Hees wadani ah ogadenia 2019

  Рет қаралды 97,971

shaadiya ugbaad official

shaadiya ugbaad official

Күн бұрын

Subscribe like and share

Пікірлер: 79
@Hamzemursal
@Hamzemursal 6 ай бұрын
Heskan waa hees aad u qiiro badan, waxaan dhagaysan jirnay markii aan Somaliland laascaanood kula dagaallamanay 2023. Ilaahay mar ha ina mideeyo saan dhulkeenna u xirayaanno. From dhulbahante SSC khaatumo 🇸🇴💪
@abshirobashir9857
@abshirobashir9857 5 жыл бұрын
Mashallh my dhiig dadka
@xidig3833
@xidig3833 2 жыл бұрын
Tik tok yaa ka soo racay sideyda oga denio for ever we love you from wiil dudble ah 🙏🙏
@mo.pharah7275
@mo.pharah7275 Жыл бұрын
Thnks pro
@hanifarah6370
@hanifarah6370 Жыл бұрын
Aniga yab
@xidig3833
@xidig3833 Жыл бұрын
@@mo.pharah7275 mashalah
@xidig3833
@xidig3833 Жыл бұрын
@@hanifarah6370 walal
@noraakra.4309
@noraakra.4309 Жыл бұрын
huUuuyfzlgfgjvvgnnchnb mmbbn
@abdirashidelmi9693
@abdirashidelmi9693 8 ай бұрын
Malinka ilahay dhaho ayay xorobeysa ogadenia 🇬🇲🇬🇲 insha allah one wan huba inay xoreybeyso onlf wa no jogan wa no dhisan yihin
@AmusedLargeWaterfall-hf2qz
@AmusedLargeWaterfall-hf2qz 5 ай бұрын
❤inshalah wll. Dhulkena w ino xorobi donta gumeystahan Madowna mlin uun kaso ceshaneyna dhulkena intay dadkenu noolyihin walle farax iyo inu lado waa k dhertahay gumaytaha madow ee aan angu hilibka qaydhiin barnay onlf iyo ogadenia midnimo leeyahay meel kasta dafaha k joogtan dib jog iyo dal joog iyo xitaa qolqol joog midnimo idin deeqde midnimo isku duubnada weligin intad gumaystaha madow idin dul yuuraro bila caleykum dad isku maqan yagana lagu maqanyahay hanoqonina wixi idin ku dhacay sooyalkey idin ku taalaye darsi ha idin noqoto intas marka mnta la jooga weli waqti waad haystaan ha iskana dayicina ceebaha iyo dhibta iyo coladadhexdina iska daya is cafiya wax walba xalay kanoqda oo midba midkina kale hatagero oo wada shaqeeya oo dadka madaxda ah lashaqeya oo dhaqanka lashaqeya dabqodhigama iska Tuur oo naca dib dambe dadkina ya leydin adegsan darod weyne iyo somali weyn in dadkodu xorobo ❤wey jecelyihin garabkiinana weye xili kasta iyo meelkasta guul guul 🇸🇴 weyn midnimo onlf midnimo ❤
@Momta299
@Momta299 Жыл бұрын
Guulaysan doonta laascaanoodeey ❤
@abdirehmansudais2113
@abdirehmansudais2113 Жыл бұрын
Axx inta uu heeskani dareen gaar ah u xambaarsan yahay, ogadenia ha xorowdo idamka alle😔♥️
@CabdiRaxmaan-vc7ls
@CabdiRaxmaan-vc7ls Жыл бұрын
22
@11122caishaa
@11122caishaa 4 ай бұрын
@karimyassin7099
@karimyassin7099 11 ай бұрын
Listening 18.10.2023 in Wiesbaden Germany this song has touched me deeply Long Live ONLF And People From OGADENIA 💚💙♥️
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 9 ай бұрын
Ogadenia waxa ladhoho majiro aabo soomaalia galbeed dheh🇸🇴❤️
@kjbn12hys
@kjbn12hys 4 ай бұрын
​@@sultanahmedliiban2603bila aqlakh ba tahaye Ogadenia iyo Somalia kala baro calanka baluga ad nahoswado nakalexi 🙄😏koley jajusinti bad ahed
@abdiazizfarahdaud
@abdiazizfarahdaud 2 жыл бұрын
Masha allah dadkaygiii waxaaa sawiradan iiga muqda rag badan oo aan soo wada shaqynay waayo adkaaa allow caafimadka inoo daaa amiiin
@AsadXsn733-mt4ly
@AsadXsn733-mt4ly Жыл бұрын
Allow kasàar gumeysiga ogaadeeniyo waa dadka an ugu jeclahay guud ahaan soomalida
@professionalhacker2834
@professionalhacker2834 5 жыл бұрын
Masha Allah guuleyzta onlf LONG LIVE ONLF VIVA JWXO CADAWGIINA HA JABAN CAGTA HOOSTEEDA GARABKIINAN TAAGANAHAY MILLIONS OF SUPPORTERS AYA KU TAGERAYA INSHA ALLAH ANAGA XUKUMAYNA DHULKEENA AMEEN
@suways3332
@suways3332 2 жыл бұрын
Inshaa allah guulaysandoonaa
@nashaadyuusuf8860
@nashaadyuusuf8860 Ай бұрын
Gayigeyga hooyow mar un ba gu kuu di ☝️🤲😭😭😭❤️💙💚
@ayubmuhudin5907
@ayubmuhudin5907 3 жыл бұрын
really mujaahidin alshabaab mey ku waan ithopia ladgalmyo utagaaan
@khadroabdullahi1664
@khadroabdullahi1664 Жыл бұрын
Wnka xorobi doonaa gumaysiga Ethiopia Hestaan saan urafinayay alxmdulillh ogu damben wn helay markan qoray Gesiyada hal gamayow Rabbi ha unaxariisto wilashi naga dhintay e qaybtod halkan ka muqadn sawiradoda
@daahiromar7178
@daahiromar7178 Жыл бұрын
Gidiin israaco gacmaha is qabsadoo Gobonimo udirira aan guusha dhaline 😢
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭waxan ku xasuusta ragbadan oo dhintay waxan jognay janbuti ilahay dhaman tood jano ku abalmari
@daahiromar7178
@daahiromar7178 Жыл бұрын
Ma hal mel mad wda jogten dadkan wllo 😢😢
@shukraanmoha2239
@shukraanmoha2239 Жыл бұрын
Goormaan arkayaa gayiga somaliyeed oo xora shabaab, ethopia iyo shisheeyaha kaleba laga sifeeyay cawaalena ino dhexeeyo
@hawonassir6663
@hawonassir6663 6 күн бұрын
Ogaadeenya hanoolaato❤️🇸🇴 cadawga soomaaliyeed ❤️🇸🇴 hajabo❤ Etiopia iyo waxa u adeega Rabi subxaanahu watacaala ha jabiy❤❤ ءامين يارب العالمين ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇬🇶🇬🇶🇬🇶
@muniirmaanka9641
@muniirmaanka9641 7 ай бұрын
Ax wllhi hestan daroon gaara bay ugu lèedahy 😢Ogadeenia will be free inzhallah 💔😰🤲
@BisharMaxamedCali
@BisharMaxamedCali 5 ай бұрын
Ogaadeeniya ha xoroowdo!
@daahiromar7178
@daahiromar7178 Жыл бұрын
Walee wa hes Lagu farayaresytay Music 💯 Ereyada 💯 Laxanka 💯 Codka 💯 Libintoda lama heysan kro
@saidabdulahi8243
@saidabdulahi8243 2 жыл бұрын
Masha allh wxaa ii muuqda mujaahidin badan oo dadka iyo deeganka usoo halgamay hormar wacn ogadenia
@cabdibadalilkacase5170
@cabdibadalilkacase5170 2 жыл бұрын
hestan in ban ayaradiyay Xasan helay😢
@Hamzemursal
@Hamzemursal 6 ай бұрын
😢
@Xansocota
@Xansocota 2 ай бұрын
Illaahow mar uun natus dhulkeenna oo xor ah😢😢 waan ilmeeyaa markaan arko garabkaygii in gumaysi kujiro
@kaderabeib3493
@kaderabeib3493 8 ай бұрын
Wallaahi waan jidhidhicoodaa markaan dhagayiso maansha allaah waagaa yididiili ayaan lahaa oo waxaan islahaa heer wasiir iyo heer madax wayine ayaad wadankaaga ka noqon oo waxaa soo uraaya yididiilo dawladnimo
@foozgacal1167
@foozgacal1167 3 жыл бұрын
MashAllah onlf gull wacn
@hamzedayax1664
@hamzedayax1664 2 жыл бұрын
Mansha Allah ❤❤❤💪
@hannaabdisamad3560
@hannaabdisamad3560 5 жыл бұрын
Long life onlf
@hanicaydiid2893
@hanicaydiid2893 7 ай бұрын
Wli jiingad may xorayn😂😂😂😂😂😂znm wyka.horeyen znm na 34sano dawlad tahy
@XafsaCabdiqani
@XafsaCabdiqani 3 ай бұрын
😂 jaahil baatahy snm waa reer ciidan somaliyeed la dagaalamayey 2 gobolna way xoreenayen
@KaynanMohamed
@KaynanMohamed 3 ай бұрын
Ogadenia❤
@foozgacal1167
@foozgacal1167 3 жыл бұрын
Ehelkeyga 💞💞💞
@NAJiiBowww
@NAJiiBowww Ай бұрын
My people ❤❤❤❤
@suways3332
@suways3332 2 жыл бұрын
Wadani heestii
@mohamudabdimohamed9235
@mohamudabdimohamed9235 2 жыл бұрын
Hees Aan jeclhy 💟💟💟💟
@yassinmire8440
@yassinmire8440 2 жыл бұрын
Ameen
@Mahadabdulahi-s8o
@Mahadabdulahi-s8o 3 ай бұрын
Jun 21 /24
@AbdiazizAsad-b7l
@AbdiazizAsad-b7l 11 ай бұрын
Ogadenia mar un gulaysnaynaa l.a ❤
@Sadia-ps5fo
@Sadia-ps5fo Жыл бұрын
😢😢😢😢😢Ilahaw dadkyga midee oo gayiga noo xoree ax qalbiga idhiigaya😢😢
@cabdirisaaqmaxamuud5808
@cabdirisaaqmaxamuud5808 Жыл бұрын
Hestaan waxa qaada aniga kula hadlaya musica waxa iska leh nin la oranjiray sorry magacisa waa hilmaamay
@shukraanmoha2239
@shukraanmoha2239 Жыл бұрын
Ninkaan codkiisa iyo magaciisuba waa caan cidna masheegan karto logo igu xiran jeengo
@Miidoh_chanel
@Miidoh_chanel 5 ай бұрын
Somali aduunka waa laynoo taliyey ee inagu maynaan tashan 😢
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Nin kurigis kasotarxilo iskulidin duminay dulqa yari dil nigusacidayaan darajo dadab leslasido halahadlo ilweeyn aragdaran
@CalishariifCadde
@CalishariifCadde 10 ай бұрын
Walle gumaysigu farax malado ax dareenkisu wataa heesku
@MohamedWarsame-y3x
@MohamedWarsame-y3x 9 ай бұрын
Allah jecliyaah on alaf waagaan yaraa maqli jirey niman ethiopia kadagaalama laabtaan kajeclaa lkn waagaas waan madax xirneyn lkn hada inaan dagaalamo ayaan maanka ku hayaa am from mudug ❤❤❤ guuleysta soomaali dhan ilaa idinkaa dufaaci jireeh 🎉
@daahiromar7178
@daahiromar7178 Жыл бұрын
Lyrics keda mxaa nogu so gelin weyseen Xgee laga helaa Asxabey
@cabdifitaax3352
@cabdifitaax3352 Жыл бұрын
Tik tok kasoo raacay 😂
@abdiogaadeenia436
@abdiogaadeenia436 2 жыл бұрын
Onlf hagulaysato
@MaxamudAbdulahi-zy8qz
@MaxamudAbdulahi-zy8qz 4 ай бұрын
Hes way dhaftay
@AnwarKhalif-bq9ux
@AnwarKhalif-bq9ux Жыл бұрын
M a inshalaha Wan ku laysantono😂😊
@hamseubdy9826
@hamseubdy9826 Жыл бұрын
jwxo guul io gobanimo❤❤🎉
@abdirisakaxmed8543
@abdirisakaxmed8543 Жыл бұрын
Guul
@SiciidMaxamuud-m8v
@SiciidMaxamuud-m8v 9 ай бұрын
Hannoot
@SiciidMaxamuud-m8v
@SiciidMaxamuud-m8v 9 ай бұрын
@mohamedibrahimali8524
@mohamedibrahimali8524 5 ай бұрын
Now im crying im in jigjiga feeling we are under colonization🤲🤲🤲😪
@kjbn12hys
@kjbn12hys 4 ай бұрын
InshaAllah Ogadenia will be free kali waxa laku wajihi kara midnimo iyo wadajir dhalanyaradana waine ogadan midas, dhulkeyki hoyo ama geri malinta tirahdan buu dhulkas xorobi
@Xansocota
@Xansocota 2 ай бұрын
Ax sorry mar uun waad kabaxaysaan anaguba ma seexano intaad naga maqantihiin one day ogadenia oo xor ah😢😢😢😢😢😢😢
@abdirahmanmohamud1543
@abdirahmanmohamud1543 Ай бұрын
A man isn't meant to cry and show weakness. If your truly inspired for freedom, walk the walk and fight for it my man.
@nuurabdilahi2520
@nuurabdilahi2520 Жыл бұрын
Ninka qaaday heestan ha la ii sheego
@rashkacade7861
@rashkacade7861 Жыл бұрын
Abwaan jaango
@nasteexosiyaad8601
@nasteexosiyaad8601 2 жыл бұрын
Ala maxaan in badan raadiyay heestan😔
ONLF 2009 Part 2
10:43
Dhagaxbuur23
Рет қаралды 150 М.
Поветкин заставил себя уважать!
01:00
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 6 МЛН
The joker favorite#joker  #shorts
00:15
Untitled Joker
Рет қаралды 30 МЛН
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 56 МЛН
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
Cadrol&Fatich
Рет қаралды 11 МЛН
Xildhibaan Maxamed Abiib oo hadda xadhigiisa ka hadlay.
6:36
Galaydh Media
Рет қаралды 93 М.
Dhaantada dhaqan baan u leenahay - Jaango
5:22
Far- Hareeri
Рет қаралды 980 М.
HEESTII GALAD EE JIGJIGA STADIUM RUXDAY | HIBO UK | HD 2019.
10:15
Xaqlayaashii Xabaasha u galay Xaqii Shacabkooda( Suugaan Halgameed) New 2020
6:31
RAHMA ROSE, CAAQIL YARE, PATROOL HEES SHIDAN (GOBONIMO) 2018
3:11
SAHAN MEDIA
Рет қаралды 609 М.
Hees Wadani Gayigayga Hooyow Mar Unbaa Gu Kuu Di'i 2023 @Holaclyrics
3:32
Ogaden | Somali Wadani Hees - "O.N.L.F. AYAAN AHAY"- Saciido Neder
5:06
Heestii Ruxday Hoolka Sanad Guurada JIGJIGA Abwaan Jaangoo
10:52
HEESTA DHULKEENA AYAAN U DHIMANEYNAA : HORSEED XOOGGA DALKA
11:18
Somali National Television
Рет қаралды 142 М.
Поветкин заставил себя уважать!
01:00
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 6 МЛН