жыл бұрын
Inta Jiifka ku daawaneysa Like Ta Ha Saarto
@siciidmaxamed7095
@siciidmaxamed7095 4 жыл бұрын
Hhhhh lugbay kaala hadhay magalidiikk
@abaseilbaofficial8894
@abaseilbaofficial8894 4 жыл бұрын
Intii daawanyesa 2020 laki iyo zaara
@khadarciiltire1276
@khadarciiltire1276 7 жыл бұрын
masha alah reer burco iyo xigmad way wada dhasheen ilaahay ha idin xafido aamiin
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 7 жыл бұрын
Gurey Barwaaqo waa wada qosol runtii.
@abdidayaxdubane463
@abdidayaxdubane463 4 жыл бұрын
gureey macalin dugsi lagama yaqaan mansha allaah
@khaalidjamaal705
@khaalidjamaal705 5 жыл бұрын
Bhhhhhhhhh guri barwaaqo kulahaa talye bahalka saylana kuma jirto dabna waalagu guroo uu ololayaa hhhh iga qodliyay wllhi Like igu qabta inta intaa kuqisoshay
@abdiaziizdhuux4086
@abdiaziizdhuux4086 5 жыл бұрын
LUG BAY KAALA HADHAY ADNA HHHHH VIVA GURI PRWAAQO😘
@mohamedkhadar5793
@mohamedkhadar5793 5 ай бұрын
2024 inta daawaneysa😂😂😅
@Hassa-daad3
@Hassa-daad3 7 жыл бұрын
cajaa ib inaba caadi mahin qofkii kahelaa ha iisaro like mahadsanidiin all my peaple
@gulaidegal3575
@gulaidegal3575 7 жыл бұрын
"iyadana ii dhunko oo ii dhaqo"
@yasinali5442
@yasinali5442 7 жыл бұрын
odayga koofiyada xidhan waa mujaajilyse dhaba riwayado kale halaguso daro
@nuurdhaantonuurdhaanto7497
@nuurdhaantonuurdhaanto7497 7 жыл бұрын
Nin ka Guri Barwaaqo aad Ayuu iga Qosliyaa Run Ahaantii
@aminothman5394
@aminothman5394 7 жыл бұрын
NUUR DHAANTO NUUR DHAANTO waan kaa filayay
@nuurdhaantonuurdhaanto7497
@nuurdhaantonuurdhaanto7497 7 жыл бұрын
amin othman kkkkkkkk
@xamsedheere6141
@xamsedheere6141 6 жыл бұрын
nin mankaa Burco waa waxnool intii rer Burco ah like isaara bas burcaa IGA badan
@ubahletv684
@ubahletv684 7 жыл бұрын
hhhhhh silent iigu soo celi Ku leeyahay walahay qosol + qosol=wikh wikh dee like ta iigu qabta alle ha idin Ku qabte
@barwaaqosaleeban281
@barwaaqosaleeban281 7 жыл бұрын
Hhhhhh
@SOMMOVIES1
@SOMMOVIES1 7 жыл бұрын
mohamed jaamac kkkk
@abdirahmanismail3674
@abdirahmanismail3674 5 жыл бұрын
war illaahay ka baq illahay like uguma qabya dadkee
@amalhirsi5263
@amalhirsi5263 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂reer Burco Togdhere my motherland funny people 💕💕
@mohamedawilise2994
@mohamedawilise2994 7 жыл бұрын
Kulahaa saylana kuma Jirto dabna waa lagu guray oo wuu ololayaaa kkkkkkkk
@khaaakhtufuuuwlshiis774
@khaaakhtufuuuwlshiis774 7 жыл бұрын
Waryaahe silent maka saartah? Haah nasiih silentga😆😆😆😂😂😂😂
@munamahmed8954
@munamahmed8954 7 жыл бұрын
soo mustafe kumu waalan nhhhhhhhhhhhh like inta iga dabbaysa
@amal12678
@amal12678 4 жыл бұрын
Kiepgowin prader horeusoco nindaran baad tahay
@mohamadsh790
@mohamadsh790 4 жыл бұрын
L9p
@subeermohamed4034
@subeermohamed4034 7 жыл бұрын
dabkad Ku kurtay ka gur hhhh wllhi aad bn u qoslay guri barwaaqo halyey culus like ta iigu qabta de haygala bakhaylinee
