Abdi Shire Jama Jooqle iyo heesta Muna - Latest video

  Рет қаралды 4,041,680

HimiloStudio

HimiloStudio

Күн бұрын

Пікірлер: 3 100
@nimcaanahmed9261
@nimcaanahmed9261 10 ай бұрын
Waa habeen sabti ah, saacadu waa 8:42 fiidnimo bishu waa 16/3/2024. Waxa ila fadhiya sxbaday caydaruus iyo yaxye waxaan soo booqday heestan oo dareen badan naga dhexeeyo, like isaar hadaad iga dambayso❤
@MAHAD1272
@MAHAD1272 Жыл бұрын
malin ramadaana 5/4/2023...9:11 Habeen aya Qamiis soogalayso .waxaan joogaa BOOSAASO waxaan kucaweenayaa oo ila fa dhiya Sxpkay mar na walalkey SUHAYB CABDI RASHIID JAAMAC maqaaxi kasoohor jeedo .GOLDEN HOURS fadlan wll isoo xasuusi like tana haila dhaafin si aan uxsuuatu😭😭
@maria-xy3sn
@maria-xy3sn Жыл бұрын
​@@Spazyfn😂😂😂😂
@maria-xy3sn
@maria-xy3sn Жыл бұрын
From bosaso salan sare wllo👋
@mohamoudabshir4139
@mohamoudabshir4139 Жыл бұрын
By Norway 🇳🇴 xasuus time 9 years ago 😊
@AnhaarDiamond
@AnhaarDiamond Жыл бұрын
Salan sare poe🎉
@maria-xy3sn
@maria-xy3sn Жыл бұрын
@@abdihafiiid...............2008 ka qadnay bowe mar un nbad kuso lbo hygi xadarda io ilbaxnimda bosaso deeqa
@alibulle7612
@alibulle7612 9 ай бұрын
Gabadh qiimo badan oo Muno la dhaho ayaa jaceyl xad dhaaf inaga dhaxeeyay anaga oo guurkeena u diyaar garoobeyno ayay Nairobi shil ku gashay 2018 oo ku dhimatay qaracankii aan ka qaaday ma iloobo ilaa hadda waana u duceeyaa markasta heestan maqlo waa iska ilmeeyaa ayada ayaan xasuustaa Alla jaceylka xanuun badanaa 😭😭😭 Guriga ayaan ku dhageesanayaa waliba cod sare maanta oo taariikhdu tahay 09/05/2024 waxaan idinka soo salaamayaa Calgary, Alberta Canada 🇨🇦
@taliyecabdinuurcabdiqaadir3994
@taliyecabdinuurcabdiqaadir3994 8 ай бұрын
𝐒𝐚𝐦𝐢𝐫 𝐢𝐲𝐨 𝐢𝐢𝐦𝐚𝐧😢
@alibulle7612
@alibulle7612 8 ай бұрын
@@taliyecabdinuurcabdiqaadir3994 mahadsanid Taliye 🙏
@hafsadayib388
@hafsadayib388 8 ай бұрын
😢😢😢😢
@marianor4588
@marianor4588 8 ай бұрын
Alla yaraxma wll adna ilahey qalbiga haku qaboojiyo salantana waka qaaday wllkee❤
@HiboNuur-c6f
@HiboNuur-c6f 8 ай бұрын
Ilaaahy ha u naxariisto janada geeyo
@abdirahmanmahamad1835
@abdirahmanmahamad1835 2 жыл бұрын
Heestan xaskaygii dhagaysan jirtay markasta runtii waa ku xiisay nolol qurux badan ayaa ku rajaynaya wiilkayga curad hooyadiis ❤️
@badramaxamed4041
@badramaxamed4041 Жыл бұрын
Soreyyy walaaal😢 Saad ugala tagteen
@salebaanabdirashid5371
@salebaanabdirashid5371 Жыл бұрын
​@@badramaxamed4041 war jeclidaaa adiga😂😂😂😂
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 Жыл бұрын
@@salebaanabdirashid5371 daa hanalo shegee😂😂😂
@cumaryareofficial3816
@cumaryareofficial3816 Жыл бұрын
​@@salebaanabdirashid5371😂😂
@Seytun3482
@Seytun3482 Жыл бұрын
@@salebaanabdirashid5371furinks dad is jcl kala fogey😢
@dr-abdala8041
@dr-abdala8041 Жыл бұрын
Fananinta aan somalida ugu jeclahay buu kujiraa jooqle caafimad taama ilahay ha siiyee😢heestana hooyadey ba aad ujecel waliba baydka "Dhaawac inuu ku gaariyo dhiban ka ilaashaa."❤️😋
@Xaajcali2
@Xaajcali2 7 ай бұрын
Xagee laga hayaa Wll
@AbdirizackBorowMohamed
@AbdirizackBorowMohamed 6 ай бұрын
Mentally disturbed
@Sahel.
@Sahel. Жыл бұрын
13 years later in 2023... And still listening to this timeless and masterpiece, can't get enough of this Song Wlhie.
@ishowspeedfan10
@ishowspeedfan10 Жыл бұрын
U duceeya uu xanuunsanya😢
@hamdiabdirizak2321
@hamdiabdirizak2321 Жыл бұрын
Ilaahay ha caafiyo jooqle
@deeqoali57
@deeqoali57 Жыл бұрын
Alaha caafiyo jooqle
@abdiazizbundid5135
@abdiazizbundid5135 Жыл бұрын
Rabi hakaqadho xanunka hayo
@Maansistudio
@Maansistudio Жыл бұрын
Listening 2023 ❤
@caydaruzzadiq3249
@caydaruzzadiq3249 3 жыл бұрын
Heestan aabahay baanku xasustaa wlh ilaahow kudaa aabo miss you from south Africa😢❤hadaa iga danbeeso like isaar
@Funnymomentsclipz
@Funnymomentsclipz 3 жыл бұрын
Jama jooqle mun
@Funnymomentsclipz
@Funnymomentsclipz 3 жыл бұрын
T
@Funnymomentsclipz
@Funnymomentsclipz 3 жыл бұрын
Jjgy
@naruuronasiya7467
@naruuronasiya7467 3 жыл бұрын
Allow nabad idinku kulansii
@abdiqafarkulow9589
@abdiqafarkulow9589 2 жыл бұрын
South Africa ha igu sheegin
@mahmetziad3607
@mahmetziad3607 4 жыл бұрын
Heestaan 2010 ayaan dhageysan jiray xiligaas qof aan aad u jeclaa waliba anigoo qurbo joogo ayaan qoraal ahaan ugu soo diri jiray balse isma calfan waqtiga nakala geeyey, Nolol farxad leh ayaan u rajeynayaa.. jooqle na caafimaad taam baan u rajeynayaa 🙏
@Maxamedduraan-f2w
@Maxamedduraan-f2w 10 ай бұрын
cawa ayy tahy habiin ramadan ah waxa ila fadhiyo wlkie mcn doller heestan isla dhagysanyno waxan aad usoo xasuusta extydi hore markan ladagalo iska dhagysan jiray wlhi adan ujeclhy blse nasibka nakala geyy runti inolow unad qeyr qabo alh kuu hibeeyo asxpy sidan usoo xasuusto like ireeba hagag salmaamaaaan😢❤3/20/24😢
@stevemenya3654
@stevemenya3654 3 ай бұрын
❤❤❤ sanely same feeling here… ♥️📻📻💦
@mohamoudbuuhoodlaawi1243
@mohamoudbuuhoodlaawi1243 3 жыл бұрын
Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂
@diyaarwaayeofficial3092
@diyaarwaayeofficial3092 2 жыл бұрын
Ha walhi wan so boqdey 2022 🖐
@shaymaabdi3968
@shaymaabdi3968 2 жыл бұрын
Haa wan jeclahay❤❤
@engabdirahmaan899
@engabdirahmaan899 2 жыл бұрын
😊😊😊
@engabdirahmaan899
@engabdirahmaan899 2 жыл бұрын
@@diyaarwaayeofficial3092 pppl😊pppp😊😊
@najaxupdy9594
@najaxupdy9594 2 жыл бұрын
2023 ayan so booqdey waxan rajeynaa inaad weli aduunkan gababsigaa kusii nooshahay🖐🙂
@abokorbigays9461
@abokorbigays9461 3 жыл бұрын
Tani hees maahee magac kale ha loo raadiyo,waan la kacaamay heestan in badan ayaan ka ag dhawaadah oo aan wehel ka dhigtay jawigaygana ay ii bishay, best song ever best voice best rhythm.❤
@husseinyousuf8111
@husseinyousuf8111 6 ай бұрын
Aniguna heestiisa ayaan Thesis buug aan qorayo isku dhaafinayaa isaguna aad buu u xanuusanayaa, Eebbe ha caafiyo fannaan Jooqle. Iconic signer.
@halabuur964
@halabuur964 3 жыл бұрын
Naxariis iyo nabad galyo korkooda ha ahaato kuwa aan aqoon sida loo khiyaamo qalbi aaminay 😥 7 /8/2021 isniin 5:50 pm Hargeisa somaliland . Si aan u soo xasuusto like ii saar wll .
@Trusfrated02
@Trusfrated02 2 жыл бұрын
It's been a year. How u doing
@MoTawX
@MoTawX 2 жыл бұрын
Wlaaal🥹 Sethy ☝️
@vishalkhan6367
@vishalkhan6367 2 жыл бұрын
Lol he’s dead mybe 😢
@faadhigotahliil1371
@faadhigotahliil1371 2 жыл бұрын
7 / 1 / 2023 malin isiin ah
@king_ipriyoz47
@king_ipriyoz47 Жыл бұрын
Mano shahay zhp🙌
@fathia387
@fathia387 Жыл бұрын
Heesta waxan ka iska ooya markan maqlo💔😭waxan ku soo xasuustaa wllkey curud oo ka dhegaysan jiray tv markay ka soo gasho 2011 isagoo 10 jir ah waxuu ahaa garabkeyga😭2013 buu xanuunsadey ilaa hadana sidii buu u xanuunsayaa wllayaal iigu soo duceeya inuu ilahy ii caafiyo wllkey😭😭
@mohawacayz773
@mohawacayz773 Жыл бұрын
Allaha ku caafiyo abyo wllka
@AnasCabdiqani-nd4ue
@AnasCabdiqani-nd4ue Жыл бұрын
Allaha caafiyo wll
@fathia387
@fathia387 Жыл бұрын
@@mohawacayz773 amiin abowe qali😭❤
@fathia387
@fathia387 Жыл бұрын
@@AnasCabdiqani-nd4ue amiin wllo qli😭❤
@qadarsaeed
@qadarsaeed 9 ай бұрын
Alaha kucafiyo ind pls samir kusamir qadarka ilahay I know it,s hard but you can do it 😭
@Xulkaqaraamka
@Xulkaqaraamka 2 жыл бұрын
After 2 years kadib baan dib u soo booqday Heestan waxaan filayaa inad Nabad Qabtid Ex runtii waxaanba aminsanahay jabka inuu ku wacan yahay jacaylku Because ma Garaneyn Nimcada an heystay kahor inta aanan kala Harin Farxad Aan Dhammaad lahayn Dhameys dumarey 2013 Between 2018 After 4 years Kadib 25/10/2022 ban gocanayaa Waayahaygii wacnaa iyo xusuus ii gaar ah 🥰 Fadlan isoo xasuusi qormadan Haddii aad iga danbeysid like 👍 iisaar
@jannoahmett4528
@jannoahmett4528 Жыл бұрын
Bini aadamku nimcada uu haysto ma dareemo ilaa uu waayo mooyee 🤍.
@Xulkaqaraamka
@Xulkaqaraamka Жыл бұрын
@@jannoahmett4528 Absolutely qofka aad waayo is weheshateen dadka in door ah buu kaaga dhowyahay ha guuleysto jacaylku is weheshada intii dookhu mideeyaay👐
@yaxyecabdi-bi6lz
@yaxyecabdi-bi6lz Жыл бұрын
Mar marka qaar waxan isweydiya muxu yahay jacayl maxad u weyneysa qofka ad sida dhabta ah u jeclato o u kaga foganaya . Ad ban u darema xanunka jacayl mar walbane waxan ku duceysta Inan Helo qofkeygi an jecla .
@fiicanjimaale7652
@fiicanjimaale7652 Жыл бұрын
Nasiib iskuma adan helin labadinaba lkn nolol iyo nasiib kasi wacan ku rajenaya wll ayadana (ex) tadana sido kle 🥹🥰
@Xulkaqaraamka
@Xulkaqaraamka Жыл бұрын
@@fiicanjimaale7652 Sharaf iyo karaamo walaalo waynu gaari doonna guri reys leh iyo doog"....
@queenrayan6292
@queenrayan6292 5 жыл бұрын
Naftan igu dhaxnooley 😭💗 jaceylkii sanada badan xasuustisa ku noolaaa waxa uu ahaa xili qurux badan oo mcn wax walba qadarta alle ka weyn 😢 farxad igu nolow meesha aduunka ka joogtaba💕 2019 sagotin👍 dhac kusiii 💑
@shaficali2304
@shaficali2304 3 жыл бұрын
Snd Ka dib xge jogta queen
@mohamedamein6002
@mohamedamein6002 3 жыл бұрын
Ana wankula qaba Queen 👸
@queenrayan6292
@queenrayan6292 3 жыл бұрын
@@shaficali2304 alxmd adunka dhinac kaga noolahay
@queenrayan6292
@queenrayan6292 3 жыл бұрын
@@mohamedamein6002 hawaro jacelka🙈
@daafahamedia9544
@daafahamedia9544 3 жыл бұрын
Wish you nolol kamacan mid ka naxaris badan i.a and and you will
@CadeShorter1122
@CadeShorter1122 Жыл бұрын
Naftan igu dhex noolee “Najax mcnto”❤️🫂🌹 dhaawac inuu kugaaree dhibaan kaa ilaashaa 🫶👸2023 waa sanadaa helay ayada waxaan rajayn inuu allah khayr noogu dhameeyo 🥺🌹❤️
@maaful
@maaful 9 ай бұрын
Gabar aan jeclaa oo aan xaafadooda ugu tegi jirtey baa heestaan markii ugu horreysey ii shiday. Gabadhii nin kale baa iga qaaday balse markii aan heestaan arko baan gabadhii iyo jacaylkii aan u qabey soo xusuustaa. Wax kasta oo la waayo dhan bay faa'aado ka yihiin waayo xusuustaas baan ku raaxaystaa Thanks Jooqle.
@Fadumoqalinle775
@Fadumoqalinle775 6 жыл бұрын
2019😭🙁Hana’d miss you 😘 Wllo qali maa laga yabo inaa Ku ilawo😭waaan Ku xisay wax badan curadkii Abahey mcn ☀️heestan walkey ila dhashy ayn Ku so xasusta😘♥️
@axmadmaxamed4243
@axmadmaxamed4243 2 жыл бұрын
Fàtima abdilahi wlshydii Qliga ahayd
@ilkacaseali7214
@ilkacaseali7214 2 жыл бұрын
🙂🙂🙂🙂memorable miyaa abyo
@yasirforbe176
@yasirforbe176 2 жыл бұрын
Comment 3yr kahor wye heestana waxay so baxday hada 😂😂😂😂😂😂😂
@sumayaamiin3640
@sumayaamiin3640 2 жыл бұрын
@@yasirforbe176 imika aaaaa 13 sano kahorbey sobxdey
@khadijaahmed2253
@khadijaahmed2253 6 жыл бұрын
12,12,2018 waxaan isla dhageysanena ninkayga aan aduunka ujeclahay❤️ anago norway isla joogno . Naftan igu dhexnooley dhaawac inu ku gaariyo dhib baan kaa ilaalshaa❤️💋
@foziyaibraahim5749
@foziyaibraahim5749 5 жыл бұрын
Fu so hjxj
@abdinorshukri50
@abdinorshukri50 5 жыл бұрын
Alle ha isukindayo
@abdirahimmahdi3401
@abdirahimmahdi3401 4 жыл бұрын
Good 👍
@jinaan4860
@jinaan4860 2 жыл бұрын
Wali ma is qabtaan 😅😁
@amiinsamadoon2571
@amiinsamadoon2571 2 жыл бұрын
@@jinaan4860 waa furi 😅😁🙌
@nasabboy3580
@nasabboy3580 2 жыл бұрын
2023 yaa daawanayaa al fanaan jooqle illahay caafimaad taam ah ha siiyo😢
@cabdallejamac
@cabdallejamac Жыл бұрын
Tiktok ka so aragtay😂😂😊
@najmakayze463
@najmakayze463 Жыл бұрын
Aamiin alle ha caafiyo
@dulmididjamaalodaway4049
@dulmididjamaalodaway4049 9 ай бұрын
Alle caafimaad ha siiyo
@diriegudinle3897
@diriegudinle3897 4 жыл бұрын
😭Jooqle shire 5sano ayuu isbitaal London kuyaala kujiraa walaalayaal u duceeya in ilaahay caafiyo run ahaantii asaga iyo familkiisa waa wadaniyiin marwaliba
@mohawacayz5323
@mohawacayz5323 4 жыл бұрын
Ilahay hacaafiyo aderky
@diamondosman7646
@diamondosman7646 2 жыл бұрын
Ilhy ha caafiyo 😭😭
@anzalaliabdi6844
@anzalaliabdi6844 2 жыл бұрын
Allah hacafiyo
@apdohakim1650
@apdohakim1650 2 жыл бұрын
ALLAH YASHFIIH
@faaraxmaxamuud163
@faaraxmaxamuud163 Жыл бұрын
Allaha caafiyo
@yousufaliyasin
@yousufaliyasin 4 жыл бұрын
2021 🤧 jooqle Best Song Waxaad tahay dhameys dumar Dareen aan la haynoo Rabi kala dhantaaline 😢😢😢 JOOQLE LEGEND 💯💥💫 One of the best Songs of all Time 🌟 Wuu xanuunsanaya ee alle Ha caafiyo aaminta u mara
@husnimubarak4574
@husnimubarak4574 3 жыл бұрын
Dhaliil Not dareen
@hassanolol1292
@hassanolol1292 3 жыл бұрын
@Zakaria Abdi Mohammed 🤣🤣🤣🤣
@khayremedia5020
@khayremedia5020 3 жыл бұрын
@Zakaria Abdi Mohammed 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@yousufaliyasin
@yousufaliyasin 3 жыл бұрын
@@husnimubarak4574 thanks ustaad 😁🙌🤝
@yousufaliyasin
@yousufaliyasin 3 жыл бұрын
@@husnimubarak4574 thanks Hilmaan hadal ku majirto 😁
@mohamedabdinasirali349
@mohamedabdinasirali349 Жыл бұрын
Waxaan xasuustaa 2012 inaan ka dhageeysan jiray tellka walsheey iga weyn walipa anigoo yar markaas waaan iska dhafeeysan jiray anigoo waxba ka fahansaneen heesta lkn hada wax walpa anoo fahansan dhagesnaayaa ❤❤ Waan hupaaa inaaa heestaan dip usoo raadisay intii iga danbeeysa like ta ha ila ag marina 🥰❤
@MinoMaanka-qb1tj
@MinoMaanka-qb1tj Жыл бұрын
Same🥰
@abdihakimaliabdi7594
@abdihakimaliabdi7594 6 жыл бұрын
Yaa 2019 ila dawanoyo hestan still love this song 😍
@OsmanOsman-ge5st
@OsmanOsman-ge5st 5 жыл бұрын
Am I am watching this in 2019 of October
@anisadahir8010
@anisadahir8010 5 жыл бұрын
Shuraim Ali official aniga kula dawanaya wan ka helaa heesahiisa 😍😍😍😍😍
@shamsofarasle8198
@shamsofarasle8198 5 жыл бұрын
Aniga 05\01/2020
@bilyadhaan
@bilyadhaan 2 жыл бұрын
2022🥺🥺hello
@zalmazweet2509
@zalmazweet2509 Жыл бұрын
2023🥺
@Mumu_maow
@Mumu_maow 5 жыл бұрын
Fananka asago xanunsan igu dambeysay Ee wn uduceynaya he amiinta so dhaha, Allow cfmd taam kusi allow dembi dhaaf kga dhig xanunka ku haayo adoo nbda dib nogu so laabo boqorki fankoo🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🙏
@johnmaier1550
@johnmaier1550 4 жыл бұрын
Aad ayaa utaakeraa Ani 😭
@shafiehassan1239
@shafiehassan1239 4 жыл бұрын
Amiin
@liibaanbilbil8687
@liibaanbilbil8687 4 жыл бұрын
Aamin
@أخوكمأخوكم-ظ9خ
@أخوكمأخوكم-ظ9خ 4 жыл бұрын
Aaamiin
@balqiishussein4011
@balqiishussein4011 4 жыл бұрын
Aamen wll
@khalidfantastic
@khalidfantastic 2 ай бұрын
4/12/2024 waan soo laabtay ka dib markaan ka ahaan waayey jecaylka heeskan aan u qabo iyo xasuusaha igaga duugan runtii saxibyaal waxaan idiin rajeenaya wanaaG waa hubaal nolashu waa mid xasuuso kusoo koobmaysa oo gaaban❤
@HilaalSheik
@HilaalSheik 28 күн бұрын
Haaa wll wad ku dhawdahy dhagaysiga heestan ani waxay iithy 7/1/2025
@أخوكمأخوكم-ظ9خ
@أخوكمأخوكم-ظ9خ 4 жыл бұрын
Mataqaanan waxan usoo xasuustay heestan qof aan aad isku jeclaan oo calafka nakala waday waa laguursaday waxaan maanta maqlay in cunug lagu qalay runtii waan kanaxay ilaahow caafimaad taama sii oo farxadeeda usoo celi🙏🏼😭😭
