Got tallent magic

  Рет қаралды 141,867

Qays Qeyser

Qays Qeyser

Күн бұрын

Пікірлер: 454
@ShucaybMahamed-bb9hj
@ShucaybMahamed-bb9hj Жыл бұрын
Intii quraanka dhamesaay fadalan ilahay dardii liv igu saara
@najmaxasan8591
@najmaxasan8591 Жыл бұрын
liv xgeya wll
@HadiyoDahiri
@HadiyoDahiri Жыл бұрын
@@najmaxasan8591 😂😂😂
@najmaxasan8591
@najmaxasan8591 Жыл бұрын
@@HadiyoDahiri hee😇
@Abdi__rahmaan
@Abdi__rahmaan Жыл бұрын
Aan Ku Salino Nabi Mohamed scw ❤️ 🙏
@hamdayousuphadr143
@hamdayousuphadr143 Жыл бұрын
scw
@firstgirl275
@firstgirl275 Жыл бұрын
اللهم صلّ وسلم على سيدنا مُحمد وعلى آله وصحبهِ أجمعين .
@nuuryare5515
@nuuryare5515 Жыл бұрын
Libaax legend baa tahay nabigan Ku saliya (scw)
@abdalle-77
@abdalle-77 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@ayaalemohamed7217
@ayaalemohamed7217 Жыл бұрын
DHAKHTAR IS NOT EASY WUU KU FAHME😂😂😂
@amirakasim6167
@amirakasim6167 Жыл бұрын
Midka idha saracadka cabsi cabsi waye wlhu lkn wiilka habada u'ahay Dhaqtar maskaxdada forta waye sida markii u'horaysay aad u'fahantay mnsha allah❤
@madaale5465
@madaale5465 Жыл бұрын
Afur wacan dhammaan Muslim ☪️ ♥️
@nimcoabdilaahiabdi
@nimcoabdilaahiabdi Жыл бұрын
Qays iyar ootalaa kugu darsanaa xagad haa iyo maya ka sinaysan 10 ku qimeya qofkad ka heshaan ka aydan kahelina 0 ka aad badhka heshanaa 5 siiya sidasa ka fican ban umalaynayaa ❤❤❤❤❤
@dunishosmail6951
@dunishosmail6951 Жыл бұрын
Walalo zero wa niyad jab barnsmijka astan ee cunta kariska ku nacy
@sumadqaran
@sumadqaran Жыл бұрын
Zero ma ahan in lasooyo qofka 1 ,2 3 4 ilaa 5 ayaa qofka lasiiyaa dadka kasii sareeyana numbarada kale ayaa lasiiyaa hadhoow baa dhibcaha la aruuriyaa kadib sidaas baa lagu kala badiyaa
@sanayaabdalla5530
@sanayaabdalla5530 Жыл бұрын
Sidan baba ila saxan uu samenaayo qeys illen tiro wa niyad jab
@sulkanoor2057
@sulkanoor2057 Жыл бұрын
Wlo barnajimka waxb lagama bedeli karo o ramadan ka hore ba la duubaya baa
@Ugaas20
@Ugaas20 Жыл бұрын
iam firt manwho whatched your vedio
@Nadoh_kasim
@Nadoh_kasim Жыл бұрын
Watching
@Hamdajirde
@Hamdajirde Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@hamzemouzeali6128
@hamzemouzeali6128 Жыл бұрын
Ar afsomaaligaga iskaga hadal kaasan gramarna laguu qabaneyne
@ZumayaMohamed5
@ZumayaMohamed5 Жыл бұрын
I think am Alast woman watching
@arwaahmed4856
@arwaahmed4856 Жыл бұрын
Wxba Lagugu siin mayo waLy Ka Tahy😂🤭
@Aqbashaduusha6813
@Aqbashaduusha6813 Жыл бұрын
Hore usocda Qays Qaysar iyo Dhamaan Shpadiii Ramadaan Mubarak Ban idin leyahay walalayaal🌙👏
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Sidoo kale walaal ramadan mubarak 🌙❤🥰
@nimcoadan1057
@nimcoadan1057 Жыл бұрын
War xagee ayaan idinkala so xidhidhaa wll waxan rabaa in aan idinkala so qabgalee
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
@@nimcoadan1057 runtii?
@FootballEdits2038
@FootballEdits2038 Жыл бұрын
Anaa Maanta ugu horeeya like ii cumaamad😢😂
@asmaomar9751
@asmaomar9751 Жыл бұрын
Yes abti maantaan u horeeyaaye😂Hambalyo isoo dhaha
@CUKASHHH
@CUKASHHH Жыл бұрын
Hambalayo
@azmaheiz758
@azmaheiz758 Жыл бұрын
Legend qeys qeyser noolow wllo intay nololi jirto😊🤍
@jalaalmedia
@jalaalmedia Жыл бұрын
Af-Carabi Waxa La Dhahaa السحر الخيالي سحر العين ❤
@billionnera1
@billionnera1 Жыл бұрын
Maha waa خدعه بصريه
@jalaalmedia
@jalaalmedia Жыл бұрын
​@@billionnera1 haa Sax
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak ☪️🕋🤲🤲🤲🤲 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@qataarqato1367
@qataarqato1367 Жыл бұрын
Kaa khamiis ka xidhan waa legend malcaamada ayuu kasoo bartay 😂😂 تحفت الاطفال
@Faysalabdiqadir2233
@Faysalabdiqadir2233 Жыл бұрын
Thanks qeysqeysar waxad noogu beegty bacdal aftur
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Legendary always qays qeyser another's levels got talent 👍👍💯💯💪😂❤😊
@munamawe3l016
@munamawe3l016 Жыл бұрын
Wiilka koowaad wuxuu samaynayo anoo Yar samayn jiray😂😂😂😂😂 Esay weeye😂
@nuurazagal9873
@nuurazagal9873 Жыл бұрын
Dhakhtar maskaxdiso way so jeeda Msha allah ❤❤❤
@hindamuxumed-ll8qq
@hindamuxumed-ll8qq Жыл бұрын
Mashalaah qays qeyser noloshu kuma xumayso wll
@abdifatahshiine9130
@abdifatahshiine9130 Жыл бұрын
Gabayga uu Maaweel akhriyey, waxa la yidhahdaa waa gabayga ugu adag ee carabi tiriso dhinaca xifdiga, waana gabay isku soo noqnoqanaya. Waxa kaloo jira gabay uu tiriyey {Imru'ul qays}, oo isaguna aad u adag dhinaca xifdiga
@sahrocrypto9621
@sahrocrypto9621 Жыл бұрын
Haddii aad rabtid in aad barato cyrptocurrency iyo sida loo helo lacagaha ugu wanaagsan ee lamaalgashto nasoo raac 💯❤❤❤❤❤❤❤
@ozzylink
@ozzylink Жыл бұрын
Sometimes you guys need to keep good personalities - even you think its not good - you let the public vote on it
@isbadalkanolosha8956
@isbadalkanolosha8956 Жыл бұрын
Nio meesha quraan akhris ma jiraa aan imaade qaysar iyo maamulkoow
@nazra101-o
@nazra101-o Жыл бұрын
13:40 min magic kkkkkk wax dhaama ma la waayey 😂😂😂meesha muna faysal äyaa kü geelaysatee❤❤❤❤ maxaa xaalaaa🎉🎉
@zhaacahassan4687
@zhaacahassan4687 Жыл бұрын
Qays Qaysar Legend 🦁✍️✍️
@ClqaniAxmed-zk9hs
@ClqaniAxmed-zk9hs Жыл бұрын
Ar xage kala so xidhidha
@sakariyecabdi3865
@sakariyecabdi3865 Жыл бұрын
Boqorka vlogyada qays qeyser salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤ 🙌 👏
@risomaaniya2978
@risomaaniya2978 Жыл бұрын
First coment waar i soo qabo nio wafdiga Madiina joogee
@pretty_miira
@pretty_miira Жыл бұрын
First person subscribe ❤🎉
@shucaybcabdinuur9508
@shucaybcabdinuur9508 Жыл бұрын
Nin aan taageeradiisa Dhabta ahay, Horay Usoco Bro💯
@Dalmanofficial
@Dalmanofficial Жыл бұрын
Asc zxp is the pest got talent hal talo ayan idin siin lahaa waxan rajaynayaa in aad iga qaadato zxp Halkaa talo waxa weeye 1. Muuqaaladan got talantiga waxaad isugu gaysaa playlist oo si ay ufududaato in qofku sixidhiidha udaawado wixiisoodhaafay Waxan idin leeyahay guulaysta oo halkaa kasii wada👋
@muhamaxamed9520
@muhamaxamed9520 Жыл бұрын
Qays qayser Legend ❤🥰
@KING_ZACK_275
@KING_ZACK_275 Жыл бұрын
Dadkan waalwaalani waa maxay caawa God talent caawa dad waalwaalanbaa isku soo uruuray 😂😭
@bahjaliban8398
@bahjaliban8398 Жыл бұрын
Crushie🥺😩❤️dhaktari his smile
@yaxyekhabiirka125
@yaxyekhabiirka125 Жыл бұрын
Somaliland guul Pleaze like
@Dhameysss
@Dhameysss Жыл бұрын
I.a guul markasta❤
@queeneelsheakh5304
@queeneelsheakh5304 Жыл бұрын
Excilent program ❤❤❤
@ayaan850
@ayaan850 Жыл бұрын
Aar cawa meeshu wey huruda waxay sidani lkn gabayga uu akhriyey wiilka dambe form two gii ayaa naloodhigay 10 naad kii ayaan dhiganay buugtuuna kuyaala intaasna maahine aadbuu ubadan yahay anakaba akhrinay waqtigii schoolka oo lanaga eegay
@abdishakurmohamudliibaan1167
@abdishakurmohamudliibaan1167 Жыл бұрын
Qays qayser the one and only legend keep going pro
@sundusmaxamed6498
@sundusmaxamed6498 Жыл бұрын
M.a barnamij aad ufiican ❤
@nimcoadaanbulale8114
@nimcoadaanbulale8114 Жыл бұрын
M.a keep going walakye qeys qeysar❤
@macalincabdaleahmedabdikad6527
@macalincabdaleahmedabdikad6527 Жыл бұрын
اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
@esraahmeth2531
@esraahmeth2531 Жыл бұрын
Legen wllhi qeysqeysar Talent wlba wuu isu daya🥰🥰
@nasteexobintush2996
@nasteexobintush2996 Жыл бұрын
😂😂😂 salemaan funny 😂😂😂😂 qosol buu igu dilay
@phaangamer4309
@phaangamer4309 Жыл бұрын
talo aan ku siiye Dadka inta talenta barnamijka kasoo qaado macnaha Cut badan samee mid kalana caadifada iska dayo qofki maya uqalmana maya ku dhaha kii kalena haa siya Got talented ku caadifad iyo miskinimo maleh
@nimcodagan586
@nimcodagan586 Жыл бұрын
Dhakhtar muxuu video usoodhigi laaya ay you tube ka 😮
@najmahashi6031
@najmahashi6031 Жыл бұрын
Iqraa ayaan sugaynay inaad ku qabsatoo, niyadaa qaysow!!!
@maan__75
@maan__75 Жыл бұрын
Cawa talent maaha waxan daawanay wlhi😂😂😂😂 Kan indho sarcadka wixisaba wala fahmaya anu waxan yabay marku hadba leyahay magaca qabsatayba iisheeg. Midna heestiba si gadaal gadaal buu uqaaday mindhaa😂😂😂
@fardusahmed966
@fardusahmed966 Жыл бұрын
Uff nio wiilka indho sarcadka sixunba yesheen waa wiil aad u da,yar anuu gulaystayasha ku darilaha 4taba haa ayuu leyay
@najmamohamed4559
@najmamohamed4559 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂kan heesta qaadaya wuu iga qosliyay wllhi bilaahy 😂😂😂
@najahfaarah9235
@najahfaarah9235 Жыл бұрын
Aar Abdisamed maawel wllhi wunaga qosliyey wllo wamahdsnathy anigu cabdisamed markan arkaan sii qoslaabe aad ban kusalamaya cabdisamedow wllo
@guulletlkacazeofficial8211
@guulletlkacazeofficial8211 Жыл бұрын
Waar wxan idn weydiiyey malin walpa qaarpa ka dhex leh comment ga qofki ugu horeye dawada waar ma daraja Leysku siinaya😂😂
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 Жыл бұрын
Waa si xir in dha sar cadko waa sixir waana shirki
@maandhaya3769
@maandhaya3769 Жыл бұрын
Waa madhax caawa jac ba male waxano kle ha noo keenina mar danbe😅😅😅
@ayaanabdulahi601
@ayaanabdulahi601 Жыл бұрын
Alaa anoo si degan iskaga dawanaya magaceyga ayuba niyada ku qabsaday marku ku dhawaqay wanba naxay wllhi lama filaan cml❤jah qeyskega😢
@deeqadeeqa6306
@deeqadeeqa6306 Жыл бұрын
😂😂❤❤
@mawledzaam
@mawledzaam Жыл бұрын
😅😅😅😅😅😅
@ayaanabdulahi601
@ayaanabdulahi601 Жыл бұрын
@@mawledzaam 😂farxadeda maka xuntahay maxa igu qosle😂😂
@deeqadeeqa6306
@deeqadeeqa6306 Жыл бұрын
@@mawledzaam uuuumac🥰
@ayanabdinasir1357
@ayanabdinasir1357 Жыл бұрын
Wilka qamiska qawa waxo aqrinaya waa gawa carawi m.a waxa so xasusta marka dugsiga kubaran jirnay
@yusufmaxamed1259
@yusufmaxamed1259 Жыл бұрын
Alla ma nooli 😂😂😂😂تحفتة الأطفال malcaamada lagu dhign jiray weeye 😂😂😂😂😂barina tajwid ba ku xiga
@aslimaxamud3466
@aslimaxamud3466 Жыл бұрын
wlhi waa runta 😂 bari horan dhigany 😂😂😂😂😂
@shagtaofficial-66
@shagtaofficial-66 Жыл бұрын
Nio kaas waan Ka soo horj3eda indho sarcad maahe wuu na walaya😂😂😂😂intaad u shegto ku leyahy waan gartey wxas xga laga dhela😅
@ayaanlemahamed5234
@ayaanlemahamed5234 Жыл бұрын
idha sarcaad Somaali 🤣🤣🤣
@khadranuura4790
@khadranuura4790 Жыл бұрын
Waxas dhib maleh anagu waan aqaan
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
رمضان مبارك 🌙❤❤
@cabdiraxiinkhadar4433
@cabdiraxiinkhadar4433 Жыл бұрын
Cabdiraxiin waad nawaalaysaa dee kow wixiiba sowtan laguu sheegaayo wax wayn ba noomaad sheegin dee 😅😅😅😅 inaad adigu sheegto ayay ahayde
@hananyasin-le8pk
@hananyasin-le8pk Жыл бұрын
Dhakhtarr is not easy 😅😅😅
@abdiemouze9160
@abdiemouze9160 Жыл бұрын
Ilahay soonka ha inaga aqbalo ❤
@Aliyaa698
@Aliyaa698 Жыл бұрын
😂😂😂 Cawa meshu wa Xarabo War nio Ina mawel Iyo dhakhtar Wa funny
@shucaybcabdinuur9508
@shucaybcabdinuur9508 Жыл бұрын
Qays qayser❣️
@apdisalanfoosiapdilaahifoo6338
@apdisalanfoosiapdilaahifoo6338 Жыл бұрын
Qays qayser legend of the legend😊
@suhaybfarah5231
@suhaybfarah5231 Жыл бұрын
qaysow sed wax u wada bro meelna cimrada ayd ka jogta meelna got talent ayd ka wada nio no kla saar waa siide wad is dhax wadaye
@yasminhussein9256
@yasminhussein9256 Жыл бұрын
Mar hora la duubay wllo
@ahmedwali7287
@ahmedwali7287 Жыл бұрын
Inta barnaamijkan aan ka helin like ii saara😂
@halabuurpedraqamar5664
@halabuurpedraqamar5664 Жыл бұрын
Qaysow soo badi zhp waan taageeraa wlhiye
@hoodokhader8289
@hoodokhader8289 Жыл бұрын
Barnaamijku aad bu fiicanyey lkn dadku waa wada marxuumiin😂😂😂😂😂waxabad moodaa in ay meel iska soo wada raacaan😂😂😂
@daacadshow
@daacadshow Жыл бұрын
jesjeska joji please
@diinishamzadiin103
@diinishamzadiin103 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@thomasmuller5434
@thomasmuller5434 Жыл бұрын
​@@sultanahmed5776waa xaqiiq kibirku malaha wa mid kamida sababaha dumarku naarta ugu badanyihiin
@rahmaahmed1058
@rahmaahmed1058 Жыл бұрын
Asc qays qaysar wll barmaamijku wuu fcn yahay lkn dadka fanaanuntaha ka reeb waayo muuna faysal waa fanaanad heesaheeduna wayku jiran yutubka wabilaahi tawfiiq
@ladanaadan5053
@ladanaadan5053 Жыл бұрын
Runtii inanka indho sarcadka sameyey waad ka khaldantihiin inaa fursad kale Sisan bay ahayd ma aysan ahayn in aaad maya wada siisan😢😢
@haawamuuse9970
@haawamuuse9970 Жыл бұрын
Wow mesh dhakhtar ba qurxiya marka u jogo waa fani meshu
@abderaheemmohamed8000
@abderaheemmohamed8000 Жыл бұрын
Shaxdaa haddan kuu sheego waad yaabi,markuu ku yidhi magac maskaxda ku qabso wuxuu qortay tusaale ahaan (x),markuuu ku yidhi sheegna caadibuu uqoray,waligay baanu waxan dadka ku samaaynjirnay,hore waxba uma fahmaysaane naw😅😅😅😅😅
@nourudiinmahamed5774
@nourudiinmahamed5774 Жыл бұрын
Aaaaaaala qaraceeeey waaaf ku fahan teen wxasi indho sarcaaad maha 😂😂😂😂
@badrafarah9498
@badrafarah9498 Жыл бұрын
Vaar vaar
@HalimaosmanAbdi-xh9uy
@HalimaosmanAbdi-xh9uy Жыл бұрын
Dad baa ishelay caawa❤😮
@Janoohjama9438
@Janoohjama9438 Жыл бұрын
Ala bilaa waji nimada izka dhafa cabdi zamad baa ugu daranba kulahaa may maya😂😂😂ala cloodha😅
@HodanMohamed-s1k
@HodanMohamed-s1k Ай бұрын
Wow 😮😮😅
@tuwiinkalmawliid5173
@tuwiinkalmawliid5173 Жыл бұрын
Asc wall qays waxan raba inan kaqayb galo tartanka wana iga run wallhi
@Mmc-k8z
@Mmc-k8z Жыл бұрын
خدعه بصرية
@caashaibraahim814
@caashaibraahim814 Жыл бұрын
Dhigtorkayga dhakhtar wax garad 😗👋🏼
@abdirisak1003
@abdirisak1003 Жыл бұрын
sixroole wayn inuu noqdo ayuu doonayaye go forward 😂😂
@fatimamaxamed7992
@fatimamaxamed7992 Жыл бұрын
Wlhy inankasi waratah qoryaa waa runtii baribaan waxaa abtigy odhan jiry maskaxda ku qabso
@Laugthchannel
@Laugthchannel Жыл бұрын
Sxb qaysow la soo qayb galayaasha U samee Microphone fudud midka dhagta la sudho THAANKS
@abdalleahmett1615
@abdalleahmett1615 Жыл бұрын
Keep going sxp qaysow 🤛
@yelioxzeolite6678
@yelioxzeolite6678 Жыл бұрын
maweel😭😂😂😂balo la soo diray barnamijkan mawel unba ka dhina an dawade isaga kena haben walba😩😂🤌🏽
@vidasi7735
@vidasi7735 Жыл бұрын
Indho sarcaad English means MAGIC halka ay af carabina ku tahay خدعة البصرية
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 Жыл бұрын
سبحان الله
@hodanjamaccali-pi1dh
@hodanjamaccali-pi1dh Жыл бұрын
Dhakhtar legend wu fhmey
@adnohajji7160
@adnohajji7160 Жыл бұрын
Allaha Apdizameed maaaweel jah love you 💔😩🥺🤦‍♀️
@iqrahassan1
@iqrahassan1 Жыл бұрын
Four legends 🥰❤️
@mohamedhimilo6064
@mohamedhimilo6064 Жыл бұрын
Saliga nabiga sareedo leh SCW
@hibohassan2205
@hibohassan2205 Жыл бұрын
Abti ma imadaa wlhi gabayda carabiga io swtkiisa meel ban sare bal ila so hadla ❤
@mohamedamiin2989
@mohamedamiin2989 Жыл бұрын
Zhp waxaan idinku hambalyaynayaa Sidaad dhalin yarta u dhiiri galinaysaan Waxaan rajaynayaa aniguna inaan tartamada xiga kasoo muuqan doono Haduu rabi idmo🙏🙏
@ciyowcabdi9968
@ciyowcabdi9968 Жыл бұрын
Sxp tallent baa Lee yhy ma kasoo qaybgalaa
@nimcoshiine9471
@nimcoshiine9471 Жыл бұрын
Hore usocda wilashydii
@jamaadjamadciise3705
@jamaadjamadciise3705 Жыл бұрын
Wiilka khamiska xidhan ee lahaa gabay carbi akhrinayaa 😅😅😅waa buuga lagu barto tajweedka تحفة الاطفال wuxuu akhriyay muqadimadii 😅😅😅waxanay ka sheekaynaysaa buugu wuxuu ku saabsan yahay ee waano ma ahan😅😅😅😅😅
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Tabaaraka Allah, baraka Allah.
@marwoasli5660
@marwoasli5660 Жыл бұрын
Legend ka indho sircadkuu sheegayo way ka bahsantahay 😅
@zakilyon6639
@zakilyon6639 Жыл бұрын
Waan kU taagEeraa zhp qayz❤
@kamalgedi6033
@kamalgedi6033 Жыл бұрын
Soonka Bishii Cibaadada iyo Got Talenta Miyay isqaadan Karaan...? #Qays_Qaysar....
@nimcosagal5291
@nimcosagal5291 Жыл бұрын
Dano aad leedahy qabso nin qayrakaya haku mashquuline
@kamalgedi6033
@kamalgedi6033 Жыл бұрын
@@nimcosagal5291 Hhhh Adigu Dan Aanan Comment gayga Ahayn Mayeelan Wayday Mise 🛰MIC Ayaad Tahay...?
Got tallent comedy
16:05
Qays Qeyser
Рет қаралды 101 М.
Got tallent singing
13:52
Qays Qeyser
Рет қаралды 92 М.
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
Got tallent | First episode
18:25
Qays Qeyser
Рет қаралды 257 М.
WEYDII LII CAATO & QAYS QAYSER
25:11
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 391 М.
Nolosha  |Hargeisa
13:54
Maaweel
Рет қаралды 262 М.
Go tallent Dance
13:16
Qays Qeyser
Рет қаралды 108 М.
CIYAARTAN MA XASUUSTAA” SOMALI BOWLING 😂
18:02
Maaweel
Рет қаралды 98 М.
CODKA UBAX: Qays Qeyser
1:11:24
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 635 М.
KOR HA U QAADIN GACMAHA CHALLENGE ADAG
14:25
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 268 М.
Yaa ugu caqli badan asxaabtayda PART ONE
17:34
Dhakhtarrr
Рет қаралды 219 М.
Got tallent singing
13:44
Qays Qeyser
Рет қаралды 117 М.