@jamaldirirowyes581
@jamaldirirowyes581 6 жыл бұрын
hhhhhh wlh wa qosolkii aduunka
@maxamedshire9775
@maxamedshire9775 5 жыл бұрын
Kkk riwayad shidan
@samakaabhussein4331
@samakaabhussein4331 7 жыл бұрын
naag garooba haday igadanbeyso bilahi like isaar
@shaakirfarxaansuudi4988
@shaakirfarxaansuudi4988 6 жыл бұрын
samakaab hussein 17 naagood oo garoobaa kaa danbeeyey Subxaan garoobi KZbin bay ku dhex jabtay
@abdinoursaleebaan9871
@abdinoursaleebaan9871 6 жыл бұрын
kkkkkl
@qooryarestudio
@qooryarestudio 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@shaficicabdi104
@shaficicabdi104 7 жыл бұрын
wan ama ceesaaan waxaad heshaba message iigu soo dir hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh waaaaba waaali cas guribarwaaqo talent.
@hamsewarsame1604
@hamsewarsame1604 7 жыл бұрын
Guri barwaaqo qosol miidhan waaye
@maxamemaxamuud7171
@maxamemaxamuud7171 7 жыл бұрын
Shaficijama95@gmail.com Cabdi
@ayaankhadar8322
@ayaankhadar8322 6 жыл бұрын
Shafici Cabdi Caadi yab
@haruncabduhaab118
@haruncabduhaab118 3 жыл бұрын
Ku lahaa waad isku sheegteen zoo maaha😄😅😅😅😅😄
@beerdilaacshexaaji7539
@beerdilaacshexaaji7539 7 жыл бұрын
geesi Guri Barwaaqoo✔
@ahmazinic6384
@ahmazinic6384 7 жыл бұрын
kkkkkk haday tahay gaastariig xataa anaa qaadan nasii wlllhi caadi maahan guri barwaaqo
@nagiibzlh7387
@nagiibzlh7387 7 жыл бұрын
guri barwaqo ciduu u tagaba nin madaadale ah weeye cidna uma baahna
@siyaadbilecabdulahichanelg5953
@siyaadbilecabdulahichanelg5953 5 жыл бұрын
WAA QOSLEY CAWA YASIN NIN WALAN
@mohamedahmedibrahim131
@mohamedahmedibrahim131 7 жыл бұрын
gureybaRwaQo niN adaG hlkaaZ kaGa haY liKe yaaN la hilmaamin
@zamiirmaxamed3014
@zamiirmaxamed3014 4 жыл бұрын
𝐆𝐞𝐞𝐳𝐢 𝐆𝐞𝐞𝐳𝐢 𝐝𝐡𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐚𝐲𝐞 𝐆𝐮𝐫𝐢 𝐁𝐚𝐫𝐰𝐚𝐚𝐪𝐨
@samiradan2
@samiradan2 6 жыл бұрын
Walh qosol wixii reer burco ah like ta
@kingjerry9773
@kingjerry9773 7 жыл бұрын
aar iPhone inta Ku daawanayso guri barwaaqo tllhi like iisaara
@saiddalmar6015
@saiddalmar6015 7 жыл бұрын
guray waan ku hayaa
@emes6333
@emes6333 6 жыл бұрын
The screen si broken i cant 😂
@mohamedibrahimobsiye7020
@mohamedibrahimobsiye7020 6 жыл бұрын
v
@mohamedibrahimobsiye7020
@mohamedibrahimobsiye7020 6 жыл бұрын
viva the
@osmanismail21
@osmanismail21 7 жыл бұрын
ramadan kareem dhamaan wixii muslima
@fataxaale
@fataxaale 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk guri barwaaqo walahay waa jilaa rasmi ah ma lugbay kala hadhay caancan dhalay guri barwaaqo
@abwaanaxmedcabdimuuse7590
@abwaanaxmedcabdimuuse7590 7 жыл бұрын
asal weeye riwaayadu walee guray waaa balaayo 😆😢😆😢😕😢😕😢😕😢😢😕😡😕😦😕😬😆😯😆😯😆😯😆😯😆😯😯😯😉😈😈
@abdizomali7954
@abdizomali7954 7 жыл бұрын
*REER MAGAAL ANIGA HAY SAKHIRIN**
@zunduzbarre9605
@zunduzbarre9605 7 жыл бұрын
riwaayadan dhaqankay dhaawacaysaa wayo dhaqan uma lihin INaN reerkooda laga doonto . dhaqankena aynu dhawrno culimooy.
@mahdtaani4788
@mahdtaani4788 7 жыл бұрын
zundus bare wll runtaaa halkaa kunoqdaan leenahay
@abdimoge3839
@abdimoge3839 7 жыл бұрын
zunDuz Barre warunta walal will rerkodha lagadoni wanokow. dumarka aya ladona taqankena wax haudimina halka halagulabto.
@zunduzbarre9605
@zunduzbarre9605 7 жыл бұрын
Ismoog miidhan ayaynu noqonay wax walba waa laynoo matalaya mana dareemayno oo wayny ku qoslaynaa ljn waa in la dhadhamiya waxakadanbeeyujeedada mahdsanidin walaalaha aanu iskufikirkanahay
@abdimoge3839
@abdimoge3839 7 жыл бұрын
zunDuz Barre maskax aya nalodagaa marwalbo wa waxa wadankena loburburiye somaliyey wax intane kudaqaqin an kafirsano.
@hamzezizouxxx3320
@hamzezizouxxx3320 7 жыл бұрын
waxaas wax weyn maaha inaptiye caadi iska dhig
@rooblemohamuud9470
@rooblemohamuud9470 6 жыл бұрын
war sailentiisa sii tuuroow
@apdiazizrozzka822
@apdiazizrozzka822 5 жыл бұрын
Xaguu kani iskaga raamsanayaa intuu saylantii qaatay Ala Beerka Guri barwaaqo 😂😂😂😂😂😂😂
@abdiazizmohamed4032
@abdiazizmohamed4032 6 жыл бұрын
Awal ragga la soo doonto Miyaa la arkay tan Ka hore 😂😂😂😂😂 6.8.2018
@mohamedtimo1042
@mohamedtimo1042 5 жыл бұрын
guribar.waaqo.jilacana.iga.dheh.hhhhh
@Abdisabir
@Abdisabir 7 жыл бұрын
37:07 "Silent ka uu kala baxay ayaan leeyahay ii dhiib waakan baalku fududaadee, hadhaw ayaan ku xidhanayaaye". 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@papparaggadhexe629
@papparaggadhexe629 7 жыл бұрын
like wax lagu naaxo miyey noqotay dadkiiba like socota ayey noqdeene yaab!!
