No video

MARYAN RUUN IYO SAYID KHALIFA HEESTII SIDI QABAX 2018

  Рет қаралды 118,723

SomaliSwiss

SomaliSwiss

Күн бұрын

MARYAN RUUN IYO SAYID KHALIFA HEESTII SIDI QABAX 2018
SomaliSwisstv.com, SomaliSwiss.net, SomaliSwiss.info

Пікірлер: 56
@abdullahiguledmohamed7657
@abdullahiguledmohamed7657 5 жыл бұрын
Layskama ciyee waxaasaa cod ah waxaan ka hayaa alla ha u naxariistee codkarkii weynaa ee soomaaliyeed Ahmed hassan cawke waana tan oo kale ee maashaa allaah dhaha
@abdullahimahamudjumale3612
@abdullahimahamudjumale3612 2 жыл бұрын
Masha allaah maryan waa qof dhinac kasto ka dhisan cod iyo qurux said khaliifna cod waa looha haray
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 Жыл бұрын
Sayid Khaliifa iyo Maryan Ruun waa fanaaniinti hore oo qaaliga ahayd
@musemuse8734
@musemuse8734 6 жыл бұрын
Gabadhu qurux badana masha alah weli maan arag gabar saan.u qurxoon oo midabkii Somalida qabto weli cool hadaa iscadeynta iska dhaafi lahaayeen gabdhaha saan.ayeey u qurxoo naan lahaayeen
@kaligiiduulofficialmedia583
@kaligiiduulofficialmedia583 5 жыл бұрын
Muse Muse waa gabdhihii hore. Cid qurux ku gaadha ma leh, markaan madaxa lasoo kacney bey ilig ilig lasoo hareen qaarkoodna halkii loo badnaa aadeen. Hadda gabadhan haddii aan arki lahaa walahi ma cafiyeen. 100 gabdhood oo yar yar waa ku doorsan lahaa
@moe895
@moe895 2 жыл бұрын
Sixi caafimaad iyo saxansaxada udugaa salaan ka ha iga labin salaamada ii dhowr maryan ruun yaa salaam waah waah. Wow maasha Allah caadi maha codkeediyo murtideeda calaashan jawiga hayga qasin sidi qabax war lagu sii iga gadan what a singer's old is gold and she's beautiful heesteedan aneyba iga hadleysaa iyo xaalkeyga 😅😅😅❤💚
@zeynabmahmoud4397
@zeynabmahmoud4397 6 жыл бұрын
Waaaaaaaaaaaaw waa hees ey kudhantahay xigmad fanaaniin culus sayid khaliifa iyo Maryan Ruun eeshqiyaasak alleylehe waxbaa kadhacay
@abwaangaas8451
@abwaangaas8451 6 жыл бұрын
Woof calayk bay oran jireen dad hore Maryan ruun fanaanad cod baxsan leh
@cabdicuriye9683
@cabdicuriye9683 6 жыл бұрын
Waa hees ay ku kulmeen ruug cadaa Thanks dhamaan dadka ka qayb qaatay. Walshy maryan ruun waad ka baxsatay. Alah bless u....
@ubahal8907
@ubahal8907 6 жыл бұрын
Waaaaaw maryan ruun cod iyo xigmad ayeey isku darsatay walashey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sakariyefiqi1616
@sakariyefiqi1616 5 жыл бұрын
masha allah qoftaan cod iyo qurux
@abdullahiguledmohamed7657
@abdullahiguledmohamed7657 5 жыл бұрын
Waa soomaalidii la yaqaaney gabadhuye maashaa allaah dhaha
@ahmedduale7495
@ahmedduale7495 5 жыл бұрын
Beautiful lady mashallah
@libaanmohamed4083
@libaanmohamed4083 6 жыл бұрын
Sayid Khaliifa Iyo Maryan Ruunba Aad Baan Utaageeraa
@kaligiiduulofficialmedia583
@kaligiiduulofficialmedia583 5 жыл бұрын
Meeshaad ku heeseysaan ee aad taagan tihiin inta biyo lagu soo dhaqo Faladagan ha la cabsiiyo 😂 like igu qabta kkkkkk
@sharmakeabdirizak6490
@sharmakeabdirizak6490 2 жыл бұрын
yac waryaa wa maxay fal fal xumda
@warzandahir5915
@warzandahir5915 5 жыл бұрын
Maryan ruun masha allaah Asal midabkii gabdhaha somaliyeed iyo dhubnantii wagii hore xataa makeup kuma arag ayadoo marsan ismana aaysan cadayn codad aan kala dhicin laba rugcadaa sayid khaliifa Iyo maryam heesahoodu xigmadbayku fadhiyaan ereyo macno leh iyo cod dabiici ah heeso iyo fananba waa kuwii hore 👏👏👍👍
@aisha665
@aisha665 5 жыл бұрын
SAX,GABDHAHA HAWIYE SAA AYEY U BADAN YIHIIN MAKE UP WAALAGA BADIYAA WEY ISKU KALSOON YIHIIN,KUWA WEY JIRAAN WAASE LAGA BADAN YAHAY MAR WALBO AYAGA DHAQANKA WANAAGSAN AYEY KU BADAN YIHIIN AYAGA IYO GABDHAHA GIDIBUURSI SIDA HIBA NUURA DHAQANKA SOMAALIYA AYAA LAGA DHEEHAN KARAA.
@warzandahir5915
@warzandahir5915 5 жыл бұрын
@@aisha665 sorry sis qabilkii xataa ma halkasuu galay midab iyo iscadayn ma umalaynaayo in dumarka somalida iscadayn toodu qabiil ku salaysan tahay koleey midkasta ayadaay dan utahay midabkeedu
@aisha665
@aisha665 5 жыл бұрын
@@warzandahir5915 WALAASHEEY,SOMAALI WAA QABIILO O ALLE AYAA NAGA DHIGAY LAAKIIN WA WAX LASO OGAADAY DARAASAADNE LAGU SAMEEYEY IN GABDHAHA HAWIYE IYO SAMAROON AY YIHIIN KUWA DHAQANKA AADAABTA IYO DIINTA UGA BADAN KUWA DAAROOD IYO ISAAQ,MARKA WA TAARIIQ AH,SOMAALIDA DUMARKA ISAAQA IYO DAAROODKA AYAA UGU ANSHAX XUN AYAGANE WAXEEY DHAHAAN SOMAALIDA KALE WAAN KA ILBAXSAN NAHAY WHICH IS WAXA LAGA FAANO KU FAAN,MAKU DHAHAYO HAWIYE IYO SAMAROON MA QABAAN GABDHO ANSHAX SUN DHAN KASTA WAANA JIRAAN KUWA LA MAGACAABI KARO,WAXAASE LAGA HADLAYO WA MAJORITIGA AMA MEESHA LO KALA BADAN YAHAY,WA I FAHANTAA MOODAA XUMAANE MAAHA WAA WAX ISKA CAD,QABYAALAD IYO QABIILNE WEY KALA DUWAN YIHIIN.THANKS
@aminajafar1987
@aminajafar1987 Жыл бұрын
Absolutely wlhy 🥰🥰🥰
@ashokahiye3034
@ashokahiye3034 6 жыл бұрын
Maryan iyo sayid masha allaah xagina aykashidan tahay
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Heestan dib bay iigu celisay 1986kii. Labada fannaan heestan way nagu maamuuseen.
@cabdiraxmanyuusufmaxamuud1040
@cabdiraxmanyuusufmaxamuud1040 4 жыл бұрын
Said khalifa waa fanan aad ucod mcn Maryana kama dhacdo Guulaysta 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍👍👍Wn idin jeclahy
@fitamiinoos
@fitamiinoos 6 жыл бұрын
Waaaaaaaw waaaw waa heestan wa heesahah an la helin dhawanadana Lamar mqalin noolada fananadehena qaaliga waaaaaaaw wa fitamiinoos
@abdulfatahibrahimahmed2658
@abdulfatahibrahimahmed2658 6 жыл бұрын
kalgaceyl lasaanyaday nin walba sadkii helay anna saamigeygi mar horaan la sara kacay suurahaan baasiyoo bilacdaada sixirkaa waxaa safkii hore sunta ugu walaaqdoo alleelehee waxaa ka dhacay meesha maryan ruun walashey iyo Sayid qaliifa
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 5 жыл бұрын
Fiiqoow yare maay dhuuxa maay dhiiga qalbigaa ku salmy
@shukriwayrax2076
@shukriwayrax2076 5 жыл бұрын
fanaanad qaran qalanjo allow ku xafid qaali dumar
@canabcabdulle6500
@canabcabdulle6500 3 жыл бұрын
Woooof calayk Maryan Ruun & Sayid Khalifa ✊🏽✊🏽✊🏽✊🏽✊🏽🌹🌹🌹🌹🌹💯💯💯👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽🙌🏾🙌🏾✊🏽✊🏽✊🏽✊🏽✊🏽✊🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@muusesiciidmulaax5767
@muusesiciidmulaax5767 2 жыл бұрын
Midhaha 100% Codka 100% Quruxdda 100%
@musemuse8734
@musemuse8734 6 жыл бұрын
Saan u hees ama iska aamus caadi maahan
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Codka dananaya ee Maryan Ruun. Kalsooni waa taas.
@abdiwarsame8310
@abdiwarsame8310 Жыл бұрын
Beautiful ❤❤❤
@Amuula
@Amuula 4 жыл бұрын
05/11/2019
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 2 жыл бұрын
Ma sayid khaliifa soo qarameeyay xabadan quruxlayda ah
@ismailmomamad5498
@ismailmomamad5498 5 жыл бұрын
Waayahan socdaalka sarmaseekto noleleed ninba wuxuu ka soomaray tariqdu waa u sumad
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Actionka Maryan gacan ma u taagtay?
@nuuraddiinabuukar6085
@nuuraddiinabuukar6085 4 жыл бұрын
Waaaw
@shairmungani7833
@shairmungani7833 6 жыл бұрын
🎸🔝📢🎸
@saneyaxmed5379
@saneyaxmed5379 6 жыл бұрын
2 dhaqan kala dheer
@saneyaxmed5379
@saneyaxmed5379 5 жыл бұрын
Labadhaqan kala dheer ayeey ku jirtay heestan habeen xussu ii leh
@xamdixarago1032
@xamdixarago1032 6 жыл бұрын
heestaan hees hore eey eheed ruwayad lagu keenay anoo marka gabar yar ah marka ma xasuusto maryan iyo sayid khalifa malahaa mase jaangoow iyo gabar kale wana xasuustaa mana xasuusto isoo sheega qofka yaqaano
@AwooweSomali
@AwooweSomali 6 жыл бұрын
Waa runtaa, heesta asalka labadan fanaan ma laheyn. Ninka wuxuu ahaa C/qaadir Sheekh Cali Sanka, laakiin gabadha ma xusuusto. Ruwaayadihii horaantii siddeetamaadkii ee kooxdii Iftin ayey ku jirtay, waxaanna filayaa in ay ku jirtay ruwaayaddii 'Amakaag Jacayl' ama 'Daran doori jacayl iyo duni aakhir saban' midkood.
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 жыл бұрын
Somali Stories , waxaa la odhan jirey gabadhii heestani qaadi jirtey farxiya Cali sheikh, waxay ahayd gabadh ilaahay qurux u dhameeyey oo cod macaaneyd, gabadhan weyba u cod eeg tahay farxiya, waa sidaad sheegtaye wiilkii la qaadeyna wuxuu ahaa AHUN Abdiqaadir Sanka. Waxay ka mid ahaayeen kooxdii iftin la odhan jirey. Ruwaayada magaceed waa runtaa wuxuu ahaa "Darandoori jaceyl iyo duni aakhir sabaan" waxaana sameeyey abwaan cabdirisaaq aakhiro. Waayo. waayo iyo waqti hore ayaan xasuusaney maanta.
@AwooweSomali
@AwooweSomali 6 жыл бұрын
Faiza, thank you for the information. Waan yaraa xilligaa, laakiin waxan ku soo bar-baaray heesihii kooxda Iftin ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta. Sideetamayeedii dhowr walaalahay iga weyn ayaa macalimiin dugsi hoose dhexe ka ahaa Ceel-Jaalle Marka. Waa runtaa, waa waayo waayo.
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 жыл бұрын
Somali Stories, You are very welcome. You too had a lot of information about it. Thanks and take care.
@abdimoha7873
@abdimoha7873 5 жыл бұрын
@@faizamohomed3271 waad asiibtay farxiyo cali sheeq iyo sayid qaliifs iyo weliba ruwaayadii ahaayid 2 dhaqan kala dheer iyo waxaa alifay baashe muuse jamac macalin sooyasl
@sarahaahmed6313
@sarahaahmed6313 4 жыл бұрын
asc
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 17 күн бұрын
viking *❤£(Wcb)2 bullring-3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
@ismailmomamad5498
@ismailmomamad5498 5 жыл бұрын
Waran samada looriday soonaoqoshadiisa anba waan sugaayoo waxbaa aniga aniga ha sirinoo sidi sidi ha ii oronoo sinta bidix ha ii qawan alaah yacisak sayd qalifa
SAYID KHALIIFA & MARYAN RUUN IYO HEESTII SIDA LABA ISDHALAY 2016
7:40
Sayid Khaliifa - iyo heestii BARARIYAAQ
12:01
Qaranimo QOL
Рет қаралды 78 М.
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 13 МЛН
Can This Bubble Save My Life? 😱
00:55
Topper Guild
Рет қаралды 87 МЛН
SAYID KHALIIFA HEESTII HABLAHA GEESKA AFRIKA 2018
12:52
SomaliSwiss
Рет қаралды 46 М.
HEES CUSUB OO AROOS AH IYO CODKII HALAASIGA AHAA MARYAN RUUN 2020
5:29
HEESTII DARYEEL IYO SAYID KHALIFA 2015
13:49
SomaliSwiss
Рет қаралды 45 М.
MARYAN RUUN IYO HEESTII Damac SWITZERLAND
5:32
baidoanews
Рет қаралды 83 М.
SAYID KHALIIFA QARAAMI MACAAN AH HEESTII BEERLULA
10:14
GorGor Media Production
Рет қаралды 11 М.
Muuqaal Cusub, Maryan Ruun iyo Heestii Damac " Switzerland "
5:31
Hablaha Geeska Afrika
13:13
SayidKhalifa
Рет қаралды 519 М.
HEESTII BARARIYAAQ IYO SAYID KHALIFA 2015
12:58
SomaliSwiss
Рет қаралды 149 М.
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 13 МЛН