HEES | Dhankastoon Ka Eegaba | Cabduqaadir Xasan Nageeye | Original + lyrics

  Рет қаралды 52,751

MAADEYS

MAADEYS

Күн бұрын

taariikhda qabashada : 22/01/1972
The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com

Пікірлер: 57
@abdifatahnageeye1806
@abdifatahnageeye1806 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto adeerkay c/qaadir xasan nageeye waa aniga oo ah c/fataax maxamed xasan nageeye
@gacalsirajfb3149
@gacalsirajfb3149 2 жыл бұрын
Halkee jogta walalo
@abdifatahnageeye1806
@abdifatahnageeye1806 2 жыл бұрын
@@gacalsirajfb3149 danta ka hadal meshan joogo ka bax warya reer jinacsani
@gacalsirajfb3149
@gacalsirajfb3149 2 жыл бұрын
Warwanku salamay
@abdifatahnageeye1806
@abdifatahnageeye1806 2 жыл бұрын
@@gacalsirajfb3149 waan ka qaaday
@deeqoaxmed5715
@deeqoaxmed5715 2 жыл бұрын
Aaaamin allaha unaxariisto
@shaafijeyte9021
@shaafijeyte9021 4 жыл бұрын
Alloow kuu naxariiso C/qaadir Xasan Nageeye fanaan qaali ah ayuu ahaay, erayada, laxankiisii cajiibka ahaa iyo codkiisa hallaasiga ah.
@MrLooyaan
@MrLooyaan 4 жыл бұрын
Allaha Unaxariisto Adeerkay Cabdulqaadir Xassan Nageeyeye ( Aamiin )
@ismailessa669
@ismailessa669 8 ай бұрын
Fanaanka abdi qadir xasan nageeye heesta caanka uu la qaado hibo nuura rooblow heestaasan aniga ugu jeclahay
@nurabdi4969
@nurabdi4969 2 жыл бұрын
Dhagac marka uu leeyahay iyo laafyaha gabadha waa ashqaraar. Allah ha u naxariisto Nageeye
@ismailessa669
@ismailessa669 4 ай бұрын
Asc somali weyn waxaan idin waydiinayaa fanaankan cabdi qadir xasan nageeye sanadkee buu geeryooday alaha unaxaste anoo yar Baan ka dhagaysan jiray raadiyo muqdisho sanadihii 1987
@abdiomar9709
@abdiomar9709 3 жыл бұрын
Marxuumka inta uu tilmaamay oo dhan way lahaayeen gabdhihii hore. Laakiin waayadan maan arag gabar lebiskeedu kusoo jiidanayo xaragona u dheer tahay.
@haawodagan5472
@haawodagan5472 3 жыл бұрын
Tilmaahaas oo idil yartii ay u kulantay hawo degan👌😂
@shiilalle
@shiilalle 2 жыл бұрын
Wow waaba kuu dhacatay ma istiri?
@wiilkiiqaramiga7343
@wiilkiiqaramiga7343 2 жыл бұрын
War BAL gaabso nageeye Aun wuxuu tilmamayo maha bashar ee waa malaha malaaik
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 3 жыл бұрын
AUN Cabdiqadir Xasan Nageeye fannaan cod fiican ayu ahaa
@hassancali1805
@hassancali1805 3 жыл бұрын
Illaahey ha u naxariisto labadaba abtigey abwan jamac diriye hassan j(amac dhagac dhagac iyo fanaan cabduqadir Hassan nageeye
@abukarmohamed3435
@abukarmohamed3435 4 жыл бұрын
Waa mahadsantiin maadays tube heesaha qaraamiga ayaa ka helaa lkn heestan weli ma maqal lakn fanaankan waa aqaana waa idin ka faa'idestaa hadaa ka mid ahay da'yarta maanta joogto👏👏👏
@kh.gofficialchannel8858
@kh.gofficialchannel8858 4 жыл бұрын
al Fanaan c xasan Negeey Allaaha Haunaxariisto Amiin Amiin
@ahmedismail7670
@ahmedismail7670 4 жыл бұрын
Waa heestii 15aad an la dego halkaa kasi wada heesaha macaan ee aad noso xulaysaan
@ismailessa669
@ismailessa669 4 ай бұрын
Saxiib cabdi fataax xasan nageeye goormuu dhintay adeerkaa fanaan cabdi qadir xasan nsgeeye
@fardowsaugaas8684
@fardowsaugaas8684 4 жыл бұрын
Rabiyow dumarka somaaliyed ragii qiimahooda yaqaaney u soceli
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 3 жыл бұрын
Fardowsa, Raggaas iyo haweenkoodi wey is raaceen ee gayaankiinna iska iimaansada.
@xasaaziyare4751
@xasaaziyare4751 3 жыл бұрын
Allow dumarki raga dhowran jirey noso celi
@xasaaziyare4751
@xasaaziyare4751 3 жыл бұрын
Wow wa cajiib wllhi hees wa dhafty Ish calaa amaan✅
@kheyrtv1
@kheyrtv1 5 жыл бұрын
maadeys sxb sare waxaanba ka helay sida ay isku waafaqayaan muuqaalada iyo heesta❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏
@mrkaariye6091
@mrkaariye6091 3 жыл бұрын
Dhankasto u egaba yartu Dhele weye Cod mcn , erayada, laxanka, music, masha Allah
@hassancali1238
@hassancali1238 3 жыл бұрын
Illahey ha u naxariisto fanaan nageeye iyo abwaan jamac diriye Hassan jamac dhagac
@abdirahmanmohamud2212
@abdirahmanmohamud2212 4 жыл бұрын
alla heestu erayadeedu macaanaa c qaadir xasan nageeye allh u naxariisto
@abdisalam4728
@abdisalam4728 4 жыл бұрын
fanankani waa fanaanka aan lagu gaadhayn laxanka iyo musiga negeyee alaayarxama fanan culus
@shariifmuqtaarmohamed8991
@shariifmuqtaarmohamed8991 4 жыл бұрын
Maadeys Tube wllayow inteed ka keenten heesahan Wxn isu heystay in hees igu cusub aysan jirin😀😀😀😂😂 yacni wada dhageysty😁😁 Gacan idin taagay
@cawilyusuf1268
@cawilyusuf1268 5 жыл бұрын
hoyga dhigaalka suugaanta imaadeys tube keep going ❤
@Ali01007
@Ali01007 4 жыл бұрын
Translation of lyrics are great. Good job.
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics 5 жыл бұрын
Alleyliyo alleylehe muuqaalkaan si hagar la aaneed ayaa loo diyaarshay, aadbaa loo habeeyay. Mahadsanid Maadays Tube. Halkeedaad dhigtay loo laaban maayo.
@maadeys
@maadeys 5 жыл бұрын
mr. hami-zare mahadsanid mudane
@aadanow__shaati18
@aadanow__shaati18 Жыл бұрын
@@maadeys woooooowwww
@cabeysaney7689
@cabeysaney7689 4 жыл бұрын
Aad baad udadaasheen dhallin yaro. Waxaadna leedihiin farsamo wacan. Hambalyo. Hambalyo.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 11 ай бұрын
Nice.
@Midnimo9664
@Midnimo9664 4 жыл бұрын
Hoos in lagaa matalay ayaa la moodaa inkastoo jiil kaada aheed
@haleelo1613
@haleelo1613 5 жыл бұрын
Aadbaan utaageeraa fanaankaan m.a
@adenismail6487
@adenismail6487 5 жыл бұрын
Hees cajiib ah. waa mahadsantahay
@setnetchannel7489
@setnetchannel7489 4 жыл бұрын
Old is a gold
@mjjariiban
@mjjariiban 4 жыл бұрын
Waxaan isku tirin jiray dadka heesaha qaraamiga ah aad u yaqaan. Balse maantaan ogaaday in aanan xataa 50% aqoon.
@gutaleafcadde2277
@gutaleafcadde2277 5 жыл бұрын
Maadeys yube nooloow sxb
@salebanahmedsaleban5189
@salebanahmedsaleban5189 3 жыл бұрын
Heees iyo bar weeye
@dharqaale
@dharqaale 5 жыл бұрын
Cajiiib inaba caadi maha
@abdirahiimmohamed4078
@abdirahiimmohamed4078 5 жыл бұрын
Sxb heea qalinle.soo.gali
@user-nz6lc8ou1m
@user-nz6lc8ou1m 5 жыл бұрын
Mzul kliya wx thy ruuxe hesaha so dhigo aan ladago kudadal markastape 10 iyo 20 mp ina kadhigto si ule dagno cml
@maadeys
@maadeys 5 жыл бұрын
waan ka dhigaynaa sxb
@aliabdi9306
@aliabdi9306 2 жыл бұрын
Waar wuu siibtay ninkan waa jijigaawi
@Wonderer224
@Wonderer224 Жыл бұрын
Soomaalidu markay gabar ammaanayaan waxay sheegaan muuqaaleeda iyo jirkeeda laakiin marna ma sheegaan shakhsiyaddeeda iyo qof ahaan waxay ku fiican tahay. Soomaalidu waa materialist sexist ah.
PART 3 FINAL: HOOYO AAWAY AABAHAYGA? WAA ISKU OOYEEN
26:36
Ridhwan Issack
Рет қаралды 51 М.
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
Abdi Shire Jama Jooqle iyo heesta Muna - Latest video
7:47
HimiloStudio
Рет қаралды 4 МЛН
BADDU LEYR QABOOBAA. THE LEGEND CABDULQAADIR XASAN NAGEEYE
6:45
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 22 М.
Sheekadii : filanwaa xasuus hore qeybta 1 aad
20:27
Chelsea somali fans
Рет қаралды 28 М.
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 23 МЛН
NЮ - Некуда бежать  (ПРЕМЬЕРА клипа)
3:23
Николаенко Юрий
Рет қаралды 4,3 МЛН
Жандос Қаржаубай - Көзмоншағым
2:55
Әбдіжаппар Әлқожа - Табайын жолын қалай (cover)
3:01
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 125 М.
QARAKESEK - “REAL” | solo
3:22
QARAKESEK 🇰🇿
Рет қаралды 767 М.
Sivchik feat. Badabum - Бадаладушки (КЛИП 2022)
2:25
FLAGMANMUSIC ® | MUSIC COMPANY
Рет қаралды 5 МЛН
A Car Trip to My Grandma | D Billions Kids Songs
2:05
D Billions
Рет қаралды 2,3 МЛН