Heesihii Riwayadii Jaceylku Boob Uma Baahna | Curintii Abwaan C/Qadir Cali Cigaal Ahun 1974

  Рет қаралды 26,804

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

9 ай бұрын

@caweyskadalmar @dalmar_media #qarami #dhaanto #srtv #dalmarchannel
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT

Пікірлер: 40
@maxamedcllaahi5722
@maxamedcllaahi5722 8 ай бұрын
Axamed cali cigaal walaakisa kaweyn waxaad ilaawday laxmistah wey ee sahan laxameeyay cabduqair muuse lugay❤❤❤❤❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 9 ай бұрын
yaa salaam axsan caleeg waa riwaayad xusid mudan runtii culayska riwaayada iyo murtida waxa kasii cajiibsan hal hayska iyo ciwaanka riwaayada Jacayl boob uma baahna oo macne wayn xambaarsan AHUN intii dhimatay.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 ай бұрын
Aamin
@Sheydhan
@Sheydhan 7 ай бұрын
Waa run heesaha waa Sheydan Sheydhan wuxuu ley beenta waa run
@user-fw2er9jo5p
@user-fw2er9jo5p 6 ай бұрын
Muqdisho nabada heesahan ka baxaya goor galaba iyo barnaamijkii Imaqashii imadadaali ayaan xususanayaa e alahayaw dalkoo nabada insha alaah
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 3 ай бұрын
Masha allah i maqashii i madadaali baad i soo Xasuusisay thanks bro
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 ай бұрын
Aamin
@BrowYare-hs4zp
@BrowYare-hs4zp 2 ай бұрын
Axmed Cali walalkiisa maheesee abwaan heeshaha curiyuu ahaa
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 2 ай бұрын
Ma 2000 ayad dhalatay,waa wllkii fanka Ahmed uga horeyey dartisna fanan u noqday Ebbe ha u naxiristee India ayuu ku geriyoday
@maxamedbashiir6155
@maxamedbashiir6155 6 ай бұрын
Yaa salaam waa riwaayad murti badani ku jirto
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle 9 ай бұрын
Yaa salaam. Heesa faseex ah ayaad keentay wallee. War Dalmarow mahadsanid.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 ай бұрын
Walaal adiga muddan
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 9 ай бұрын
Waaya waayo
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 5 ай бұрын
Riwaayadan waxa lahaa ama hal abuuray Abwaan Abdiqaadir Cali Cigaal AUN
@haashimabdi8874
@haashimabdi8874 8 ай бұрын
Axsan yaa heeso
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 4 ай бұрын
originalka waa maandeeq
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 8 ай бұрын
LIVES
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 8 ай бұрын
FACEBOOK
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 9 ай бұрын
Gacaloy la dhaha heskan
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 7 ай бұрын
axmed cali cigaal iyo khadra daahir way heeseen booska tubeec iyo magool laakiin maandeeq waxay u horey u soo qaaday heesaha oo dhan oo origainaalkii riwaayadda maandeeq ayaa lahayd marka cabdikhadar iyo shankroon awy heeseen dhamaan tubeec, maandeeq, magool, cigaal iyo khadra
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 ай бұрын
Sidaan maqlay Ahun Magool original heesha waa la xafidsiiyey laakin waxay islaayeen Ahun Abwaan Cabdiqaadir Cali ka dib bay iaydu Magool Radio Muqdisho tagtay Radio Muqdisho ay duubto. Sidaa waxaa ii sheegay qof ku jiray riwayada oo nool.
@Abduljeylani
@Abduljeylani Ай бұрын
Aun Khadra Daahir weligeed waxba kama ay dhigin Ruwaayadda JACAYL BOOB UMA BAAHNA
@mahamud22cabdalla63
@mahamud22cabdalla63 7 ай бұрын
Riwayad shankaroon wey ka horeysay oo malaha 1970 ayey aheyd shankaroona 1973 74 ayey aheyd sida aan maqlay waa waqti aanan jirinba aniga oo maanan soo gaarin shankaroon iyo waabari lakiin tariiqda iyo wixii ku soo dhaafay ayaan xooga saraa
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 ай бұрын
Shankaroon waxay heestii ugu horeysay qaaday 1968 ama 1969, waan la xidhiidha hada waanan aqaanay ilaa horaantii 1970s.
