Cabdale yuusuf Hanuuniye (istaahil)

  Рет қаралды 292,713

Qarami Media Pro

Qarami Media Pro

4 жыл бұрын

Ugu soo hagaag heeso dhagaha ka raagey

Пікірлер: 121
@nuuxfaarah1464
@nuuxfaarah1464 4 жыл бұрын
Yasalaam Afkaga caano lagu qabey Cabdale yuusuf hanuniye Hal Abuur fanan iyo mulaxan Intaba isku darzadey allow alle Fanki wa kii hore inta kale wa fakeyzi Shib iska dheh Erayo miisaaman maskaxaysan 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@abdullahi9609
@abdullahi9609 Жыл бұрын
www aad iyo aad magaciisa nin saxayba adaan kaa arkay
@maguled
@maguled 4 жыл бұрын
Waa heesahaygii waayo waayo, markii dalku dalka ahaa 70s/80s. Axsant Al-Ustaad Cabdalla Yuusuf.
@abdifitahciise6414
@abdifitahciise6414 Жыл бұрын
0
@farxanwadani.2433
@farxanwadani.2433 4 жыл бұрын
Hanuniye waa fanaan qaali waliba cod iyo laxan intuba laguma gaaro. Viva c/yussufHanuniye
@dhagardiidnasruallaah4213
@dhagardiidnasruallaah4213 3 жыл бұрын
Waa maxamed moogaha nool maanta soomaalidu ruuxa hebada leh intuu noolyahay ma sharfaan mana qadariyaan
@user-zh4he9bm6j
@user-zh4he9bm6j 25 күн бұрын
Waxatahy ayaan ladhad io lama ilaabaan Abdulahi hanuuniye ❤❤❤❤
@khaalidjoof6113
@khaalidjoof6113 3 жыл бұрын
Heestani waa heesta meqaamka u sareeya heesaha soomaliyeed💯💯
@mohamedaliaman9243
@mohamedaliaman9243 2 жыл бұрын
Wa qarami aad iyo aad u Macan dokh dareen badan 👍👍👍
@dahirmohamud2307
@dahirmohamud2307 3 жыл бұрын
Bal eega laxanka, codka, ridamka iyo kabanka is dhex maraya, axsan hees noocedu yar yahay.....
@abdihussein1297
@abdihussein1297 3 жыл бұрын
Naxariistii janno allaha ka waraabiye hesihiisa mid mid kadhacda majirto cuudkii C/llaahi yuusuf hanuuniye wuxuu isku filan dhanka fanka 👀so badi pro thanks
@adamhoodaale9443
@adamhoodaale9443 3 жыл бұрын
Woow noolyahay Fananku markasta allaha u naxariisto
@muhyadinsheikhabdi4126
@muhyadinsheikhabdi4126 2 жыл бұрын
Waa Noolyahey sxb alle cimri dheer iyo caafimaad ha siiyeee
@sacsaosman8402
@sacsaosman8402 Жыл бұрын
Walal wali muunasan dhiman Ee caafimddaro ayaa haysa ayaan umalyn
@sahalcali4196
@sahalcali4196 4 жыл бұрын
Ilahay hacaafimaadiyo walaahi nin cajiiba ayuu ahaa Abwaan Mulaxan Musishan Heesaa❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏
@djkaafi5616
@djkaafi5616 Жыл бұрын
Maalmuhu kala wacane heestan habeen habeenada kamida ayaan aaday mii aniga oo markas ka tagay hargeisa waxan la kulmay nin aanu sxbo ahayn oo aroos ahaa markas oo hargeisa aanu wada joognay markii hore inanta uu markas arooska ku ahaa iyaduna hargeisa ayay mudo nala joogtay waana halka ay iska barteen sxbkay iyo inantas ninkale oo sxbkayga khaaska ahna waa uu nala socday habeen habeenada kamida oo uu irid gal layidhaahdo dabcan dadbadan in aanay garanayn ayaa laga yabaaye inta badan dhaqankaas waxaa ku dhaqma somalida dagan dawladeeganka somalida gaar ahaan faafan oo ay somali dagto aroosku markuu dhamaado ayaanay inantu aadaysaa reerkoodii iyada oo uu raacayo sayigeeda iyo minxiiskiisa hadaba