Hees Qiimaha Nabada Somaliland Lagusoo Koobay

  Рет қаралды 11,201

Bulsho News

Bulsho News

Күн бұрын

Пікірлер: 38
@sadaamcismaanahmed9225
@sadaamcismaanahmed9225 Жыл бұрын
Somaliland socdaashey 🇭🇺🇭🇺❤🥰🌹 alow cadawga naga ilaali hareerahayaga jooga
@sahanahagama1546
@sahanahagama1546 Жыл бұрын
Maashaa allaah waa sax
@asadibrahim5596
@asadibrahim5596 Жыл бұрын
ASC walaal guul Iyo gobanimo Somaliland love
@juma6506
@juma6506 Жыл бұрын
Asc. Amen 🙌🙏🙌🙏 wa bilahi tawfiq thumps up .
@khaaliddaauud6781
@khaaliddaauud6781 Жыл бұрын
Màshaa allaah hambalyo
@zahrayonis8744
@zahrayonis8744 Жыл бұрын
ManshaAlllah guul Somaliland guulayso
@queency7943
@queency7943 Жыл бұрын
Aamiin yaa rabi Somaliland guulee cadawgeedana jabi
@zahrayonis8744
@zahrayonis8744 Жыл бұрын
Amiin inshallah
@cabdirashiidgiire1969
@cabdirashiidgiire1969 Жыл бұрын
Mansha Allah tabrakalaha hambalayo hambalayo guul gobanimo somaliland ilahow noosiyaadi aaaamiin aaaamiin ayaa rabi ciidamada booliska goodir keep going 💚💚💚🤍🤍❤❤❤👍👍👍💪💪💪
@queency7943
@queency7943 Жыл бұрын
Guul Somaliland horumarkeeda inta ka xun ayaa cayayaanka wax magaratada ah usoo adeegsanaysa dadkeeda iyo inay dilaan haldoorka caqliga leh ee dalkiisa jecel
@aminaaahmed6484
@aminaaahmed6484 Жыл бұрын
Nabadii idinkaa cell dheerku ridaye Bakh da joojiya
@ahmedhassan-kt4ir
@ahmedhassan-kt4ir Жыл бұрын
Nabada waxaa garanaya qofka maanta aan heyn balse reer SOOL waxay garan doonaan markale hadii ay xejin waaayaaan waa hubaaal.
@kaltunfarah1363
@kaltunfarah1363 Жыл бұрын
Aamiin Aamiin
@aminaaahmed6484
@aminaaahmed6484 Жыл бұрын
Mar kaad 15 kasano haldoorka xasuu qayseen soomaalilaan maalaydin arko hadeer warkiina lamarabo
@MuuseYusuf-tp7bn
@MuuseYusuf-tp7bn Жыл бұрын
Guul iyo Gobanimo, kii doona ha iska hadle.
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 Жыл бұрын
Gobolka woqooyi Somalia 🇸🇴 ee 30 ka sano riyoonayey
@aminaali2334
@aminaali2334 Жыл бұрын
Waa runtaa ❤
@qaranyuusufcaliburmad8696
@qaranyuusufcaliburmad8696 Жыл бұрын
Riyadu way is dhaantaa ee tan hargeysa waa mid waali ku jirto been baana u dheer, madaxweyne ilaa askari been sheegaya oo Dumarkii iyo ciyaalkii wax ma garatada loo yaqaanay been raashin ugu dhigay ayaa hargaysa yaala. Balse waxaa ilaahay mahadii ah in aan dadku wada dhiman oo soomaali yihiin Somalia dalkooda tahay.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
Bukaanka waa loo dhintaa naceyb aad nacbatey Somaliland baad uga yeedheysaa magac aan la odhan
@ummhudayfa2227
@ummhudayfa2227 Жыл бұрын
@@qaranyuusufcaliburmad8696 somaliyadad sheegayso orta u talii oo silica ka ilaali xalay baan dawanayay meel fooqa oo dumaar iyo raag daqadaha kasò dadanayaan o dadka lagu dheex laynayay Allah kariim waan ka xuumaay Allow inta wagaagsan u gargaar iinta xuuna so hanuuni jananka Dulmi diid ka eega wlhyi calosha ixanuuntay warhooy somaliland iska daaya waxasi waa xumahad u haysaan dadka walaladiine
@khadraomer6956
@khadraomer6956 Жыл бұрын
Somaliland kaxumoow riyo kumaan jirin ee dadkaygu way dhismayeen oo dhaqmayeen alxamdulilaah maalin na baqasho iyo ciil kumaseexaneen adigu kujirtay adaana doortay cadaawada caqlixumadiina anoo nabad heli kara ubadkayda ku barbaariyo maxaan cadaawad ku fali hadii aad goosateen in aynu cadaawad biloowno diyaar cida wax kuwayda somaliland way jiraysaa jecloow ama ha jeclaan baryo majirto
@roadahmed766
@roadahmed766 Жыл бұрын
No more somalilaan
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын
Dhulmahante waa in nabar aanu ka soo kicin lagu dhuftaa buuhoodle maalintii keyntu soo urtay ee kunka wiil laga diley ayaa miyir ugu horeysey laascaanood waa in dhiigu qulqulaa waa balan Dhulmahante hadii aad iga awood roonato hal gabar ha iga reebin anigu waxaan ahay dhul doon ninka Burco kaa qaadey laascaanood ma u daaha
@mohamedabotan9983
@mohamedabotan9983 Жыл бұрын
Hadanaa barkaadii waan kaa aasaay boroortii Burco taalaynaa waan usoo joogaay Calankii Blue gaa ahaa na mantaa Buhoodle iyo Lascanood iyo Tukaraq iyo Xudun iyo Darkayn iyo Adi cadeyee naa wuu ka babanayaa oohintaa intaad iskaa daaysiid kalaay igaa daajii ileen makalaa foogiinee. Islaantii waxaay odaan jiirtaay raag ay kayaabtaay maa isuusoo qawiintaayda baa loo qoodoo waayn yaahay. Maa waxaa looqoodo waaynaa Musharaax Ciiro iyo Gudoomiyee Faisaal iyo Xirsi? Ma ciyaalkii yar yaraa ee siidigaa wataay ee doroshoo halanoo qaabtoo baa loo xoogwayna kaaliyaa?.Ma saalaadiinta sharaftaa leh ee Hargeisa iyo Burcoo uun ba lagaa adaag yahaay miiye?. Taliyee Dabagaalee iyo Wasiir Kaahin waxaay uu hajabaan Wadaani iyo Ucud kaaliyaa? Ma waxaa loo awood sheeganayaay gabadeenii Naciimo Abwaan qooranee kaaliyee? Ikaalaay hadaay hooyoo ku dashaay
@ironmansolariofficial
@ironmansolariofficial Жыл бұрын
Neefbaa tahay bal kaalay laaska hadaa nin tahay
@fj1914
@fj1914 Жыл бұрын
SSC guul 🇸🇴🇸🇴🐎🐎🤣🤣⚔️⚔️👑👑🔥🦁🦁🦁
@GunGedi
@GunGedi Жыл бұрын
SSC IS COMING TO GIVE YOU NABADA 🦁🐎🇸🇴
@queency7943
@queency7943 Жыл бұрын
Ha ku riyoonina taako Somaliland leedahay in somaliya ka taliso nabaduna cid walba danbay u tahay
@aminaali2334
@aminaali2334 Жыл бұрын
Nabada hada la raadinayo maxay Tahay 😂😂😂😂😂😂😂
@qaranyuusufcaliburmad8696
@qaranyuusufcaliburmad8696 Жыл бұрын
Nabada waxa aan heli doonaa marka aan u laabano isirikeena wixii ah (Somalia 🇸🇴 ♥ ) inta aan xabashi iyo kenyaati leenahay walaalahayo, Somaliana yasayno oo aan leenahay dawlad yar ee aan diraska nahay Somalia 🇸🇴 walaan nabad loo helayn dadka waqooyiga ku nool waa soomaali dawladoodi lagu hor caayayo!
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
Qaran Somali waar dadka somalida sheegta % 50 somali ma aha ee dadka DNA halaga qaado oo inta somali ah halala soo boxo oo dalka madax halooga dhigo inta kale ee la soomaaliyeeyna haku daba faylaan somaliga saxda ah??????? yuhuudo waxay keentay dadkeedii ka maqnaa in ay baadi doonto waxa la furay meelo DNA laguqaado dad badan oo somali ah baa laga waayay%1, somali ah kaasi ma soomaalibaa?????
@isseabdirahman1915
@isseabdirahman1915 Жыл бұрын
Waryaa snm way isku dhexyaacday kkkkkkk
@sahanahagama1546
@sahanahagama1546 Жыл бұрын
Muuse biixi haloo sheego askariga macangaga ah
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc Жыл бұрын
Alaylahee calankii buluuga maqaateenquuuq
@warsamediiriye3743
@warsamediiriye3743 Жыл бұрын
Kibir u hadalkii iyo af-lagaadadii miyaa sidaa isku badashay , Alla maxaa dad lagu digtay maantase waxa ay mareysaa OOYIN DADBAN, Tani hees ma ahan, Dhul-bahante haka dhabeeyaan go'aankaa ay qaateen ee laguu diidayo Gooni isku taag qoys-seysan iyo jamhuuriyad qoys-seysan. ma aan ahi Dhul-bahante laakiin gunimo lama qaato. Isaaqu waa qoys nasab ah laakiin doonis aan soconeyn ayaa god ku riday dhaqankii quruxda badnaa ee ay lahaayeen
@tiriiga8168
@tiriiga8168 Жыл бұрын
Oohin majirtee waxaa lagasii digayaa shirka wixii kasoo baxa in nabad lagu dabaalo oo dagaal dhicin
@tiriiga8168
@tiriiga8168 Жыл бұрын
Waxaad ogaata badanaa dadka nabada doona waa kuwa colaada yaqaan balse Ruuxa kibirsan ee dagaalka ku dagdaga inuu waxba isla hayn
This dad wins Halloween! 🎃💀
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 62 МЛН
Triple kill😹
00:18
GG Animation
Рет қаралды 17 МЛН
REAL MAN 🤣💪🏻
00:35
Kan Andrey
Рет қаралды 6 МЛН
Xafladi mursade iyo team islii band
4:33
C nuur Official
Рет қаралды 2,4 М.
DAYAX BAND -  HEESTA Waaba Baryay 2021 .
5:04
Future Brothers Production
Рет қаралды 1,2 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 17 МЛН
This dad wins Halloween! 🎃💀
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 62 МЛН