@hipaaqcabdulahi9162
@hipaaqcabdulahi9162 2 жыл бұрын
Sorry bro😢😢nolosha sidasa
@Jamiila7698
@Jamiila7698 Жыл бұрын
Jacaylka dhabta ah waakan wllee🫡😭
@LiibaanSaleebaan-ou8nv
@LiibaanSaleebaan-ou8nv 7 ай бұрын
Ax. Waxaan ka jacayl ah 😢
@Fitaah69
@Fitaah69 4 жыл бұрын
Hees dreenkeeda wadata😪😥 Inta ila daawaneysa 2020_ka like_ta iisaara bal 🎧👌☝️
@LoverSheekh
@LoverSheekh 10 ай бұрын
Ilahay subxanuhu wtacalaa ha caafiyo wllken jooqle 😢
@karasay__01
@karasay__01 6 жыл бұрын
Who's here 2019 and remembering their past memories and their childhood😢😭 and really miss their childhood.
@mnbvmnbv8964
@mnbvmnbv8964 5 жыл бұрын
😭😭😭
@mnbvmnbv8964
@mnbvmnbv8964 5 жыл бұрын
My Childhood😭
@soomalimidnimowadajir5688
@soomalimidnimowadajir5688 5 жыл бұрын
Yeah here💖
@beanladen5726
@beanladen5726 4 жыл бұрын
Them days...Great to born Somali
@64yearsago59
@64yearsago59 4 жыл бұрын
Me.i don't miss my childhood
@sahrujawiilwal8291
@sahrujawiilwal8291 8 жыл бұрын
my daughter used to love this song when she was 8 month when ever she starts crying I will play this song and she will start smiling now she is all grown she is 6 years-old I have good memories with this song thanks alfanaan.
@husseinawjama6034
@husseinawjama6034 8 жыл бұрын
Is that true? Wobderful
@zackomarr
@zackomarr 7 жыл бұрын
sahruja wiilwal wllahy abyo hadkaga qalbigu itabty😪😍 mazha allha ilhay hakuudayo gadhada qarkloobadan Allah Ayan kaaga baray😍😍😪
@zackomarr
@zackomarr 7 жыл бұрын
Aduunku suu usona aya tussle uha😪
@abdirzakalinour9163
@abdirzakalinour9163 6 жыл бұрын
quranka eebe md u dadhidna wll
@mahadhassan4306
@mahadhassan4306 5 жыл бұрын
Heestan waxay soo baxaday 2010 inantaaduna haday 6 jirtahay siday udhagaysan jirtay bal halkaa wll inaga hubi
@abubakarAbdiweli-cg3wx
@abubakarAbdiweli-cg3wx 11 ай бұрын
Naftaan igu dhaxnooley 😢❤ jacelkii sanada badaan xasustisa Ku noolaa waxa uu ahaa xili qurux badaan oo mcn iyo jacel yaranta nagu galaay wax walbo qadartaa Alle Aya Ka weyn 😢farxaad igu nolow meshaa adunka ka jogtaaba athiga iyo sedigey cusub abdifatah farxad kunolodha waligiib🤲
@aarka_Gamer
@aarka_Gamer 3 жыл бұрын
2022 yaa dawanaaya Like sara Akhyaarey walahi wan tageraa Ustaad Jooqle alle hadaye🥰❤🎤
@ayaaahahmed5180
@ayaaahahmed5180 2 жыл бұрын
Waxan maqli jiray wqtiga mantaya mrku kugu xun yahy ayu kugu fican yahy ilahay s.w. Waxan ka baryaya qof walbo msgkyga arka inu si niyada iguso duceyo murad baan leyahay insha aalah 👏🏻✋
@ibrahimm.mohamed2097
@ibrahimm.mohamed2097 2 жыл бұрын
You will get what ever you want InshaAllah
@qaraashaabdillahi4445
@qaraashaabdillahi4445 2 жыл бұрын
Inshallah guul gadh walal
@dahirmohamed6254
@dahirmohamed6254 2 жыл бұрын
Muradkaga allaha sahlo
@Carafat76
@Carafat76 2 жыл бұрын
Ilaahay kuu fuliyo muraadkaaga
@abdullahiibrahim8730
@abdullahiibrahim8730 2 жыл бұрын
Allah kuu sahlo wllo
@suusan672
@suusan672 2 жыл бұрын
Kuma dhaafi karaye dhab jacayl ah iga hoo🥺 xasuus ay I tahay heestan jacaylkeyga 2017kii anago markas le iso baranay ayuu iso diray hadana xaskiisa ayan ahay alxm
@hafidadamz
@hafidadamz 3 жыл бұрын
2022 and it’s still one of best Somali songs 🔥
@Rumaan737
@Rumaan737 2 жыл бұрын
Sidayda 2022🖇♥️🦁
@agesago1900
@agesago1900 2 жыл бұрын
Yep, old is gold 👌 💛
@eshlahassan5899
@eshlahassan5899 2 жыл бұрын
kula mid marka leygu kacoba wan ku soo laabta 😂🥺
@officiall3248
@officiall3248 2 жыл бұрын
Ana jacaylka igu kordha
@hantiileabdi6942
@hantiileabdi6942 2 жыл бұрын
1Bil baad iga horeysaa kk
@cristover8552
@cristover8552 2 жыл бұрын
Heestan waxaan dhegysqnataa haytan oo ha 2022 waxaan joogaa Canada Ottawa inta iga denbeysa love haila dhigin
@kaafiofficial3950
@kaafiofficial3950 Жыл бұрын
Only legends 2024 like heyla dhafin❤🎉
@drdilihow3547
@drdilihow3547 3 жыл бұрын
From 2010 to 2021 still listening this song its one of my favorite song 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maxamedcabdiofficial4571
@maxamedcabdiofficial4571 3 жыл бұрын
Anoo 8 sano jiro lasoo dhigay hdana waa favorite songg🥰
@intisarmohamed8412
@intisarmohamed8412 5 жыл бұрын
2020 yaa dhagaysta 😍❤️
@xafsoxubi1003
@xafsoxubi1003 4 жыл бұрын
Anigaaa
@abdilahiyousuf2705
@abdilahiyousuf2705 4 жыл бұрын
Aniga wlle Hh
@mustafemowliid3803
@mustafemowliid3803 4 жыл бұрын
@Intisar Mohamed aniga wll qali heestan xusuus gaara ayay igu ledahay
@zakisoomali1377
@zakisoomali1377 Жыл бұрын
Heestaaaz Markayy Soo Baxysay Gabar baa inoo DhaLtyy ManTana Waa13 jir 😊 13 Kaaz 3anO waa DhagEesanayy❤
@abdulhalimabdullahi9907
@abdulhalimabdullahi9907 5 жыл бұрын
In my opinion this is the best somali song i've ever heard.
@deeqismail253
@deeqismail253 5 жыл бұрын
kuma dhaafi karaYe dhab jacayla igaHo💗 2020 wali inta heestan ila dhagaYsanaYsa farta taaG 🤗
@xafsoxubi1003
@xafsoxubi1003 4 жыл бұрын
🖕🖕🖕
@kingfei3988
@kingfei3988 4 жыл бұрын
Wah😂😂😂koleey adeey ka banaantehe cadi iska dhig
@nimcoahmed5603
@nimcoahmed5603 3 жыл бұрын
2021 baa dawanayaa 😢🎈😍
@engmanoor689
@engmanoor689 3 жыл бұрын
☝️☝️☝️☝️
@Salahfarah1
@Salahfarah1 Жыл бұрын
Waxaan maqlay inaad dhimatay ina jooqlow, waan amini wayay runti waxa dunida noga tagtay fan mucjiso ah oo cajaaib leh! Ashaqaraar leh. Fankaad hees walba oon daaro waxay i leedahay xasuus gaar ah, taaso qalbigayga ku leh raad u muuqda ruuxi ila rafiiqa. Gobonimo jannada ku lad idinka rabbi.
@sirabdiwahidkj.8246
@sirabdiwahidkj.8246 3 жыл бұрын
Waxay dhagahayga Culaysay Heestan Muddo dhan 7 Sanno, Horaantii Sannadkii 2014 ayaan bartay Midhaheeda, Waa Erayo dhan ah oo lagu ladhay Laxan aan Caadi ahayn, Kaas oo dareenka aadmaha ka ganacsanaaya. Mahadsanid Jooqloow intaad Codkaaga Noogu raaxaysay!!
@marwo6198
@marwo6198 2 жыл бұрын
Ad iyo 🙌
@marwo6198
@marwo6198 2 жыл бұрын
Waxaaan kaa waad sidaa u caabirtaad dareeka heestu Leda ahy wayo qofkaa heesti fahim kaar baa kaaraanay jacely ka ganacsika
@theclassicman6730
@theclassicman6730 5 жыл бұрын
Who still watching this beautiful somali song 2019?
@ruqiyarubaabi6999
@ruqiyarubaabi6999 Жыл бұрын
Tarikhdu isma qariso iga danbeyo like sar 2023 old is gold😢
@haajihazzan9715
@haajihazzan9715 4 жыл бұрын
2021 Inta Dhagaysanaysa Jooqle Alle Caafimaad Taam ah Ha Siiyo Fanaan Qaran❤
@ruqiyarubaabi6999
@ruqiyarubaabi6999 3 жыл бұрын
Amiin yarabii xanunkisu wamxyba layidhi hn 😥
@hanad2k20sv3
@hanad2k20sv3 5 жыл бұрын
Heestan waxa ku xasuusta ninkeyga I soo diray😭😭xasuus ahaan😭o 🇰🇪 ku nool marka rabo jaceylkeeni inaa soo xasuusto waa shitaa waaa 😭😭😭kadibna jaceylkeyga 100%noqdaa 😭cajiib waa hees power leh😘ilahoow isku kaaya keen aniga iyo Siciid amiin yarabi
@ifraxqurux8934
@ifraxqurux8934 3 жыл бұрын
Aaaamn
@siciidsakariye1842
@siciidsakariye1842 2 жыл бұрын
Wll waxn isku dhacnay gbr mudo bdn xiriir naga dhaxeeyy
@najaahhuseen237
@najaahhuseen237 Жыл бұрын
Dhankastoon kaaa eegan waad dhuga sha wacntoo😍ax yaaa cod
@zakiosman1264
@zakiosman1264 3 жыл бұрын
thank you himilo for shoted this clip, its from the golden era and best age from 2009 to 2014. jooqle, qoomaal, abdi holland, farhiya fiska, ikraan carraale and the list goes on ...............
@asxaabul-ducaat2852
@asxaabul-ducaat2852 2 жыл бұрын
2009--2014 it was golden era 4me wlh
@alishafti5977
@alishafti5977 2 жыл бұрын
Now all the heeso are about dhegohadal and nonsense. I used to listen this song back in 2011 while i was an idp living in Waberi district, xaafadda Maajo. I used to smoke shiisha casually with my high school mates listening this song. Naftan igu dhex nooley, dhaawac inuu ku gaariyo dhibtaan kaa ilaashaa. It touches and hits me hard really. 😥
@CabdidhereNur
@CabdidhereNur 5 жыл бұрын
21.8.2019 Swizerland ayn joogaa school ayaan kujiraa wixii iga danbeeyay like isaara tol hadaaa nahey jooqle ilhy haku caafiyo🤲💪
@hassandhuntow8240
@hassandhuntow8240 4 жыл бұрын
K
@Hazeeeeeeeel
@Hazeeeeeeeel 9 ай бұрын
Ameen yaa rabi
@Omer-m4v5i
@Omer-m4v5i 2 ай бұрын
Waa hees aan ku xasuusto sanad aan isku dayay inaan masuuliyadayda korka saarto ama is dabaro oo aan iskufilaado shaqooyin adagna soo qabtay walina waan dhagaysanayaa fanaanka codka dahabiga leh alle ha u naxariistee 2024
@Zailac2222
@Zailac2222 5 жыл бұрын
After 10years still lessening 2020 Allaw cimriga noo siyaadi
@khadarkhaan7588
@khadarkhaan7588 3 жыл бұрын
2021
@cilmisidechanal404
@cilmisidechanal404 6 жыл бұрын
1/1/2019 yaaa iga danbeeyo Sanadka cusub ayadoo waga baryin ayaaan dhagaysanayaa walina maseexan inta jeceyl soomartay ayaa Ifahmi karto
@generalciisadheere363
@generalciisadheere363 6 жыл бұрын
Aniga lipaax ilaa 2010 xiiseeya
@sagalb9780
@sagalb9780 5 жыл бұрын
7/-/-4/ 2019😍😍💖💙❤💋💋💋💋💋💋💋
@amirkagarisa4761
@amirkagarisa4761 5 жыл бұрын
Sorry wanku fahmaya ana hada xldan maraya
@قاسمباوفا
@قاسمباوفا 5 жыл бұрын
@@amirkagarisa4761 hhhhhhh xanuun waaye wlhi iska sabra weey hagaageesaa
@قاسمباوفا
@قاسمباوفا 5 жыл бұрын
Xanuun waaye aboowe dareemay laakin sabar
@YahyaDaud-qv1nd
@YahyaDaud-qv1nd 14 күн бұрын
Anyone in 2025 🎉❤S
@darkooskin
@darkooskin 5 күн бұрын
Jooqle Blood Line !
@rahowibrahim4573
@rahowibrahim4573 17 сағат бұрын
Legend am here
@zaamhussein1119
@zaamhussein1119 5 жыл бұрын
Yaa ila daawanaya 2020 toban sano kadib marki ay so baxday heestan🥺❤️
@-khaalidfantastic
@-khaalidfantastic Жыл бұрын
Xasuuso ayey ahaadayn dadkii aan asxaabta ahayn ee heeskan wada dhagaysan jirnay maalin ayeynu dhamaanteen xasuuso ahaanayna nolashu way gaabantay waan soo laaban doona hadii aan noolahay❤😢
@nemoabdi9479
@nemoabdi9479 3 ай бұрын
Adan kugu xasuusta hees walpa o quruh badan wlhy wllo😢😢cafiifa abheed 💔 wakhtiga sida idhi o inaga hiishay
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 ай бұрын
Qalbiga Alle Hakuu Qaboojiyo Wll ❤😢
@mustafaahmed2017
@mustafaahmed2017 4 жыл бұрын
Heestan waxa dhagaysan jirtay gabar aan aad u jeclaa back then, 2009kii. Gabadhaasi waxa la ii sheegay in wiil ay isku school yihin ay iyana aad u jeceshay. Waanu yaryarayn dhammaantayo, se iyada ayaa ilaa 5 sano iga yarayd. Gurigooga ayaan badanaa tegi jiray, maadaaama oo aanu jaar ahayn.. Wali ma ilaabo heestan
@jannoahmett4528
@jannoahmett4528 Жыл бұрын
Hada xagay ku danbaysay gabadhaasi
@mdy387
@mdy387 5 жыл бұрын
Waxad tahay dhamays dumar Dhaliil aan lahaynoo rabi kala dhantaaline Naftan igu dhex nooleey Dhawac kugaariyo dhibaan kaa ilaasha. Fanaan ku Dayasho mudan wuxuu tusaale u yahay fanka somaliyeed 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@Araweelo110
@Araweelo110 7 ай бұрын
It’s 2024 and I’m still listening to this masterpiece❤️ legend abdi shire jama caadi ma aha heestani🫶 greetings from Hargeisa. Thursday, June 13,2024.
@nabaadlove6019
@nabaadlove6019 3 жыл бұрын
My favourite singer jooqle, may Allah give you shifaa, this was my healing song during my hard times xxx
@asiye717
@asiye717 5 жыл бұрын
10 sano kadib Ayan Dawanaa 🎤🎧🎶🎵🔊🎺🎻Heestii Hesaha
@UgaasMaxamed-v9n
@UgaasMaxamed-v9n 5 күн бұрын
Heestan aadka u Macaan Waxan Caawa dib Usoo Booqday😢1-2-2025 0ld is Gold❤ waa Habeen Jimce ah sacaduna Ay Tahay 12:20 😢 Heestan Waxay igu Leedahay Xasuus gaar ah waxa kaliya aan guurin wa xasuusta caawa hal mar bay Niyad iga so dhcday
@khadarhogad5835
@khadarhogad5835 3 жыл бұрын
Heestan waa mid aanan qeexi karayn xusuusta iyo mahadhada ay qalbigayga ku leedahay. 16|11|2021• ayaan laascanood Gaar ahaan Xaafadda Rooyal ka dhagaysanayaa. Illaa duhurkii ugu yaraan siddeed jeer baan ku ceshaday. Alloow Ninkanu ma heesay.
@SaHarlaOsman
@SaHarlaOsman Ай бұрын
caawa 2024 inay dhamato waxa ka hary hal maalin bari kaliya xiligan jaamacadi ayn ka imi imtixan inan diyariyo ayn ufarisan ibilabmaYa janaury 4 teda ilaHy hygu guleyo sanadka cusubna ilhy kuligen riyoyinkena hynoo rumeeyo insha'allaH wa xasuus qoralkani wn idinsalamay walalaYl😍
@fariihafani
@fariihafani Ай бұрын
Amiin qaali😂same 4 January imtixaan galaya lkn ani high school dhigtaa oo wali from 3 ahay 😢❤
@ebroooz
@ebroooz 11 ай бұрын
Still listening this song really takes me back ❤😢
@balqiishussein4011
@balqiishussein4011 4 жыл бұрын
2017 /2018/2019/2020 bishu waa 26june 2020 sacadduna waa 7:50 kobtuna waa hrgysa afar sano ayaan dawanayay allow cimriga noo dheray oo khyrka na waafaji bello jcyl la dhaho baa beerka na jary e ✌✌
@MurtiSameChanel
@MurtiSameChanel 6 жыл бұрын
heestan waxaan dhagaysan jiray waagan ahaa fasalka 7aad iyo 8aad 2010 maantana waa 2018 juun 25 isniin jaamacaday hal sano iiga hadhsan tahay wakhtigu muxuu ordayaa
@aragsanaragsan5735
@aragsanaragsan5735 4 жыл бұрын
Isku mid ba nahy wlhy schol ila jamacad ila sandka hesta dhegysn jirnay mala isku fac ba nhy ala xsuustu macaan 😭😭😭
@avv.xassanmaxamedmuse2564
@avv.xassanmaxamedmuse2564 4 жыл бұрын
Hada waa dhamaysay so mahan
@abdishakumohamed3314
@abdishakumohamed3314 3 жыл бұрын
@@aragsanaragsan5735 hada waa dhamayseen soma aha aniga sanadkan ban dhamenaya wakhtiga heesta sobaxday fasalka 5aad ban aha da adydana 11😥
@farbanwebka836
@farbanwebka836 3 жыл бұрын
Hada wad dhaaftay waxaas oodhan san filaayo 2022🥰
@hamdashiine7145
@hamdashiine7145 2 жыл бұрын
Waad dhamesy ayaan filaa!