madaama aanu sxbo ahayn inanka arooska ahaa iyo inanka minxiiska ahba waan raacay habeenkas hadaba heestan ayan ku xasuustaybee sheekada heestan ayan aad udhagaysanaynay wayo iyagu way iga yara waynaayeen oo heestan oo cajalad ah ayay dhagaysteen kadip mudo dheer oo heestan aan la maqal iyadoo maymari ku duuban ayaa la helay heestan iyo heesobadan oo kale oo ay isku cajalad ahaayeen cajaladan dhamystirkeedana waxaa la isku odhan jiray istaahil hadaba ayay hadal idinku daaline mihiimda aan u socdo ayaa waxay tahay markii aanu fadhiisanay gurigii oo si wcn naloosoo dhaweeyay hablo noosoo dhaafeen waana qayilaynaaye ku darso oo sida caadada ahna somalida dawla deeganka dagta intooda badan habluhu inamada goobaha ay ku qayilayaan ayay kula sheekaystan kadipna halkaas ayumbaa lagu kala calaf qadaa labadii is fahanta waa dhanka guurkee hadaba anigu habeenkas maxaa ku raaciyay ayan ka shaleeyay wayo inantii aniga iisheekaynaysay ayaa waxay ahayd qof aleh qurux udhameeyay anigoo markas ku idho saran daray sheeko dheer oo nadhex martay wagii ayaa soo dhawaaday micnaha salaadii subax ayaa la gaadhay anigoo aad wakhtiga usaluugayay ayan kacnay ilaa iyo dagmadii aanu ka nimiday wayo laba dagmo ayay kala ahaayeen labada meelood hadaba inantii is fahanay oodhal magaalo ayan iska ahaa iyana tuulo yoogba manad moodayn xadaarada ka muuqatay haba inan wakhti haysata ayay ahayde oo aadna uquruxbadan inantii yanan hadal kugu daaline xariif is gad gaad ku hayay ayaa la haaday habeeno koban gudohood aniga oo is lahaa bal arimaheeda inantan gal sabbto ah habeenkii ugu horeeyay aan arkay aynba iska jeclaaday inantas dadka igu yidhaah malintii ugu horaysay ee aan arkay qofkas ayn jeclaaday run ahaantii wn la yaabi jiray wayo dareenkan goonida ah waa iga maqnaa aniga wakhtigas hadaba heestan ayay ereyadeedu aad qalbiga ii taabteen jawiga iyo marxalada aan ku sugnaa habeenkas markasta oo aan dhagaysto heestan habeenkii quruxda badnaa ayaa sidas la ii horkeenaa ereyada qalbigayga samaynta ku yeeshee aan marnaba ka go in aa marka uu leeyahay hanuuniye waxad tahay ayaan dhalad inan lama ilaawaana asluubina udheertahay hadaba hada waxaa ka soo wareegatay mudo inaa 8 sano ah walina inantas ma ilaawin waxanmaqli jiray jacaylka ugu horeeya mabaabao waxan idinka soo salaamayaa sxbayaal hoygii fanka iyo suugaanta hargeisa caday
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 Жыл бұрын
Ok
@ciseeyecabdi7874
@ciseeyecabdi7874 4 жыл бұрын
WAAH WAAH Hanuuniye ilaahoow kuu naxariiso fanaan qaaliya waxaan xasuustaa waa saxibtey aan u qaadi jiray hestaan qaybteeda ah waxa thy ayaan dhalad iyo lama ilaabaan asluubina u dheertahay . hay oranin waligaa hadal uurka gubayoo aanan kugu iraahdeen . sidaan anigu kuu ahay hadaad adigu ii tahay ifka waxaan noqon lahayan laba aan is dayanin nolol wacan abuuree ila garo ujeedada
@looyaan8719
@looyaan8719 4 жыл бұрын
Laba aan is daynin maaha sxb ee waa LABA AAYATIIN IYO NOLOL WACAN ABUURE ILA GADHO UJEEDADA.
@cabdikaaficabdicusman4994
@cabdikaaficabdicusman4994 4 жыл бұрын
Waaaah waaaah hanuuniye daganaa oo cod macaaa Ilagara ujeedada
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 жыл бұрын
Mataankeyga
@abdikadarmohamed2863
@abdikadarmohamed2863 4 жыл бұрын
Ax Yaa Hees walal soo badi hanuuniye heesihiisa mahadsanid walal
@hassanhabbad4534
@hassanhabbad4534 2 жыл бұрын
Wacadalla waa fanan fanan dhafay istaahiley waa is taahishaay away hee tii wax fahmi lahayd dumar waa loo jabay inta nin wax ku ool ah didayaan ayey halaq afka uu gashaa
@bishaaraddegaming2856
@bishaaraddegaming2856 Ай бұрын
Hanuuniye olow unaxariiso❤❤😊
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 4 жыл бұрын
Hanuuniye iyo gaceyt u jeclahay iyo cabdulaahi xarago seynab cige
@dahirmohamud2307
@dahirmohamud2307 3 жыл бұрын
Inta qaaciga ku heesta laxanka iyo codkaba waa no 1
@maxamedcalixd7730
@maxamedcalixd7730 Жыл бұрын
Naxariisti janada alle haka warabiyo wlhi aman wayku dhamty sxbty istahil
@siradm
@siradm Жыл бұрын
Hanuuniye waa nool yahay walow naxariista Ilaahay markasta loo baahan yahay. Cumri iyo caafimaad cibaado leh Allaha siiyo
@Qadanmuxumed-xm6wq
@Qadanmuxumed-xm6wq 5 ай бұрын
Hanuuniye nin cod iyo Laxan Macan iLahay siiyey Balse waxan UGu DuCaynyaa i'ahay Inuuu ka madoobeey0 DambiLa'ana ilahay La YeeL0 ❤
@kaafibulshaawi8397
@kaafibulshaawi8397 4 жыл бұрын
Sxb heestan mido dher raadinayay wad iga farxisay alha kaa farxiyo
@hassanmohamedroble8396
@hassanmohamedroble8396 8 күн бұрын
Ma agtahay inaan amakaagsanaa,ayaamahan dartaa,aramida cishqigu uurkiyo qalbiga ku abuuran tahay,Astaahileey astaahileey.
@maxamedaxmed6952
@maxamedaxmed6952 Жыл бұрын
Aya sameyay hesta abwaan xashi shaardi
@maxamedaxmed6952
@maxamedaxmed6952 Жыл бұрын
Asc
@mohamedabdulle9904
@mohamedabdulle9904 4 жыл бұрын
waaw caadi maahin fanaanka waxaa u rajaynaa cimri dheer iyo caafimaad
@hassanhabbad4534
@hassanhabbad4534 2 жыл бұрын
Mucjiso wlh caadi maha codka kabanka miisaaman
@mohamedadenabdulle7150
@mohamedadenabdulle7150 4 жыл бұрын
Sxbow xaggee ka soo heshay ? Waa fannaan farshaxan ku ah sida laxamada loo sameeyo, codka ,miraha sameyntooda.
@farxanwadani.2433
@farxanwadani.2433 4 жыл бұрын
Haa waa fanaan qaali ah cod laxan ilaahey ha daayo.
@sahalcali4196
@sahalcali4196 4 жыл бұрын
Yaa iladaawanaya 23-01-2020 3:49 galabnimo
@Abdikanisaylac
@Abdikanisaylac 4 жыл бұрын
fanaan qaran cabdalla salaamaad
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 2 жыл бұрын
istaahil
@calicabdi5734
@calicabdi5734 Жыл бұрын
Ala ya cisag fanaanjira ayuu ahaa cabdla yuusuf hanuuniye
@abdikaremsaid9336
@abdikaremsaid9336 3 жыл бұрын
Fadlan midhaha heesta ha la raadiyo, Mahadsanidin.
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
wa hanuuniye curiye laxameye garaace qaade wada hanuuniye
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Жыл бұрын
@@buuxciise1382 Wuxuu ka wadaa lyrics cml
@buuxciise1382
@buuxciise1382 Жыл бұрын
@@Ehel_Caashaq1 haaa de niyow saxib haday sidaa tahay heestu ma iyadaaa ereyo adag ba
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Жыл бұрын
@@buuxciise1382 Dadku isku mid maba ahan saaxib 😂😂😂🙌
@buuxciise1382
@buuxciise1382 Жыл бұрын
@@Ehel_Caashaq1 aad iyo aad
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Ай бұрын
2024 like saar
@alaale919
@alaale919 4 жыл бұрын
Sxp xasuus igalisay manta wayowayo iyo asxaaqtaydi qali anaga kuwada qayilayna meeel tuulo aad u barqaysan caano geeel iyo jaaad wadaniya haysanay 🇸🇴😥❤
@salahabdimohamed
@salahabdimohamed Ай бұрын
Axsan hees waa dhaaftay siiqda kabanka sida la iskula helay
@adamhoodaale9443
@adamhoodaale9443 3 жыл бұрын
Clyk clyk yaa hanuuniye
@amalabdi8499
@amalabdi8499 3 жыл бұрын
Fanaan jira hanuuniye
@khadarcazka5337
@khadarcazka5337 8 ай бұрын
Waxaad tahy ayaan dhalad iyo lama ilaawaan asluubinaa u dheertahy ❤❤ Mid kamida heesaha Murqaanka 😮
@user-vl1zw3ep5n
@user-vl1zw3ep5n 10 ай бұрын
Ha i odhanin waligaa hadal uurka gubaayoo aanan kugu idhaahdeen.
@adirizakahmedfarah4919
@adirizakahmedfarah4919 3 жыл бұрын
Waxaa tahay ayaan-dhalad iyo lama ilaawaan asluubina u dheertahay , waaw cajiiib
@calicabdi4533
@calicabdi4533 4 жыл бұрын
Ax yaa fanaan hsnuuniye
@cabdixakinrashid3626
@cabdixakinrashid3626 4 жыл бұрын
Sxb sare Aad Ayaad u mahad santahay heestan istaahil xasuus lama ilaawaana ayey noloshayda ku leedahay waanan ka waayey youtubka oo dhan balse halkan ayaanka helay
@ahmednur1905
@ahmednur1905 2 жыл бұрын
Wankahella ahlaa hanuniye
@atgxhgdkd4360
@atgxhgdkd4360 4 жыл бұрын
wah wah hees bar
@abdulrahamaanwadaniuudhash1153
@abdulrahamaanwadaniuudhash1153 4 жыл бұрын
Fsnka iyo suuganta soomalia waa ruuntaa kuwa uu sheeka qofwalba
@sahalxuseen6572
@sahalxuseen6572 3 жыл бұрын
waa qaraami
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 Жыл бұрын
Afkaaga caano lagu qabay.
@anwaarmahamed7630
@anwaarmahamed7630 2 жыл бұрын
Mashaaa allh
@nadiiradan7832
@nadiiradan7832 4 жыл бұрын
sxb hesti xodamis ado mahadsan noso gali u fanankan hanuniye qadi jray
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 4 жыл бұрын
Istaaahil sidaan anigu kuu ahay hadaad adigu ii tahay
@cabdixakinrashid3626
@cabdixakinrashid3626 4 жыл бұрын
QARAAMI MEDIA ali mahad sanid masuul
@sahalxuseen6572
@sahalxuseen6572 3 жыл бұрын
axsan yaa hees
@pandawellwelltry5558
@pandawellwelltry5558 11 ай бұрын
Lyrics keedi meeyey sxb
@abdirahmanabdi4537
@abdirahmanabdi4537 7 ай бұрын
Libax laba ma,aha
@muhammadbashir78
@muhammadbashir78 4 жыл бұрын
Waah waah
@mohamedabdulle9904
@mohamedabdulle9904 4 жыл бұрын
16:11:2019 YAA ILA DAAWANAAYAY
@tufaaxmaxamud34
@tufaaxmaxamud34 3 жыл бұрын
Anigu kulamanan dawaneyn wll
@basrabasraah5627
@basrabasraah5627 2 жыл бұрын
Soobadi hesihisa
@basrabasraah5627
@basrabasraah5627 2 жыл бұрын
Mash allah
@farxanwadani.2433
@farxanwadani.2433 4 жыл бұрын
Thanks sxb
@abwaanxasantalosame4275
@abwaanxasantalosame4275 2 жыл бұрын
Mashallh
@sahalxuseen6572
@sahalxuseen6572 3 жыл бұрын
heesaa waaye
@adnanabdi60
@adnanabdi60 Жыл бұрын
Hees daren cood macan
@calicabdi.mohamed1788
@calicabdi.mohamed1788 4 жыл бұрын
Aduunyooy xaalkaa be, e waa cabdal yuusuf hanuuniye waaguu shabaabka ahaa hadan hadalka ayaa dirqi ku ah
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 4 жыл бұрын
Xaqiiq
@sahalxuseen6572
@sahalxuseen6572 3 жыл бұрын
@@Qaramimedia1 waah waah
@sahalxuseen6572
@sahalxuseen6572 3 жыл бұрын
yaa salaam
@sahalxuseen6572
@sahalxuseen6572 3 жыл бұрын
okau
@fanwaafankiihoreamabaricis3963
@fanwaafankiihoreamabaricis3963 3 жыл бұрын
woow🌺
@calicabdi5734
@calicabdi5734 4 жыл бұрын
A San yaa qaaci waa heestii murqaanka saacadaha danbe marka murqaanku soodego
@xasancabdi5909
@xasancabdi5909 4 жыл бұрын
xikmadaya ku duugan
@jaabirje7800
@jaabirje7800 9 ай бұрын
Holl
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 3 жыл бұрын
cabdalla yuusuf warsame (hanuuniye) kuma xaqiri karo waxaatahay cajiib 💓❗ hey oran waligaaa hadal uurka gubayaa aanan kugu iraahden 😪
@NastexwaliEthopia-gs8lb
@NastexwaliEthopia-gs8lb Жыл бұрын
M a
@jaabirje7800
@jaabirje7800 9 ай бұрын
daya
@moxamedaxmad1236
@moxamedaxmad1236 Жыл бұрын
Fit
@mustafemaxamuud8360
@mustafemaxamuud8360 4 жыл бұрын
Dube
@dayibahmedadan9076
@dayibahmedadan9076 4 жыл бұрын
Waar heesaha hanooniye heesbaan waayay waxay dhahdaa Adiguna amaanlaay ragba kala irdhowdoo ma nin aad abuurtaad ooridiisa noqonood ardaa seexin doontaa bal aan eegno aayaha halkuu awrku kugu furo Sxboow heestaa ninkii meelku og haygu soo share dhaho
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 4 жыл бұрын
Wey ku jirtaa chanelkan ka baadh
@dayibahmedadan9076
@dayibahmedadan9076 4 жыл бұрын
@@Qaramimedia1 waan baadhay baadhay waan ka waayay
@looyaan8719
@looyaan8719 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/bZrYpn17qdxmaNE
@looyaan8719
@looyaan8719 4 жыл бұрын
dayib ahmed adan sxbow waa taaa heeskii aad doonaysay waxaa la dhahaaa aamina... aniguna waxaan in door ah raadinayay hees uu isla hanuuniye leeyahay oo dhahda MALAB IYO ZABIIB MIDHO CANAB TUFAAX NAFAQO IYO MCAAN MUUQAAL SAMEEY.... ila wadaad qofkii meel ku ogoow...
@ahmedabdi8486
@ahmedabdi8486 3 жыл бұрын
@@Qaramimedia1waar anigu mid baan raadiya albamkiisi 2000 kujirtay uu odhanayo dabeecadaha aadmigu dadka waa ukala cayn oo duulba noocbu u arka dantiise dumar iyo rag labadaba ula dhaqan dulqaad wayn dunidu isku dhaafte taas mahelaysa sxb
@jaabirje7800
@jaabirje7800 9 ай бұрын
hh
@mahadaxmed5490
@mahadaxmed5490 4 жыл бұрын
Istaahile waad istaahisha💖💖💯
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 4 жыл бұрын
Iskilaaji iyo .raxma roos
Cabdullahi Y. Hanuuniye - Caashaqa Wax Muu Noqon
8:50
Rageedii™
Рет қаралды 715 М.
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 52 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 103 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 63 МЛН
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 34 МЛН
Maahmaah
11:01
Maxamed Dhuule - Topic
Рет қаралды 241
Cabdala yuusuf hanuuniye (Dabeylihii jacaylka)
8:16
Qarami Media Pro
Рет қаралды 315 М.
Hanuuniye ( Adna shidatey caashaqaan ku aheyn shuraakada)
8:34
Qarami Media Pro
Рет қаралды 83 М.
SAMIIRKII AYUUB//HANUUNIYE//ERAYADII YAMYAM//KABAN//LYRICS
11:47
QOORYARE Studio
Рет қаралды 105 М.
Cabdile yuusuf hanuuniye heestii istaahil
12:24
Cabdi xakin Rashid
Рет қаралды 95 М.
Cabdillahi Hanuuniye   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
1:19:54
Saalax Qaasim Naaji Iyo Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "MAGACAYAGA GUUD"
7:17
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 222 М.
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 52 МЛН