ALLAH WAYNE BAA MAHAD LEH MEEL SARE AYU I DHIGAY MAXA YELEY WAXAN AHAY SOOMAALI SOOMAALI DHALAY INTIINA BADAN WAXAD KU FAANTIIN HALKA QIMAHA YAR "REER HEBEL HEBEL DHALAN AHAY" RABBIGA CADIIMKA WAX WAYN AYA HABOON IN LA WAYDIISTO MARKAA WAXAA SII QAALIGA EE XALKA UGU SARAYSA KA IFAYA AWLAADIINA U RAJEEYA OO GABADU AMMA WIILKU WAA INAY KU HAMIYAAN REER KALEH INAY KA GUURSADAN .
@ismahancel-cali9826 жыл бұрын
Hassan Farah Wll qaali plz.subscribe igu caawi gambalelkana on ka dig thanks
@hassanfarah45106 жыл бұрын
@@ismahancel-cali982 MARXABA
@maxamedgare16746 жыл бұрын
Ty
@maxamedgare16746 жыл бұрын
55
@mukhtaarcabdilaahi32266 жыл бұрын
Somaalinimo wax kayar oo nadeeqaa majirto waana ku faanaa Somaalinimada Wxn illaahey uga rajeynayaa somali iyadoo israacdo isha'Allaah
Shukri Said Wll qaali plz.subscribe igu caawi gambalelkana on ka dig thanks
@ayuubmaxamadhiloowle52916 жыл бұрын
Shukri Said
@abdiyusuf97476 жыл бұрын
💝💝💝💝💝💝💕💕💕💕
@abdimahathussain61283 жыл бұрын
Somalia waxa isku keeni kara dadka kasojeedo Ethiopia wayo waxey aminsanyihin in ey Somali yihiin greetings from garissa
@katrenmegag26952 жыл бұрын
Soomali weyn goormey soo noqoneysaa I can't wait it💙🥺
@hanimohamed46775 жыл бұрын
I’m Somali abgaal abgaal I’m a pilot on 35 jet pilot defense for Russia 🇷🇺 but inshaAllah I’ll work for my government like Asli Hassan 🇸🇴
@abdisalamdirir59044 жыл бұрын
Really interesting. How did you end up in Russia.
@somaliagracefulplacebb20774 жыл бұрын
I am so proud of you mashaalhh but you don't need to let us know your qabiil. Somali pilot is enough and better way to introduce your self.guulayso walalkis.🇸🇴🇸🇴
@djh.kebele67973 жыл бұрын
We proud of you .
@hanimohamed46773 жыл бұрын
SubXanal Allah, I've been HACKED!!!
@djh.kebele67973 жыл бұрын
@@hanimohamed4677 Who hacked u ?
@shukrisaid37086 жыл бұрын
In Qabyaaladu Dhacdo Say Amiin 👈👈👈👈🙏🙏🙏🙏
@sleepingbeauty.83596 жыл бұрын
Amiiiin
@hannaabdisamad35606 жыл бұрын
Amin
@umusheikhabdalaikhyaar20826 жыл бұрын
Shukri Said Allaahuma Aamiin Wllo
@ismahancel-cali9826 жыл бұрын
Shukri Said Wll qaali plz.subscribe igu caawi gambalelkana on ka dig thanks
@gigoareuserious89866 жыл бұрын
Aaamiiin In Allah xadhigiisa la xajiyaaa;Aaaiimiiin iyana dhaha,
@johnahmedgeli96556 жыл бұрын
somali meel walba eey joogto ha is raacdo aameen. somali waxaan kunoqon karnaa kalaququbnaanta inagoo iska iloowno gacmaha leeysqabsado otherways habar walba baa na haweeysan
@hannaabdisamad35606 жыл бұрын
Yes
@ismahancel-cali9826 жыл бұрын
John Ahmed Geli Wll qaali plz.subscribe igu caawi gambalelkana on ka dig thanks
@bintiyuusuf44416 жыл бұрын
ilahayoow somali miidee From jiigjiga waan kuufana calanka buluga aha ee cawale
@AliHassan-wq4xf3 жыл бұрын
Amin wll
@safiyocabdiqaadir38094 ай бұрын
Somali ba ahy seymaha coladed soma jeste gesi ah o surinka u maro laga wada sasan ahay somali nimada ha warti from muqdisho cadey ❤❤❤❤
Walahi somali baan ahay waanan ku faana inan ahay somali somali dhalay Allow qalbiyadooda isu xaadh from Burco 🥀🥀🥀🥀
@suleeqo01636 жыл бұрын
Somali baan ahay sinaan iyo midnimo jecel martidana usamfala illaahow somalida isku keen walow qalbiga iyo laabta aan kawada simanahay oo aan is dareeno xanuunka midba midka kale🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💓💓
@aliabdi61376 жыл бұрын
Suleeqo01 l
@ayanwarsame72186 жыл бұрын
Somaali baan ahay 100% dhiiga ii dhaqaaqyay fram Hargeisa
@caddemuuse39596 жыл бұрын
together we stand👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 soomaali ban Ahay wixii igu safaadana sanbabkan ka toogtaa sankana wan ka tolayaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤All soomaali weyn Waan idin jeclahy ilahay dalka hanoo hagaajiyo I love you soomaali state❤❤ from mudug Puntland 👎from🇸🇴
@amuunnageeye29016 жыл бұрын
Somali baan ahay wixi igu safdana sambabkan katogta sankana wan ka tolayaa masha allah Alxlillah Somali iga dhaliyay thanks reer jigjiga we love you 😍
@mascuudducowaalidmaraagto21356 жыл бұрын
Together we stand Divided we fall..... hopping peace and prosperity For my great homeland Somalia 🌹💗🌹💗🌹
@ismahancel-cali9826 жыл бұрын
Mowlid dirow Wll qaali plz.subscribe igu caawi gambalelkana on ka dig thanks
@علىاحمد-ش6ض5ظ8 ай бұрын
Anu ah will carbed oo dhig somali igu jito hestan markan maqlo dreen kaygo ma so qobi karayo ilahaye ha ni xifdhiyo dhaman❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@qalnjdacolyahan67396 жыл бұрын
Wow wlh ree Tollkey waa ey midnimo jecel yihin Masha Allah Masha Allah Masha gul iyo gobanimo Somalia dhalad nolta from jubalnad
@ubahabdi80706 жыл бұрын
Somaaliya rabi ha mideeyo dad waxtarleh waanu nahay karti iyo dadnimo adunka dowlad nagu gaarto majirto lakin cudur qabil baan ka bogsan waynay rabi hanaga qaado amin yarabi raxman raxiin aamiin naga caafi
@umusheikhabdalaikhyaar20826 жыл бұрын
Ubah Abdi Allaahuma Aamiin Wllo
@AbdulBasit-np2lx6 жыл бұрын
Wax somali ladhaho majirto I'm hawiye ilove oromo iyo inti muslim ah
ilahow ducadeena ha kayeelin hal bacaad lagu lisay allow allow ducadeena ajiib oo inaga tir tir cudurkaan qabyalada oo ina tun somali oo mid ah oo hal calan iyo hal cadow leh oo meel kawada duula aamiin
@umusheikhabdalaikhyaar20826 жыл бұрын
khadra hassanelmi Allaahuma Aamiin Wllo
@somalipure88356 жыл бұрын
Janagale Tv Cumaamada Ku Tuura magaca Somali baan cuskadee 👏👏👏👏👏👏👏
@Culimocumar1016 жыл бұрын
Wooow muuqaalkn waan sugayay Viva Somali Shanta Allah hais raacsho
Soooomaalinimo wa qaaLi🇸🇴♥️🌍🔐🙏👐 Alow dhulkeyGa parakeee😙
@somaliagracefulplacebb20774 жыл бұрын
Mashaalhh Alhh ONE LOVE all Somalis ❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@kplzakiikaziz36376 жыл бұрын
Illahow somalia ka dhig kuwo is jecel.ilahaw malab isku mari jirkooda.ilove you nice song
@umusheikhabdalaikhyaar20826 жыл бұрын
kplzaki ikaziz Allaahuma Aamiin Wllo
@hodanislan23815 жыл бұрын
Acs man shaa alah wan ku farax sanahay Somali ahay wan ku fanaa Somali ni mada alx duli ilhay gii iga dhi gay somali sas ban i dun ku oga hey in tad dhi hi la hay den itòbiyan ban ahay iam from Norway
@YonisAbdillahihersi-zq1oq Жыл бұрын
I am rendille rumeysan WAQ i learn. Coran❤ understand tafsir i don 't worry to somali économie bleue politique business?❤
@abdisalamakib6520Ай бұрын
We are brothers, Rendila, and Somali can't be separated, so we love you. Please read and be attention to the Qur'an I'm sure you'll attract and be diagnosed your heart by the Qur'an.
@kawsarabdulahi19256 жыл бұрын
Somali guul guul iyo gobanimo I’m so proud to be Somali 💕
@ismahancel-cali9826 жыл бұрын
Kawsar Abdulahi Wll qaali plz.subscribe igu caawi gambalelkana on ka dig thanks
Masha Allah waan jidhidicooda markaan dhagaysto heestan Allow shanta Somaliyeed midee Allahuma aaamiiin anigu anigu magaalada dir Dhabe ayankudhashay waxaan idinkasoo salaamaya magaalada Seattle Washington viva Somali Galbeed united somalies all 5 five Somalies 👍😂💙💜💛💚
@shamiswarsame99876 жыл бұрын
Wasax hadi aad kaga dhabeysan sharafti Somaliyeedna socelisaan waxa nadeqa xolaha,badaha,beeraha ee waxa nadeqa midnimo 🥰💚💙❤️👑💪🏼
@liibaanjiinoow80844 жыл бұрын
Somali galbed love idinku ahay form xamar
@hanadmk2 Жыл бұрын
guul Soomali meelkasta oo ay joogto
@zamiitaaxaseyn29784 жыл бұрын
Soomaali nimadu wax walbaa ku dhan xitaa islaan nimo badala, waliba sunni alxmdu lillah dadkeygi melwalbo aad dunida ka jogtan hal ayaan nahy. Somali baan ahay nina kabaha uma sido waa sharaf inaad tahay soomali iyo nasiib aan dadka dheernahy 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️muqdisho ayaan idinka weheshanayaa dadkeyga waa ii tirsantihiin idinma illaawin🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@lionheart66786 жыл бұрын
Shantu waa walaaloo Way isu soo hilloobaan. Viva Soomaaliweyn❤️ Liyuu band baa dib boodhka looga jafay.
@waryaawariiri18126 жыл бұрын
Magacaan Xabashiga ah ee 'Liyu' markaan maqlo waaba ku lalaboodaa. Fadlan iska badala magacaan oo lagu xasuusto kuwii geystay xasuuqii, gafkii, kufsigii, jirdilkii iyo dhiigii daatay ee ummadda Soomaaliyeed.
@ismahancel-cali9826 жыл бұрын
Waryaa Wariiri Wll qaali plz.subscribe igu caawi gambalelkana on ka dig thanks
@sooyaal18626 жыл бұрын
Waryaa Wariiri Sxb qli Waa sax Lkn Ogaw Liyuu ga aad sheegayso Waa wiilasheeni oo Cadaw adeegsan jiray maantana shacabka ayay u shaqeeyaan oo Somalinimo ayay ku dhintaan magacaasna magacii ka xumaan Ee Itoobiyan ayaa nadaba socda inshaa Allah waxaba Waa naga hadhi doonaan Sxb
@soomaalidageeska1866 жыл бұрын
Masha allaah We proud to be somali Wlhi Midnimo soomaalay meelkastood joogtaan oo iska dhaafa qabyaalada iyadaa dib inoo dhigtee Bari hore ayaa laynoo Soo tahriibi lahaa Wlhi
@anwaranwar-we9ug6 жыл бұрын
Somaliban ahay💯💯❤💥👋
@asmayuusuf98106 жыл бұрын
wllhi faniinti reer jijiga hees kle dhaceyso ayay qaadeen Mnsha allah somali kor ha ahaato
@wanaagjecel88435 жыл бұрын
Alle mahad leh allahii ii doortay inaan ahaado muslim aftirisna ii galiyay somali alle mahad leh alle haasoo deeq inoo siiyay dumar aan midabkooda laga garan dahab alle iga dhaliyay waalid hagaagsan hagran la'aan i soo ha baabiyay hooyan dareemin daalkood ubaxkoda u daayo dantoo dadaalkeedu yahay diin iyo darajo sareysa dad yahow dadaaloo dalka iyo diinta
@muwaadinsoomaaliyeed68656 жыл бұрын
Soomaali baan ahay waana ku faanaa soomaalinimada 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈👈❤️❤️💪💪
@aliyadigriyow44556 жыл бұрын
Midnimo iyo guul somaliweyn insha allaah💙💙💜💜
@saadaamabdi16065 жыл бұрын
Waaa hees iga ilmeensiiye 😭😭😭 wlh waxaan ahey Soomaali baan ahey Allaah qalbiyadeen ka baxasho qabyaalad.
@khayrqasaaro7546 жыл бұрын
Somalia state horay usocda dadkaygii
@ismahancel-cali9826 жыл бұрын
Kaysaale photography Siraad Wll qaali plz.subscribe igu caawi gambalelkana on ka dig thanks
@adoontiialle95034 жыл бұрын
Somalidu hanoolato 🖐🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍
@somaliaboy64515 жыл бұрын
Yaanugu badala Dadkibray Oo Somalia Raba Inay Iska Gooyan Somalia💪
@abdinurmahamed31476 жыл бұрын
Mashallah guul #Somali weeyn illaheey ha barakeeyo walaheen reer waqoyiga illaheey cudada allaha ka bixiyo inshallah. Traveling to #Hargeysia few month coming inshallah
@kiincanjax63556 жыл бұрын
oh wow i am proud to be somali girl and i love all somalian people and VIVA somaliya and i love this song
@adarmohamed42096 жыл бұрын
I love you guys love Somalia because I am Somalia
@laaleysofficial6 жыл бұрын
Alxamdulillah ilahaygii iga dhaliyay soomaali ayay mahad oo idil u sugnaatay
Qabyaalad down Kala soco down Cadalad darro down Kala qobqonan down Qabiiliste down Somalinimo wax ka sokeye ha ku qancin ilabow i tus somaliweyn oo mid ah hadaan nasiib leeyahay
@abdisalamdirir59044 жыл бұрын
Soomaalidan eey heestu ka hadlaysaa mindhaa waa soomaalidii hore ee hada nagama muuqato.
@halaalmedia34164 жыл бұрын
Waanku faanaa soomaalinimada Ilaahow soomaali cadowgeeda carrada ka hoos mari oo baabi from hoyga Somali weyn xamar cadeey
Jama Arab Wll qaali plz.subscribe igu caawi gambalelkana on ka dig thanks
@MUXIYEOFFICIAL4 жыл бұрын
Hadii shacabka dowlad degan ka okla shacabka somalia ahan lahayen somalia adunyada ayada ugu amni fcnan lahayen Shacabka DDS kuma mashqulan madaxweyne iyo kursi iyo qabiil kii madaxweyne unoqdaba wey la jan qaadan halka shacabkan kla siyaasada number one yihiin Hadii aan kuligeyn hal kursi riyadeyna noqoto ya talina yana lo talina somalia nabad allah ka yeelo kabacdina somali ha israacdo✌🏾🤟🏾