Hees "Wacaneey" Aamina Cabdulaahi iyo Maandeeq, waxan ka soo amaahday Cadaala Lyrics

  Рет қаралды 76,766

elmi guleed

elmi guleed

Күн бұрын

Пікірлер: 32
@aminaahmed4863
@aminaahmed4863 Жыл бұрын
Qaraami waayo waayo anigoo dhallaan ah ayaan maqli jirey ❤
@rashidMuse-it6hi
@rashidMuse-it6hi 11 ай бұрын
Heestani waxaan ka soo helay harved university library owe yohow
@ahmedosmanaxmeddhukur4563
@ahmedosmanaxmeddhukur4563 Жыл бұрын
Waa aamina feyr xuseen iyo faadumo cabdilaahi kaahin maandeeq maaha aamina cabdilaahi Alle haw naxariistee dib ugu noqo oo iska sax mahadsanid
@khadarqadaafi4371
@khadarqadaafi4371 9 ай бұрын
Mnshalaha xasuus aad igu qaliya ahayd mar aan ❤joogay gobolka baligubadle u socday xuseen samane ayaan dhagaysananayey muddo aan halka joogay ❤🎉 heestasiii xasuus bay igu tahay aad ugu qaliyaa
@RashidMuse-fo3fx
@RashidMuse-fo3fx 5 ай бұрын
Heestan waxaa loo qaaday shahmaad caabi faarax markii loo diiday inuu guursado cabdilaahi qarshe iyada hees uu qaadi jirey xassan diiriye faarax dhamaantood ahun
@mohamedali-po3qj
@mohamedali-po3qj 2 жыл бұрын
Waah waah fan waa fankii hore
@CabdicasisCali-g6o
@CabdicasisCali-g6o Ай бұрын
@ahmedharir5863
@ahmedharir5863 3 жыл бұрын
Muda dheerban heestan raadinayay, dhawr iyo toban sano ka hor ayan raadiyo hargeisa dhagaysan jiray
@xuseenxarbi4844
@xuseenxarbi4844 10 ай бұрын
Dadka danbe u sheeg cida wada qaadaysa maandeeq iyo Jamaad erayada cabdilaahi diiriye sooraan
@xuseenxarbi4844
@xuseenxarbi4844 10 ай бұрын
Heestan waxa wada qaada maandeeq iyo Jamaad jaamac waxaana sameeyay sooraan
@osmansufi4066
@osmansufi4066 Жыл бұрын
Waxa la qaadaysa waa amina cabdillahi waxa nool maanta maandeeq ee cidii maandeeq aragtaa bal ha weydiiso maandeeq
@claaahi-rp5ve
@claaahi-rp5ve Жыл бұрын
0:42
@claaahi-rp5ve
@claaahi-rp5ve Жыл бұрын
@atamayste4593
@atamayste4593 2 жыл бұрын
Hobaladii waaberi ugu fac wayn amina iyo mandeeq alle cimriga haw barkeeyo
@MohamedIbrahim-ng2vp
@MohamedIbrahim-ng2vp 2 жыл бұрын
Mashallah heesihii hore xigmad ayey ahaayeen
@maxamedjiisoow8640
@maxamedjiisoow8640 2 жыл бұрын
Gadha la qaadeyso maandeeq maahan aamina cabdilaahi waxaa la yiraa Jamaal
@rashidMuse-it6hi
@rashidMuse-it6hi 11 ай бұрын
Muse biixina a/ tuur ku sheeg
@adammursal4106
@adammursal4106 2 жыл бұрын
Waar heestan waxa qaada Jamaad iyo Maandeeq ee maaha Aamina Cabdilahi
@araleabdi56
@araleabdi56 Жыл бұрын
Amina feer
@xuseenxarbi4844
@xuseenxarbi4844 10 ай бұрын
Erayada sooraan
@martine7191
@martine7191 3 жыл бұрын
Wlhi 1982 baa iigu danbaysay, caawa ii xigta, cajiib isma lahayn waa la helayaa.
@suhuuracabdi979
@suhuuracabdi979 2 жыл бұрын
Waa wakhti dheer
@salebanciise5123
@salebanciise5123 2 жыл бұрын
Lehela wayaaa adunyo
@apdikadiralto7365
@apdikadiralto7365 2 жыл бұрын
Hahaha Somaliyed e manta joga wax haku qatan
@MohamudAli-c7z
@MohamudAli-c7z Жыл бұрын
It's good to andstan what is it
@rashidMuse-it6hi
@rashidMuse-it6hi 11 ай бұрын
Sida hablaha isaaq iyo hablaha samaroon u sheekaystaan weeye
@QamanHasan
@QamanHasan 2 жыл бұрын
Waxana murti iyo waano kaa ah
@rashidMuse-it6hi
@rashidMuse-it6hi 11 ай бұрын
Kan xanuunsanayaa tolow ma habaryoonis caqli xumaa wuxu maandeeq lama garan waayo codkeeda garxajis ma laha gabadh fanaanad ah sida maandeeq u heesta
@Khaalid155
@Khaalid155 Жыл бұрын
Heesta 3qof baa qadaya
@xuseenxarbi4844
@xuseenxarbi4844 10 ай бұрын
Waa laba qaof jamaad iyo maandeeq
@FaadumoCali-h6d
@FaadumoCali-h6d 5 күн бұрын
Use
MAXAMAD S TUBEEC IYO MAANDEEQ HEESTA TOOGGA
8:55
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 113 М.
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
SABABTA AAMINO CABDILAAHI ISAGA FASAQDAY CABDI QEYS@bulshadacusub
8:20
Fadumo Cabdilaahi Maandeeq | Inaan Bogsadaan Ismamoodayey
9:05
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 20 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4,6 МЛН
1 KHADRA DAAHIR HEESTA 12 JEER IGU SOO LIGLIGATAA WITH LYRICS   YouTube
10:21
Aamina Cabdilahi Siyar Maw Shushubateen with lyrics original
7:42
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 137 М.
Ayaamaha - Maandeeq
5:18
moryan10
Рет қаралды 298 М.
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН