HEES | (Jirjir) Jeegadaan U Aalaa | Cabdi Tahliil Warsame | Original | Lyrics

  Рет қаралды 193,984

MAADEYS

MAADEYS

Күн бұрын

Ereyada : Mucaashaq Sulub Cumar Axmed
Laxanka : Cabdi Tahliil
Radio Hargaysa : 1968
Waa heestii ugu Horaysay ee Cabdi tahliil.
The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com

Пікірлер: 115
@HarunAbdiqaadir
@HarunAbdiqaadir 8 ай бұрын
Asm dhamaantiinpa Waayo waayo iyo Pari #Samaadkii wadankeenu napada ahaa. Fanka soomaaliyeed qaarada africa iyo geeskapa saaid ayuu uga caanbaxay. Ilahayow dhamaantoodpa unaxristo fanaaniintii soomaaliyeed inta dhimatay inta noolna ugadpa naxariiso yaa ALLAAH
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 7 ай бұрын
waa Maskaxdii iyo dhawaaqii Abwaan sulub cumar axmed AUN bal fiiri siduu u qiyaasay ama u cabbiray dareenkiisa jacayl
@abdisalaancumar3061
@abdisalaancumar3061 3 жыл бұрын
Waa abwaankii waynaa ee sulub cumar sulub waa ninkii jacayl dhab ahi ku dhacay ee isagoo shakhsi caadi ah jacaylkii jiidhkiisa dhameeyay waa ninka aad kumaqasheen heesta ay wada qaadaan sahra axmed iyo axmed mooge baytka yidhaahda,qays iyo cilmi dilay qase huryo sulub iyo qaarkaloo badan dhinackale hadaad eeg cabdi tahliil waa heestii ugu horaysaysay ee uleeyahay ee idaacad lagaliyo laxankana cabdi tahliil baa saaray dhamaantood alaa yarxamahumالله يرحمهم
@zihaambarwaaqo8660
@zihaambarwaaqo8660 3 жыл бұрын
Wow heestan oo dhamystirn maanta igu horaysa Cabdi tahliil Allah haw naxariisto xabaley xajiya maxa dad wanagsn naga tagay 😭😭 mahadsanid Maadays sidad iskugu howsho sugaantena soo nolaynteda
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 2 жыл бұрын
Waa heesta ugu horaysay Cabditahliil uu qaado Waxa sameeyay abwaan sulub cumar 5 heesood ugu horeeyay Cabditahliil Waxa kala lahaa 1 heesta jirjirka iyo jeegada Waxa sameeyay abwaan sulub cumar 2 heesta onkod waxa sameeyay abwaan axmad saleebaan bide 3 heesta xoodaamo waxa sameeyay abwaan ismaaciil cagaf 4 heesta yaxyax waxa sameeyay abwaan maxamed aadan dacar 5 heesta wardheer waxa sameeyay abwaan xasan guul wade 6 heesta garaabidbaan waxa sameeyay abwaan jaamac daad Sidaa ula soco taariikhda fanka Cabditahliil Heesta soo raacda fankiisa sii kicisay Waa heesta hawlahagii habeenadan Waxa sameeyay abwaan maxamed aadan dacar
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 Жыл бұрын
Sxb wad mahadsantahay
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed Жыл бұрын
Aan kaftamee sida dhallinyaradii dambee shanta hees ee horreeya abwaaniin galbeedka Burco ka soo wada jeedaa u sameeyey. War ninkaas odayga ah bilawgiisa fanka rag adag buu u gacan galay ilaa xad.
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 Жыл бұрын
haa sxb waa. Rag wada hy ah
@adawesaid1510
@adawesaid1510 3 жыл бұрын
Maadays marka hore waan kumahad celinaa marka xigta cabdi tahliil warrsame ilahay kuma cadaabo ilahaw qabriga u wasici adaaa awod lehe cabdi tahliil maxaa loga dhigi wayay cudka boqorka aniga 1 ayaaan kadhigi lahaa lkni leyla tasha maaayo 😍😍😍😍😍😍
@asadhagiofans2565
@asadhagiofans2565 2 жыл бұрын
Kugu raacsanhay wlh c.tahliil codkiisa io hibadiisa waa la iska indho tiray ...
