Hooyaday macaan Safiya Amare Hassan Diiriye Ayaan soo xasuusta , Alxamudlilah way noo nooshahay , Alle hoyooyinka Ha dhawro
@ahmedqodax19633 жыл бұрын
Heeskan waxaan dhegeysan jirey 2012 ilaa hada wan kuxirnahay madama o ay dareenkayga tahay heeskaan Waxaana ujecla dhegeysigeeda madama an markaas aad ujeclaa xaskyga safiya Alle ayaa mahad iska leh o maanta meel nagu mideyey noguna deeqay ubad mnsha allah
@IlwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Masha Allah isku waara ❤
@ahmedosmanqodah8144 Жыл бұрын
Thx a lot wllo 😊
@maxamedsky4759 Жыл бұрын
Masha Allah isku waara sxb adig io duma iyo ubadk Bata o barakowa ❤idim alle I.a sxb
I used to listen to this song back in 2011 when life was stress-free. Aduunyo.
@qacqacosman57165 жыл бұрын
Ilove this song Alfanan Himilo Heestan waxan dhagaysan jiray anigoo yar
@zamritoaxmed53787 жыл бұрын
calfkaba sidisa nasibka u sahano waa saredo caashaqu hadu helo sadkiise seermo waydo curadiyo sagrodk dirirko seerah Udkoonka leh Mcnow i deeqdeee Aynu samo ka gaadhne ila qabo sidaho Wacdkii ha sii dayn
@ayoubgelgaxshe48662 жыл бұрын
😢
@khalidsalebaan1262 Жыл бұрын
Waa sareedo caashaqu haduu helo sadkiise❤
@cabdikarimcilmichannel68784 жыл бұрын
Runtii heestan waxan ku xasuustii aroos kii walalkay oo mrka an yaraa 👏
@kungabdi80913 жыл бұрын
ha sareedo caashaqo hadoo helo sadkeesa heesyan caadi aha i Love u himilo
@c.qadiraxmedcali93852 жыл бұрын
ENG MAXAMED ADAN HimiLo ala maxaY heestani xasuus igu leedahaY Jcyl ku sidiisaba si biq buu u dhuuntaa !!! RUN sanaa Aamina 🦋♥️💔 Abwaan canbalaash malaha aniguu iga dhax hadLayaa ♤♡
Dhageeysikeeda kama daalo wlhi ilaa hadda 2023 wan dhegeysanaya😢❤weli ma arag qof aan jaceylahay eraydan ku dhaho
@AhmedMohamud-h7sАй бұрын
😢
@cmcproductionxd94492 жыл бұрын
2022 february friday 18 waxaan u qray heesta ugu fiiiican heesaha maxamed adan himilo legend
@hanaahmed19228 жыл бұрын
Waw waxaasa fanaana
@say.abdilahi3 жыл бұрын
Lol my song😍 Thank you himilo🤍
@shevodinio14 жыл бұрын
Abwaan Faysal awcabdi heestan midhaheeda si aad u wanaagsan ayuu u curiyey ama u sameeyay Halabuurku isaga ayaa Ammaan ku mudan, fanaanka ku luuqeynaya waa Fanaankii caanka ahaa ee Eng mohamed aden ali "himilo" xilligaan isaga ayaa ugu horeya dhanka qiimeynta fanaaniinta dambe,thanks
@saedqozta53863 жыл бұрын
hader ma noshahayna 10 sano baa ka dambaysay commentskan aad soo qorte
@anhaarahmed4361 Жыл бұрын
@@saedqozta5386 Aduu tolow ma noozhahy🥺😂
@korwaayeel4257 Жыл бұрын
@@anhaarahmed4361 adi ma nooshahay 6 bilood kaa soo wareegtaye
@kaysedamta Жыл бұрын
12 yr talow ma noshay
@yeyofficial195629 күн бұрын
Waa 14 Sano Lahor wakhtigad comentigan bixisay hadad nooshay alle Haku daayo hadad dhimatayna alle hakuu naxariisto sxp
@Abdiwasac-Qorshe Жыл бұрын
November,2023 Sunday 12:30 midnight
@ayanleosman474510 жыл бұрын
Axyaa Fanaan we love you bro himilo
@tearsofunseen53742 жыл бұрын
07 mise 08 iyo qaadkii borama ilaa hadaa kama xiso dhicin alfanan cabqari legend olschool eng himilo
@apdirahmn6 ай бұрын
2024 still hear love 😢❤
@saharaabdillahi23836 ай бұрын
Yes 14 ya ago very Best 😂😂😅😅😅❤
@abdiwaasacqorshe71953 жыл бұрын
Himilo is the first
@Gu7ed3 жыл бұрын
2021🤟allah mahd iskaleh❤
@mustafehugur14534 жыл бұрын
Jacaylku sidii saba nasiibka u sahano , waa sareedo caashaqu hadu helo sadkii se, Seerma weydo curatiyo sakaarodka dirirko, Seera hawd Ku hoora samiyay I deeqe, Jacaylku sidii Saba sibiq buu u dhuunta Subag Weeye keenuye sahal haw Malayn, Aynu Sama Ka gaadhne Ila qabo sidaa oo caashaqa ha sidayn Xasuus 10.1.2021
@boocame31063 жыл бұрын
W
@CabdrisakilkacaseCabdrisak Жыл бұрын
2023 dhegysanaya heestan jaclahy 😢❤
@drsnourabintuducaleh5691 Жыл бұрын
Jah hees iyo badh😊
@Ugbaadmaxamuud-o3x Жыл бұрын
Heestan❤ kamadalo dhagaysigeda
@Gacan2514 жыл бұрын
Himilo love u . Abaalkaaga sideen u gudi karaa? Mohamed osman !!!!
@mcschannel99124 жыл бұрын
Wn jeclhy heestan 2020
@MsJamaal201014 жыл бұрын
engr mahamed aadan himilo al fanaan wayn
@kaysedamta Жыл бұрын
Wllo waqti dher ka dib ma nabad qabta
@marwocookingandbeauty39286 ай бұрын
2024 July 2 12:48 midnight ❤❤❤
@Abaasshakeeti34214 жыл бұрын
Wlle kama daalo who listen 👂 22/12/2020 end. 06:06pm
@mohamedmursal73156 жыл бұрын
afRIca inbadan ku dhegeysta inchlaah YURUp ku dhagaysan doonaa
@abdirahmanmahad93995 ай бұрын
Ma nooshahay sxb Yurub ma nabad tagtay
@mohamedqani17149 жыл бұрын
eesh calaa fanaa himilo
@zakariyaali18173 жыл бұрын
2021.29. MAY 14:10
@mahamoudabdimahamoud41664 жыл бұрын
Show himilo heeso asal buu lahaa
@mudakaridris63403 жыл бұрын
still listening 22/sep/21
@qaaliali57439 жыл бұрын
masha allah nice hees himilo suppotu whith u
@kaysedamta Жыл бұрын
Cajiib wll xalkaga ka waran🎉
@asmacali63172 жыл бұрын
A yaa heez
@Qalbiholcay65 жыл бұрын
Calafka sidiisaba nasiibkaa u sahanoo Waa sareedo caashaqu haduu helo sadkiisee Seerma waydo curatiyo sagaaloodka dirirkoo Seero hawd ku hooraa safiyaay i deeqdee
@souadelmi5470 Жыл бұрын
heestan waxan ku maqlay lilcaato youtube kisa
@mulkicabdi-mc1ip Жыл бұрын
Heesta Wan ka heelay manta oo qamis ahy 2023 Bisha 1 ahy Aniga oo jifo sarirta 😂😂😂
@kaysedamta Жыл бұрын
Cajiib😊
@shevodinio14 жыл бұрын
yaa salaam alfanaan mohamed aden "himilo" heesta sareedo, calafka sidiisaba nasiibkaa u sahanoo waa sareedo caashaqu hadduu helo sedkiisee,,,albumka diiriye magacu ma nin baa mise waa diiriye laabtu diiriyey himilo weli ma aan garan magaca albumka diiriye