HEESTA GOBAAD CODKII AXMAD CALI CIGAAL ERAYADA CABDULQAFAAR MUUSE CAGOOLE

  Рет қаралды 73,473

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

Күн бұрын

Пікірлер: 45
@aweisnaaleye176
@aweisnaaleye176 3 жыл бұрын
Waa heestii aan ku qiimeyay fanka Cigaal 1984 ayaa iigu horeysay maqalkeeda iyada iyo miduu qaadqaado qoomaal hadii aanan gacalooy labadaba isku maalin ayaan Bartay cigaal waa fanaaniinta kuwaan ugu jecelahay heesahiisa iyo naaxiyadaha uu sameeyayba waan qadariyaa
@alaalealmahdi5566
@alaalealmahdi5566 3 ай бұрын
Excellent Mr. AHMED Ali cigaal one of the best songers in somalia
@trumpppl2024
@trumpppl2024 2 жыл бұрын
Caadi maahan heestan naaxiyad iyo qalbi taabasho way ku DHAMAATAY. ALFANAAN AHMED A CIGAAL. FANAAN MUXALIMIISTE ERYADA SAMEEYA GACAN MACAAN KU TUMA CUUDKA LEGENDARY.. SXB MAHADSANID ADIGA MEESHA KA WAD
@BinYuunis
@BinYuunis 2 ай бұрын
asaxan ya alfanan axmed cali cigal
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 4 жыл бұрын
Heesta magaceeda iska sax waxaa ladhahaa geeridii abwaanka, waa ereyadii abwaan kii waynaa ee lahaa sheekadii taxanaha ahayd ee sheeko baralayda Cabdiqafaar Ciise Cagoole. Kabankii iyo codayn tii Cigaal iyo luuqdiisii
@daafeedmuuse4407
@daafeedmuuse4407 9 ай бұрын
Heesta magaceeda saxda ah waa gobaad xittaa albunkii ay ku jirtay iyadaa loogu magacdaray, Albumkii gobaad baa la dhahaa.
@abdilahicarshe6208
@abdilahicarshe6208 Жыл бұрын
Xaqiiq Geedi Shaamboow heesihii waayeelka jaqafsada baad soo gurtay. Mahadsanid
@abdikadirmuhumed4470
@abdikadirmuhumed4470 4 жыл бұрын
Xasuus heestan waxan ku so xasustaa sxbkeey Ahmed dhageey 2018 ayaan ku mirqaami jirnay magalada dhobley Somalia
@abdullahiguled
@abdullahiguled 4 жыл бұрын
Legend Ahmed Ali Egal Maasha Allah iLaahay ha ku xafido
@mohamedadenabdulle7150
@mohamedadenabdulle7150 4 жыл бұрын
Cigaal macallin ma ahan been dheh. Fanka soomalida haddii uusan ku jiri laheyn wuu kala dhimanan lahaa.
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 3 жыл бұрын
Michael Jackson baa yaabay markuu axmed America aaday
@guledcaligabay4812
@guledcaligabay4812 5 жыл бұрын
Gantaalaha jacaylkiyo soon Marin Gamuuntiye Aad ayaan uraad shay heestaan
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 5 жыл бұрын
Share sxb oo subscribe saar
@cagaarwaddani2994
@cagaarwaddani2994 4 ай бұрын
Abwaan cabdiqafaar ciise cali cagoole
@mukhtaarabdi9421
@mukhtaarabdi9421 5 жыл бұрын
Thanks qarameeye studio waa hees macaan waAD mahadsantahay xasuus hore
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 5 жыл бұрын
Adaa mudan sxb
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 2 жыл бұрын
Ahmed cigaal ceymo
@abdidhuux5350
@abdidhuux5350 2 жыл бұрын
Geedi shabow Waxaad iska saxdaa Abwaanka magaciisa waa Cabdiqafaar CIISE cagoole. Thanks sxb
@jamacibrahimaffishl6144
@jamacibrahimaffishl6144 5 ай бұрын
Abwan cabdiqafaar wiil reer maxamuud
@xaliimomaxamedonlineshop183
@xaliimomaxamedonlineshop183 Жыл бұрын
Abwaanku cabdiqafaar ciise cagoole weeye ee muuse cagoole maahan
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 2 жыл бұрын
Cod macaan oo respect
@abdilahicarshe6208
@abdilahicarshe6208 4 жыл бұрын
Aad baad u mahadsan tahay waana kaa hayaa waxan abaal kaaga dhigay like, share iyo subscribe 😀
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@awrkacirka5135
@awrkacirka5135 4 жыл бұрын
Wooooow heestaan in badan ayaan raaadshay mahadsanid
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 2 ай бұрын
Hore uma maqal abwaanka heesta curiyey
@inraahimmadoobe
@inraahimmadoobe Жыл бұрын
Abwan cabdiqafaar ciise cagoole
@saidabdulla9947
@saidabdulla9947 5 жыл бұрын
Geedi shanbow waad iga istaahishaa subscribe
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 5 жыл бұрын
Mahadsanid Ina adeer soo dhawaw heestaan iyo kuwo ka qaalisanba waa diyaar
@MuxudiinCabdulahiaxmed
@MuxudiinCabdulahiaxmed Жыл бұрын
Erayadii abwan cabdiqafaar ciise cali cagoole
@munaarfon9945
@munaarfon9945 2 жыл бұрын
It's Cabdiqafaar Ciise Ali not muuse put some respek on his name
@Boobe-g9k
@Boobe-g9k 5 ай бұрын
Cadiqafaar ciise cagoole
@nursheikh5888
@nursheikh5888 4 жыл бұрын
Haduu1'kaagu'gaagoxo'kaygu'wuu'godlanayaa
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 4 жыл бұрын
Waabis gaawaha ha u culanine
@axmedshalaal3837
@axmedshalaal3837 5 жыл бұрын
Heestan yaa alifay sxbyaal
@saidabdulla9947
@saidabdulla9947 5 жыл бұрын
Waxaa alifay abwwan abdi qafaar ciise cagoole
@aweisnaaleye176
@aweisnaaleye176 3 жыл бұрын
Waxaa sameeyay nin la yiraa cabdi qafaar cagoole oo ah mualif aaney dadku aqoonin lkn top ah heesaha uu sameeyay waxaa ka mida heestii galaydh waa nin reer gaalkacyood ah
@CabdiraxmaanMaxamuud-t5z
@CabdiraxmaanMaxamuud-t5z 10 ай бұрын
Cabdiqafaar cise cagoole
@ragemadoobe4628
@ragemadoobe4628 4 жыл бұрын
.
Axmad Cali Cigaal || Geeridii Abwaanka with lyrics kaban original
14:15
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 123 М.
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,5 МЛН
КОНЦЕРТЫ:  2 сезон | 1 выпуск | Камызяки
46:36
ТНТ Смотри еще!
Рет қаралды 3,7 МЛН
Axmed Cali Cigaal | Saddex Heesood & Kaban Macaan
14:50
Madiix Official
Рет қаралды 119 М.
Sayid Khaliifa Barariyaaq With Lyrics Kaban
11:55
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 27 М.
AAN WADA DHAMEYNO
10:34
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 5 М.
Hal'abuur Tuke iyo waayihii halganka iyo fanka.
1:06:01
SKY Cable TV
Рет қаралды 20 М.
Fanaanka Weyn Cismaan Gacanlow Allah Ya Raxma.
8:18
Ahmed Tooyo
Рет қаралды 194 М.
Axmed Cali Cigaal Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "GORAYA CAWL"
9:12
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 498 М.