HEES | Hodan Maad Ka hadashaan | Cabdalla Yuusuf Hanuuniye | Lyrics

  Рет қаралды 103,528

MAADEYS

MAADEYS

Күн бұрын

Пікірлер: 66
@qadafinuur
@qadafinuur 8 ай бұрын
Hodan maxaa Tidhaahdeen miyaa mise Tiraahdeen;
@maadeys
@maadeys 8 ай бұрын
Ninka ereyada sameeyay iyo kan qaadayaba af gurigooda waa (tiraahdeen) ee miyaan ku qasabnaa dhada sxb.
@qadafinuur
@qadafinuur 8 ай бұрын
@@maadeys Ugaas Waa Saad Qortay Waxaana Muhiima Fananka Codkale Erayga Siduu Ogu dhawaaqayo Ana khalad Fahmay markii hore
@Atharimedia99
@Atharimedia99 8 ай бұрын
Waqooyiga tidhahden Koonfurtuna tirahden 🇸🇴
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 5 ай бұрын
@@maadeys jawaab saxa ayaad bixisay fanaan walbana lahjadda uu ku dhawaqayo in loo qoro waa ilbaxnimo iyo garasho saaxiib
@Maxamedcumar-x8k
@Maxamedcumar-x8k 5 ай бұрын
KZbin 2:37 ​@@maadeys
@mustafesiciid4649
@mustafesiciid4649 8 ай бұрын
Daruuruhu hareeyaan Habla xuural cayniyo Shinbiruhu u heesaan Markastaba habsiiyaan❤😢 Cilmi💔
@apdiphatah9
@apdiphatah9 19 күн бұрын
Sacadu waa abaaro 1:30 habenimo Heesta 🎼🎻🎹5jer ban ku ceshy waa misakan culus Inta mowdku uu Helin Hirarka adunkiyo ku nooled hawada sare Jacayl wali ma uu hely mala haysay Boodhari Thnks MAADEYS
@cilmi833
@cilmi833 8 ай бұрын
Maadeys waad no hagar baxdeen runtii meel adag noo gu jirtaaan Hadaan nahay bahda qaraami u heelan thank u runtii ,
@hodmaniitaqueen
@hodmaniitaqueen 8 ай бұрын
War weykanaa😂anoo hodan ah❤aduunka magaceyga u jeclahay aabehey hooyadey mcn dhalay aa ii bxiyy awoowe cilmi mahamuud allow ikaa daay❤aabe mcn magacaba ka garo hodan iyo awoowe mcn Cilmi family wada jaceyl ah❤
@MahamoudAhmed-se8zc
@MahamoudAhmed-se8zc 2 ай бұрын
Hodan wll quruxley na ku darso
@aasiyacabdi
@aasiyacabdi 2 ай бұрын
Hodanti cilmi jeclaaday laga hadlaya walalo
@hodmaniitaqueen
@hodmaniitaqueen 2 ай бұрын
@ 😂😂💔aniga waaye kwrn Hodantas
@XasanAxmed-j3l
@XasanAxmed-j3l Ай бұрын
​@@hodmaniitaqueen Hodan jacayl Ma kugu dhacay
@ibraahimaadanabdi551
@ibraahimaadanabdi551 8 ай бұрын
Cilmi hadaladiisii Haasaawihiisii Wuxuu hadimo soomarey Hawlaha aduunyada Nin waliba ka heesyee... Yaasalaaam Thanks MR. Maadeys waad naga soo dhistey
@omarosman619
@omarosman619 6 ай бұрын
AUN Hodan waxaan la kulmay July 1973 anigoo fasax ku jooga Xamar.
@Fanproj_movies
@Fanproj_movies 8 ай бұрын
Hees wayn oo qiimo leh baad keentaye mahadsanid maamulaha MAADEYS.🫡
@duranhassan6456
@duranhassan6456 8 ай бұрын
Yaa salaam. Waxaasaa hees ah. Waad salaaman tahay cabqariga soo geliyow, Maadeys.
@Maxamed313
@Maxamed313 7 ай бұрын
Inta madku uheleneey hodan🤲💔
@MahamuudMahamed-u3v
@MahamuudMahamed-u3v 2 ай бұрын
Saxiib maxamed ka samir manoola wakhtigan😮
@abdinabby6340
@abdinabby6340 8 ай бұрын
❤Yaa hanuuniye alle cimriga ha kuu barakeeyo thanks madeeys
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 8 ай бұрын
Waxaa moodaa hal abuurkii markaas joogay iney boodhari un waxka oran jireen abwaan shareeco u bayray dhanka hodan
@Abduljeylani
@Abduljeylani 8 ай бұрын
Waxaa kaga horeeyey Abwaanka sameeyey heesta tiraahda: HODAN MA AHA DHAGAREEY ee ku luuqeeya Fanaan Prof Maxamed Cumar Dalxa
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 8 ай бұрын
Maadeys fanka somaliga adiga noleynaya lyricskaaga cajiib ereyada sida aad uga fiirsaneyso dad badan qoraalka wayqadaan waakugu bogaadinaya hanuuniyaha dhalinyarta thy❤
@sandhereabdullahi5088
@sandhereabdullahi5088 8 ай бұрын
Awal wixii 2018 ka horeeyay rag @Nabadraadshe iyo leh yaa youtube kujiray oo heesta miraha abwaanka sameeyay iyo laxanka dadka uga faideeyo ama taariiqda heesta. Lkn hada Balaaya anaa ugu horeeyaye LIKE hala isaaro leh baa yaaceeyso
@Nahar_Dhalac_Ashker
@Nahar_Dhalac_Ashker 8 ай бұрын
War ragaas xagee ku danbeeyeen in dhawaale faaladooda maan maqale.
@sandhereabdullahi5088
@sandhereabdullahi5088 8 ай бұрын
​@@Nahar_Dhalac_AshkerMudugboy baa Tabliiq ukaxeeyay😅
@NimoDaad
@NimoDaad 3 ай бұрын
Weligay maan maqlin heestan caadimaaha codka iyo midhaha
@dayibibraahim1077
@dayibibraahim1077 6 ай бұрын
HEESTANI JAWAAB INAY HESHO AYAY KUSOO BAXAYSAY WAHWAH
@Warankaa960
@Warankaa960 4 ай бұрын
❤❤❤Heestan waxan raadinayay 12sano Mahad sanid Mahad sanid mahad sanid Mahad sanid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@WAAYAARAGMedia1
@WAAYAARAGMedia1 Ай бұрын
Hanuuniye qaraami wacan
@alisaid2008
@alisaid2008 5 ай бұрын
Mirihii m.n.shareeco laxankii c.jiir codka hanuuniye
@saacidfaaraxsiciid6115
@saacidfaaraxsiciid6115 8 ай бұрын
Ereyada Shareeco, laxankana waa Jiir 1978.
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 8 ай бұрын
Shareeco asagaa laxamayste ahaa
@saacidfaaraxsiciid6115
@saacidfaaraxsiciid6115 8 ай бұрын
@@mahaddirirgeesood9556 Sidaas ay tahay na Laxamo badan ayuu dhacay asiga ayaa isku qoray.
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 8 ай бұрын
@@saacidfaaraxsiciid6115 aaway dadkii lahaa laxamadaas??
@Abduljeylani
@Abduljeylani 8 ай бұрын
Laxanka inuu Hanuuniye leeyahay baan qiyaasayaa, waayo Aun Jiir godadka uu naaxiyadda ka raadsho kama dhadhameyso heesta
@guulwade989
@guulwade989 6 ай бұрын
@@saacidfaaraxsiciid6115😂 talent lama dhaco shareeco abwaan,musician,laxaamiste qof inta oo dhan leh somali kuma jirin
@NimoDaad
@NimoDaad 3 ай бұрын
Bishu weli matobanbaa balantuna maelibaa bay meelmeel isaga eegyihiin
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 7 ай бұрын
Waxan hees way dhaftay wlhi heesaha Boodhari laga sameeyey anigu heestan oo cawa igu horayso baanba la cajabay wlhi''.❤️ Madays Saxiib Mahadsanid''.🙏
@HadhiyeHassen
@HadhiyeHassen 7 ай бұрын
sxp hees aan waayay ma ka helayaa 😢
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 8 ай бұрын
Hodan ma aha dhagareey uu qaado dalxa ayaa ka dhiman silsiladdii hodan
@Farah-qg6ys
@Farah-qg6ys Ай бұрын
MaaDEYS XAKUU KADHACAY WAALA WAYE
@zakifunujo2235
@zakifunujo2235 8 ай бұрын
Maxamed nuur shareeco alla yaaraxma
@abdinabby6340
@abdinabby6340 7 ай бұрын
Zxp waxaan kaa cod sanayaa heesta hadii geel la kala dhaco ee digfeer ❤
@abdinasirMohammed-u5h
@abdinasirMohammed-u5h 8 ай бұрын
Wow qarami iyo wayo wayo wayihi hore
@egnidirisgaydhahmed5244
@egnidirisgaydhahmed5244 8 ай бұрын
Waa hodan cilmi qisadoodi
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 8 ай бұрын
Cajaa'ib yaa hanuuniye
@baal-dahabtv7398
@baal-dahabtv7398 6 ай бұрын
malaaiig u heesta miyaa kkkkkkkkkkkkk
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 8 ай бұрын
heesta malab iyo sabiib ee fananku qaado noo soo hel iyana
@RNN1234
@RNN1234 7 ай бұрын
Heestaan Jawaabteeda Waxaa Qaaday pro, Macalin Iyo Fanaan Maxamed Omar (Dalxa) Waxaana Jawaab U Ah Hodan Ma Aha Dhagareey.
@maxamedjimcaaale
@maxamedjimcaaale 8 ай бұрын
Hodan maxaa tidhaahdeen War maxay ka hysaan Halkase joogtaa
@bishaaraddegaming2856
@bishaaraddegaming2856 8 ай бұрын
Thanks maadeys
@HalisTa..22
@HalisTa..22 8 ай бұрын
Hodaneyy💔
@boorkakakac
@boorkakakac 7 ай бұрын
wll Maadeys waxn kaa codsan lahaa heesta malab iyo sabiin originalkeeda
@hoilguk
@hoilguk 6 ай бұрын
Sxb mcn heesta miyaan joogi karayaa miyaan jiifsan karayaa igu caawi mageceed
@hanaamudei
@hanaamudei 8 ай бұрын
Madeys aad ayaa uga helaa heesaha qaraamigaa aad soo galiso ooo lyrics ah lkn ayantaa dambe sawirkada faaniinta ayaa kusoo dartaa sidii hore aya ila wacneed.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 8 ай бұрын
Top 👍 ii saar maadaama aan ugu horreeyo❤.
@Bagagac
@Bagagac 8 ай бұрын
😭🥰🇸🇴❤😭2024
SAMIIRKII AYUUB//HANUUNIYE//ERAYADII YAMYAM//KABAN//LYRICS
11:47
QOORYARE Studio
Рет қаралды 151 М.
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
HEES | Caawa Waa Habeenkii | Cumar Dhuule | Kaban + lyrics
8:26
Cabdale yuusuf Hanuuniye (istaahil)
12:24
Qarami Media Pro
Рет қаралды 340 М.
doqon maaha nin liita Dirac maaha kii ladan Abdalla Yusuf Hanuuniye
6:44
Abdikhadir Abdi Barre
Рет қаралды 37 М.
Kinsi Xaaji Aadan |Heesta | "Dhahar Ma Noolyahay" | Xul #Laalayslyrics
11:25
Calow Geesi baad Tahay Cabdalla Y Hanuuniye KABAN With Lyrics
7:39
Rashiid Boss
Рет қаралды 131 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
Geesguud Media
Рет қаралды 2,4 МЛН
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН