HEES OO KU GUULAYSO $100 CHALLENGE QAYS QAYSER , DHAKHTAR, MAWELL

  Рет қаралды 182,561

khalid Ck

khalid Ck

Күн бұрын

Пікірлер
@abdifatahabdisalaan2486
@abdifatahabdisalaan2486 Жыл бұрын
Zuupanaheena nabi muhamed hadaad jeceshihiin ku zaLiya scw ___________like 🙏
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 Жыл бұрын
scw scw scw
@Abdifatax-kg2zt
@Abdifatax-kg2zt 8 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Ramadaanka Allaha nagu gaar Siyo cafimaad iyo cumri Dheer oo Cibaado suuban inshaallah amin Ha ka tagin ❤❤❤
@KhayrKhadra
@KhayrKhadra Жыл бұрын
Amiin
@nimcoabdi8845
@nimcoabdi8845 Жыл бұрын
Ninka mawel naso badi😅
@xamdacali8788
@xamdacali8788 Жыл бұрын
Dhakhtar ❤❤👍👍👍👍👍👏👏👏👏👏
@amalmaxamed819
@amalmaxamed819 Жыл бұрын
Nimco cabdiyey xishood
@Bashaar4
@Bashaar4 Жыл бұрын
​@@amalmaxamed819 Amala maxmedey xishood
@ibrahimnur8614
@ibrahimnur8614 Жыл бұрын
Gobonimo nin gesya gabtuu ku cashaqy garawsady inad thy dumar garidood wataa hstii gggg
@MuseBihi762
@MuseBihi762 Жыл бұрын
Heesta (N) ee qays qaaday waa sax Nayruusku waa ciid Waa nagi aduunyadu Waa nuur kalgaclkuye Naruuroy Waa nuur kalgacalkuye Nasteexooy Nafta maw xidigisaa Nacab mayska celisaa Naqu makuu cuntamayaa. Tubeec × magool.
@suuabdi8822
@suuabdi8822 Жыл бұрын
Maweel wlhi funny inder si kal iyo laaban ku kutaagera😂♥️
@mohamed_lyrics
@mohamed_lyrics 8 ай бұрын
Yaad u wadaa dee
@alimohamed2491
@alimohamed2491 Жыл бұрын
I vote for Dhaqtar for knowing that old xamari song waa lees gu keen qorayee😂😂😂 that’s my old time fav song
@hanaabdikrem4932
@hanaabdikrem4932 Жыл бұрын
Mawel waa another level 😂😂😂😂🎉
@saynabgobaad1245
@saynabgobaad1245 Жыл бұрын
G gargoor kii ku yaal way geedeebliyo gal saxar bar labaad ma aadnaaa
@asiyahusein-mc8vi
@asiyahusein-mc8vi Жыл бұрын
Wayjirta wllday gorman ku helya qacalo guri galayn gaclo
@fadxiyaodeytrue9601
@fadxiyaodeytrue9601 Жыл бұрын
Masha allh you tubekaagu xawli bu usocdaa halkaa iyo meel kasii saraysa duhurkii markaan dawanayey barnaamujkan 19k ayuu marayeh hada 21k 🥰💪
@maariyamaxamed6990
@maariyamaxamed6990 Жыл бұрын
Maweel funny wlhi soo badi 😂
@hodankyse6409
@hodankyse6409 Жыл бұрын
Goblan iyo agoonba Geesaha ka jogoo Lafo geesi iyo dhiig ayan kugu Galbinaya 👨‍✈️💚🗯❤
@xisalyalona
@xisalyalona Жыл бұрын
Part 2 kaso dhig khalidow waa challenge qosol badan🤣😅😆😆
@nejmaomer9273
@nejmaomer9273 Жыл бұрын
Never charge a book by its cover #dhakhtar qofki u horeye 0 helu aha wna gulaysty in badan isgo gafay waku wtaa #legened✌
@amiinabdihakiim8669
@amiinabdihakiim8669 Жыл бұрын
Ninka maweel buraburkii geela lagu raaci jirey bu hees ka dhigaya 😂😂😂😂
@isruush4252
@isruush4252 Жыл бұрын
Dhekhtar waad khalkhalisene heesti hore uu keenay munay noloshaydiyey ahayd 😁😂😂
@yaxyeaxmed-ml4mv
@yaxyeaxmed-ml4mv Жыл бұрын
Weligeed aduunyadda wakhtiga qof saacida midna waayahaa xidha hello dhakhtar😂❤🎉
@Naamir03
@Naamir03 Жыл бұрын
Qalbi jabay Miyaa Qosol lagu dhaya, inta mad iska dhahdid🙌😂
@amalnuura4789
@amalnuura4789 Жыл бұрын
14:43 Cabdi samed umadeena maha kulha uu codee u codee Dhinteyey😭😭😂😂😂Ragan wlhi xlqad ay leyhin ima dhaafto first gan ahy 😭😂
@rahmaahmed2716
@rahmaahmed2716 Жыл бұрын
Heees G Sida roob gudgudayoo bari galac kaso yidhi Hees aan jeclahay😂❤
@hafsamohamed3610
@hafsamohamed3610 Жыл бұрын
Mawell wlhi wuu iga qosliyeyyy 😂😂😂😂❤
@nadaabdirahmanmohamud2384
@nadaabdirahmanmohamud2384 Жыл бұрын
Abdisamad marwalpa barmajika soo qaabo ninkan Waa faniye 😂❤🎉
@Cabdifataax400
@Cabdifataax400 Жыл бұрын
What a come back dhaqtar 😂❤️
@nataashaqurux2849
@nataashaqurux2849 Жыл бұрын
Ragaan heesahaba haynin baad keentee 😁😁 Muuno faysal Madar Io Liicaato So qabo pro plz🥰💯
@HadiyaMaxamuud-md5mq
@HadiyaMaxamuud-md5mq 7 ай бұрын
Geeluba na qadoogliyo nugal waa ku darara heestii lawaydiiye qadi waaka😂😂😂😂❤😊😊😊
@abdimahad711
@abdimahad711 Жыл бұрын
war imika halkey wax ka qaldan yihiin khalid ck xaraf raaca ma taqaana barnamijku wa qurux badan yahay lkinse aqoon ban ka maqan. 👍🏻👍🏻
@sucaadahmeth2982
@sucaadahmeth2982 Жыл бұрын
Wa hees nayerusku waa nabar magol ilhye ha unaxariisto
@naimaahmed9848
@naimaahmed9848 Жыл бұрын
ala saan u jeclhy inmadan wan iska farxaa markan arko iny wax so galiyen ❤ilhow idin daa ❤from Abu dhabi
@cabdallecasio6737
@cabdallecasio6737 Жыл бұрын
Heesta nayruuska waar khaalid waa hees qaraami ah oo sax ah
@saaraibraahim2021
@saaraibraahim2021 Жыл бұрын
I can't wait part two 🤣🤣😂
@shaadiashacni7907
@shaadiashacni7907 Жыл бұрын
Hees g galow iyo shimbiro garawsatee sidii ruux lagalay gurxantee anaan kuu garaabayn Haa oo gartayda diidayn
@wacanxasan5596
@wacanxasan5596 Жыл бұрын
Hees wa wacaney ayamahn waqtigi an jogniyo wagi cadadab❤️🔥🤣ma iska dhahdino❤
@Degaliah
@Degaliah Жыл бұрын
Heesta K ( ikolkolisay kalgacal iwarabisaay Kashiyo maankaygiyee) hesta G( gam’ayeey hurdada dheer ma gilgilay gadhkeeygi)
@ayaan850
@ayaan850 Жыл бұрын
Waar barnamijkan wanku haysta walow aan maanta daacad u qoslay🤣🤣 lkn khaalidow wll barnamijkii dooda ahaa sooceli kasaa dhiiga nakiciyee 🤣 oo waliba markan dhakhtar iyo mawel kusoo casuum 🙏 waa iga codsi wll
@najuuabdirahman2171
@najuuabdirahman2171 Жыл бұрын
Wllhi funny ayd tihiinHhhh way jirtaa hees u ah ubax baxay ugbaad u eeg indhaha uroonta 🥰😂😂
@gobaad13
@gobaad13 Жыл бұрын
This is hilarious 😅qays my favourite you tuber ❤
@Zaammk-inaDalmar
@Zaammk-inaDalmar Жыл бұрын
Sxp qaysbaan inaan lakulmo donayaa
@siicidmohamed-jz8rf
@siicidmohamed-jz8rf Жыл бұрын
❤❤❤galaydh yahaw adaan ❤❤❤geesiyooow bixineeh sxb qaysow wayjirtaah heeso ga ah
@leilaomar8966
@leilaomar8966 Жыл бұрын
Wiilsheydii horey usocda ❤❤
@bilemaxamuud
@bilemaxamuud Жыл бұрын
Asc dhamaantin ck mawayl dhakhtar iyo qayska waxa idiin rajaynaya cafimaad iyo khayrbadan codsi wll kin wata weeyan Su al niiwaydinaya maxaad halmaalin 4 qof KZbin ka fans kiina ugu casuumi waydeen? Ane codsi 4 tiina iyo fans ck comment like Sara si loo arko Ck codsi Barnamujka doodaha malin igucasuum wll please 🙏 Asc inaad aqbashaan rajaynayaa
@bilemaxamuud
@bilemaxamuud Жыл бұрын
Codsigiina waan idiin fulinaa ilma adeerayal idikane codsigayaga fuliya
@khaletabdirahman9098
@khaletabdirahman9098 Жыл бұрын
nio zxb wlhi mardhoweydban ka fikirayey arrinkase bal ragga inoo rux ruxa inay yeelan de😁😊
@Zelma73
@Zelma73 Жыл бұрын
Maweel waa funny wlhi😅😅
@fayadan8737
@fayadan8737 Жыл бұрын
Nayruusku waa ciid waa nagi aduunyadu. Waxa qaadi jiray Tubeec, waana N heestu Wuu saxsanaa Qays qaysar wllo
@halimah5923
@halimah5923 Жыл бұрын
Wll labo ayaan idinku darsanayaa idinkoo mahadsan wll hees lacag haku bixinina fadlan badalka hees laisku xujaysanlahaa wax faaido leh isku xujaysta si anaguna aan idinkaga faaidaysano
@haniqueen-yr2dw
@haniqueen-yr2dw Жыл бұрын
Naagmaay naagmaay noloshaydiyey qays qaysar hh
@nimcomohamed3631
@nimcomohamed3631 Жыл бұрын
Maweel soqabo mar kale 😅he’s so funny wlhi
@idilabdi6852
@idilabdi6852 Жыл бұрын
Nayruuskuuu waaa cool wanigiii aduunkuyeeh ka nixinaaa Usmaan oraaan naruuraaay waa hees jirtaaa weeyaaan magoool allaaha unaxariisteeeh baaa qaadi jirtaaay qaraamiii weeyaaan
@abdishakuradam6631
@abdishakuradam6631 Жыл бұрын
Gacal iyo xigaal foysayee geed kii jaceylaka ha ha gunti baad ka jartee
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow Жыл бұрын
Nayruushku waa ciid waa nagi aduunyadu nasteexooy naftaydaay. waa hees jirta
@hafadhemanqurux6359
@hafadhemanqurux6359 Жыл бұрын
Heesta qays qaday nawriiska Waa sax magool baa qada 😂😂
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 Жыл бұрын
Waa run Miskinka way dulmeen midhaa 🤣🤣🤣
@hamdaubdirahman1934
@hamdaubdirahman1934 Жыл бұрын
Heesta qays ee nayruusku waa ciid waa usax wxa qaaday magool alle ha u naxariste
@kalgacal123
@kalgacal123 Жыл бұрын
Qays heestaydii buu qaaday xidigtii jacaylkaan xulashada kuhelayey🥰❤️❤️❤️❤️❤️
@djmuhsinsingerofficial3244
@djmuhsinsingerofficial3244 Жыл бұрын
Gorgoryow igaadhsi gabalbay iga dhacaye
@zayidzhucayb4630
@zayidzhucayb4630 Жыл бұрын
Haduu oogeesigi waday garbaduuba Looxidho inadgoho maqasha maxad gadhiyood qaban maweeL wakisidee dhiidhiga kabax zhp janankana wanku cusubee xaqiisan siinaya guuLausta dhaLin Yaro 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@shaadiyaabdirashed1484
@shaadiyaabdirashed1484 Жыл бұрын
Mawel anaa caawine iguso xidh he’s ga aaa Waa gorgoryahaw igaadhsii gabalbayga dhacayeee
@shaadiyaabdirashed1484
@shaadiyaabdirashed1484 Жыл бұрын
😂
@ahmedyassin446
@ahmedyassin446 Жыл бұрын
Nayruusku waa ciid waa nagi aduunyadu qays waad kaga madh madheen😅😅😅
@sahramaxamed181
@sahramaxamed181 4 ай бұрын
Shaqalladu kaligood ma istaagan ee shantuba way is raacan a e i o u oo makala hadhaan marka dhanka suugaanta ee afkeena laga hadlayo Y iyaduna wa goblan oo carabi bay ubadantahay mana badna isticmalkeda afsomali ahan
@ahzaaball2052
@ahzaaball2052 Жыл бұрын
Khadray khaali bad tahay khurayshtii haweenkiyo waxa tahay mid khiimo leh😂
@asmabarre-ft8sx
@asmabarre-ft8sx Жыл бұрын
Heesta mawel garan wayay waa sida tan😄 Gashanka galabtii marna joognay beeraha away barqakeni jaclykii ma baby
@abdirahmanmohametjama7433
@abdirahmanmohametjama7433 Жыл бұрын
Maaha gaashan wll waa baashalka galabti markaan joognay beeraha aaway baaqtan keeni jacylki ma baa’ba’ay Ahn Digfeer.
@husseinmataan8275
@husseinmataan8275 Жыл бұрын
Qaysbaa lacagtaas lahaa .. xaraf N Nayruusku Maandeeq iyo Maxamed Saleban Tubeec....
@cawofaisal-fz4iy
@cawofaisal-fz4iy Жыл бұрын
Part2 so sameeya plz❤️🥰
@mukhtaar_officiel
@mukhtaar_officiel 7 ай бұрын
Dhakhtar marba haddu tacabiir iyo aar maanta hesahodi uso qabtay wa top wlh🎉😅
@nasmaawil
@nasmaawil Жыл бұрын
Maaweelo no so badi wa funny cadiya wlhi😅😅😅😅
@khadarhello9071
@khadarhello9071 Жыл бұрын
Legends qays qayser❤
@mahamedkhaire6503
@mahamedkhaire6503 Жыл бұрын
Nayruusku waa ciil wa nagi aduun yadu wuu gartay qays war sln gobeed landhereyaal
@salamkala14
@salamkala14 Жыл бұрын
Dhakhtar wixi ka xanajiya waan ka xanaaaqi weji baby ah bu leeyahay 😢
@asadcrashiid8564
@asadcrashiid8564 Жыл бұрын
qays qaysa heesta 'R' raxmada caashaquu hadmay ku rushayn qalbiga rabadhkee hadmuu radaya
@mysuunmohamed1714
@mysuunmohamed1714 Жыл бұрын
Maaweel walhi aad baan ugu qoslay liilalow ku lahaa
@hudasacad-ig5hm
@hudasacad-ig5hm Жыл бұрын
Qosolwaaye Wlhi mawel lagaend qosolka qaysqeyser baa kadaran
@anisonaxar5397
@anisonaxar5397 Жыл бұрын
Wlh wd iga qoslisen 😂😂😂codka qays qayser io Khalid ck ragas fanka u bahan♥️😂 hes G gabagabo colaaded hadu geelu ka galo mohamed mame baba dib kaso qady way jirta qaysow G😂😂
@TheOneWhoLeftItAllBehind0
@TheOneWhoLeftItAllBehind0 Жыл бұрын
Hello Guys my brothes are ALLAH AMIIN YAA RAB, Masha Alllah amiin yaa rab, Inshallah amiin yaa rab, I love so much about or for My darling Brothers. I look, listen all programs KZbin for Them ... I want, need to My nice Brothers. Inshallah I see them or I see to my Brothers , Amiin Yaa Rab. I live in the American. I from Hargayies. My name's Hoda. Next year I come to HARGAYIES Inshallah amiin yaa rab have a nice day, Weeken, Weekend Asc Guys to my Brothers I like them. SALAAM. BYE 👋 😎.
@sabringani5518
@sabringani5518 Жыл бұрын
Team kan wn tageera wlhi❤😂
@Zaki_ZulDaN
@Zaki_ZulDaN Жыл бұрын
War idhaha uu icaseeyayay maweel talanti buu leyahay 😂😂😂😂
@barwaqobedriyaapdlahixasan3866
@barwaqobedriyaapdlahixasan3866 Жыл бұрын
Wlhi waa iga qosliseen waad idin salaamayaa dhamaantiin💯💯💯👑🥰🥰🥰
@mustaphemohamed6282
@mustaphemohamed6282 Жыл бұрын
8:30 abdisamad maaweel " maahmaahbad noo qaade "😂😂😂😂
@wardacumar5327
@wardacumar5327 Жыл бұрын
Gedigii darad wuu igarb mare go ankii adlahayid ma gumaysa iyo gurbuu aha😊😊 sowuta
@maxamedshide4695
@maxamedshide4695 Жыл бұрын
Waar qays qayser waxd hysaa codka xasan aadan samatare sxp markasta ku hees 😆😆👋
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 Жыл бұрын
haa wlhi ❤😊
@fuaadabdilahihussein5136
@fuaadabdilahihussein5136 Жыл бұрын
Nayruusku waa ciid waa angi aduunyadu Magool iyo tubeec khalidow ninka pointga sii
@abdishakoursuldaan9535
@abdishakoursuldaan9535 Жыл бұрын
NARYUUSH waa hees jirta, waxa qaada Tubeec.
@hanadali6155
@hanadali6155 Жыл бұрын
10:14. Way jirtaa. Nayruusku waa ciil. Waa Nagi Aduunyadu waa Naar kalgacalku Naruurow
@Lascanod.
@Lascanod. Жыл бұрын
Walahi sida ukoslayey kursika an kadacey 😂😂😂😂😂
@hamdadiiriye7379
@hamdadiiriye7379 Жыл бұрын
Ilhaybanku dharte qays hesta l daa marka la waydiiyay isku hees ayaa naguso. Dhacday sida laama lawsha o ay dabayluhu lulaayan
@ismailfaysal6522
@ismailfaysal6522 Жыл бұрын
Heesta dheyruuska waxa qada magool alle hownaxariiste
@amataallh1312
@amataallh1312 Жыл бұрын
Keep goin bro ❤💜
@esfd1383
@esfd1383 Жыл бұрын
Wallhi barnamijka anaa ka maqan hadan jogi lahaaa ok bey ahan laheyd xarafka l lamana is dortey aaahaaa laba kala marmin waa heestii marwan yare
@monacadeey
@monacadeey Жыл бұрын
Heesta qays wu sheegy tubeec ba qadi jiry wa qarami ciyl bad thine 😂 50 gisa siya
@zamiiraomar3023
@zamiiraomar3023 Жыл бұрын
Heesta ga waa gufaacda roob gariiray haben ……. Ninkan ka garabin muu garanine ❤
@Haldoorka-18
@Haldoorka-18 Жыл бұрын
Ama heesta : Gabo gabo colaaded haduu geelo ka galo Oo Gabankii raacayna Garduubna loo xidho 😇
@cashacali517
@cashacali517 Жыл бұрын
Maasha Allah walahi walalakay qali soo badi
@gkcgmgjvf
@gkcgmgjvf Жыл бұрын
Sideed ugu furi kartaa kanaalka KZbin ee bowling-ka cagaaran ee America fadlan Allaah u naxariisto halkeed rabtaa inaad aado?
@Abdikarim_ck26
@Abdikarim_ck26 Жыл бұрын
11:50 beerkaa i casaaday 😅😅 laxankii baan jirin, waa gabay kulahaa kkk
@abdirahman_isse
@abdirahman_isse Жыл бұрын
Kh da lagamana heeso lagaman gabyo. Hees kh ah ma jirtaba😂
@xisalyalona
@xisalyalona Жыл бұрын
Heesta s waa sagal aragtidaadi Caashaq sow Imu helin Sawi igu abuurmo seeds seedaha jidhkaygiyo saameyay oogada Saw daris lamaan noqon Lenged nuuradin ahmed aya qaada
@haboonibrahim-nr3kn
@haboonibrahim-nr3kn Жыл бұрын
Gorgor yahaw igadhsii gabalbaa igadhacyee gesigan jeclayee
@umusamiirachannel2194
@umusamiirachannel2194 Жыл бұрын
G. Geesi iyo hanadbaa la gaboodsadaa rag ninkii wax garadaa la garwaaqsadaa.
@hamdimustafe1664
@hamdimustafe1664 Жыл бұрын
Part two ck 🙏 please
@KawsarSalaan
@KawsarSalaan 9 ай бұрын
Heesta dhada ee dhakhatar waxa u qadaa gabadhiisa
@FadilaMustafe
@FadilaMustafe 10 ай бұрын
Wllhi noso badiya wllhi dacad uu qoslay😂😊
@naciimaahmed7529
@naciimaahmed7529 Жыл бұрын
Neefkan maxaa nabiga afka ugaliyey af nabiga lagu soo hdal qaadaba malee waxan naag naagtaa
@officialaskar1682
@officialaskar1682 Жыл бұрын
Najiib alfa G jacayl garan wayay kii sugay😂
@Sihaamaaaaaaa
@Sihaamaaaaaaa Жыл бұрын
Mawell funny walaahi 😆
@nawaadmohamoud5402
@nawaadmohamoud5402 Жыл бұрын
Wa runtii walahi waxa qaada magol iyo tubeen Nayruusku wa ciid Wa nagi aduunyadu Wa naar kalgacalkuye naruuroy Wa naar kalgacalkuye .nafdeydaay Nidar waxan ku gali jiray Nolosheeda awgeed Qalbigeeda nabarkiyo Ka ilaali naafada
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 Жыл бұрын
Qase iyo dhakhtiir ❤mash Allaah❤❤❤❤❤💖💯💯
@upahjahur1447
@upahjahur1447 Жыл бұрын
Wlhi heesta cabdisamed sayloo guyaal badan niyadan ku hayay isna wuu iska soo jaray m.a😅
@yusufmaxamed1259
@yusufmaxamed1259 Жыл бұрын
Part two please
Waligaa ma samaysay?? | HAA iyo MAYA | Challenge
16:22
Qays Qeyser
Рет қаралды 245 М.
Bilaa Gacmo ku cun | challenge adag
18:19
Dhakhtarrr
Рет қаралды 105 М.
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
Got tallent singing
13:52
Qays Qeyser
Рет қаралды 92 М.
challenge KALMADA HEES KA DhIg(BART TWO)
18:07
Xadaari Geesi
Рет қаралды 138 М.
CHALLENGE ADAG IYO XUJOOYIN KU RIDA SWIMMING POOL KA
17:14
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 190 М.
Weli Maku QAADATAY MEEl CIdLo Ah MAAlin Dhan😱😣
23:38
Maaweel
Рет қаралды 92 М.
HEES OO KU GUULAYSO $100 CHALLENGE DAYAX NAJMA AMIIN SHAKIR
17:01
Dhiig ii shub  Social experiment qosol badan
13:03
Dhakhtarrr
Рет қаралды 69 М.
Got tallent magic
19:45
Qays Qeyser
Рет қаралды 141 М.
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН