Fantastic Media protection Thanks 🙏 a lots My fanaan Howsha ha Socoto
@Abduljeylani5 жыл бұрын
Maryan Ruun Axsan Fanaanad Cod aan caadi ahayn Rabbi u hibeeyey,, Ustaad Waniinaye Music-gan garabeeshin cml aad u tuntey waan maqlaa kkkkkkkk Maryan Ruun Music-gan Iyo mid ka khatarsanba wey mudan tahay in loo garaaco.
@studiowaninaye5 жыл бұрын
Abdulkadir Jeylani Thanks 🙏 in badan my abwaankeyga Hahhahahhahahahahhahahahhahahahh Ma iga hubtaaa heeee garabeeshin cml aaaaaaaaaahhhhhhhhhhhhhhhh Wlhi kal iyo laab waad iga qoslisay abwaane Sax sax maryan ruun musigan iyo mid ka fiican weey mudan tahay
@c.risaaqsidiwinky8125 жыл бұрын
Wd ka baxsatay sxb sare music ayaan ka sugaya masul...
@boqorcusman33205 жыл бұрын
Hala hala waninaye iyo maryan ruun laba legend baa heestan kufara yaraystay War nacallaa shaydaan kuyaale subscribe ta yaan lagala baqaylin chanelka sxbkeen Si aad joogto ugu heshan muqalada
@studiowaninaye5 жыл бұрын
Boqor Cusman Grazie Mille Abaabiiizaaa Boqor Cusmaan farxad ku waar abid Abaabiinaaa