@dareenkashacabkamedia2048
@dareenkashacabkamedia2048 5 жыл бұрын
Rga dhexe nin ciyaal gcnta ahaa hhhhh
@xasanmawliid4429
@xasanmawliid4429 6 жыл бұрын
Jile guri barwaaqo dadkuna waa tijaabiyaal anagu tijaabibay ninkaasi waa OK🐦🐦🐦🐦🐓
@nasirqalinle1363
@nasirqalinle1363 7 жыл бұрын
ninkaa guri barwaaqo haybadbu u leeyahy jilista nimaan isaga ahyn ma daawado kkkkk jalfisbuu beri hore ii aasay
@Naamir03
@Naamir03 2 жыл бұрын
Hadaa Daawanayso 2021, LeGend ayaa tahay isoo RaaC.....!!😂
@simaaciilmadoobe3327
@simaaciilmadoobe3327 7 жыл бұрын
wax waliba asalkiisuu kufiican yahay dee gurey barwaaqo baadiyaha ayuu ku dhashay kuna koray saa darteed buu ugu fiicanyahay jilista reer baadiyaha kkkkkkkkkkkkk
@cabdishakursaleban4860
@cabdishakursaleban4860 7 жыл бұрын
abdi mohamed
@khadaraxmed6228
@khadaraxmed6228 5 жыл бұрын
Mans
@axmedofficial6690
@axmedofficial6690 4 жыл бұрын
Zzs
@amalmoney3881
@amalmoney3881 7 жыл бұрын
wlhi berka icasaday san uqoslyey nolow jilaa jira guri barwaqo
@Husseinburgg
@Husseinburgg 5 жыл бұрын
amal money
@IbraahimHaji04
@IbraahimHaji04 7 жыл бұрын
kkkk walhi waa qoslay maxaad Noogu sheegi wayday in Aad Na jeceshahay intaan Nala soo Doonin buu yiri
@Fadalboy
@Fadalboy 4 жыл бұрын
Rer miyga ya ka xoog ween. cidna wlh run bu shegy
@JidhaantaChannel
@JidhaantaChannel 7 ай бұрын
2024 yaa dawanaya😂
@ahmedkarshe1278
@ahmedkarshe1278 6 жыл бұрын
Hadad reer miyi tahy like isaar
@wiilkakomankalaxankahussee3761
@wiilkakomankalaxankahussee3761 6 жыл бұрын
waa laysoo doonoo ---- dhawaanbaa lay guursanayaa-----+
@ajstylezfandango4761
@ajstylezfandango4761 6 жыл бұрын
GURI BARWAAAQO ISALUTE FOR YOU
@dayryaredayryare2521
@dayryaredayryare2521 5 жыл бұрын
majaajilaystaha aan taageero
@ahmed-vq8xq
@ahmed-vq8xq 6 жыл бұрын
Wixi tab 4 ka daawanya like iisara
@janeralhood8517
@janeralhood8517 6 жыл бұрын
Waar aniga Jalfistun idhaafi ana Macal Lugeynaye 😂😂😂😂
@abdifatahkhalifabdullahi5188
@abdifatahkhalifabdullahi5188 6 жыл бұрын
Guti barwaaqo his good men becouse very time all the people smiling
@khadaressa8735
@khadaressa8735 7 жыл бұрын
best Comendian Guribarwaaqo
@lipaancirro3770
@lipaancirro3770 6 жыл бұрын
xaguu iskga ramsnyaaa intu silentydii qty
@maxaaqadikarta4422
@maxaaqadikarta4422 7 жыл бұрын
matalayaashan waxaan leeyay dhaqan iyo diintoona Uma lihin inan laso doonee riwayada ka fiirsada Ayaan idin dhihi lahaa lkn sida kale waa ok riwaayadu intaas uun kasaara
@sakariyeaburahman
@sakariyeaburahman 7 жыл бұрын
Rayuuba Mohamed Jama waa run wll
@zackayoub
@zackayoub 7 жыл бұрын
hadaan lasoodoonin miyaa lala baxsanayaa
@nuurdhaantonuurdhaanto7497
@nuurdhaantonuurdhaanto7497 7 жыл бұрын
waa Jilaa Wen
@mukhtarothman2184
@mukhtarothman2184 7 жыл бұрын
sodog hadal lagu taag taago gurri barwaaqo ka baro like ta ii saara sxbayl
@abdisalaanahmed7874
@abdisalaanahmed7874 4 жыл бұрын
قل هو الله أحد ku lahaa OO ma faral baa ku lahaa
@marcozofficial4322
@marcozofficial4322 7 жыл бұрын
like ha iisarena wll
@aasiyasaleebaan2945
@aasiyasaleebaan2945 6 жыл бұрын
Asc
@aasiyasaleebaan2945
@aasiyasaleebaan2945 6 жыл бұрын
akhas Samar wllo
@aasiyasaleebaan2945
@aasiyasaleebaan2945 6 жыл бұрын
Qll
@kaysedayib4903
@kaysedayib4903 6 жыл бұрын
HARGEISA NEWS hhhhhhhh
@kwsrkwsr6635
@kwsrkwsr6635 6 жыл бұрын
miyad yar walantahy
@axmedmowlid2835
@axmedmowlid2835 4 жыл бұрын
Kabaxoo waxaasoo silenta isii horta??????