@maxamedbashiir6155
@maxamedbashiir6155 6 ай бұрын
Shankaroon Kuma jirto riwaada laakiin riwaayasa waxaa ladhigay 1975 shankaroon waxay fanka soo gashay 1970kii laakiin riwaayadan kuma jirto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Ай бұрын
Waa runtaa, markaan kuma jirto laakin markii danbe ayaa Ahun Abwaan Cirro iyo Ahun Magool is laayeen meeshii Magool lagu badalay Shankaroon
@Abduljeylani
@Abduljeylani Ай бұрын
Shankaroon mar dambe oo sideetameeyadii aheyd bey ku jirtey waxaana Booskaasi lahayd Caasho Cabdow haddaanan qaldaneyn​, waxaanay ruwaayadda ku meteleysey Arbaha oo M Salebaan ahaa walaashiis. Waxaanan Nasiib u yeeshey inaan inaan Maxamed Saleebaan iyo Axmed Cali Cigaal iyo Magool iyo Maandeeqba ju daawado Ruwaayadda.@@caweyskadalmar
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 8 ай бұрын
Ahmed Ali cigaal walal kiis miyaa Abdiqaadir ali cigaal
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
Haa
@faysalsuleiman8001
@faysalsuleiman8001 8 ай бұрын
Haa waa walaalki
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 8 ай бұрын
FOR MOR HESIS
@user-gd3qf5em3s
@user-gd3qf5em3s 9 ай бұрын
Dadkii.ruwaayadan.garanayey.wax yar.ayaa.kanool.waa.aduunyo.
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 9 ай бұрын
Soo anaga nool galnay riwaayaddan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 ай бұрын
Alx Waa noolahay laakin ma galin riwayadan kuwii 1973-4 sida qabrigii jaceylka iyo dab jaceyl kari waa waan daawaday beerta xoriyada Hargeysa
@roblemaer4834
@roblemaer4834 9 ай бұрын
@@AhmedMohamed-tn5ygMiyaad gashay?
@Abduljeylani
@Abduljeylani Ай бұрын
Aun Maxamed Saleebaan iyo Magool waan ku daawadey Maandeeq iyo Aun Maxamed Saleebaanna waan ku daawadey Axmed Cali Cigaal iyo Aun Magoolna waan ku daawadey Shankaroon oo M Saleebaan Walaashiis meteleysa waan ku daawadey Gabar aan u malaynayo iney Caasho Cabdow ahayd oo M Saleebaan Walaashiis meteleysay iyana waan ku daawadey❤
@abshircismaan5429
@abshircismaan5429 9 ай бұрын
Waar heesaha yaa laxameeyey Walhi caadi maaha
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 ай бұрын
Lama yaqaan Koley dhowr qof.
@dantiigarad1
@dantiigarad1 9 ай бұрын
Waxaa la xameeyey cabdiqaadir muuse lugey iyo tubeec
Kinsi X Adam Iyo C/llaahi Cumar Xarrago 🔥Iyo Heesta "BARASHO"
15:55
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 377 М.
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 64 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 39 МЛН
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН
HEESTA GOBAAD CODKII AXMAD CALI CIGAAL ERAYADA CABDULQAFAAR MUUSE CAGOOLE
11:47
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 63 М.
Heesaha Abwaan Maxamed Cali Kaariye qaybta 1aad kali kali xul ah
1:05:39
Daawad Music Chanel
Рет қаралды 15 М.
XAKAARKA HAYSTA HG (4056)
2:09:53
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2,2 М.
Waqal Kaban Xul 6 - Samatar Mirqan Mix
2:00:17
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,1 МЛН
RIWAAYAD "ISUMAQADO" KOOXDA WAABARI HARGAYSA
35:46
SAHAN MEDIA
Рет қаралды 164 М.
Xulka heesaha maxamed yusuf heeso ad uu macan oo qaraamiya
1:18:16
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 8 М.
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
DO YOU HAVE PARENTS LIKE THIS?
0:19
dednahype
Рет қаралды 39 МЛН
Лайфхак с лейкой 🚿
0:37
Сан Тан
Рет қаралды 3,7 МЛН
Выйграли Много Денег с Сыном
0:55
Карман
Рет қаралды 6 МЛН
DO YOU HAVE PARENTS LIKE THIS?
0:19
dednahype
Рет қаралды 39 МЛН
Толстый солдат всем отомстил #shorts
1:00
Grandma Cat - the Hot Dog Eating Champion #gaming #food #challenge  #cartoon
0:15
Super Emotional Stories
Рет қаралды 9 МЛН
Grandma Cat - the Hot Dog Eating Champion #gaming #food #challenge  #cartoon
0:15
Super Emotional Stories
Рет қаралды 9 МЛН