Riwaayadii JEEL IYO JACAYL 🔥 (qayb ka mid ah)

  Рет қаралды 84,704

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

4 жыл бұрын

Riwaayada curinteeda waxa laha
Abwaan axmed saleeban bide iyo
Abwaan maxamed cumar huryo (aun) 1971

Пікірлер: 49
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 жыл бұрын
Alla lahjada rer waqoyiga qurux badanaa wa jeclhy somaalaay😚😚😚😚😚
@givemeabreakplease7415
@givemeabreakplease7415 3 жыл бұрын
Somaali wayn waxaaaa kala dilay geriyaaale wuxuuu yahay isku gubaha kala gada beeelaha is galabsaday...Guri gaar u doonaha sadbursiga u gaatama...Guun waa weligiiii midka goowracaaya gacmaha u hoorsada Gobanimada neceb Guni’mada ku doorsada Qabiiiil guur guuurtaha intuuuu been gargaarsado Soomaaali kala gur
@mrleeddochannel6250
@mrleeddochannel6250 4 жыл бұрын
Abwaanada M. Cumar Huryo iyo Axmed Saleebaan Bidde iyo Sahra Axmed iyo Abu Raas oo dhalin yaro ah ayaa riwaayadan isku laba rogaaya. Intii dhimatay illahay ha u naxariisto. Aamiin. Ragna waa ragii hore hadala waa intuu yidhi.
@peaceandlovepeople4222
@peaceandlovepeople4222 4 жыл бұрын
True old is gold murtidii dadkii hore waa dahab mahadsanid.
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Жыл бұрын
Intii dhimatay allaah yarxam dhamaantood, lkn murti waa ina soo martay waxaanse aanan ilaawi karin qaabkii masrixiyeed ee riwaayadaha ay u jili jireen weliba ma ahayn fanaaniin iyo abwaano aqoon maadi ah leh ee dhamaantood waxay ahaayeen dad xagga miyiga kasoo hayaamay, hees iyo majaajilo aan loo qorin ayey xafidi jireen mana qaldi jirin cajiib.
@yusufileyeh1288
@yusufileyeh1288 2 жыл бұрын
Keep you jacayl riwaayadani waa too iigu horreeysay riwaayadi aan galo 1972 Mandheera ayey ahayd Guryaha Martida oo jeelka hawd ka xigta Dhammaan Maxaabiis bey ahaayeen marka laga reebo Sahara axmed iyo laba askari oo la odhan jirey Cabdi hello you Xasan Hankar Kooxda Muusigu waxay ahaayeen Reer xamar Maxaabiis ma ahayn
@raniyajama9630
@raniyajama9630 4 жыл бұрын
Sahra Ahmed, abu raas, Mahamed CUMAR Huryo & ahmed S Bide. Maxa dad xigmad lah adduunkan soo maray
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 11 ай бұрын
Dumarkaba saluugiyo saacadaad is barataan sahwiga waa is ka leeyiin sahro ahmed alle haunaxariisto
@barisamaadtv5176
@barisamaadtv5176 4 жыл бұрын
Axmed saleeban bidde Maxamed Cumar huryo Riwaayad cajiiba Allaw maxay Xigmad akhriyeen
@awkodahir2019
@awkodahir2019 4 жыл бұрын
OLD IS GOLD SXB SINABA KAAMA HARO HORAY U SOCO SOO RAADI RIWAAYADO BADAN PLZ IGA MAQAN XITAA KOONFURTA KUWII LAGA ABUURAY THNKS
@abdirashidsalaad1171
@abdirashidsalaad1171 4 жыл бұрын
Caadi ma ahan riwayadan sxb ayadoo dhan so raadi plz Thank you old is gold
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Allow u naxariiso intii dhimatay🤲
@alihanash9986
@alihanash9986 3 жыл бұрын
AUN Sahra Ahmed oo biyaha tufaysa
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 4 жыл бұрын
Wwwww Abu raas 1969 Hargaisa riwaayadii jeel iyo jacayl. Dadka riwaayada metelay badan kooda oo Abu Ra's Ku jiro maxaabiis bay ahaayeen
@Madadaal
@Madadaal 2 жыл бұрын
Waa 1972 kii, runtaa maxaabiis bay ahaayeen Axmed Saleebaan Bidde iyo Huryo AHN Iyo Abu Raas iyo inta matalaysaba, ruwaayada iyagoo wada ayay maxaabiis ahaayeen. Sahra Axmed AHN ayaa dumarba ku jirtey oo jeelka Hargeisa ugu tagi jirtey si ay u soo qaybto ruwaayada. Waa la sii daayay dhamaantood markay ruwaayadii merlo badan ka soo dhigeen.
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 10 ай бұрын
1972kii Bay Ahayd Waanay Wada Xidhnayeen Ahmed Salebaan Bide Mohamed Huryo Mohamed Ismail Aburaas Hassan Suudi Xoogsade Ali Faynuus Zahra Ahmed jama Ayaa Jeelka Ugu Tegi Jirtay Siay Riwaayada U Xafido Riwaayadana Meelo Badan Baa Laga Soo Dhigay Markii Dambena Waa La Sii Wadadaayey Aburaas iyo zahra Ahmed Riwaayada Wey Isku Guursadeen Inantay Ku Curteena Waxay U Bixiyeen Kalgacal
@hoygaluuqaddaspanish-ka
@hoygaluuqaddaspanish-ka 4 жыл бұрын
Eesh calaa riwaayad.runtii waa ruwaayad aad u murti badan dad waa dadkii hore.
@abdimagan3482
@abdimagan3482 3 жыл бұрын
Wakhtigii Bile Rafle Guul uu Badhasaabka ka ahaa ayaa la dhisay theater ka.
@user-sc7du8tf9v
@user-sc7du8tf9v 4 жыл бұрын
Abwan huryo naag matalin codkiisa waa caan AU
@craxmaanmuuse510
@craxmaanmuuse510 3 жыл бұрын
Run run swear faraha qofka laga qaadi jiray madher buu ahaan jiray ilaa imika qofka faraha dareen kalaa gala.
@latestevents6593
@latestevents6593 4 жыл бұрын
Alla waa codkii huryo alah yarxama
@ashamohamed9299
@ashamohamed9299 2 жыл бұрын
😭 waaaw🥰🥰🥰
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 жыл бұрын
U DHUG LAHADA AADAABTA IYO ANSHAXA AKERIGA SOMALIYEED LAHA WAAGA!!!
@wiilkiiqaramiga7343
@wiilkiiqaramiga7343 Жыл бұрын
17:44 bal maqal nin haduu qasnad qaado naag uun baa ku qasbeeso wwwww ar dumarkaaa
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 жыл бұрын
Sida MAXAMAD MOOGE YIRI (ILEYN WELI WU KU NOLYEY QALBIGEYGE!!)"FANANKU WAX MA BI'IYE WAX BU BARA"
@mohamed88466
@mohamed88466 3 жыл бұрын
Waa kuwii hore kuwan imiku way biiyaan Mise fanaan baan lagu sheegi Karin kan imika Kuwaa hore ma Soo gaadhin anigu
@duliyeshabeel4237
@duliyeshabeel4237 3 жыл бұрын
Aan baadi doono waan hayay riwayadoo qayb dhamaystiran iyo mid majaajilo ah oo 90ah,tani waa googonthy
@mohamedabdinour5077
@mohamedabdinour5077 3 жыл бұрын
Axmed Saleebaan alle ha sharfee wuu noolyahay,Aburaas nolol baan ku ogaa,Huryo iyo rag kale waa xijaabteen alle haw naxariisto nasiibdaro mid nool iyo mid xijaabtay ma jirto cid kaalintoodiii Soo buuxisay.
@atamayste4593
@atamayste4593 4 жыл бұрын
Riwaatadaas oo dhamayn tiran ma la helayaa
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 4 жыл бұрын
Axmed saleban bide maxamed cal huryo maxay xigmad kor iyo hoos ka soo maaxatay
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 4 жыл бұрын
Sahra axmed abu raas
@latestevents6593
@latestevents6593 4 жыл бұрын
Waa teathre kiI Hargaysa 1969
@Wonderer224
@Wonderer224 4 жыл бұрын
Walaal bal taa dib ugu noqo. Riwaayaddani waxay soo baxday 1972-1973.
@abdimagan3482
@abdimagan3482 3 жыл бұрын
Mabuu jirin theater wakhtigaa
@maanocawale8867
@maanocawale8867 4 жыл бұрын
Waa cajiib
@ambassadorahmed3608
@ambassadorahmed3608 4 жыл бұрын
Sxb salaan sare iga gudoon
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 жыл бұрын
😀😁😁👏👏👏👍👏 WAA RIYAAYADA DOWLIGA EE GOLOYASHA DHAQANKA SO JIDATA SIDI RIWAYDIHI SHEYKSPIIR!!
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 3 жыл бұрын
Riwayadani waxay ahayd 1969 kii sidaa ULA socda
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 3 жыл бұрын
@@adigunapasaasadkow8713 maya walaal waa 1969 taas iyada cidna la waydiin maayo
@mustafemahamoud7492
@mustafemahamoud7492 3 жыл бұрын
Huryo ma aha waa muxumud kaneeeco
@azizderia5698
@azizderia5698 2 жыл бұрын
Adeer waa Huuryo AHN, Barigaa Kaneeco AHN ma soo galin fanka.
@user-sc7du8tf9v
@user-sc7du8tf9v 4 жыл бұрын
Heesta ugu horaysa Sahra ahmed iyo aburaas Heestii sidi qabax Waaw
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 4 жыл бұрын
waa xiligaas uun 1972-1973 riwaayada waxaa curiyey maxamed adam dacar
@MrXaguuga
@MrXaguuga 4 жыл бұрын
Axmed saleebaan bidde ayaa sameeyey
@m1raaaaaaa
@m1raaaaaaa 3 жыл бұрын
Ahmed saleeban bide ayaa sameeyey
@abdimagan3482
@abdimagan3482 3 жыл бұрын
Dacar maaha Ahmed Saleeban Bidde iyo Huryo oo wax kulhaa waanay xidhnayeen jeelka Mandheera.
@abdirisaqmohamoud8740
@abdirisaqmohamoud8740 Жыл бұрын
Hurto aun iyo axmed saleban baa islasamyey riwayda saaula socda. Lknse tarikhda 1969ba mise 1972 ??? Weliba hala kala cadeeyo ama sababeyo.
@moaarahmed9393
@moaarahmed9393 Жыл бұрын
Ruwayada Ahmed Sal bide sameeyey
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 10 ай бұрын
Riwaayada Jeel iyo Jacayl Waxa Agtar Ka Ahaa Mohamed Ismail Abu Raas Iyo Zahra Ahmed jama Waxaanay Metelayeen Dad isjecel Waanay Kaga Dhabeeyeen Waanay Isguursadeen Inantay Ku Curteena Kalgacal U Bixiyeen
Riwaayadii DUMISTII AQALKAYGA IYO AROOSKA INANKAYGA 🔥 qayb ka mid ah
54:33
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 131 М.
Riwaayadii DAB JACAYL KARI WA 🔥MAJAAJILO IYO HEESO
1:39:04
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 362 М.
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 23 МЛН
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 49 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 55 МЛН
RIWAAYADII WAD IYO WACAD HEESO IYO MAJAAJILO QAYBTII KOOWAAD 1aad ORIGINAL MUSIC
31:22
ILA QOSOL: Kooxdii Waaberi Iyo Maxaa iiga Gadhiisha
29:18
Qarri Jiqood
Рет қаралды 103 М.
WABARI XISHOOD & JACEYL
2:56:21
Universal TV
Рет қаралды 435 М.
Kaftanka Siyaasada 506 oo aad u xiisa badan
45:17
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 57 М.
Flimkii Halgan Jacayl
2:13:11
Xogmaal Media
Рет қаралды 1,2 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 23 МЛН