@badramuuse6073
@badramuuse6073 7 жыл бұрын
😂😂😂😂kan waxarta masseg ku dirle kwma kkk
@addoonalle2763
@addoonalle2763 6 жыл бұрын
~hhhhhhhh reer miyiga yaaaa ka xoogweyn hhhhhhh Madaxa xikmada weeYe~
@aaminaabokor650
@aaminaabokor650 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkk guri barwaqo riwadah reer miyiga ayuu ugu qosol badan yahay
@sakandar31
@sakandar31 7 жыл бұрын
Lugbay goosatay
@abdimoge3839
@abdimoge3839 7 жыл бұрын
fadlan magaca Alle an kabilawno capital letter
@mustafecurta5345
@mustafecurta5345 7 жыл бұрын
abdi moge Al Aziiz
@aishaabdi8647
@aishaabdi8647 6 жыл бұрын
Al maliku
@khaalidahmed8921
@khaalidahmed8921 6 жыл бұрын
Allahu akbar
@Nawaalapdul804
@Nawaalapdul804 7 ай бұрын
Yaa daawanaya 2024 🤣
@najamamahad2368
@najamamahad2368 4 жыл бұрын
inan baan siiyay buu Yidhi 😃😃😃😃Guri barwaaqo kulahaa Dee waa khayr oo waa waxaaN sugaynay😂😂😂😂
@shumsudiinhhhh9921
@shumsudiinhhhh9921 2 жыл бұрын
Saw markuu xanuun sado lagu rikibimayo
@shucaybupdynazir999
@shucaybupdynazir999 4 жыл бұрын
Waad isku wada sheegteen markan halkaaa ka soo galayey ayaaad tidhaahdeen wuuu sooo galay hhhhhhhhhhhhhjj
@siciithhariir9778
@siciithhariir9778 3 жыл бұрын
Dharkii🥼Arafada Aan Ìipsaday Iyo Padahayga Maxa Idin Galiyay
@zakiabdi8617
@zakiabdi8617 7 жыл бұрын
Guri Barwaaqo HcTv Lacag Ayuu Ugu Imaaday Zhb kii Yasiin Balbalaadhshe
@Xareed26
@Xareed26 7 жыл бұрын
zaki abdi abti ka xishood dee
@zakiabdi8617
@zakiabdi8617 7 жыл бұрын
dee maxaan ka xishoodaa waa rune bro
@Xareed26
@Xareed26 7 жыл бұрын
zaki abdi niyoow yaasiin soraan iyo jawaan waxay kaga tageen buu qabaa gurayna wakaa ka tagay
@zakiabdi8617
@zakiabdi8617 7 жыл бұрын
maya bro sidaa maaha sooraan iyo jawaan zhb lacag ayey ka doorteen oo hctv ayaa lacag fiican ugu balan qaaday bro imikana gurayna zhb wuu lacag doontay lkn lacagta iyo magaca magacaa fiican bro
@cabdiqaniaxmedgeele2772
@cabdiqaniaxmedgeele2772 7 жыл бұрын
yaa ku yidhi waxaa
@samiiralimohamed2164
@samiiralimohamed2164 6 жыл бұрын
wlhi guri barwaaqo waa jeclahay
@fashnalightismaily7600
@fashnalightismaily7600 6 жыл бұрын
i love this channel horn cable TV fro. tanzania
@mohamedabdirahmanabdullahi5118
@mohamedabdirahmanabdullahi5118 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhhh De waxaanu waa maxay isgoo toosan buu galay gurigii dabadeedna isagoo haleysan buu sooo baxay. Allay lahe nin baa helay. hhhhhhhhhhhh De adinkuna doqomo baa tihiine like ga ha iga iloowina ina adeer
@user-bc5uz2tl9n
@user-bc5uz2tl9n 6 ай бұрын
Wlhi guri warwaaqo waa xaraabe
@zamiir-qt5dj
@zamiir-qt5dj 7 жыл бұрын
ruwayad iyo bad dgeh 😂😂😂😂 like isaar heeee
@bananarice8317
@bananarice8317 7 жыл бұрын
Hahahhahaha istaqfurulah 😂😂😂😂😂 Walahi waa funny ninkani guri barwaaqo
@barkhadboqor9654
@barkhadboqor9654 7 жыл бұрын
ALLAH BEERKA SOWMA AAD SILENT KA SAARI *HAA* NASII WAAYHAY BAL ITAALKA LEEDAHY DAMACSAN THY EEG BAL ALLAH BEERKA......ISAGA KALA BAXAY DABKA.. DABKA AAD LA KU GURTAY ....IMIKA KA GUR ALLAH BEEERKA...... GURI BARWAAQO WAA COMEDY.....
@abdullahiyareeeabdullahi7229
@abdullahiyareeeabdullahi7229 5 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkk
@abdullahiyareeeabdullahi7229
@abdullahiyareeeabdullahi7229 5 жыл бұрын
b
@abdirisaaqmohamed6029
@abdirisaaqmohamed6029 4 жыл бұрын
Qulhu walaahu axad🤣🤣🤣🤣🥰🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣whl🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@mohamedbashe7895
@mohamedbashe7895 7 жыл бұрын
kkk Oo jacaylka maad mar hore noo zheegatid ma marka nalazoo doonaan noo zheegan😂😂😂
@zakiofficial2814
@zakiofficial2814 7 жыл бұрын
Anigu miyaga fog Kama iman anigu nin xariif tuulo ayaan ahay kkkkkkkkk Wlhi indhuhuu i caseeyay
@maxamed633
@maxamed633 5 жыл бұрын
haygu qaawin magalada hhhh guri barwaaqo dharkan arafada iibsadeY maxa idinka galay
@burcaawiboy2948
@burcaawiboy2948 5 жыл бұрын
Waan qoslay walaahi😂😂😂😂 Malxiisaa
@axmedgaadh8347
@axmedgaadh8347 4 жыл бұрын
Horn cable t v
@muunacabdilahi4534
@muunacabdilahi4534 5 жыл бұрын
Waxaan ka yaabay odayaasha guri barwaaqo meeshuu kakeeno kkkkkkkkk
Riwaayada | Jinka | Sooraan iyo Jawaan | HCTV 2012 |
49:58
Horn Cable Tv
Рет қаралды 3,1 МЛН
Guri Barwaaqo Riwaayad Cusub Tuug Ma Aflaxo 2018 By HcTv Drama
40:26
Horn Cable Tv
Рет қаралды 960 М.
Harley Quinn's plan for revenge!!!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 30 МЛН
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Chapitosiki
Рет қаралды 26 МЛН
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 46 МЛН
Ruwayaadi Ugu Qosolka Badnayd Ee Barbaera Lugu Matalay Khannaas Dawo 2018 HD
43:04
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 340 М.
SIRTII WARDA IYO SIRDONKII QARSOONA!@SawdaBillan
47:29
Sawda Billan
Рет қаралды 1,3 М.
Sooran Iyo Jawaan Film Cusub 2014 Horumarki Wadankena Dib Maxa U Haya part II
47:15
Future Brothers Production
Рет қаралды 535 М.
guri barwaaqo saayid cabdale xasan yaa diilay qaybtii 2aad
18:04
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 549 М.
Cali hiiraan, Marshaale iyo .. (Sheeko)
35:10
RSTV09
Рет қаралды 267 М.
GURI BARWAAQO RIWAAYADII MASAYR IYO MA HUBSADE HCTV DRAMA
28:14
Horn Cable Tv
Рет қаралды 304 М.
SOORAAN IYO JAWAAN RIWAYAAD CUSUB RUUG CADAAGII 2018 HD
39:18
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 956 М.
Harley Quinn's plan for revenge!!!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 30 МЛН