HEES | Guur Dooni Maayo | Saynab Baxsan Iyo Maxamed Axmed Kuluc | Original | Lyrics

  Рет қаралды 153,713

MAADEYS

MAADEYS

Күн бұрын

Ereyada : Yuusuf Aadan Allaale
Laxanka : Cabdulle Yuusuf Hanuuniye
1986
Riwaayaddii : Cilmi Iyo Caado
The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com
Qoraalka Heesta
-------------------------
Anigu horayna uma guursan
Hadana guur dooni maayoo
Hadaba guur maxaad ku diidday
Anigu guur waxaan ku diiday
Raggoo idil waxaan uga giigay
Ee aan gabadhnimo u doortey
Gayaan baan jirin la qaatoon
Gar iyo gardaraba u daayey
Hadaad guri yeelan weyday
Oo aad gambo qaadan weyday
ma guumeys baa karoon
Ma raroo geedi aan dageyn
Ma furoo guri aan dhismayn
Adoo guuleysan karo
Go'doon leyskama dhigee
Gabadhyaheey waxaan kuu hayaa
Inuu guursado nin jecel
Oo aan godadlayn aqoon
Gafkuna ceeb layahay
Ma tahay gaari isku filan
Ma tahay inan garasho dheer
Gayaanku wuu badanyahee
Xilkaaga ma gudan kartaa
Guur lagu liibaanayaa
Ka soo go'ay afkaakee
Guntiisaan cidi ogaynoo
Hadhaw buu geeso bixin
Xumaan un lama gartee
Samaa la is garabdhigaa

Пікірлер: 84
@faadumosharci8349
@faadumosharci8349 2 жыл бұрын
Iminkaaa la qaaday may jirin balse haddaa gayaan la guursado jirin alllow guur xallaal ah oon godob lahayn guntiisuna adag tahy 👏❤
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Fadumo awoow xataa haduukugu xumaado waa qadar allaha addunkba raaxo ma talo illlahey baa yadhi sax maa maqal iyadoo quraanku rabi leeyahey addunaka wa ajano lakin aduunanak wa imataax bu illahey yadhi qof walaba lagu imtaxmaayo ma samrerey kollka barigii ore hada waxba uma dhaxeyo ee dhaqankaa kala waxcan dadkini hore qofka gursada furaan ma jirin hada wabaa sharci in la is furo kkk icd la yaabi mayso waa waqtiga
@fatumayussuf6787
@fatumayussuf6787 Жыл бұрын
Amiin😢
@sumayocaafi4
@sumayocaafi4 27 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedcabow8672
@ahmedcabow8672 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto kuluc iyo baxsan labaduba anigu baxsan ayaan waxbadan kagaranayaa Ilaahey wax ubad ah masiinin. Waxaan alle ugu baryayaa in uu jannooyinkiisa ku irzaaqo. 🤲
@abdihakimadam9304
@abdihakimadam9304 6 ай бұрын
waa habeen bisha ramadan 1 tahay. Sainab Xaji Cali Baxsan iyo M. Ahmed Kuluc Allaha u naxariiste heestan waxay ku jirtay riwaayadii cilmi iyo caado sanadki 2008 dii ayaan dvd ka daawan jirnay habeen kasta fiidkii, heestan ayaan aad uga heli jiray
@burhaan-ducoqabem.3863
@burhaan-ducoqabem.3863 3 жыл бұрын
"Ma raro geeddi aan deggayn Ma furo guri aan dhismayn.." "Guur lagu liibaanayaa ka soo Go'ay afkaagee guntiisaan cidi Ogayne hadhow buu geeso bixin!" Baydadka Baxsan si gaar ah ayey ashqaraar u leeyihiin. Hees iyo badh weeyi Allow u naxariis Kuluc iyo Baxsan.
@mustafecaaqib2254
@mustafecaaqib2254 10 ай бұрын
Alla naxariistii jano haka waraabiyo labada marxuunba manta duco ayey inagu leeyihiine maxamed axemd kuluc iyo saynab xaaji cali Baxsan
@IbraahimHaji04
@IbraahimHaji04 2 жыл бұрын
Ilaahay Ha u Naxariisto Labaduba waa Dhinteene Waagaas oo Ah 40 years ka Hor Bay Guurka ka Deyrinaayeen Hadii Xiligaan joogi Lahayeen kawarama Bal cajaaib
@Mooskaxaaji
@Mooskaxaaji 3 жыл бұрын
"Ma raro geeddi aan degeyn Ma fura guri aan dhismeyn" Heesta macnaheedii oo dhan intaas ayey ku soo ururtay
@shabeelkabeeye3304
@shabeelkabeeye3304 2 жыл бұрын
Codkeeda ayaa qalbiga kaaga dhacaaya illahaw kuu naxariso maamo qaran.
@idirismowliid8870
@idirismowliid8870 2 жыл бұрын
Ilaahay idamkii waa intaan afka ku hayay..
@hassanmohmed3894
@hassanmohmed3894 10 ай бұрын
Ben maha wllhi codkeda maba laqiysi kro
@badrinour6288
@badrinour6288 3 жыл бұрын
Hees mug weyn yaa salaam Allaha unaxariisto Kuluc iyo Mama Baxsan Mahadsanid Mazuul #Maadeys adiguna
@bile-25
@bile-25 Жыл бұрын
Inta aan guursan waan nii salaamay👋🏽
@fatumayussuf6787
@fatumayussuf6787 Жыл бұрын
Wankaqadnay😅
@Maryan_idil
@Maryan_idil Жыл бұрын
Waa kaa qadnay hadhowna guursan maaayo 😂❤
@bile-25
@bile-25 Жыл бұрын
@@Maryan_idil orodoo guurso hasoo taagnaane 😳🤣
@Maryan_idil
@Maryan_idil Жыл бұрын
@@bile-25 iguma ogid 😂😂
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 9 ай бұрын
@@bile-25wan kaa Qaaday 😂
@AhmedHassan-yu2oy
@AhmedHassan-yu2oy 2 жыл бұрын
Ilaahiyow naxariistaadii janno iyaga iyo anagaba Aamiin
@haboonhoodo2663
@haboonhoodo2663 3 жыл бұрын
Ma Raro geedi aan dagayn ma furo guri aan dhismayn 👍✅ Godka eego kuu nuur baxsan
@Tubeec699
@Tubeec699 3 жыл бұрын
Riwayadii cilmi iyo caadi Mirihii:Yuusuf Aadan Allaale Laxankii: Cabdulle yuusuf Hanuuniye Qabasho: 1986 Allah ha Ugu wada deeqo jannada Amiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲
@idirismowliid8870
@idirismowliid8870 2 жыл бұрын
1985 kii ayay ahayd Waxaa duubtay UNICEF Somalia..
@mohamudilkacase8356
@mohamudilkacase8356 9 ай бұрын
Codki saynab cali baxsan iyo cali gaab
@dekosharaf6823
@dekosharaf6823 7 ай бұрын
Cali gaab mahan wa maxamad axmad kuluc
@SaladohasanMuse
@SaladohasanMuse 4 ай бұрын
Wey jiraan badan oo fiican ee ilaahey haku beego intaan guursan ama guurka ka halaaway waan hubaa iney jiraan rag badan oo cabsanaya kana cabsanayana gabdho aan dhaqan laheyn iyo dumar badan oo guur xumada raga qaar ka baxaya labada dhinacba rabiyo adaa garanaya isku beeg runtii guurku ma ahan wax laga baqo ee nolol wanagsan qofkuu alle udoono
@qaalidumar8810
@qaalidumar8810 3 жыл бұрын
Runta ka hadashay mamo baxan wax soo sacday ka hadlaysay oo hada taagan arinty sheegty labo dooda allh u naxarusto
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Allow uwada naxariiso waxey ahayen labo legends waxey ku jireen riwayadii cilmi iyo caado
@daahirabiibmuxumed2190
@daahirabiibmuxumed2190 Жыл бұрын
Yaa iladaawanaya 2023ka like 👍 saar wllo
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 9 ай бұрын
Aniga ☝️
@faaomar8598
@faaomar8598 3 жыл бұрын
Allaha u qoboojiyo qabriga lambada fanaan kuluc iyo baxsan I love ❤️❤️Somali suugaan
@cabdisamad1898
@cabdisamad1898 3 жыл бұрын
lk0llk0plkpklll0lkllj Llklkllkklkl lkll😯😄
@cabdisamad1898
@cabdisamad1898 3 жыл бұрын
Llllp00ip0000p0
@cabdisamad1898
@cabdisamad1898 3 жыл бұрын
0i
@alisaid2008
@alisaid2008 3 ай бұрын
Mirihii yuusuf aadan alaale laxankii hanuuniye codka baxsan iyo kuluc
@musabmuaad3042
@musabmuaad3042 3 жыл бұрын
Ruwaayadii dhedo roob noqon weyse heestan ,allaha u naxriisto Kuluc & Baxsan.
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 2 жыл бұрын
Mise wa cilmi iyo caado ereyada Yusuf alaale??
@ahmedhassan648
@ahmedhassan648 2 жыл бұрын
Cilmi iyo caado
@issehumbul4183
@issehumbul4183 9 ай бұрын
Waa Halka gabar ee heesaha ah qaado raga kaga horeyso page ka koobaad #saynab
@gacalwalalaabo835
@gacalwalalaabo835 3 жыл бұрын
alla aun kuluc iyo baxsan thanks nowadays old song i listen first time this song
@cabaasfaysal2002
@cabaasfaysal2002 3 жыл бұрын
El L
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
Heestaan waxey u laxan eg thy heesta cilmi iyo caado ee binti cumar gacal iyo laari qaadan
@xamdiliiro1613
@xamdiliiro1613 2 жыл бұрын
Ma ila aragtay 😂
@shabeelkabeeye3304
@shabeelkabeeye3304 2 жыл бұрын
Haa waa isla ruwaayadaas
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
@@shabeelkabeeye3304 ok sxb
@abshircarab18
@abshircarab18 Жыл бұрын
@@xamdiliiro1613 haa
@xamdiayaan1307
@xamdiayaan1307 2 жыл бұрын
Gayan ban jirin la qaatan gar iyo gardaraaba udaayay
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 3 жыл бұрын
Ma guumeys baa karoon ? Haa, waa run midaa ogahay wey diiday guur. Gumees baa karon.
@sulekholove1646
@sulekholove1646 2 жыл бұрын
Tiktiko kasoo raacay heestaan
@cabaascade8207
@cabaascade8207 2 жыл бұрын
Anaa kula Mid ah wllhi aduunka hees haaf ah igu necbahy😂😂
@sulekholove1646
@sulekholove1646 2 жыл бұрын
@@cabaascade8207 kkkkkkk
@hindaothman7758
@hindaothman7758 2 жыл бұрын
Ana sido kle
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 9 ай бұрын
Horayna uma guursan hadana guur dooni maayo heestaa anay iga hadlaysaa.
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 11 ай бұрын
Ruwayad cilmi iyo cado ku jirta
@zakiabdi4793
@zakiabdi4793 10 ай бұрын
heeso waa haasihi hore
@nabiilyare6139
@nabiilyare6139 3 жыл бұрын
MA GUUMEYSBAA BAA KAROON 😂 WOW MADEYS HORAY USACO ❤
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 Жыл бұрын
Eraydii abwaan yuusuf allaale Waxay walaalo ahaayen abwaan cisman allaale cisman askari
@abdirahmandhagacadde8214
@abdirahmandhagacadde8214 2 жыл бұрын
From Tik tok
@Abunura-e8s
@Abunura-e8s Жыл бұрын
Alaw u naxariso
@hamdixarago8234
@hamdixarago8234 2 жыл бұрын
Hadhowtuu geeso bixin run badanaa
@AbdiharedMohamedshigshigow75
@AbdiharedMohamedshigshigow75 6 ай бұрын
Alla yaraxma labada marxuum naxariista jano allaha ka waraabiyo
@mohaismail4536
@mohaismail4536 6 ай бұрын
Ax nasabuuu saynab iyo kuluc Rabbi haydin janeeyo
@MohadcaddeJikaar
@MohadcaddeJikaar 5 ай бұрын
2024 ayaa daawanaya😢
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 Жыл бұрын
Hadaad guri yeelan waydey Oo aad gambo qaadan waydey Ma guumeys’baad. kadooran?
@maxamedali8565
@maxamedali8565 5 ай бұрын
Yaa salam
@walalterry9660
@walalterry9660 3 жыл бұрын
Waxan Ahay Qofkii ugu Horeye aa Dawada Muqalkan 🥰🥰
@dawand6946
@dawand6946 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@suldaanabdirisakyusuf7427
@suldaanabdirisakyusuf7427 3 жыл бұрын
Cajiib midhaha heestu abwaankii weyne yuusuf aadan alaale ayaa ku faro yaraystay hadanaan khaldanayn ruwaayadii cilmi iyo caado bey ku jirtay heestani.
@husseinmohamud4187
@husseinmohamud4187 3 жыл бұрын
Aun zeynbad xaji cali baxsan iyo maxamed axmed
@culusowpoi4399
@culusowpoi4399 3 жыл бұрын
Ruwayadan waxa layira cilmi iyo cado lakin kuwan hada hesayo wa islulan wax kale mahayan
@jagacmedia2793
@jagacmedia2793 Жыл бұрын
Heestan erayada iyo laxanka waxaa iska leh abwaan cali diiriye cali gaab AUN
@MullaMadar
@MullaMadar 3 жыл бұрын
Mahadsanidiin saaxiibayaal Bahda *MAADEYS* walahi 1 sano ka badan baan ku xiranahay channel-ka, Maba jirto habeen aanan channelkiina soo booqan hadaan youtube so galo, Taasna waa jacayl aan u qabo heesaha murtida leh oo aad marwalba nala wadaagtaan Markale idiin mahad celinaa saaxiibayaal 💖💖🙏🙏
@SPharaoh
@SPharaoh 2 жыл бұрын
Maxay Waxaan ugu kortuubeen heesta. Gabadh reer guuraa ah oo miyi joogta ama adhi la joogta ayeey aheyd oo ku habooneyd. Muuqaallo dadyoow qalaad oo ajinabi ah ay leeyihiin beey ku kor duubeen.
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 3 жыл бұрын
Hadaad guur yeelan wayday oo aad gambo qaadan wayday ma gumeysbaa ka roon?. Waxaa lagala bixi karaa in dhaqankeenii asalka ah gabadha gashaantida ahi timaha siitayn jirtay oo aa ganbadu ahayd ganbo lagu garta oorida ninka leh. Sidaana ragu wuxuu ku garan jirey gabadha in la qabo iyo inkale.
@Runsheeg53633
@Runsheeg53633 2 жыл бұрын
Gambo maxaa waaye walaal.
@haseem7506
@haseem7506 2 жыл бұрын
@@Runsheeg53633 gambadu waa maro sida masarka ah oo ay madaxa ku xidhanjireen dumarkeenii hore. Inta badan waxay ahayd maro madow oo dal-dalool leh.
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
LIVe
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
SHARE
@korneylfaraxsane7891
@korneylfaraxsane7891 3 жыл бұрын
W5
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Shares
@user-ig9dp1pg3k
@user-ig9dp1pg3k Жыл бұрын
❤❤❤
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 18 МЛН
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26
My daughter is creative when it comes to eating food #funny #comedy #cute #baby#smart girl
00:17
Baxsan Ft  Kuluc - Studio Weydhacdaa.flv
7:30
Weydhacdaa
Рет қаралды 85 М.
Xamdi || Maxamed A. Kuluc & Saado C. Warsame || HD +Lyrics
10:59
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 130 М.
Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "JEEDAAL"
9:44
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1,1 МЛН
Taariikhda Faneed Ee Saynab Xaaji Cali (Baxsan)
42:00
SAAB TV
Рет қаралды 15 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 289 М.
Gayshkayagoow Guleeysta - Saynab Xaaji Cali "Baxsan"
5:10
Mohamed Aden
Рет қаралды 1,3 МЛН
Orignal, Kuluc iyo Baxsan - guur doonimaayo
7:34
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 10 М.
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 18 МЛН