@AbdirahmanInalibaax
@AbdirahmanInalibaax 9 ай бұрын
Caawa ayaan daawaday asoo xanusanaya heestan ayaan soo booqday allaaah cafimaad haku siyo
@reyanalihasan6993
@reyanalihasan6993 3 жыл бұрын
Hestan muno waku jclady wllshed muno way dhimanty wlhi waxay ii eheed wehel wayo hoyo abo labadena na dheleen wlhi hda inola leheed wa uqadi laaha muno abyo illahy haku naxaristo janada ina kukulano rajeena nolosha kuma kulmine 😭😭😭👸🤲
@DannyEnzo2025
@DannyEnzo2025 Жыл бұрын
Alaha unaxariisto abaayo maxa ku dhacayna hadaadan dhibsaneyn
@munaadam1859
@munaadam1859 9 ай бұрын
Alle ha unaxriisto wll🤲
@husseinapokor6195
@husseinapokor6195 Жыл бұрын
Wllhi wa xasuus an dhimaneyn wa yaab sida maalmuhu usocodeen alle haku xifdiyo jooqle ❤❤❤🎉
@samirasheik2135
@samirasheik2135 9 ай бұрын
Heesatan wxan dhagysanya 2024 haben jimco si baxayo 7di fiidnimo o malinki 3aad iidka Wxn ku xasuusta exkygi ayaa dhagysan jirey wxn kuleyey nabad waratah ❤😊
@catirrasta4919
@catirrasta4919 6 жыл бұрын
Yaa xiligan dhagysanaya waxaa ku soo xasuustaa jcylkeygii igu horeyay😓😢😢
@movlogs6582
@movlogs6582 7 жыл бұрын
Naftan igu dhexnooloow dhaawac inuu ku gaariyo dhib baan kaa ilaa shaa 2018 ilaa 2070 hadaa noolaado waa dhagaysan.inchallah
@naiamaabdi4247
@naiamaabdi4247 7 жыл бұрын
Insha Allah abowe
@saadmohamed2963
@saadmohamed2963 3 жыл бұрын
Yahuu ilahay utowbad keen cumrigas somali magaraane😁🤣🤣
@ruqiyarubaabi6999
@ruqiyarubaabi6999 3 жыл бұрын
@@saadmohamed2963 🤣
@Ahmedsahane
@Ahmedsahane 9 ай бұрын
Heestan dhagaysigeeda waxaan bilaabay 2014 anoo talyaaniga jooga lkn 2024 wali sidii bay dhadhan iyo macne iigu leedahay. Love you Jooqle ❤ Allaha kucaafiyo
@maryanaadan4675
@maryanaadan4675 5 жыл бұрын
Heestan maanta aaba igu horeeso adeer Like ugu yaraan 5mar kusoo cel celshaday Qatar ,allow ku caafi jooqle cod mcn
@amiiramuuse5185
@amiiramuuse5185 2 жыл бұрын
Ani waxaan heestan ku xasuustaaaa jaceylkeyga ugu horeeyay ibraaaahim hassan gacal magaalada mogdisho degmada yaaqshiid wali waan isla joognaa alxm calafkeennaaa suganeenaaa 2015 meelahaas heestaan aad ujeclaaa markaa howsha xaafada qabanaaayo isaga inaan uqaadaayo iska niyeysan jiray wali nolosheydow kumaan ilaaawin waanku jecelahay maalinteenna waan sugi la ahay ❤️🥰 hai dhigin dhabtaaada isaaaar ❤️❤️❤️❤️
@amiiramuuse5185
@amiiramuuse5185 2 жыл бұрын
😢bal magacaagu meel walba maxaaan Ugu qoray 😢Anigoo kuwaayay 😢isma lahayn waaka la tagaysaaan Lkn wey dhacday after 9month Anoo murugsan 😢💔
@hassannurhassan7924
@hassannurhassan7924 Жыл бұрын
@@amiiramuuse5185 oh sorry sister i feel what you felt
@Jamiila7698
@Jamiila7698 Жыл бұрын
Sory😭🤚
@LiibaanSaleebaan-ou8nv
@LiibaanSaleebaan-ou8nv 7 ай бұрын
Badal khayr qaba wll😊
@Ayanyusuf-em1th
@Ayanyusuf-em1th 5 ай бұрын
@@amiiramuuse5185ma isku so labteen tolow hda walaal
@AbdulahiMahdi-g6c
@AbdulahiMahdi-g6c 3 ай бұрын
5/11/2024 anigoo arrete bus ku dhagaysanaya si aan kaam ka u tago oo saaacad ii jira 16:00 galabnimk oo school.kasoo baxay , What a glassic song❤🎉🎉.Mohamedou miidoh.
@miskidagan2204
@miskidagan2204 10 ай бұрын
Heestn wxa so boqdey 29march2024 sacada 1:55 waliba bil ramadn 19sogaleso cawa iga danbeyow nolol qurux bdn ku rajayn 🤲🏻Ana ducada iireeb 😍🥰
@mohamedbaashe6692
@mohamedbaashe6692 10 ай бұрын
@Xirsiev
@Xirsiev 16 күн бұрын
2025 marayaa halkaan ileen dareenadu ma dhamadaan mana duugoobaan!❤_Jooqle Allow cafimaad sareecan ah usii
@Momta299
@Momta299 Жыл бұрын
Dhibaan baan kaa i laasha mumtazeeey 🤍🦋🫶😭❤️ Ilaahay dhantaal iyo kuma tuso dhibaato.
@amin-magio
@amin-magio Жыл бұрын
anyone in 2024❤ muna 🎉🎉
@MaryamCuud-hi9ku
@MaryamCuud-hi9ku 11 ай бұрын
Same 2024
@QaraxeeyeWeene
@QaraxeeyeWeene 10 ай бұрын
Same 2024😂
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 10 ай бұрын
Yeah 2024🎉
@Akon6505
@Akon6505 10 ай бұрын
❤😢
@youngzidci4062
@youngzidci4062 10 ай бұрын
I'm here😮
@ImMak
@ImMak 4 жыл бұрын
1st january, 11 years and i still love it Thumps if you are watching it 2k21...
@samiirboss14
@samiirboss14 Жыл бұрын
Heestaan 2010 ayaan dhagaysan Jiray hadana waqtigu 2024 mantay oo ay 14 jirsatay sidii Ayaan u dhagaysanayaa anoo wali single ah ❤
@ZulthanYoussouf
@ZulthanYoussouf Жыл бұрын
After 13years soo raadiyayy Aug23-2023 16:20 maalin isniin ah i.a anigo wax qabsadayy oo ku tiirsananta dadka iska dhafayyy oo nolosheyda heer garsiyayy uso laban dona i.a i will come backk..!! Inta 2023 so boqatayy waan idin salamayy sxpal👋🏻❤️😊
@Runsheeg53633
@Runsheeg53633 2 жыл бұрын
This guy made our childhood very awesome and unique.
@xamsexadaari7737
@xamsexadaari7737 Жыл бұрын
Heestan qarni walba io jiil walba hees cusub bay u noqonaysa waxay kamid tahay heesaha lama ilaawaanka LAGEDN al ustaad jooqle shire😢❤❤
@khayyyo
@khayyyo 3 жыл бұрын
Old is gold this song is memories underrated singer jooqle😭😭❤
@Oogo
@Oogo 3 жыл бұрын
My best song 💘
@zarazerun4507
@zarazerun4507 2 жыл бұрын
Wkhtiga tagayOoow salaama 😭😭❤
@MohamadAli-tc3kx
@MohamadAli-tc3kx 3 жыл бұрын
I used to listen in 2011. I was in Addis Ababa and I remember how I used to hide it from my late mother😭😭😭
@princessbilan6436
@princessbilan6436 3 жыл бұрын
Same , I used listen 2011
@Mo_Amiin16
@Mo_Amiin16 3 жыл бұрын
What do u mean late mother?
@MohamadAli-tc3kx
@MohamadAli-tc3kx 3 жыл бұрын
@@Mo_Amiin16 she was died
@Mo_Amiin16
@Mo_Amiin16 3 жыл бұрын
@@MohamadAli-tc3kx okay bro rest in peace to her bro 🙏😥
@abdirashidbashirabdirahman2237
@abdirashidbashirabdirahman2237 11 ай бұрын
Waxan dhageysanaya heestan 2024/3/8 maalin jimco goorshayntu tahay 13:17 xasus ayey igu thy heestan waxa ii qadi jirtay jaceylkaygi balse waqtiga iyo wayaha ayaa nakala foogeyy mar waliba iyada kuso xasusta heestan 💔😓
@CABDUL_101
@CABDUL_101 Жыл бұрын
Runti markaan soo xasuusto Farxad ayaan daremaa waqtigii Aan wada qadanay in aan dib ugulabano Fiicnaan laheyda❤
@Ahmedsahane
@Ahmedsahane 7 жыл бұрын
heestan si niyada udhagaystaa waayo waxaan ku xasuusta jacaylkaygi iigu horeeyay hadana aan aad ukala fognhy dareen gaar ah Bay iileedahy runtii 😭😭😭
@farxiyomaxamedsalaad4959
@farxiyomaxamedsalaad4959 7 жыл бұрын
runtii Sxb isku fikir ayaan nahay
@rakiamahdi6824
@rakiamahdi6824 6 жыл бұрын
Ahmed Abdinasir
@hassanosman5786
@hassanosman5786 6 жыл бұрын
Kaliga matihid bro
@queenoftoday8841
@queenoftoday8841 6 жыл бұрын
Kaliga matihid wll😭😭
@korwaayeel4257
@korwaayeel4257 5 жыл бұрын
Hhhh ar seey u wada oo yaan fiiri Lkn runtii Ani xitaa heestaan dareen igu leedahay 😭😭😭😭
@saharlasu481
@saharlasu481 Жыл бұрын
Jooqle aroos Rotterdam ah baan ku arkay asagoo heesayo, hees samideyda ahna wuu qaadaa 💃🏽Allow ku caafi🤲🏾
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Anigu waan isku duubi lahaa sidaa u jeclahay jooqle😭😂ilaahoow caafi
@kingabdirixmaan5907
@kingabdirixmaan5907 3 жыл бұрын
Before 10 years still I listening What beautiful song 🎵 Joqle Allah blessed
@abdiazizbundid5135
@abdiazizbundid5135 Жыл бұрын
@dr.jamaal21
@dr.jamaal21 6 жыл бұрын
Waligay Jacayl iguma dhicin . Hadaze wax isagii u eeg eeg baa igu soo socda waana waxa halkan i keenay 😅 ilaahow midaa ii sahal oo calaf iigu dar haday ii roon tahay ❤❤❤
@abdirahmanmohamoud6632
@abdirahmanmohamoud6632 4 жыл бұрын
aamiin sxb
@naimashariifabdi3541
@naimashariifabdi3541 3 жыл бұрын
Wey kana qoftan jecshahy 😂❤️
@dr.jamaal21
@dr.jamaal21 3 жыл бұрын
@@naimashariifabdi3541 kkkk macquul maaha xageed labadaa sano oo dhan iga jirtay ? Lol
@humairahaji12345
@humairahaji12345 Жыл бұрын
​@@dr.jamaal21 ma heshay gabadhi wllo
@SaynabCumar-qt4im
@SaynabCumar-qt4im 3 ай бұрын
Hhh jacayl ku haya😂
@atocareh7066
@atocareh7066 2 ай бұрын
Manshallah cunsuriyada somaalida allah ha inaga soo Afjaro ❤ love and peace from Somalilander to you all
@Urcristiano-z2n
@Urcristiano-z2n Ай бұрын
State
@abdishakurmohaali9241
@abdishakurmohaali9241 4 жыл бұрын
walahay heestan xasuus 2010 anoo dugsiga hoose dhigta ayaan maqlli jirey waxana dhageysan jirey walashey nogu weyn schoolka marka loosisocda ayaan gaber yaro quruxbadan iska jecla inan dawado gabdha magacedu wa nasteexo talephan mahaysan iyana mahaysan dukanka markay usocoto ayan sii raaci jirey heestana uqaadi jirey kuma dhaafi karayee dhab jaceylkeyga hoo walahay xasuus hadana meelay kunooshahay ma aqaan bllse waa jaceylkeygi igu horeyay mana ilaawi karo😓 from posaso
@abdishakumohamed3314
@abdishakumohamed3314 3 жыл бұрын
Ninkaas waa aniga iaamina somali maxamadey😂
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
😁😁😁😁😁😁😁😁xoorma aheyd wakhrtigaaa😊🤣
@abdishakumohamed3314
@abdishakumohamed3314 3 жыл бұрын
@@amiiraadan3017 hhh sanadkii hore wlle anoo commentiyada akhrinaya ayuu iga soo horbaxay😂
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
@@abdishakumohamed3314 yaa ka soo hor baxey
@abdishakumohamed3314
@abdishakumohamed3314 3 жыл бұрын
@@amiiraadan3017 dee commentigayga aan qoray adiga dhowr commenti aan kugu arke youtube miya sida fb uisticmasha😂😂🤣
Jooqle iyo Nimca Dareen
8:46
Som Adam
Рет қаралды 2,1 МЛН
EID JAMA BATALAALE HEESTA HANI HCTV MUSIC 2017
7:57
Horn Cable Tv
Рет қаралды 2,6 МЛН
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
JOOQLE IYO NIMCO
10:55
Jibrilstudio
Рет қаралды 1,6 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4,7 МЛН
somali music Jooqle iyo Nimco Yaasiin C/ soo dhawoow aan ku dhowrto waligey
10:45
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Shiine Media
Рет қаралды 2,8 МЛН
eid jama and kaltun bacado mahadnaq
9:58
mcbarry10
Рет қаралды 1,9 МЛН
XAAWO KIIN IYO XUSEEN SHIRE - HAR II JIID (OFFICIAL VIDEO)
9:44
Tusmo Films
Рет қаралды 5 МЛН
Lafoole Heesti Ruun
9:04
Kozar yare officail (Yare)
Рет қаралды 7 МЛН
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН