HEES KA CAREYSIISAY SOMALIA OO FANIINTA HARGEYSA SOO QAADEEN IYO AMIIN YARE OO QAC KA YEERSIYEY CIY.

  Рет қаралды 108,313

Dirisle shaadhcade

Dirisle shaadhcade

5 күн бұрын

SUBSCRIBE SAAR KZbinKAN HADAAD ARKAYSO...
WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊

Пікірлер: 1 000
@Umurayaan277
@Umurayaan277 3 күн бұрын
Kusaliya nabigena muhammad scw❤🕋☝🏼
@AbdirahmanMohamed-or1yn
@AbdirahmanMohamed-or1yn 3 күн бұрын
SCW SCW SCW ❤❤❤
@samatarismail3215
@samatarismail3215 3 күн бұрын
Scw scw
@husseincaatoofficial4321
@husseincaatoofficial4321 3 күн бұрын
❤wcw❤scw❤scw❤scw❤
@xasanxusen6770
@xasanxusen6770 2 күн бұрын
Scw
@moapdikarem144
@moapdikarem144 3 күн бұрын
Anoo ku dhashay dds gaar ahan jigjiga ma jirto meel aan ka necbahy ethiopia We love somalinimo ❤
@AasiyaAasiya67
@AasiyaAasiya67 3 күн бұрын
Kula mid bn ahay wallhi
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 3 күн бұрын
because way ku gumaystan lkn anagu xor banu nahay ethiopia 🇪🇹 sxb banu nahay iyo jaar
@hafsoahmed2682
@hafsoahmed2682 3 күн бұрын
Abowe adiga maskaxdadu waa fireesh lkn dadkan kuli waa cuqdadeysan yihin
@bahkinho10
@bahkinho10 3 күн бұрын
Wali damiirkada ayaa nool, waayo itopianka wxy kusexdan kunasokacan somali inay cadowgoda yihin.lkn dadko isaaq ladhaho wa wx dhintay wlahi
@bahkinho10
@bahkinho10 3 күн бұрын
​@@UmaAhmedMacan😂😂😂 ma adiga xor ah jarka adkahadlayso waad ogaan wuxu yhy
@MOON_CASKA__7
@MOON_CASKA__7 3 күн бұрын
HAPPY INDEPENDENCE DAY OF DJIBOUTI 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@SULTHAN876
@SULTHAN876 3 күн бұрын
𝐇𝐀𝐏𝐏𝐘 𝐈𝐍𝐃𝐄𝐏𝐄𝐁𝐃𝐄𝐂𝐄 𝐃𝐀𝐘 𝐎𝐅 𝐃𝐉𝐈𝐁𝐎𝐔𝐓𝐈 💯🇩🇯𝐅𝐑𝐎𝐌 𝐌𝐔𝐐𝐃𝐈𝐒𝐇𝐎
@MOON_CASKA__7
@MOON_CASKA__7 3 күн бұрын
@@SULTHAN876 🙏🙏
@kenzaosman377
@kenzaosman377 3 күн бұрын
Thanks a lot huno ❤
@saciid_iid
@saciid_iid 3 күн бұрын
Iley sowtuu lahaa itoobiyaanbaanu nahay. Soomaalind maxaa ugu dhagantahay
@user-sx3qv4lh6i
@user-sx3qv4lh6i 3 күн бұрын
Happy indépendant my sister and brother from 🇩🇯🥰
@IbrahimMahamoud-ni1fv
@IbrahimMahamoud-ni1fv 3 күн бұрын
Happy indépendance day from Djibouti🇩🇯❤
@user-sx3qv4lh6i
@user-sx3qv4lh6i 3 күн бұрын
Happy indépendant frère form 🇩🇯
@SomUNITE
@SomUNITE Күн бұрын
@@user-sx3qv4lh6i #Reer JIBOUTI XOR MIYAA HORTA..? Nasiib darro Jibouti waxay HAYSTAAN MAGAC KELIYA…magac QAAWAN XOR laguma noqdo …waana riwaayadda inna haysatee SOMALIYEEY ma is XORAYNNAA mise riwaayaadu ha socoto… 🙈ILAA JIBOUTI ILAA XAMAR ILAA KENYA IYO ETHIOPIA Somaliyeey waxaan nahay ADDOON LA HAYSTO WARNA ISUMA HAYNEE riwaayad RIWAAYADDA weli ma jili karnee ma is XORAYNNAA mise sideennaas 🧐?
@asmamohamed205
@asmamohamed205 3 күн бұрын
Tonight is our night happy independence day my home Djibouti janno🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@faraxabdiahmed6819
@faraxabdiahmed6819 2 күн бұрын
Happy independence day hiil walaal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤from somalia
@Jinsoo_kim21
@Jinsoo_kim21 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤ guul iyo gonanomo we love jabati
@Fardawsacc
@Fardawsacc 3 күн бұрын
جنة يا وطنا 🇸🇴💯🇸🇴🇸🇴💝🇸🇴💕🇸🇴💝🇸🇴🇸🇴💝🇸🇴💕💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💝💝🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕🇸🇴🖤💕💕🇸🇴💝🇸🇴🇸🇴🇸🇴💝🇸🇴💝🇸🇴🇸🇴🖤🇸🇴💕🇸🇴💕🇸🇴🇸🇴💝💝🇸🇴💝🇸🇴🇸🇴💝💕🇸🇴💕🇸🇴🇸🇴صومالي وافتخر ❤❤ From jigjiga, calanka na medeeeya ❤🇸🇴💘 Allaw kor kayeeel yaa Rabi🤲🤲🤲
@user-km1fh2ll1o
@user-km1fh2ll1o 2 күн бұрын
حلوه الصومال انا احبك الصومال❤❤❤
@Fardawsacc
@Fardawsacc 2 күн бұрын
@@user-km1fh2ll1o 💞🫡
@MssAsliXaajioMssqumanxaajio
@MssAsliXaajioMssqumanxaajio 3 күн бұрын
Anoo Ethiopia ku nool kuna dhashay hadana Wxn jeclahay Soomaali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-gi7ts5py9y
@user-gi7ts5py9y 2 күн бұрын
Sidokaleh
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 3 күн бұрын
SOOMAALI MEEL WALBA AY DEGTO WAA WALAALO., XABADHI IYO OROMO WAA CADAW SOO JIRTEEN AH INTAAS WAXAY KA SHAQEEYAAN KALA QEBINTA SOOMAALIDA. GUULEYSO DIRISLE❤❤❤
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 3 күн бұрын
Ilahaywow soomaali qalabigida kasara qabiilaka wala Isa jecela kadhiga qalabigodan kasar nacebaka❤
@xawacumar9471
@xawacumar9471 3 күн бұрын
Amiin yaa allaaah
@RawdaAhmed67
@RawdaAhmed67 2 күн бұрын
Dawlad deganka Somalida ban kaso jeeda Somalia waa dhiigena Ethiopia io Somalia noma sina Somalia banu ka jecelnahay. Xamar cidiii noma dhanto🇸🇴❤
@moapdikarem144
@moapdikarem144 3 күн бұрын
Fikirka dirisle ee somalinimada wkala simanahay ❤
@wab20
@wab20 3 күн бұрын
Somalia 🇸🇴 hanolato Djibouti 🇩🇯
@TewodrosBethlehem
@TewodrosBethlehem 3 күн бұрын
Ethiopia 🇪🇹 hanolato somaliland 🇮🇹
@user-lr1cr7ux5t
@user-lr1cr7ux5t Күн бұрын
​@@TewodrosBethlehem calacl mesha kaltag
@user-ij4wi9zu8j
@user-ij4wi9zu8j 18 сағат бұрын
Maxaa kaa galey adi
@yonismahamoud5245
@yonismahamoud5245 3 күн бұрын
Hesti Muse Bixi erayadi Faysal laxanki ina Kahin 😂
@dagansh5606
@dagansh5606 3 күн бұрын
Waxad ilawday codkii adna
@Halgame334
@Halgame334 3 күн бұрын
INTA MASUL EED KA SHEGTAY SL MADAXDA KON FURED KAMA NAQAAN SXB WAKHTIBAD GELISAY
@nimofarah8193
@nimofarah8193 3 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkk 😅😅😅
@fahima6186
@fahima6186 Күн бұрын
Happy independent week all Somali 🇸🇴 ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Djibouti 🇩🇯
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 3 күн бұрын
VIVA 5 Somaliya❤ Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 💯💙🤲🏾🤲🏾🤲🏾👍👍🙏🏼🙏🏼
@briize-sh3sf
@briize-sh3sf 2 күн бұрын
Waa run haday qaadi wayaan wala xidhaya alle muuse haso hadeyo iyo intala socota somali waa somali ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Mo_____Shibiine
@Mo_____Shibiine 3 күн бұрын
Hada nahay ree jigjiga ya mar uun ethiopia idinka hoos jiida ayay naga haysaa dad na wa ku ordayan ethiopia 😢
@inaahmed3734
@inaahmed3734 3 күн бұрын
Haa wallhida anaguna wxn rabna inan kabaxno dadna wayba rabaan ilaahow waxfahansii Ethiopia faido maleh 😂
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 3 күн бұрын
1954 AYAAD TIDHAAHDEEN, ETHOIPIA AYAANU RAACAYNAA!!!!!!.BAD BAANU KULA MACAAMILAYNAA ANAGU!!!!!.CAQL DAAROOD!!!!!.
@40Durkiya
@40Durkiya 3 күн бұрын
Walee waa yaab dadna waa uwacanayaan
@mohamedomar-mn8ks
@mohamedomar-mn8ks 3 күн бұрын
haa wallhida anigu waayabaneehe gabdhaha xabashida may dooniyan ,ala ayaa naga wado ethiopia oo somaliya nageyo bal somaliland sidii oromadii ha tuugsadane
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 3 күн бұрын
@@40Durkiya ADAANAAN WANAAG IYO MUSLIMNIMO KUGU OGAYN!!!!!.
@faycaladenhassan6084
@faycaladenhassan6084 3 күн бұрын
Happy independence Day Djiboutian People's All somalien
@m.abaadirbaanaamin7864
@m.abaadirbaanaamin7864 2 күн бұрын
Ani waxa kaso jeda somaland somali wa walalahena de cadowgana ale hanaga saro🇩🇯🇸🇴
@user-ft8fd3gr6n
@user-ft8fd3gr6n 2 күн бұрын
Happy indépendant day all Djibouti people 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@BossHamza765
@BossHamza765 3 күн бұрын
Hdi ay ictiraaf kuhelayan waa arken weligod beyso hesi jiren 😂😂🇸🇴❤️
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 3 күн бұрын
Hadii xataa ictiraaf wayno ma kuu imanaynaa uff uff baa lagaa yidhi
@user-qq6qh6wh3y
@user-qq6qh6wh3y 3 күн бұрын
Yaa imasha ku wey disde yasa ku bahan😂uf uf adiga ba​@@user-sz7sn2rv9r
@zahraabdi1007
@zahraabdi1007 3 күн бұрын
⁠@@user-sz7sn2rv9r😂😂😂😂lugahiina ma edeb u yeshan hush Teda kale cadowgena canaa mac ayan siina e ma siino liin qarar o qarmun ah
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 3 күн бұрын
@@zahraabdi1007 Hush iyo hashba adaa ah hush yaad ka baratay dee anag oo digaadadaa ku ni dhaahna caanaa macaan aad siisaa halkay yaalaan kuwii idiin shaqaynayay muqdisho iyo garoowe ayaa qaarna ciijiseen qaarna caanaa sun ugu darteen liintu waa saleelee
@albertoyahya
@albertoyahya 3 күн бұрын
@@zahraabdi1007anagu ilaa waligiin liintaa qadhmuunbaan idin qornay wax la qariyo qudhunbaa ku jiree. marbaad isirtee marlabaad ima siraysid wa balantaas adeer
@Hamzamoud12
@Hamzamoud12 3 күн бұрын
Happy independence day of DJ bouti🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@jacaylowmbm2025
@jacaylowmbm2025 13 сағат бұрын
🇸🇴 🇸🇴 SOMAALIA ❤Ha noolaato ❤from Djibouti 🇩🇯 Run,ahaantii wn idin jeclahy❤❤All SOMAALI people ❤❤somalilanderow 😂 ilahayna wad isku dirteen 😂 ictiraafna ma haysaan 😂 (muuse biixi )fanaaniituna beec miyaa bada camal 😮
@AbuMohammad-ti6fi
@AbuMohammad-ti6fi 3 күн бұрын
JABUTU NFD SOMALIAGALBEED OGADENYA VON SOMALIA 1960 1967 BRO❤❤❤❤❤ SHANTAA SOMALIA
@amina.shukri8955
@amina.shukri8955 3 күн бұрын
Gaal kenyan aya iga xiga somali ma dhihi karne allow cudurkan camal naga qabo 😢
@AbdilaahiSidiq
@AbdilaahiSidiq 3 күн бұрын
Walaahi anigoo reer somaliland ah baa qoslay😂😂😂😂waar somaali waa somaali ee waakala qadiyad iyo Kala wadamo😂😂
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 3 күн бұрын
😂😂😂
@mahadibraahim5206
@mahadibraahim5206 3 күн бұрын
Hayey muse😂
@AbdilaahiSidiq
@AbdilaahiSidiq 3 күн бұрын
@@mahadibraahim5206 somali baanu nahay niyaw bahasha qadiyadaa Nala fogaatee idinkuna waad nagu daawateen dee waanagaa qaraxnay sidii madfacii😅😅😅
@albertoyahya
@albertoyahya 3 күн бұрын
somalinimada iyo kala saar somalia caqligaga fooraree anigu somaliland ayaanu ka hadlaynaa marka heesta loo eego somalinimo iyo kala saar marka sxp
@cousinbro1580
@cousinbro1580 3 күн бұрын
​@@AbdilaahiSidiq😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ha u socoto sida loogu tala galay
@user-dd3yu1nn7p
@user-dd3yu1nn7p 3 күн бұрын
"Waxaa waaaaye". Reer Koonfurow dalkiina ka hadla Somaliland waa ku deeeeeesey. Xaasidnimadiinii iyo nacaybkiinii reer Somaliland way ka guureen. Adiguna saaxiib waxaad ku hadlaysaa waa munaafaqnimo, Allaw yaa calooshaada waxa ka buuxo soo bandhiga!!!!!
@NuuraAbdi-oq5jv
@NuuraAbdi-oq5jv 3 күн бұрын
Waxa rajeyna sida logalay falastin kadaran ina nila babi,iyo yahuuda axmarada wax tihin gaalo rac wax tihin nijas
@user-mz8wg6bk3m
@user-mz8wg6bk3m 3 күн бұрын
Yes inder we love Ethiop❤❤❤❤❤❤❤❤❤ viv Somalilnd
@user-ue7mz3yr1j
@user-ue7mz3yr1j 3 күн бұрын
Kkkkk. Waa yaab Acuudubillh minashaydani rajiim.
@rasmishire9726
@rasmishire9726 3 күн бұрын
Waa yaaab ilahow uqdad hano dilin reer dhan o xanuunsan weye
@user-cu4zm8rj5p
@user-cu4zm8rj5p 3 күн бұрын
Idinkaa xanuusanayee maxaa na kiin daba dhigay cirkaa madowgiisan galaynaa hadaan dooneee bal maxaa isgakeen xidhan afiika naga haysta ilmaadeerayaal
@albertoyahya
@albertoyahya 3 күн бұрын
adiga fayaw markaa miyaa. hahahaha
@akm4480
@akm4480 Күн бұрын
@@user-cu4zm8rj5pqabiil yar oo iidoora baa tahay xagee tageysaa cid Kula socota ma jirto aan ka ahayn 4 habrood ee cuqdadeysan
@AyaanMuuse-qd4lc
@AyaanMuuse-qd4lc Күн бұрын
somalinimadu wax ha iniitarto idinkay qiimo idinla ledahe ka ku qarxinaya waa somali ka kudilaya waa somali ka kugumaysanaya waa somali markaa somalida aad shegayso dhakada kuqado wll
@niciimaabdirahman9174
@niciimaabdirahman9174 3 күн бұрын
Kooxdan daaha gaas kooxdiisii weeyi vies haku raadine Somaliland anaga amxaarkaa noogu dhaw adigu hayso somalida aad ku faraxsantehee
@laqlaajisnugal2756
@laqlaajisnugal2756 3 күн бұрын
Amxaar uma baahna somaliland waa cadowgeena nagama jecla gonolka siti eeg waxa ayka sameynayaan
@Telloofficial112
@Telloofficial112 2 күн бұрын
​@@laqlaajisnugal2756 DMWADAN WALBA WADANKA LA DAGALAMAY AYUU CADAW UYAHAY SOMALIA WAA WADAN AAN CADAW NAHAY
@user-vf1ii5iz6j
@user-vf1ii5iz6j 3 күн бұрын
Darisle kama kaftamo soomaali wlhi wiilkaan waxoo leeyahay dhiig soomaali kuwaan heestaan qaaday way Jabeen
@user-nz6pl6eu9m
@user-nz6pl6eu9m 2 күн бұрын
Happy independance day Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤ m'y ❤🩸
@ConfusedGreenHat-ss8iv
@ConfusedGreenHat-ss8iv 3 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴somaliya hanolato ❤❤❤❤
@susumohamed7293
@susumohamed7293 3 күн бұрын
Dabe xaamar ha isku so ceebanin naaceeb baa ka buuxo somaliweny guul iyo goobniimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯
@user-qq6qh6wh3y
@user-qq6qh6wh3y 3 күн бұрын
Gul iyo goba nimo waa somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋💋💋💋💋
@hamdajama3809
@hamdajama3809 3 күн бұрын
Ano reer hargaysa ba la yabana wan hees mahe wa muse wuxu sameyay😂
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 3 күн бұрын
SOO BAX OO DADKA U SHEEG!@@@.
@NajahMohamoud-wv2sr
@NajahMohamoud-wv2sr 3 күн бұрын
Iska aamu canyon yhy
@najaax3284
@najaax3284 2 күн бұрын
Dadka jecel horumarkaga aya markasta ku xigaa Xamar maxa nagag xidhan ❤❤❤ love amxaar
@fahima6186
@fahima6186 Күн бұрын
Masha Allah waa sax habo allifaagu waa oday muuse, music gu waa Faisal cartoon camera 📷 man jareerka abi Ahmad ama Mayer ka Addis 👍🏼👍🏼👍🏼🙌🏼
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 3 күн бұрын
Adkaatay intaa naqanay dhaaftay 😂😂😂
@macaanemuqdisho
@macaanemuqdisho 3 күн бұрын
That's why I'm the funking fan for your ❤️🙏🙌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 күн бұрын
Correct you English please
@hamdijama4508
@hamdijama4508 3 күн бұрын
Correct your english
@macaanemuqdisho
@macaanemuqdisho 2 күн бұрын
@@proudcitizen4883 you sa u isticmashy Uma jeedid😀😀😀😀😀
@macaanemuqdisho
@macaanemuqdisho 2 күн бұрын
@@hamdijama4508 hooyadey malahan luqada sisi😀😀
@charmakehousseinrobleh5949
@charmakehousseinrobleh5949 3 күн бұрын
Bonne fête de l'indépendance Djibouti 🇩🇯 ❤❤❤
@AliadamAbdulrahmaan
@AliadamAbdulrahmaan Күн бұрын
Somalia 🇸🇴 Somalia ba leh❤❤
@jamilahassan8487
@jamilahassan8487 3 күн бұрын
Ilahow somali xaqa tuso allahuma amiin
@nimaali1932
@nimaali1932 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤s/land is hero
@ramcobra2170
@ramcobra2170 3 күн бұрын
Silo land😮😂
@user-vh6uz7hd6e
@user-vh6uz7hd6e 2 күн бұрын
Bonne fête Djibouti mon frère Dirisle🎉🎉🎉
@cudooncabdullahi3284
@cudooncabdullahi3284 2 күн бұрын
Waa iga qoslisay Darisle 😂 Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ha noolato happy 27 june 🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇸🇴✅
@Khedirmed
@Khedirmed 3 күн бұрын
Erayada muuse biixi Laxanka faysal A. Waraaabe Camira and edited A.Ahmed
@Umo580
@Umo580 3 күн бұрын
SOOMALIYA HANOOLATO 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@aslimed5476
@aslimed5476 3 күн бұрын
Hessta muusa bixi ayaaa iskaa leee waleeee waan yabnayyyyy😂😂😂😂😂😂
@mohamedomar-mn8ks
@mohamedomar-mn8ks 3 күн бұрын
somalinimadaa igu wayn ilove you somaliya no cuqdad from ethiopia
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 3 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@user-zc8uc4pm3r
@user-zc8uc4pm3r 3 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@IsmailOmarrayaleh
@IsmailOmarrayaleh 3 күн бұрын
No cuqdad somalinimo iga badan from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 3 күн бұрын
HAKUGU FILAATO ADIGA!!!!.
@DeeqaFarah-vr1kg
@DeeqaFarah-vr1kg 3 күн бұрын
Hhhhhh ayaa kugu haysta somalimada
@IsmailOmarrayaleh
@IsmailOmarrayaleh 3 күн бұрын
@@mustafahassan2555 Éthiopie ka duceso whli eg matah waxy ku hayso somali galbed firi bro
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 3 күн бұрын
@IsmailOmarrayaleh 33 SANO ETHOIPIA DHIB KAMAANAAN ARAG!!!!!.IDINKU ETHOIPIAN.BAAD TIHIIN, KALIGIIN MAAHEE, DADKAYAGII BAA MEESHA JOOGA!!!!!.SOMALINIMO BEENA IUO WADANIYAD BEENA, WAA KA SOO ILBAXNAY!!!!!!.
@abassabdillahi726
@abassabdillahi726 3 күн бұрын
🇩🇯🇩🇯
@nasimmusa9356
@nasimmusa9356 3 күн бұрын
anigu wxn ahay gobolada waqooyi walhi sanadka mnta kahor kama quusan somaliland qalaas.😢
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 3 күн бұрын
😢ku lamid
@user-cu4zm8rj5p
@user-cu4zm8rj5p 3 күн бұрын
Hhhhh yaad matashaa markaa adaa lagaa quustaye anagu kamaanan quusan somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ha noolaato somaliland
@user-eo2hz5qe9v
@user-eo2hz5qe9v 3 күн бұрын
Oo xagee ah😂😂😂 waxay diideeden la did sxb
@AsmaDayax-xi3kp
@AsmaDayax-xi3kp 3 күн бұрын
Hooyadaa u sheeg hor glow
@wwewokeup8917
@wwewokeup8917 3 күн бұрын
​@@user-cu4zm8rj5pxurnima raadineysaan fakir xur ah na malihiid😂😂😂😂 Ethiopia any way waa cadoow illahay ha idin dhaafiyo😂
@bostejoali3717
@bostejoali3717 2 күн бұрын
ama jabuuti baan jeclahy ❤🎉😊
@Beru700
@Beru700 3 күн бұрын
Dirsile keep going pro ❤
@liina3528
@liina3528 3 күн бұрын
Wlhy dhiiqo tosa ayay ahed lkn baga qasabna ku dhagysta waliba😂
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 3 күн бұрын
Amba
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 3 күн бұрын
Walee heestaas Abwaan jiran baa alifay Xamar cadaw maaha
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 3 күн бұрын
Xamar. Bahalkaaga. U. Gee. Hadaad. Jeceshahay
@abdifatahhassan7530
@abdifatahhassan7530 2 күн бұрын
Ereyada Waa runta musebixi waa ninjita oo calooshaka buka etopiya naxariis namapa dhextalo mar kastana isirkeygu wasomali 😊😊❤
@adalmedia4291
@adalmedia4291 3 күн бұрын
Walahi waan qoslay 30 sano hees buufina ,halka aduunku horumarka fikairayo
@salaxorgi4419
@salaxorgi4419 3 күн бұрын
Kkkk😂😂😂😂abwaan daaha gaaaaas ha noolaado🎉🎉🎉
@idiliitaibrahim726
@idiliitaibrahim726 3 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂alllahuma amiiiiiiiin❤🎉😊
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 3 күн бұрын
aamiin waa libaaxe ❤❤
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 3 күн бұрын
gaas waa qootiy qootiy dhalay
@albertoyahya
@albertoyahya 3 күн бұрын
@@idiliitaibrahim726aamiin
@caliducaale464
@caliducaale464 3 күн бұрын
Adeer domaliland waa wada faysal iyo muuse mawqifka somalilanda waa kaase kuquusta qadaadwayney
@AliadamAbdulrahmaan
@AliadamAbdulrahmaan Күн бұрын
Somalia guul
@saidnimamiel
@saidnimamiel 2 күн бұрын
Im from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 somalia wan jecelnahay❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Maria22727
@Maria22727 3 күн бұрын
Reer xamar ka ahaan maanta kahor rer woqooyi kama xanaaqin wlh intaasoo sano waxan lahaa waa dad dhibaato weyn loogeystay ee ha uqabanina walalihiin weligiin kala go,i meysaane lkin maanta hestaan aad soo qaadeen oo dhaman dhalinyarada iyo caruurta sii dhageysan doonan oo cuqdad ay nosii qaadi doonaan ayaan ka xumaaday cadowgeenu waa mid ama diida ama yeela marka kaalaya walaalayaal yaan warabuhu idin cunine
@user-cx2ft3cv3j
@user-cx2ft3cv3j 3 күн бұрын
Waa run anoo reer sland ah ayaa leh ethopian waa cadawgeena oo dhexdeema ka faidaystay sbbtuna haddan layska indha tirayn waa reer koonfur yadoo dhib dhcday Alla qadaray dhcdayba lkiin weli wax qiraya arki maysid oo leh wll horu usocdoo wixiinana hooyo inlayn awilba somali gumaysigu 5 kadhigee anaga mxa somali nagu n
@user-cx2ft3cv3j
@user-cx2ft3cv3j 3 күн бұрын
Nagu keli yeelay Djabouti 27june bay leyhin koonfureed 1july somaliland 26 saasoy thy reer koonfur waa nagu hystaa inkastoo shrf daro thyba qof damiir leh yidhahdo xilligasan xorobay ma adoon buu aha waa tarikh madaw😢lkiin qalado tiro bdn oo weli na fogaynaya jira wllo idin jeclin lkin❤
@Maria22727
@Maria22727 3 күн бұрын
@user-cx2ft3cv3j hadaan intaas islafahansanahay waxnaga halabaayo majiran hormar iyo nolol sare na wan idinlajecelnahay wlh xasid idinkuma nihin lkin markaasto iskuduubnida ayaa kawanagsan kalataga mida kaliya oo an kuriyono ayaa ah midaas inaan maalin uun midowno oo gobonimadii nalagu yaqiinay aay dib usoo laabato waa intaas uun hada hadaa kala jajabno cadowga inyar inyar ayuu noo cunayaa lakin hadaan iskuwada duubanahay xitaa naguma soo dhiiran karaan allaha naga qabtee
@AsagaKalay
@AsagaKalay 3 күн бұрын
😂hadal hayantu waa sharaf
@Zolaouais
@Zolaouais 2 күн бұрын
Paradise in the world 🇩🇯Djibouti ❤❤❤❤❤
@IkranAhmedSamatar
@IkranAhmedSamatar 2 күн бұрын
Wllo mcn somaliland waa mid kayar iilaa ka weyan waan ku faraxsan hay❤
@nazmidagan3968
@nazmidagan3968 3 күн бұрын
War adu waxba kama garanaysis jabki dadkayga lo gastay sababta anu ethiopia uga jecelnahay dadkuna waxa weye hadalka an ku gaabiye wa dadka kaliya e maraky somaliya dadkayha xasuuqday ay hargaysa duqeyen diyaradahoogi dadkina madhiyeen ethiopia wa kuwi somaliland magan galyada siyay so cid wlba iyaga naga xiga
@apdyphitahali8098
@apdyphitahali8098 3 күн бұрын
Ree abtiyasheyow xmr cadow idinkuma ahee cfmd alle ha idin siyo
@Abshirjm
@Abshirjm 3 күн бұрын
Way bilaabatay hhhh
@nashaadabdi1627
@nashaadabdi1627 3 күн бұрын
Ma xamar o dhanba ku dhameysay Mase siyaad bare nin dhintay o lafahisi aboor cunay Wuxu sameyay inta qalbiga la jifan lahayden cuqdada so in aad iska deysan ma ficno wey ahan weysay xamar idinma baahna e idinka u bahan Passwort ka Somalia hakuso duulina ereyaga somalia na iska daayo land ta wax kale u raad sada
@MOHAMEDHUNTER-ic2es
@MOHAMEDHUNTER-ic2es 3 күн бұрын
Somalia wx ba uma aragto..🇸🇴💙🇸🇴.gobol. Kamida..hdalkiisa..🥴🤌🥱
@caashojeele7634
@caashojeele7634 2 күн бұрын
🇸🇴💪❤️
@briize-sh3sf
@briize-sh3sf 2 күн бұрын
Allow xabashi hano kenin gaalo iyo somali miyan isku doorsanayna caqligi aya laga qaaday muuse bixi iyo intia lasocota
@adensomali2053
@adensomali2053 2 күн бұрын
Dirisle cabdi shactaroole noqotay nio 😂😂😅😅😅
@Dowlo_-2k
@Dowlo_-2k 3 күн бұрын
Aniga ayaa Labeb ah waana ku faana waana u dhintaa calankayga Dadbaa u dhintay geesiyaal ayaa dhulka u galay hadii taasi ay been tahay Maxaa maanta adunida u dabaaldegayso June Happy pride month 🏳️‍🌈🫡👊💪💪💪💪💪💪💪💪
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 3 күн бұрын
Macaydaan anigu dadka ku caayaad iga baratay kkkkkkkkkkkk waykan waykan adiga weliba calamadii khaniis ka soo saartay kkkkkkkkkkkkkk
@Dowlo_-2k
@Dowlo_-2k 3 күн бұрын
@@user-sz7sn2rv9r waa igu balan in aan ku guursado 🏳️‍🌈👨‍❤️‍💋‍👨
@user-ox6gm5bs1o
@user-ox6gm5bs1o 3 күн бұрын
Mansha allah xaqiiqbay kahadleen
@fadumoclnuur7231
@fadumoclnuur7231 3 күн бұрын
Xqiq aaa😏
@naciimaali4032
@naciimaali4032 3 күн бұрын
Somaliland maxa qaxmaten marwabaratan wakxthn somaliy igoya 🇸🇴😂😭 💚💭❤
@KassimPk-zt4fs
@KassimPk-zt4fs 3 күн бұрын
Keep going ❤
@lovepeace1286
@lovepeace1286 3 күн бұрын
usheeg amharo aqoonbanay ahayne 😅😅
@mohammethsuleiman9620
@mohammethsuleiman9620 3 күн бұрын
DIRISLOW CIYARTA KADA JAMHURIYADA XABASHIDA NABIGA UDUCEYEY INAGOO DHN AYAA XABASHI KASIOOO JEEEDNA
@amenahmed1164
@amenahmed1164 3 күн бұрын
Hoyada xabashigu was
@zeerkasaki7819
@zeerkasaki7819 3 күн бұрын
Adaa kasoo jeeda Hana sheegan oromyahow😂😂
@inaahmed3734
@inaahmed3734 3 күн бұрын
Sax waaloduceyy haday cadowgaaga noqdaan xabashi manahay garacow😂
@aliqawrahofficial6554
@aliqawrahofficial6554 3 күн бұрын
Adigaa kaso jeeda aniga waxa nahy somali viva somalia from Djibouti
@xuseencabdi4355
@xuseencabdi4355 3 күн бұрын
Waxaad isugu sheekeysey weeye adigu
@CawilshamxiyeCawilshamxiye
@CawilshamxiyeCawilshamxiye 3 күн бұрын
Dursley zxp Dadka soamliland waa waa somali ciid ka badali karta maa jiirto ee waa qoorshe muuse waato eyga eygu dhaly🟩🟩⬜⬜▪️🟥🟥🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-mz8wg6bk3m
@user-mz8wg6bk3m 3 күн бұрын
Beeeeenle somali manihiine qadad weyne calankayga hakuqaraban shuba kudhasheye viv somalilnd and Ethiop ❤❤❤❤❤❤❤
@user-gm4bz6ej2l
@user-gm4bz6ej2l 3 күн бұрын
😂😂😂😂 camera men wa Abii Ahmed😂😂😂
@NajahMohamoud-wv2sr
@NajahMohamoud-wv2sr 3 күн бұрын
Wlle hees tan sifiican baan ugu raxaysanya mashallah abwaan ki sameeyy maskaxda allaha ubarakeeyo😂
@Gaaldile-fs6ee
@Gaaldile-fs6ee 3 күн бұрын
Aqoonsiga Ethiopia muxu Tari Lkn bad dhan bay kaa qabsanayaan Damper dameer
@NajahMohamoud-wv2sr
@NajahMohamoud-wv2sr 3 күн бұрын
@@Gaaldile-fs6ee hhhhh kab kaa weyn lama gashto adeer dib udag
@Gaaldile-fs6ee
@Gaaldile-fs6ee 3 күн бұрын
@@NajahMohamoud-wv2sr car waxaad sheegta waxa aad kafaaideen hal dowlad aqoonsigeeda ? Yaa kajawabi
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 3 күн бұрын
@@Gaaldile-fs6ee Ama hataro ama yaanu tarin adiga kuma qusayso
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 3 күн бұрын
@@Gaaldile-fs6ee waxay doonto hanaga qabsatee waanaga kaa jecel iyaga
@NimcoShukhri
@NimcoShukhri 3 күн бұрын
Waa sx❤
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 3 күн бұрын
Jabkii goojacade baa halkaa ka riday😢😢😢😢😢😢
@awalehabdiali678
@awalehabdiali678 3 күн бұрын
Happy independance day for Djibouti !❤❤
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 3 күн бұрын
BAL WAA KU WAASE WAX HA FAHMAAN!!!!!!.MUSLINIMO NIMAAN KUGU DHAQAYN IYO MUUMINIMO KHAASA, GAAL MAXASTA KUU NABAD GASHOOD, MAGANSATAA DHAAMA!!!!!!. MA WAX BAY FAHMAYAAN, QADAADWAYN, WAA DUUL MASKAXDA KA JIRAN!!!!!.
@maxamed6497
@maxamed6497 3 күн бұрын
Hadal yuu katagin😂
@Abdirahmanyousuf-mw5gz
@Abdirahmanyousuf-mw5gz 3 күн бұрын
ANAGA HADLEYNA SOMALILANDER AH FAQASH QUDHUN VIVA SOMALILAND GUUL VIVA ETHIOPIA DOWN SOMALIA NO SOMALIA DHIMATEY
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 3 күн бұрын
Xafaayad iniku quruntay iyo futo Gaalo kharaabisay un baad Soomaali kala tageeysaan ina ABAARSO.
@NuuraAbdi-oq5jv
@NuuraAbdi-oq5jv 3 күн бұрын
Cawanta kunol gargeysa waxa ka aqli madan cunug 1 sano jir ah cudadina madhamato kudhinta dhamantin insha Allah
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 3 күн бұрын
@@NuuraAbdi-oq5jv dadkan waa dadka bixiyey dadka AF SOOMAALIGA ku hadla! Runtii Cadow kasta oo aay Soomaali leedahay Axmaaro iyo Yahuudba ku Darsoo iyagaa ka cadowsan oo ka fog! Wallee af iyo muuqaal Soomaaliyeed iguma sirtaan!
@sadiamohamed2077
@sadiamohamed2077 3 күн бұрын
Yesss MashaAllah brother 🩸🩸🩸🇸🇴💋
@zeerkasaki7819
@zeerkasaki7819 3 күн бұрын
Wa fogaadeen reerkaas kk😂😂
@SAF.3861
@SAF.3861 3 күн бұрын
yaa fogeeyay ma is waydiisay?
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 3 күн бұрын
@@SAF.3861 waa ayo reerka la fogayna yaa
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 3 күн бұрын
Waxani waa ceeb Wlhi Allow no gargaar
@mahadociise25
@mahadociise25 3 күн бұрын
Walaahi darisloow meesheedi baad dhigtay waasax
@fatimayusuf3640
@fatimayusuf3640 3 күн бұрын
I agree with you ❤
@ciisemadoobe3549
@ciisemadoobe3549 3 күн бұрын
Amxaar waa cadawgeena iyo cadawgii aabahay iyo awawgay dadka reer hargaysa waa la fogeeyay Muuse juudaan naarta allaha ku geeyo 😂😂😂
@engawilegal4649
@engawilegal4649 3 күн бұрын
Anagu Somali wanu neceb nahay waana dadka ugu xun aduunka amxaarada nugu ogaada.
@mohamedomar-mn8ks
@mohamedomar-mn8ks 3 күн бұрын
@@engawilegal4649 yaa kubalamiyay OROMO
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 3 күн бұрын
Subhanallah luqada nogataag hooy ​@@engawilegal4649
@ciisemadoobe3549
@ciisemadoobe3549 3 күн бұрын
@@engawilegal4649 haye walaal bal ku biir oo magacana bedel oo tasfaaye isku bixi dee...
@aslimed5476
@aslimed5476 3 күн бұрын
​​@@engawilegal4649 calosha11 ayaa kutakaannn
@art_lto2450
@art_lto2450 3 күн бұрын
𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 wadan jiraa 🤝🇩🇯
@fadumoclnuur7231
@fadumoclnuur7231 3 күн бұрын
Mxa jira😏
@user-tw5sj1vd7j
@user-tw5sj1vd7j 3 күн бұрын
Shuubo Hana sheegan 🇸🇴 ❤Djibouti 🇩🇯 ♥️
@Arawelomer
@Arawelomer 3 күн бұрын
​@@user-tw5sj1vd7jnaya dhilo wa waddan anagana shegeynaaa soco amison iska saaar
@Abdulqani.hussein
@Abdulqani.hussein 3 күн бұрын
Heestu waa another level 😂😂😂😂😂😂😂
@user-fc6us1yi3o
@user-fc6us1yi3o 2 күн бұрын
Anaganeh waxkasto idinkaah nooxigah xaqa Allah haniituso wlllo yaal reer soomaalilan
@hibaaqabees4396
@hibaaqabees4396 3 күн бұрын
Subaxallah xabshi iyo somali maxa isku keenay waxa kastoo somali tahay somali baan ahay
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 3 күн бұрын
Waxaanu kaa jecelahay Amxaarka
@inaahmed3734
@inaahmed3734 3 күн бұрын
​@@user-sz7sn2rv9r bisinka wall qali aqligii mee
@AaminoAbdirahman-ly9no
@AaminoAbdirahman-ly9no 3 күн бұрын
​@@user-sz7sn2rv9rordow dabada udhiibo he
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 3 күн бұрын
@@AaminoAbdirahman-ly9no siilka iyo dabadaba udhiqo adiguba adaabay kula joogaan burundi itoobi yaan gaana ruwaandh dhilooy siil waad leedahee waakuwa idin wada wasa ee garacyad wada dhalay ee Ilintir abihiin ka raadinaysaan kkkkkkkkkkkkkkk
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 3 күн бұрын
@@AaminoAbdirahman-ly9no garcdii ilintir laga raadinaayay abahood qof reer Somaliland ahi kuma jiro kkkkkkkkkkkk
@ismahaanjama7502
@ismahaanjama7502 3 күн бұрын
its so true we prefer Ethiopia over somali happy 26th June to somaliland ❤
@mohaaliomar7217
@mohaaliomar7217 3 күн бұрын
RIP you are sick
@Kafiakafeya
@Kafiakafeya 2 күн бұрын
Keysi cisse ❤🎉🎉🎉❤❤😂😂 😘😘😘😘
@UgbaadXasan-th3cw
@UgbaadXasan-th3cw 2 күн бұрын
Madax weynahayga muuse biixi la'aantaa abaar🎉❤
@user-ox6gm5bs1o
@user-ox6gm5bs1o 3 күн бұрын
Reer Sland wayhadleen
@YoAbou-ep8hd
@YoAbou-ep8hd 3 күн бұрын
Indépendant day of Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 3 күн бұрын
Wax. Soomaali ka macaane maba jirto. Dhiig ❤❤❤
@adoonkiiallah227
@adoonkiiallah227 3 күн бұрын
33Sano Ee Somaliland La So Noqotay Xornimadeeda Dhanka Kaliya Ee Xamasi Nagaga Furnayd Waxa Weye Xadkaanu La Leenahay Somaliya Hada Wakuwa Na Yidhaa Walaalo Ayaanu Nahay Halka Ethiopia Xadkaanu Wadaagno Aanu Sharaf Kuwada Nool Nahay Adigu Kaso Xoroow Ethiopian Ka Marka Hore Anigu Heshiis Aynu La Galnay
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 11 МЛН
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 22 МЛН
ROCK PAPER SCISSOR! (55 MLN SUBS!) feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
DAYAX BAND Heesta Ugu Saameynta Badan Xuska 26 June 2024 HD
6:25
Kulmiye Party
Рет қаралды 33 М.
Heestaan ma Muuse Biixi ayaa Sameeyay hhhhhhh
7:04
Abwaan Sharlaawe
Рет қаралды 29 М.
The clown snatched the child's pacifier.#Short #Officer Rabbit #angel
0:26
ПРЕДСКАЗАТЕЛЬ БУДУЮЩЕГО
1:00
КиноХост
Рет қаралды 6 МЛН
Random passerby 😱🤣 #demariki
0:18
Demariki
Рет қаралды 8 МЛН
Papa yeh dila do ajse mein aapki behen 😢😊 #shorts
0:30
Sikha shorts and vlogs
Рет қаралды 60 МЛН