HEES | Adiguna ma jamatay | Maxamuud Cabdullaahi Sangub Iyo Saynab X Cali Baxsan | Original+Lyrics

  Рет қаралды 243,690

MAADEYS

MAADEYS

Күн бұрын

Пікірлер: 147
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 2 жыл бұрын
Singub wuxuu ahaa nin dhamaan haybada fanka loo dhamaystiray dhankasta waana mida u sahashay inuu hogaamiyo dhamaan abwaaniinta somaliyeey HUN
@Tixraac
@Tixraac 8 ай бұрын
Maxamuud waxa uu ahaa reer miyi xoolo huna ahaa waana ta keentay inuu Jamhuuriyaddii Soomaalida ee cusbayd. Wax aqoona muu baran, heestana waa markii xooga la qoray.
@Yedo25254
@Yedo25254 Жыл бұрын
Waaw! Waa markii igu horeyday Oo aan maqlo Abwaan Sangub Oo heesaya!
@axmeddaahir600
@axmeddaahir600 4 жыл бұрын
Waxaan la yaabay hadalka iyo muuqaalka sida uu isku leeyahay, hawl badan baa gashay. Mahadi ha kaa gaarto. ❤️❤️❤️
@dr-abdala8041
@dr-abdala8041 Жыл бұрын
Hestan dhaxal weeye wlhi Dad Mugweyn baa iskugu tagey 2 shakhsi oo aan jeclahay Saynab baxsan & Abwan Sangub Allow idin naxariiso
@mardhaachennel450
@mardhaachennel450 4 жыл бұрын
Allah u naxaristo abwanki wadankena ugu weyna 😭😭
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 4 жыл бұрын
Markaan si dagan u dhageystay heestaan waxaan ogaaday inuusan Cali Diiriye ahayn ee uu yahay Maxamuud Cabdullaahi Ciise Sangub 👍 👍 👍 Allaha u wada naxariisto dhammaan fanaaniinta dhimatay 😢 😢
@rashiidsulub1235
@rashiidsulub1235 3 жыл бұрын
Wali maanta ka kor ma maqal sangub oo hees ku luuqeynaaya
@Hooda36
@Hooda36 4 жыл бұрын
Illaahay hau naxariisto fananiteena sharafta iyo qiimaha badnaa jannatul fardawsa Allah haka warabsho intii dhimatay amiin 🤲🏽 intaa Noolna illaahay cafimad cimridherer iyo cibaado suuban hasiiyo amiin 🤲🏽
@ganiabdigurhan3819
@ganiabdigurhan3819 Ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin❤❤❤
@liibaancaraboow9861
@liibaancaraboow9861 2 жыл бұрын
Alle Ha,uraxmado Abwaan Singub iyo Seynab Xaji Cali Abwaan Singub Halkaaan Hees ayuu Qaaday Wiligiis Inta Kale Wuxuu Ahaa Mu,alif abwaan Kaliya Mar Aan Sakay Shaqada Joogay Anoo Ku Sugan Xarunta Tiyaaterka Qaranka Somalia Ayaan Nin Waagij Heeskan so Baxday Joogay Baan Xogaa Taariikh ah Ka Warsaday Waxaana Weydiiyay Maxaa Sabab U,ah in Uu Hal Hees Qaado Wuxuu igu Jawaabay isagu Heesaa Ma,aheyn lkn in Uu Heestaan Ku Luuqeeyo Waxaa Sababay Axmed Cali Cigaal Oo Uu Rabay in Uu Heeskaan Qaado ayaa Balantii Kaga Baxay Markaas ayuu Ku Yidhi Adeer Heeso Waan Wada Naqaan Ee Maad Ka Fiirsatid Si Jees Jees Ah Buu Ku Yidhi Hees Qaadi Ma Jartidi Maciyi Rabtaa isla Maalinkiiba in Lo Tumo Heeska ayuu Codsaday Waana Lo Tumay Axmed Na Galiin ayuu Ka Sameeyay Arintaa iyada ah Xitaa Ganaax Shaqo Ka Fadhiisin Ah Oo afar 4bilood ah Buu Muteystay Wllhi Taariikhda Markii Aad Baarto Waxbaa Kaga Baxaya
@nasiraydar7973
@nasiraydar7973 Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto labaduba way dhinten abwaan singub iyo baxsan
@samiirlucky1849
@samiirlucky1849 10 ай бұрын
Abwaan sangub iyo Fananintaba Allah ya Raxmak
@calicabdi5734
@calicabdi5734 4 жыл бұрын
Waa markii igu horeeysay ala hawnaxariistee sangub oo hees. Ku luuqaynasya
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 3 жыл бұрын
1964 kii ayay itobia habeen ku soo guuraysay xuduuda somaliya dhinaca waqooyi xadka, guushii dagaalkaasi somali way kulmisay dhiiranaan midnimoba waxaa la baadidoonay abwaaniin dhiiri geliya gobanimada curdanka ah,, may hirgelin kooxo iskaga shaqaysta fanka mooyaane,,1968 oo magaalooyinka la soo gelayey buu hadana dhaqaaq yar sameeyey, kacaankii baase fursadii iyo somali jibaysan isla helay 1970 buu fanku duulay sangub iyo baxsan weligood gobanimo doon bay ahaayeen allah haw naxariisto labadoodaba amiin
@soomaalidageeska186
@soomaalidageeska186 4 жыл бұрын
Labadoodaba waxay ahaayeen Shaqsiyaadka kaliya ee dhanka wadaniyada iyo baadi goobka dhulka maqan u fuulay geed dheer iyo geed gaaban Ilaahay haw wada naxariisto
@fardus5305
@fardus5305 4 жыл бұрын
اللهم اميييييين
@simancali8774
@simancali8774 3 жыл бұрын
@@fardus5305 .
@muhammadsheikh676
@muhammadsheikh676 4 жыл бұрын
Sangub aun aamiin heesta wa marki ugu horeeysay maqlo baxsan caafimad iyo cimri dheer ALLAHA WEYN uga baryay
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 4 жыл бұрын
Alla abwaankii wadaniga ahaa ee aan jeclaa Maxamuud Cabdullaahi Ciise Sangub👍👍 Baxsanna kama liidato waa wadaniyiin is helay👍👍👍MAHADSANID SXB
@Saynababoqran
@Saynababoqran 4 жыл бұрын
Baxsan Ilahay swt ha unaxariisto cawa mayd bari e maanta oo ku began 19 October 2020 ayay geeriyootay fadlan u duuceeya fananad wadani ah ayayhayd oo u soo halgantay umada soomaliyeed 😭💔😭
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 4 жыл бұрын
Maamada baxsan allow qabrigaada janatul fardowsa aamiin aamiin yarabi
@hadraawialihussein9789
@hadraawialihussein9789 4 жыл бұрын
Alle Ha Unaxariisto
@axmeddaahir600
@axmeddaahir600 4 жыл бұрын
Eebow u naxariiso Baxsan iyo Sangub iyo dhamaanteen
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 4 жыл бұрын
@@axmeddaahir600 Aamiin yarabi
@abdisalam4728
@abdisalam4728 4 жыл бұрын
alaa yarxama sangul midhaha oo kaliya muu ku koobnahayn laxamiistena wuu ahaa mar marna wuu heesi jiray heestani waa heesihii loo sameeyaydagaaladii itobiya iyo somaliya ee jiitamaga ahaa waa markay xabashidu diyaaradaha ku duqaynayen gobolada dhexe ee somaliya heestan waan xasustaa markay soo baxday thnx to maadeys
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 4 жыл бұрын
Heestaan waxaa wada qaadi jiray AHN Abwaan SANGUB iyo BAXSAN
@maadeys
@maadeys 4 жыл бұрын
sidoo kale codkaan waa sangub wlll
@yooniscaliafrax2251
@yooniscaliafrax2251 4 жыл бұрын
Singub baa heesa waligey ma maqal cajiin Allaah ha u raxmado
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 Жыл бұрын
Baxsan nooloow dunida guudkeeda farxad oyo caafimaad inta aad nooshahey.aamiin
@dekosharaf6823
@dekosharaf6823 Жыл бұрын
Waxey dhimatay 2020 allaha unxariisto wall
@Kader.Arab4336
@Kader.Arab4336 2 жыл бұрын
Alle how naxariisto abwaan sangub
@adenhussein6497
@adenhussein6497 3 жыл бұрын
Ilahayow idiin raxariso sangub & baxsan waa soo halgameen
@alhaajjiabubakar8713
@alhaajjiabubakar8713 Жыл бұрын
Iyadoo lyrics noosamey Heesta 4 magac uqalantoy ee uu abwaanku qaado kunajirta Ruwaayadda qabyo p1 thanks
@abdirizakyusufmohamedrasaa2031
@abdirizakyusufmohamedrasaa2031 4 жыл бұрын
Eebbe ha unaxariisto Abwaan ka ummadda geeska Africa Mohamuud cabdullahi ciise Singub.iyo hooyada fanka dunida Saynab xaaji cali baxsan
@triplem804
@triplem804 2 жыл бұрын
Maxaad ula jeedaa geeska afrika Soomaalinimo xitaa ma quuri weyday
@jabrilmalow600
@jabrilmalow600 4 жыл бұрын
Allah subxana watacaalaa ha u naxariisto dhamaantood AAMIIN.
@idirismaxamud4798
@idirismaxamud4798 4 жыл бұрын
Masha allah maadeys waa mahadsantihiin wxaa soo nolayseen fan ay waqti hore nogu dambaysey keep moving 🎸
@maadeys
@maadeys 4 жыл бұрын
sxb sare idiris mahadsanid mudane
@abdirizakabdullahi6068
@abdirizakabdullahi6068 4 жыл бұрын
Labadaba allaha unaxariisto fanka soomaaliya udub dhexaad bay u ahaayeen
@abdillahimuuse1709
@abdillahimuuse1709 4 жыл бұрын
Waaw AUN Sangub, mu'allif iyo heesaa..
@Shimba-uh2lx
@Shimba-uh2lx 4 жыл бұрын
Madhinte waa EEBE. Aduunyo aayo maleh meeshii loo badnaay , misna ugudambayntii loowada ahaandoono. Allow iska cafi dambiyadooda, una naxariiso. Runtii Nafwalbo geeridu way dhadhemin. Jiritaan waligeed Alle uun bay usugnaatay.
@abdullahimohamedali9741
@abdullahimohamedali9741 4 жыл бұрын
Ilaahey ha unaxariisto heestaan 2012ki bay taleefanka igu jiri jirtay xasuus
@omarabdalla9705
@omarabdalla9705 Жыл бұрын
Allha u naxariisto dhamantod
@faisalosman9906
@faisalosman9906 10 күн бұрын
Allow idin naxariiso Maxamuud Cabdullaahi Singub iyo Saynab X. Cali Baxsan
@uulali1142
@uulali1142 4 жыл бұрын
Cali gaab ama Cali diiriye ma aha ee waa maxamuud cabdullahi ciise singub. Labadaba allaha u naxariisto. Waadse dadaashay. Ee mahadsanid
@maadeys
@maadeys 4 жыл бұрын
haa wll waa sangub
@abdiali4983
@abdiali4983 4 жыл бұрын
@@maadeys Mahadsanid. Waa hees taariikhi ah, xoogga dalkana loo qaaday. Sxb ma haysaa heesta " maalmuhu isdaba joog, maxay noo marayaan, minguurshuhu muxuu khalad... Hobalada waaberi baa qaada oo Tubeec ka mid yahay
@omarmahdi2923
@omarmahdi2923 4 жыл бұрын
AUN Abwaan sangub Cabqari ayuu ahaa heestaan mar ayaan naqlay lkn dib uma maqal Mahadsanid Madeys
@khamisohalafo4820
@khamisohalafo4820 4 жыл бұрын
Allaha u naxariisto dhamaan fanaanntii dhimatsy ay u danbaysay baxsa.
@maogtahay4999
@maogtahay4999 4 жыл бұрын
Ya salaam ya madeys inanyahay jecladeye adna ma jamatey wah waah
@anascabdirazaaq248
@anascabdirazaaq248 4 жыл бұрын
Rabi hau naxariisto abwaan singub
@adanibrahim195
@adanibrahim195 2 жыл бұрын
Hees qali ah runtii sangub
@maxamedaadam3354
@maxamedaadam3354 4 жыл бұрын
Alla heestaan waxaaba u moodaa in la ii sameeyey👏👏👏
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Aun Abe qaran sangub 😂😂😂😂
@bilehussien1079
@bilehussien1079 4 жыл бұрын
Last 6 years waxaa naga baxay dad aad u qiimo badan. Cali khalif galeyd. Sangub baxsan. Cawke. Cumar carte qaalib. Daauud Cali masxaf. Daleys iyo kuwo badan oo aan xasuusneyn
@calixaajiduudkey9522
@calixaajiduudkey9522 3 жыл бұрын
Tubeec,saado cali iyo abwaan xudeydi
@bilehussien1079
@bilehussien1079 3 жыл бұрын
@@calixaajiduudkey9522 Haa waa runtaa walaal
@bilehussien1079
@bilehussien1079 3 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto iyaguna
@bilehussien1079
@bilehussien1079 3 жыл бұрын
@@calixaajiduudkey9522 ilaahay ha unaxariisto iyaguna waa sedex ruux oo aad u qiimo badan
@dhagardiidnasruallaah4213
@dhagardiidnasruallaah4213 4 жыл бұрын
Allaah yarxamhum dhamaantood wadaniyiinteeni waa weyneeyd
@alisaid2008
@alisaid2008 4 жыл бұрын
Abwaan sangub waa heesa waana laxamiiste waana mu alif wuxuu iisheegay bartay trumbet ama cornet hasa ahaatee uuku guuley san waayay wuxuu iisheegay heesihiisa 100%70 isugu uu laxameeyay
@roblemaer4834
@roblemaer4834 2 жыл бұрын
Mahadsanid Cali Siciid.
@givemeabreakplease7415
@givemeabreakplease7415 3 жыл бұрын
Macalinkaaaan maaadeeys “ Koofida ka siiban madaxa calaaaa ajligaaa ( Bidaartana ha la arko) Waaaa noooo raaaxeeysay runtiiii Weliba gacan jaban kolkiii la yidhi gacan kabanaaaa na tustay, inteey muusikadu socotay “ Band garaacanaayo & saro qurxooon baad naga dul geeysay, kolkiii libaaxa heestu tirina,libaaax, duurjoogtiii baaa inagu macsuuuntay....Eeesh Calaaaaa
@farhiaismail3629
@farhiaismail3629 4 жыл бұрын
Alah u naraxaristo Labadaba iminka aqiro jiran
@mahadxikmad7080
@mahadxikmad7080 4 жыл бұрын
Ax fananadi qaaliga ahayd saynab x Ali baxsan iyo abwaanki weyna Alla weyne sangub erayo iyo Cod dhamaystiran
@odaywayel7465
@odaywayel7465 4 жыл бұрын
Horay usoco wall waan kugu dhiiri galinayaa shaqadana ha joojin. Weĺl done❤👏
@maxamedaxmedyuusuf9996
@maxamedaxmedyuusuf9996 4 жыл бұрын
Hadii u wadani jiro labadaan Qof Ayaan u qiri lahaa
@cirgujiyexasan958
@cirgujiyexasan958 4 жыл бұрын
Eesh qiyaasak Jaldhafsaday tallaabadda jaanqaaday sidda aar🐅 erayaddii laxankii codkii abwaan maxamuud cabdulaahi ciise singub, waxaa dhankeeda si halalaasi ah ula qaadaysa saynab Xaaji cali baxsan. bahda Maadays mahadsanidin👍👌
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 4 жыл бұрын
Heestan waxaa alifay singub waxaana qaadaya isaga iyo baxsan waana heesta kaliya ee uu waligii qaaday
@araleisak4048
@araleisak4048 4 жыл бұрын
Maya heeso kalana way jiraan brother heesta ciyaarta la socoto gabadha yar hees igu amaan leedahay Qabyo 1
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 4 жыл бұрын
Arla laga jarmaadiyo Aan jaaha loo dhigin
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 4 жыл бұрын
Allaha ha unaxariirsta dhamaantiina
@haleelo1613
@haleelo1613 4 жыл бұрын
Cajiib weeye heestu
@honycad3631
@honycad3631 4 жыл бұрын
Singub hees muu qaadi jiray yacni fanan muu aha kwadaa
@abdiaziz1074
@abdiaziz1074 4 жыл бұрын
Heesatani anti sarbeba melbya kusocota
@cabdirashiidxasan7347
@cabdirashiidxasan7347 4 жыл бұрын
Wuxuu ayaa singub Abwaan ,fanaan,jilaaa, mulaxan, majaajilleeye,askari,iyo oday soomaaliyeed
@abdihakiinmuktar9888
@abdihakiinmuktar9888 2 жыл бұрын
Sangub iyo Zahra alaha unaxaristo
@daahiryariisow
@daahiryariisow 4 жыл бұрын
AUN.abwaan.sangub.inuu.heeso.ma.ogeeyn.heestasn.waligaay.ayaa.maqli.jiray
@dahanasdahchannel3149
@dahanasdahchannel3149 4 жыл бұрын
Dadkan aad ujeedaan soomali kamadanbayn
@ugaashazzan9154
@ugaashazzan9154 4 жыл бұрын
Manisha.allaah.wacade.fankii.hore.masoo.laabanayo..waayo.waayo.iyo.dad.xul.ah
@farxaanjaacuur3308
@farxaanjaacuur3308 4 жыл бұрын
Arlo galawgu jalaw yiri kkkkkkkkk
@aadanecabdi4486
@aadanecabdi4486 4 жыл бұрын
Ilaahay hau naxariisto
@abdirahmanmohamed632
@abdirahmanmohamed632 4 жыл бұрын
Maadeys tube mahadsanidiin
@ahmedabdi4995
@ahmedabdi4995 4 жыл бұрын
qaab ka aad muuqaalka iyo erayada isugu hesheen ayaaba yaab iyo mucjisaa!
@shardiyaabe723
@shardiyaabe723 4 жыл бұрын
Wooooow waa harawo
@AhedIdaja
@AhedIdaja 7 ай бұрын
Jeeniqaaro yahow jiifwayno Soo gabee
@maahirshirey1685
@maahirshirey1685 4 жыл бұрын
Waan insalaamay dhaman janalka madays waadna mahad santihiin aaway heesihii wadaniga ahaa sxb yaal
@maadeys
@maadeys 4 жыл бұрын
Sxb waa diyaar maalmo kadib waad dhagaysan Insha allah
@nagibelmi9956
@nagibelmi9956 4 жыл бұрын
heesta waxaa qadaya waa beerdilacshe iyo baxsan eryaduna waa abwaan sangub. sangub waligii ma heesin lagama maqal waan heesay, markaa xageed idinku ka keenteen.
@maadeys
@maadeys 4 жыл бұрын
😅😅 1990 kadib miyaa dhalatay walaal. Heestan sangub waxa uu qaaday 1977-kii. Waxaan ku qoslaayaa beerdilaacshe kkkkkk codkaan miyaa beerdilaacshe ah. Yaab!!
@araleisak4048
@araleisak4048 4 жыл бұрын
Sory an ku xasuusiyo intaan waaguu yaraa fanka soo galay iska daaye qabyo 1 Canada lagu dhigey sow tan gabadha timaha afraha leh heesta qoob ka ciyaarta ay Isla jaanqaadaayaan waliba si çajiib oo dhalinyaro u coyaari karin musik hees code iyo qoobka ciyaar cajiib
@abdifitahibrahimomarxusaan246
@abdifitahibrahimomarxusaan246 3 жыл бұрын
@@araleisak4048 thkis sxb anaa arkay wllhi
@ismo_official
@ismo_official 2 жыл бұрын
Waxaan dhgaysanayaa 12 hapeenimo 5 July 2022
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 4 жыл бұрын
Waxaan helay mar iyadoo 3 daqiiqo soconayso oo abwaan Sangub iyo baxsan wada qaadayaan
@abdifatahmahamed815
@abdifatahmahamed815 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto janatul fardawsa allaha ka waraabiyo dhamaan tood
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Aun mamo qaran baxsan
@osmanaden2779
@osmanaden2779 3 жыл бұрын
Abwaaniinta heesay waa,Dacar,Sooraan,Cali gaab,Cabdi qays,Cismaan Askari,Singub,Cabdi muxumed,Xasan sh.Muumin,iyo Maxamed cali Kaariye.
@maadeys
@maadeys 3 жыл бұрын
Kaariye tolow heesta uu qaaday waa tuma.
@haleelo1613
@haleelo1613 4 жыл бұрын
mahadsanid sxb
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 4 жыл бұрын
Mirahana AHN waa SANGUB
@bilehussien1079
@bilehussien1079 4 жыл бұрын
Labadoodaba waxay ku dhasheen ogaadeenia aduunkana waxay oogu necbaayeen Ethopia sideey ooga soo tageen sangub 1964 waligii kumuusan noqonin baxaan waxay ka soo tagay kontamaadkii iyadana kuma aysan noqonin
@alihassanjimaale2998
@alihassanjimaale2998 4 жыл бұрын
yaa salaam war heestaan waxaan bartay anigoo 5 jir ah hooyadeey oo maansa-ruug ahaydba ha ugu wacnaatee ee walaalow ereyada ma sangub baa leh mise ?
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 4 жыл бұрын
Erayada laxanka iyo musiga singub codka baxsan iyo singub
@AbifataahsheikhAbirahmanAbdiAb
@AbifataahsheikhAbirahmanAbdiAb 9 ай бұрын
❤❤❤
@MohamedMohamed-qk2bs
@MohamedMohamed-qk2bs 4 жыл бұрын
AUN waa cod macaan yahay
@abdihakiinmuktar9888
@abdihakiinmuktar9888 2 жыл бұрын
Heesu waku hore 2022 dhagasanaya
@hassanabdi880
@hassanabdi880 4 жыл бұрын
Masha Allah
@abdirahmanahmed1939
@abdirahmanahmed1939 4 жыл бұрын
Sidaana u raadinayay caawa uun vaan helay
@suhaybsaabuni945
@suhaybsaabuni945 4 жыл бұрын
Wash waah
@muhyadiinqoslaaye1047
@muhyadiinqoslaaye1047 4 жыл бұрын
Keep giong
@abdiwaliyasindiriye7404
@abdiwaliyasindiriye7404 4 жыл бұрын
Singub miyaa mise waa sangub ?
@maadeys
@maadeys 4 жыл бұрын
yaraantiisii ayaa la dhihi jiray singub waa dambe ayaa loo baday sangub markii idaacadda laga qoraayay si uu tartan uga qayb galo sidaas ayaan maqlay.
@kheyrtv1
@kheyrtv1 4 жыл бұрын
cajiib yaxye halkaa kasii haay sxb🙏🙏
@alisaid2008
@alisaid2008 4 жыл бұрын
Abwaanada somaliyeed ee heesa waxaa kamida c.qeys iyo m.a.dacar iyo cali gaab iyo c.diiriye sooraan iyo sangub
@abdifitahibrahimomarxusaan246
@abdifitahibrahimomarxusaan246 3 жыл бұрын
ab cabdi muxumed amiinkudar sxb abwaan mulaxamiistii kabaniiste saciid xarawo kudar iyo kuwo kaloo badan
@aliabdi3706
@aliabdi3706 3 жыл бұрын
ever idoor like eversonges belonges to idoor but the idoor organaly they are oromo and Ahmar mixed and the ogaden nation teache them the somali language than how can u write the best song of somali beacuse you are not oraganal somali
@abdirahmanomar1748
@abdirahmanomar1748 4 жыл бұрын
Ha sugin inuu soo laabto fanka noocaan ah waa mar la arag
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 4 жыл бұрын
Waxaanad moodaa inuu AHN Sangub kaga lahaa AHN cali diiriye cali gaab
@ßí777-e1c
@ßí777-e1c 4 жыл бұрын
Waligiis maqaadin Cali diiriye
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 4 жыл бұрын
@@ßí777-e1c wll adoo mahadsan, markii hore bahda Maadeystube waxay ku soo qoreen, toogadaan in cali diiriye cali gaab uu qaadayo.
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 4 жыл бұрын
@@ßí777-e1c qofkii ugu horeeyay ee commentiga ku sheegana aniguu ahaa, markaas ayaa dib laga badalay magaca.
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 4 жыл бұрын
@@ßí777-e1c anigu waxaan horay u hayay, iyadoo aan dhamaystirnayn laakiin uu sidaan AHN Singub ka cod macaanyahay.
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 4 жыл бұрын
@@ßí777-e1c marka qoraalka maadeys anoo u raacaya, xaga kalena tii hore la haya baan iri, hadii marakan AHN cali diiriye qaadayo AHN tii sangub ee aan hayaa kaga lahayd.
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 4 жыл бұрын
Heestan waxaan u aqaanay inay wada Qaadayaan sooraan iyo baxsan erayada sangub baale lkn codku Sangub maaha
@maadeys
@maadeys 4 жыл бұрын
wll wax la isku hayo maaha waa xaqiiq sooraana codkaan wax u dhow maleh heesihiisa bal xoogaa soo dhagayso
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 4 жыл бұрын
@@maadeys haa kolay Mar iyadoo fanaankale la qaadayo baxsan baan dhegaystay heestan markaa waxaan islahaa ama waa sooraan ama waa xasan diiriye lkn hadda way ilatahay sidaad ushegtay inay tahay
@jamaalin1789
@jamaalin1789 4 жыл бұрын
Midas la Juana, ma Urbana?
@uulali1142
@uulali1142 4 жыл бұрын
Bahda maadeys.codsi. Walaal waxaan doonayaa hees uu qaado xasan sugulle fanax. Oo la yiraahdo ciidoo baxee (ciida u baxa)
@maadeys
@maadeys 4 жыл бұрын
waayahay sxb waan kuu raadin hadda gacan iiguma jirto heestaa
@maxamedismaaciil2509
@maxamedismaaciil2509 4 жыл бұрын
@@maadeys xasan sugulle jilaa iyo gabyaa baan ku ogaa aun ma heesi jirey waxa uu ahaa riwayadii hablayahow bilowgii ninkii jilayey booska salad bulow barakow
@uulali1142
@uulali1142 4 жыл бұрын
@@maxamedismaaciil2509 thanks maxamed ismaaciil. Waa sax laakiin fanaaniin badan ayaa jira oo dhowr ama Hal hees qaaday Laguna yaqaan jilaa ama gabyaa sida ismaaciil basbaas aun oo qaaday heesta daansha daanshoodoo KU doogso iyo abgaal aw saciid oo isaguna qaada dhowr heesood ahaana hidaha iyo dhaqanka.
@jamaalin1789
@jamaalin1789 4 жыл бұрын
Ana Wada has all Wada Ana heshiino
@jamaalin1789
@jamaalin1789 4 жыл бұрын
Miyaa la hubaa? Ma run baa? Haa hadii daacadnimo adeegto,
@omarabukar757
@omarabukar757 3 жыл бұрын
Sheekadu sarbeeb bay ku idlaatay
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 4 жыл бұрын
Muddo ka hor baa iigu dambaysay
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 4 жыл бұрын
Hubku jalam buu leeyee
@xirsikhayre433
@xirsikhayre433 4 жыл бұрын
Hhhhhh
@Hiiraan_boy
@Hiiraan_boy 4 жыл бұрын
Sxb wlh waxaa thy nin culus waxaad inoo soo galisaa chanalka heeso aad umac sharaf ayaad leedahay
@iamhaleel
@iamhaleel 4 жыл бұрын
Jidhida iyo geedah Markii aan jibaaxee. Jidhi✔ Jidhidu waa kaymaha oodanka ah ee xidhan walibana ku yaala meelaha buur banaanka isugu jira. Fg: waxaa fiican erayada siday fanaanintu ugu dhawaaqayaan inaad u qortaan. Mahadsanidin.
Try Not To Laugh 😅 the Best of BoxtoxTv 👌
00:18
boxtoxtv
Рет қаралды 7 МЛН
НИКИТА ПОДСТАВИЛ ДЖОНИ 😡
01:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 3,2 МЛН
Triple kill😹
00:18
GG Animation
Рет қаралды 13 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 87 МЛН
Saynab Cali xaaji (Baxsan) heestii Eebow mahadaa.
6:44
Hirarka fikirka
Рет қаралды 22 М.
Sakaraadka
8:05
Maxamuud M Xasan Kabanle - Topic
Рет қаралды 85 М.
M C Sangub ahun & Seynab X Cali Baxsan | Heestii Adiguna Ma Jamatay
6:16
Try Not To Laugh 😅 the Best of BoxtoxTv 👌
00:18
boxtoxtv
Рет қаралды 7 МЛН