Heesihii Riwayadii Naxdin iyo Nasiib | Curintii Abwaan Maxamed Cali Kaariye Ahun 1971

  Рет қаралды 1,039

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

11 ай бұрын

@caweyskadalmar @dalmar_media #qarami #dhaanto #srtv #dalmarchannel
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
Xigasho Axmed Cali Cigaal Bogga Facebook ga
Riwaayadda "Naxdin Iyo Nasiib" waa mid kamid ah riwaayaddihii uu hal-abuuray Eebe ha u raxmadee Abwaan Maxamed Cali Kaariye. Taasoo jilliinkeeda masrixiyadeed la dhigay sanaddii 1971-dii. Heesihii riwaayaddaa ku jiray waxaa kamid ahaa
1: Heeska "Jaceyl Geesa Leh". Luuqdu waa Khadiija Foodey Nuur iyo Cabdi Cali Bacalwaan.
2: Heeska "Ma Tagee Cishqigu". Luuqdu waa Axmed Cali Cigaal.
3: Heeska "Hadaan Ka Daawoobo". Luuqdu waa Khadiija Foodey Nuur.
4: Heeska "Kol Hadaadan Ilarabin". Luuqdu waa Cabdi Cali Bacalwaan
5: Heeska "Gudcurkaan habeensaday". Luuqdu waa Hibo Maxamed Hudoon (Hibo Nuura)
6: Heeska "Cakuye Hawl Aduun". Luuqdu waa Axmed Cali Cigaal.
Waxaa'se xusid mudan in Mullaxamiintii laxameeyay heesihii ku jiray riwaayaddan ay kala ahaayeen Axmed Cali Cigaal, Axmed Shariif (Beerkasaaray) Ahn iyo Cabdi Cali Bacalwaan Ahn
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT

Пікірлер: 4
@user-dw8jl7ms1
@user-dw8jl7ms1 10 ай бұрын
bro heesaha cigaal oo ruwaayadan ku jirto noogu soo tuur thanks waa fasiix
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 10 ай бұрын
Waa tahay walaal
@user-dw8jl7ms1
@user-dw8jl7ms1 10 ай бұрын
bro hesahaan one by one noogu soo tuur mudaan raadinaayay ilaa 30 sanno ku dhawaad thanks
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 10 ай бұрын
Waa tahay. Adiga muddan
Heesihii Riwayadii Adduunka | Curintii Abwaan Maxamed Cali Kaariye Ahun
37:57
AMAR EEBA KEENE DUCAALE RIWAAYADII NAXDIN IYO NASIIB
8:14
Abdirashiid Qaraare
Рет қаралды 42 М.
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 42 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 64 МЛН
23 June 2024
1:04
asaldhalad hargayisa
Рет қаралды 14 М.
Riwaayadii JEEL IYO JACAYL 🔥  (qayb ka mid ah)
25:31
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 84 М.
NAXDIN IYO NASIIB RUWAAYAD BANAADIRI
5:30
MUQDISHO MEDIA CENTER
Рет қаралды 19 М.
Playing hide and seek with my dog 🐶
0:25
Zach King
Рет қаралды 29 МЛН
え、、、!
0:11
美好秋人
Рет қаралды 13 МЛН
Кот Оказался В ЗАПАДНЕ🙀☠️
0:38
ИССЛЕДОВАТЕЛЬ
Рет қаралды 11 МЛН
ToRung short film: 🙏baby protects puppy🐶
0:37
ToRung
Рет қаралды 81 МЛН
He understood the assignment 💯 slide with caution x2
0:20
Carlwinz_Official
Рет қаралды 13 МЛН