@abdinasirmoh8182
@abdinasirmoh8182 2 жыл бұрын
Tahlil iyo tubeec cajabay cajibey iyo gufaaco labada dhageyso qime labada fanan
@adawesaid1510
@adawesaid1510 2 жыл бұрын
@@abdinasirmoh8182 masuul 🙏🙏🙏🙏
@asadhagiofans2565
@asadhagiofans2565 2 жыл бұрын
Waa heestii uhoreysay ee fanaan c.tahliil ku luqeeyay 1968s legend boqorka codka.
@abuukarbosstown1050
@abuukarbosstown1050 3 жыл бұрын
Waxay qayb ka tahay heesihii uu sameeyay Abwaan sulub oo xiligaas jacayl aad uxoogani haleelay. Hees iyo bar weeye cajiib!
@haawodagan5472
@haawodagan5472 3 жыл бұрын
Markaan jilicsanaada Jare uu maleegtoo Juuqda io jaaqdii Iga jaraty mantee Jirjirkiyo dartaq baa Jeegada u aalaa Jeelki qaadan waayee😰😭 AUN Abdi tahliil.warsame 🤲
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 3 жыл бұрын
Dhor maraa ku arkay waayo arag dagan
@mhassan0163
@mhassan0163 2 жыл бұрын
Waa erayo culus, jaceylku waa dilaa xun, waa in la iska control haddii uu kugu fakadu waa kuu dhammaatay, qofka aad naftaada siinayso iska hubi,
@haawodagan5472
@haawodagan5472 2 жыл бұрын
@@wadaniqurboneceb3459 qaraamiga leygma waayo wlle👏👏👏👌
@haawodagan5472
@haawodagan5472 2 жыл бұрын
@@mhassan0163 iskama hubino ilaa aan bada dalaq dhahno, waayo biniadamka si fudud looma barto🤦‍♀️🤦‍♀️ alle ha cafio intii la xanuunsan oo bedel qeyr qaba ha siiyo🤲💙
@suldankasomaliya3257
@suldankasomaliya3257 2 жыл бұрын
@Haawo Dagan Sidaan kuugu jeelee Jirro ii haleeshee Naftu kuu jeclaatiyo Sidaad iiga jeeda Isku jaadba maahee 😭💔❤
@suldankasomaliya3257
@suldankasomaliya3257 2 жыл бұрын
Jalleecada xagaagee Indhihii jiraanoo Adgaa I jiitoo Jar dheer ìiga laaceee Waah waah fanan qaaliyuu aha ilahay ha unaxariisto 🤲
@osmanmohamed1537
@osmanmohamed1537 2 жыл бұрын
Midhi abwaan sulub Waa hees abwaanka ka hadlasa qiso jacayl oo abwaanka ku dhacday marki danbena la godgalay isagon ku gulaysanin illahy hawnaxariisto
@alihaji9416
@alihaji9416 Жыл бұрын
Jalki (jalbi) waa dhibicda Caanaha ee qofka marka uu saakaraad yahay afka loogu dhibciyo si uu ugu yaraan aanu qaajo iyo haraad darted ugu dhiman
@abdimohammed9234
@abdimohammed9234 Жыл бұрын
Allah ha naxariisto abwaan sulub oo ah qisadiisa jacaylka Iyo cabdi tahliil warsame ilaahy u naxariisto
@haboonhoodo2663
@haboonhoodo2663 3 жыл бұрын
Eshcalaa cod heesti jeegadal u aal oo clear original ah codki dahabiga Abdi tahliil Aun oo yar Mahadsanid maadays
@MullaMadar
@MullaMadar 3 жыл бұрын
Maadeys tube wlh saaxiibayaal wax aan idin ku abaal mariyo baan garan la'ahay Heestii aan raadiyaba anoonan idin ka dalban baad soo dhufaneysaan Guuleysta saaxiibayaal
@Ibo.Media.
@Ibo.Media. 3 жыл бұрын
Waxan ku xasustaa sxb Abdihakin Mohamed Ahmed 2009 Wlhi ma ilaabo Ilmadii indhihiisa ka quban jirtay iyo erayada heesta ee uu ku so jelcelin jiray jir jirkiyo dartaaban jeegada u aalaa jalkii qadan waayee 😒 Sidan kugu jeelee jiro iihaleeshiyo sidad iiga jeda isku jaadba maaha 🥺 sida jooge maqanban hurdo jiifaan wayee jawabtan ku leyahay jeer dambad i gaaniye 🥺😢 Way dhacday oo Sanad ka dib ayay inantii Ila so hadashay iguna dhahday Wiilki abdihakin isoo maslax ahaashee Sxbky Waa xili uu aduunyo nacay iska daa haween lala sheekaystee 😢 🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲😭😭
@farxiyaquruxsan9425
@farxiyaquruxsan9425 2 жыл бұрын
No chance qof mar ka tagay Labad chance lama siisiyo 👍👍👍
@abdikafielmiabdishakur2923
@abdikafielmiabdishakur2923 Жыл бұрын
Aniga wan siyay
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 жыл бұрын
عبدي تهليل ستظل في قلوبنا خالدا بفنك وصوتك الدي لن يتكرر الله يرحمك يا حبيب العمري
@najmafunnyofficial2601
@najmafunnyofficial2601 Жыл бұрын
Heestan markii kowad aa aan maqalo weeye laakiin waba ka helya 🥺
@calaydhchannel2541
@calaydhchannel2541 3 жыл бұрын
Eesh Calaa Hees way u eegtaha Kaydkii Cajiibka ahaa ee Radio Hargeisa waleeeeeeeeeeeee💞💞🤔
@abdisalaancumar3061
@abdisalaancumar3061 3 жыл бұрын
Hedmooyee habaarba looma dhintee haaduna subaxii hortay makacdee aniyo hilbahaygii kalahoyenee ....hadii aad ubaxtahay mid aad u udgoon badan baad ahaan lahayd kuwaasi iyo qaarkale oo badan waa erayadii fanka qaraamiga uu kulahaa sulub cumar alaha unaxariistee fankii dhexena wuu soo gaadhay waxaan kaxasuustaa heesata samatar iyo magool ay wada qaadaan ee raxmad iyo heestan nin erayo waawayn buu ahaa jacayl dhab ahina ku dhacay
@somalijecelsomalilover4141
@somalijecelsomalilover4141 3 жыл бұрын
Yaa Salaam Abdi Tahliil iyo waayihiisii dhalinyaranimada♥️. Aun. Ereyadii Sulub Cumar.
@aliabdirahmanjama1445
@aliabdirahmanjama1445 Жыл бұрын
😢😢😢😮 waa markii uu jacaylka la baxaadagey abwaan sulub cumar
@Shafie-Mohamed-Osman
@Shafie-Mohamed-Osman 9 ай бұрын
Waa maalintii ugu horaysay sanada 2024 waxaana ii baxaysa heestaan cajiibka ah oo aan ujeclahay heesaha Cabdi TW Waa isku wada level mid dhulka ladhigo kuma jirto, waxaan rajaynayaa sanadkan isbadal aad uwayn inay sameeyo kuna iloowo xasuusihii sanadii hore meeshaan idinka alle waan kuoo noqon isla habeenka sanadkani dhamaaanayo bal inaan xasuus qorkaan gaaban aan ku farxi doono hididiilooyinka hada igu jirana ay dhaboobo doonaan ama dhalanteedmi doonaan Aad baan idiin salaamaya dadka 2024 daawanaya. 6:30
@cabdallahillaac9201
@cabdallahillaac9201 3 жыл бұрын
Heeska Jirjir, Originaal-keeda nimaN adiga ahayn jaalle inuu hayn horaan u'ogaay, Yaa sallaam 👏🙏 100%🔥🔥🔥❣
@djmaajidkhadar5320
@djmaajidkhadar5320 10 ай бұрын
Sulub cumar iyo cabdi tahliil alle haw raxariisto
@naemageelle5264
@naemageelle5264 3 жыл бұрын
Markaan jilicsanaadaa Jara ii maleegtoo Juuqda iyo jaaqdii Iga jaratay maantee💔😪🙏
@mohamedabdi4509
@mohamedabdi4509 2 жыл бұрын
Wlhi ilin aa iga imaatay sababta ugu wayna waa arinta ihaysato maantay iyo sida ay haystaan u taabanayso boogtayda waxaase iiga sii daran codkaan anigii oohinta iiga sii daray
@AliAli-wl6hd
@AliAli-wl6hd 3 жыл бұрын
Abwan iyo fananka Aun. Sida lashegyo abwan jacaylka la xanunsana musan helin qoftu jecla wuna ku gabobay ama goblamay.
@farxiyaquruxsan9425
@farxiyaquruxsan9425 2 жыл бұрын
Ya kugu Dhahay Wuu gablamay Caruur Wuu ka tagay wax hubso alle Ha uu Naxariisto
@caanonuug7739
@caanonuug7739 2 жыл бұрын
Erayda qaar ayaa laaxin ku jiraa..tus markuu jeeraraabuu, jilif geedku yeeshaa. Heesta waxaa curiyey abwan sulub cumar oo jeclaa gabar ay ilmo abti yihiin, taas oo diiday ama genefka ku dhufatay dalabkiisa. Waxa la sheegaa in uusan waligii guursan jecaylkaas dartii.
@Gabdh_tuulo
@Gabdh_tuulo Жыл бұрын
Ax jcylku xumaa hadan lagula wadin
@sharmakefarah7485
@sharmakefarah7485 3 жыл бұрын
Alle yaa cisak heesti jirjir oo original ah weeye waa erayadii sulub cumar oo jacayl jaanjaamay, iyo codkii xaragada fanka abdi tahlil.
@SuugaanSafari
@SuugaanSafari 2 жыл бұрын
Maadaama ay xilkeedii gabtay Wasaaradda Warfaafintu, qorshe u diyaarsanina aanu jirin. Adduunkuna kasii gudbayo nidaamkii hore ee canjaladaha loo kaydin jirey, waan kugu taageersanahay inaad hawshaa culus isku kalifto. Balse, Walaal ha illaawin marnaba Xuquuqda dhawristeeda. Guulleyso.
@samiirabdi7486
@samiirabdi7486 Жыл бұрын
Aun abwaan sulub cumar😭😭😭 qisadiisi jaceyl waxay ahyd mid murug io xanun kusoo dhamaatey heestan io heeso kale oo badan ayuu ka sameeyay qisadiisi xanunka badneyd sidokle Aun fanankeeni qaaliga ahaa cabdi tahliil warsame heestan waxaan daawanaya 2023/4/janaayo
@suugaanmedia
@suugaanmedia 3 жыл бұрын
Sixid Markuu Jeera dhaab maaha sxp Waa, markuu jeedhadhaabuu Jeedhadh waxa la yidhaah dildilaac
@mohamedabdullahi4204
@mohamedabdullahi4204 3 жыл бұрын
Waa idin salaamay bahda MAADAYS. Wll heesta markaan dhagaysto waxad moodaa erayada qaar inay sikale yihiin. Sida : Markuu jeera-raabuu, jilif geedku yeeshaa. Jirriddii LEEXAAD lina. Haddii micnaha lafiiriyana sidaas ayaa garashadayda gaaban lasaxan. Sax iyo khalad , dadka nooga aqoon rooni hanoo sexeen fadlan. Mahadsanid
@mahad5581
@mahad5581 Жыл бұрын
markuu jeedhadhaabuu jidhif geedku yeeshaa xalkaas waad qaladeen saaxiibayal
@abdishakurdahirmilifyare5537
@abdishakurdahirmilifyare5537 3 жыл бұрын
Hees iyo bar waaye thank you maadeys team
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Maadays 🔥 Aan U Duceyno Fanaankeena Cabdi Tahliil Warsame
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics 3 жыл бұрын
CABDI TAHLIL WARSAME ALLE HA JANNEEYO🎸🎸🎸
@suldanlove4206
@suldanlove4206 Жыл бұрын
Wahwah ragii fanka iska lahaa ayaa isugugay heesta wa g iyo g 36
@nourhassan1524
@nourhassan1524 3 жыл бұрын
Wow heestii heesaha legend abdi tahliil AHN🎻🎻
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle 3 жыл бұрын
Maadeysow wallee billado dahabi ah ayaad mudantahay saaxib.
@husseinabdi5317
@husseinabdi5317 3 жыл бұрын
First time to hear this song
@ozoz2357
@ozoz2357 3 жыл бұрын
I'm not old, but I've heard this song many times and I like it. You must be a little boy.
@axmedfaarax1172
@axmedfaarax1172 2 жыл бұрын
waah waah waxas ayaa fan lagaa dhahaaa
@adawesaid1510
@adawesaid1510 3 жыл бұрын
Hal qof ayaaaa dis LIKE sartay hadaaan aqoon lahaa gacan ayaaan isula tagi laheyn bal heskaan qofka maanta jogta ee saas uqadi karta yaaa waaye war somalidan yaaa wax ushega
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
ha u qaban sxb waa qof xaraarada qaaday oo kala kasi waayy like iyo dislike
@adawesaid1510
@adawesaid1510 3 жыл бұрын
@@abshircarab18 saaas iga dheh
@xassanxabbad750
@xassanxabbad750 3 жыл бұрын
Beysaani sas waaye
@zakariyeali9379
@zakariyeali9379 3 жыл бұрын
Allaha u naxaristo Abdi tahliil Waa hees fiican.
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 7 ай бұрын
Sida jooga maqan baa hurda jifsan waayee
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 3 жыл бұрын
Sulub cumar allah yarxamu
@dekajama8188
@dekajama8188 2 жыл бұрын
Illaahay ha u nacariisto Abdi tahalil warsame
@ahmediman6410
@ahmediman6410 Жыл бұрын
Sidaad iiga jeeda isku jaadba maahe ❤️😉
@MX-gm1nh
@MX-gm1nh 3 жыл бұрын
Ooof caleek waa siin ilhaay codkanii
@Abunabil121
@Abunabil121 3 жыл бұрын
Asc marka hor madays tem wad ku mahadsthn sida aad noga haqab tirteen heesihii macnaha lahaa ,heeskan waxaa fahmikaraya fofka ku so hungoobay hanashada jacaylka garabaki kalana ku gacan sayray waa xanuun jclku noloshana ku nacsiiya cidhiidhi iyo mugdi giliya naftada ,aniga ka shaqsi ahaan dhib ayan ka so mutay mudo dheer lkn allaxmd allaah ayaa iiga maciinay go,aana waxaan ku qaatay sidaan iskaga ilaawi lahaa ugana fogaan lahaa akteeda ,qaaradii ay ku noleed darted ayaan uga haajiray .qisadayda halkan kuma so kobikarayo lkn waxan rejaynaya inaan so bandhigi dono ayado faah faahsan insha allaah
@HalamahamettMahamutt
@HalamahamettMahamutt 8 ай бұрын
Ma noshahy😢
@abdirahiim3429
@abdirahiim3429 3 жыл бұрын
Maadeeys howga qaraamka waxan kaa codsanayaa sxb riwaadihii hore in aad noo soo galisaan iyo gabayada qaar oo dhax taal nooga dhigtaan sxb
@mohamedartan7619
@mohamedartan7619 2 жыл бұрын
Waayo waayo uuwadanka dhisnaa lkn anigu madhavan
@saidhirsimohamud4890
@saidhirsimohamud4890 5 ай бұрын
Allaha unaxariisto
@owliyo1218
@owliyo1218 3 жыл бұрын
Sido kale curdin maxamuud maxamed takar heesa heeda soo gali Su.aal kale waa wataa ma labo curdin baa jira mise waa hal fanaanad
@Gabdh_tuulo
@Gabdh_tuulo Жыл бұрын
Sidaan kugu jeelee Jirro ii haleeshee Naftu kuu jeclaatiyo Sidaad iga jeedaa Isku jaadba maahe💔 Mrkad xaasle jeclaato 17/12/2022
@bahjaqurux599
@bahjaqurux599 Жыл бұрын
Abayo nin xaasle ha jeclaan waxba kama faaidaysid wlhi nin naag leh o ilmo leh wax cusub kuso kordhin maysid second option batahay
@Gabdh_tuulo
@Gabdh_tuulo Жыл бұрын
@@bahjaqurux599 shukran wlshy poqraney❤️
@shafiehassan6170
@shafiehassan6170 2 жыл бұрын
Alaha u naxariiste Abdi tahliil 1968 fankaba kuma jirin wuxuu fanku kuso biiray 1971 asiga iyo Samatar aya isku mar soo wada galay kuna guuleystay tartankii heesaha Hirgelay.
@farxiyaquruxsan9425
@farxiyaquruxsan9425 2 жыл бұрын
👍👍👍🥰
@qadarsaeed
@qadarsaeed Жыл бұрын
natural fanan waakan
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 жыл бұрын
Alle yrxm big legend
@zacky6432
@zacky6432 Жыл бұрын
15may2023 ya ila dawanaye
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 3 жыл бұрын
Ma tahaliil baa cod kaan
@somalilandergeesi3747
@somalilandergeesi3747 3 жыл бұрын
haa
@maxamedcumar7541
@maxamedcumar7541 3 жыл бұрын
Sxb heesaha description inoogu soo qor 🙏 MAADEYS
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 жыл бұрын
#LyricsongJirjirkiyo Markuu Jeera dhaabuu Jidhif geed ku yeeshaa Jirriddii Laxaadina Jabbi waayi maysee Jir jirkiyo dartaa baan Jeeggada U aallaa Jalkii qaadan waayee Siddaan kuugu jeeleen Jirro ii haleeshee Naftu kuu jeclaatiyo Siddaad iiga jeeddaa Isku jaadba maahee **************** Markaan jilicsanaadaad Jarre ii maleegtoo Juuqda iyo jaaqdiyo Iga jaratay maantee Jir jirkiyo dartaabaan Jeegada U aallaa Jalkii qaadan waayee Siddaan kuugu jeelee Jirro ii haleeshee Naftu kuu jeclaatiyo Siddaad iiga jeeddaa Isku jaadba maahee *************** Jalleecada xagaagay Indhihii Jirraannoo Addigaa i jiitoo Jar dheer iiga Laacee Jirjirkiyo dartaabaan Jeegada U aallaa Jalkii qaadan waayee Sidaan kuugu jeelleen Jirro ii haleeshee Naftu kuu jeclaatiyo Siddaad iiga jeeddaa Isku jaadba maahee ____________________ Erayadii Sulub Cumar AHUN 1968 Laxankii iyo Codkii Abdi TahliiL AHUN
@calaydhchannel2541
@calaydhchannel2541 3 жыл бұрын
Maadeys sxp Laxanada Qaraamka soo gali iyagana waa codsi
@kokomohamed2400
@kokomohamed2400 Жыл бұрын
Wayo wayo
@abdulrahmanmoha3424
@abdulrahmanmoha3424 3 жыл бұрын
Libaax aad baad umhdsnthy Wan kula socdaa waloow aan malmahan lagaa heeyn hesihii xarago iyo kinsi
@axmedwarsame9716
@axmedwarsame9716 3 жыл бұрын
Heestani Inzaba cadi maha
@abdinasirmoh8182
@abdinasirmoh8182 2 жыл бұрын
Jawaabtan kuleyhy jeerdanbad u aaayi
@HalamahamettMahamutt
@HalamahamettMahamutt 8 ай бұрын
Ifahmsi bal😢
@HalamahamettMahamutt
@HalamahamettMahamutt 8 ай бұрын
Jeerdanbad uaayi ifahmsii😢
@owliyo1218
@owliyo1218 3 жыл бұрын
Maadays waxaa soo galisaan heesta Wacanay waaxdaydii midigay Fanaanad dumar qaada aanan magaceeda garanayn
@khalidkeynaan
@khalidkeynaan 2 жыл бұрын
Wah wah jirjir.
@mahamedcade5327
@mahamedcade5327 3 жыл бұрын
Legend
@nua.h2757
@nua.h2757 3 жыл бұрын
Erayo dharaxaad u baahan. Jeelee? Jare? Jalkii? Aayiyee?
@MohamedAli-qz7gy
@MohamedAli-qz7gy 3 жыл бұрын
Jeelku waa marka geelu ubaahdo carro ama cusbo ee uu dooga iyo cawska naco ayaa la yidhaa wuu jeelay waa tii heestii ahayd Hadduu geelu jeeelo Geedaha ma jarayoo Aadna uma jiidhee Wuu jeera dhaafa Marka wuxuu ka wadaa markaan sida xad ka baxaa kuugu xiisay kuuguna baahday. 2: jarahu waa god la baxo marka shaxda la ciyaaraayo si qofka kale mid ka mida dhagxanta uu ku ciyaaraayo looga qaado, waxaanu ka wadaa waad ikhiyaamaysay ama waxaad maleegtay shirqoolkayga. 3: jalku waa cuntada lagu tahbiibo ama lagu qulaamiyo qofka buka ee aan waxba calaashan karayn. Waxaanu ka wadaa xanuunkii jacaylkaagu ii gaystay iska daa cunto aan caadi ucunee xitaa tii afka laygu qabtay ayaan iga dagayn Iska fahanoo faleenbuu ubaahna 4: u aayi: aaayuhu waa wixii timaadada kuu yaala Waxaanu ka wadaa mar kale ayaad ogaan jacaylkayga
@nua.h2757
@nua.h2757 3 жыл бұрын
@@MohamedAli-qz7gy Walaal Jazakallah kheyran wax badan baan faaiiday
@mustafadarajo6603
@mustafadarajo6603 3 жыл бұрын
Allow ku naxariiso
@Absame-ly4yt
@Absame-ly4yt 2 жыл бұрын
Hees qiimi leh.
@mohamedenanays
@mohamedenanays 3 жыл бұрын
Rememberebale old school..
@hagadherianofficial6567
@hagadherianofficial6567 3 жыл бұрын
Allah ya cizak
@Muhudin80
@Muhudin80 3 жыл бұрын
Markii kobaad Aan maqlayo hestan
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 7 ай бұрын
@liverpoolteam1346
@liverpoolteam1346 3 жыл бұрын
Alayacisk axya qarami hawada zare kujira
@abdallawehelie4
@abdallawehelie4 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰
@Dhagacadde_10
@Dhagacadde_10 3 жыл бұрын
@adawesaid1510
@adawesaid1510 3 жыл бұрын
HADAAN AWOODO 1.000.000 🙏OO SUBSCRIBED AYAAAN KUU SAAARI LAHAA WLHI AND LIKE LKN LABO AYAAN KUUU AWODAA WANA KUGU DHEQAAA 🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️
@nawaadxusen9879
@nawaadxusen9879 3 жыл бұрын
3 53 illahey subxn wa tacala 😳😂
@Wayelka1973
@Wayelka1973 2 жыл бұрын
𝙃𝙖𝙙𝙖 𝙛𝙖𝙣𝙠𝙪𝙣𝙤𝙤𝙡 𝙩𝙖𝙝𝙖𝙮 𝙩𝙖𝙖𝙜𝙚𝙚𝙧𝙤 𝙗𝙞𝙞𝙭𝙙𝙖𝙣𝙖 𝙪 𝙩𝙖𝙝𝙖𝙮 𝙘𝙝𝙚𝙣𝙚𝙡𝙠𝙖𝙣 𝙈𝙖𝙖𝙙𝙚𝙮𝙨 𝙃𝙚𝙚𝙨𝙖𝙝𝙖 𝙤𝙧𝙞𝙜𝙞𝙣𝙖𝙡𝙠𝙤𝙤𝙙𝙖𝙣𝙖 𝙞𝙣𝙩𝙖 𝙖𝙖𝙙 𝙠𝙖𝙨𝙤 𝙧𝙖𝙖𝙙𝙞𝙨𝙤 𝙈𝙖𝙙𝙖𝙭 𝙞𝙡𝙚𝙚𝙝𝙚𝙚𝙮 𝙗𝙖𝙖 𝙩𝙖𝙝𝙖𝙮 𝙂𝙪𝙪𝙡𝙚𝙮𝙨𝙤 𝙍𝙞𝙥 𝙁𝙖𝙣𝙖𝙖𝙣𝙠𝙚𝙚𝙣𝙞𝙣𝙖 𝙏𝙖𝙝𝙡𝙞𝙞𝙡 𝙅𝙞𝙧𝙟𝙞𝙧
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 26 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 24 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 30 МЛН
Dunidan Cabdi Tahliil Warsame
8:02
VivaSomalia1
Рет қаралды 529 М.
Aayatiinle
10:23
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 41 М.
Axmed Yaasin Digfeer |Heestii Digfeer |
9:57
Hassan Adde
Рет қаралды 346 М.
Cabdi Tahliil Warsame - Walee dookheyga kan lyrics
8:29
Rageedii™
Рет қаралды 180 М.
Heestii Waa La Ii Adimay Lyrics Xasan Adan Kabankii Aun Jiim Sh Mumin
9:19
**Cabdi Tahliil Warsame aun | Wardheer
6:01
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 26 МЛН