Hadal ii daboolnaa | aamina cabdilaahi| Diirka aan ka qaadee | aamina cabdulaahi xirsi | sida waqal

  Рет қаралды 112,741

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Күн бұрын

Heesta: Hadal ii daboolnaa
Erayda: AUN Meecaad Miigane
Laxanka: AUN Axmed Nuur Jaangow
Luuqda: AUN Aamino Cabdullahi Xirsi
Kabanka: AUN Daa'uud Cali masxaf
Lyrics: Dhugmaal Lyrics
Qoraalka heesta (Lyrics)
Hadal ii daboolnaa
Dadka aan ka qarin jirey
Ooy dani itidhi sheeg
Diirka aan ka qaadee
Ma u tahay diyaar
Mise waaban daayaa
Hay dilo jacaylkuye
……………..
Sida waqal daruureed
Da’ay waa dhawaadkii
Caashaqan darooree
Intu degay wadnahaa
Digarogana waayaa
Inuu kaa durkana diid
Waana kula dul joogaa
Diirka aan ka qaadee
Ma u tahay diyaar
Mise waaban daayaa
Hay dilo jacaylkuye
#dhugmaallyrics #dhugmaal #dhugmaal_lyrics

Пікірлер: 20
@abdirizakmohamed6123
@abdirizakmohamed6123 2 ай бұрын
Riwaayadii ninba tima xamar ayay heeztani ku jirtey, waxana midhaha heesta lahaa Meecaad Miigane. Riwaaydana waxa Alifey Abwaan Cabdi Aadam Qays, oo isagu markaa Jeelka ku xidhnaa. Waxa se, Riwayada si loo dhigo, magaceeda iyo mulkiyadeedaba qaado la yidhi "Sangub" Oo sidii ku qaatey ilaa maantana loo garan ogyahay.
@hassanomer2863
@hassanomer2863 Жыл бұрын
Waa ruwaaayadii ninbaaa tima xamar. Intiiii daawataan ka mid ahaa...kuluc iyo aamina AHN
@caliibraahim1353
@caliibraahim1353 Жыл бұрын
amina abdilahi fananinti ugu ficna wakhtigodi😘
@SiidaliMohamed
@SiidaliMohamed 8 ай бұрын
2001 Addis Ababa ayaan joogay idaacada Radio Faana mar walba heestan & Weligeed Aduunyada ayay galab walba soo deyn jirtay hees igu reebtay xusuus ! markaa 15 jir baan ahaa !
@zirawale6983
@zirawale6983 3 ай бұрын
heest waxaan ka dhagaysanayaa laptopka xilli ay tahay 6,july,2024. 11:30 habenimo
@AYANCali-s8v
@AYANCali-s8v 2 ай бұрын
Boon xirsi iyo meecaad baa wada lahaa
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Жыл бұрын
Hees xusid Mudan weeye!!❤❤
@muuminduceysane
@muuminduceysane 9 ай бұрын
Dhugmaal waa Youtupka kaliya ee aan kala socdo Qaaramiga
@dhugmaallyrics
@dhugmaallyrics 9 ай бұрын
Mahadsanid saaxiib
@Farxaanbadri-dw8xy
@Farxaanbadri-dw8xy 5 ай бұрын
Farxaan badri
@hoygamurtidamadadaalada6140
@hoygamurtidamadadaalada6140 Жыл бұрын
Kabankan macaan habeenkaa yaa tumayey
@dhugmaallyrics
@dhugmaallyrics Жыл бұрын
WAA gacantii macaaaneed ee DAA'UUD CALI MASXAF ALAHA UNAXARIISTEE
@hoygamurtidamadadaalada6140
@hoygamurtidamadadaalada6140 Жыл бұрын
Thankzz
@AbdikanimohamedHussein
@AbdikanimohamedHussein Жыл бұрын
😍
@AbadidGesaleh
@AbadidGesaleh 4 ай бұрын
Hiii
@NuurSaleban-dc9ld
@NuurSaleban-dc9ld 5 ай бұрын
Alla ha u naxariisto❤
@NuurSaleban-dc9ld
@NuurSaleban-dc9ld 5 ай бұрын
2:00
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
lkn meecaad aun miyaa midhaha sameeyay mise boon xirsi aun
@OmaarRoble
@OmaarRoble 2 ай бұрын
Micaad migane. Lahaa Riwaayada oo heestan ku jirtey
@cabdikafiraage2238
@cabdikafiraage2238 2 ай бұрын
Hadal ii daboolna Dadka àan Ka qarin jiray
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 16 МЛН
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 27 МЛН
WAAH WAAH WAXAASAA JACAYLA KULUC IYO AAMINA CABDILAAHI BY GEEDI SHAAMBOW STUDIO
11:28
amina abdilahi hirsi  heestii ambabax
5:53
ADAL MEDIA
Рет қаралды 1,5 МЛН
Axmed Yasiin Digfeer & Siraad Cabdale
16:50
Hal Abuur channel
Рет қаралды 115 М.
Magool Iyo Qasali Dhab U Fiirso Waliga Official Music Vidio 2020
6:55
AhMato Films
Рет қаралды 1,2 МЛН
Kaban | Seynab Cige Maxamed - Hadda Ruux Is Barataan lyrics
10:23
Rageedii™
Рет қаралды 1,6 МЛН
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 310 М.
Amina cabdilaahi hees (waligeed aduunyada) lyrics
7:45
Fanka Somalida
Рет қаралды 1,2 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 16 МЛН